WADAAD WEYN YUHUUDI OO SHEEGAY MUSLIMIINTA INAAN LAGA GUULEYSAN KARIN : KU CELIS WAAAYE BARNAMIJKAN

  Рет қаралды 16,139

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Күн бұрын

WADAAD WEYN YUHUUDI OO SHEEGAY MUSLIMIINTA INAAN LAGA GUULEYSAN KARIN IYO NETANYHO O YAR

Пікірлер: 106
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 сағат бұрын
illaahow burbur iyo masiibo kurid yahuud mareykan yurub aamiin illaahow uhiili falastiin xuuti xisbullaah aamiin asc
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Сағат бұрын
Kheir badan allah kusiye adigana waxyaba badan ayan kafaidna
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 32 минут бұрын
Rabiyoow yuhuuda iyo cadawga muslimiinta jabi hoog iyo argagax gali muslimiintana guul sii
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Сағат бұрын
Ma sha Allah
@taajslp942
@taajslp942 2 сағат бұрын
Ilaahay Waan ku kakapo ahay Ilaahay ha guuleeyo Muslimiinta
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
@SuldanmahamedMahdi-e5h
@SuldanmahamedMahdi-e5h Сағат бұрын
Amin. Inta dulmiga wada iyo inta ku kaalmaysaba ilaahay musiibo dag dag ah ha ku rido.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Сағат бұрын
Ilaahey wuu nala jiraa wuuna nala jiri doonaa insha Allah alhamdulilah ilaahey baa mahad leh allow aqbal ducadeena ☝🏻☝🏻🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸xor yaa rabi ❤
@amunsheikhabdi6703
@amunsheikhabdi6703 44 минут бұрын
Qalbi nadiif ah iyo in Allaah la adeeco xaaraantana la Iska ilaaliyo, Ilaahey ma qadin doono.
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 2 сағат бұрын
Amiin Amiii illahay guusha iyo gacan sare ha sii cadowga gumadayana illahay ha babi iyo amiii
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 сағат бұрын
Masha Allah
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar. ❤❤ ❤❤ ❤❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 сағат бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@FadumoGabweyn
@FadumoGabweyn 2 сағат бұрын
الله اكبر الله اكبر ولله الحمد
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Сағат бұрын
Alxamdulilaah, Alxamdulilaah Alxamdulilaah
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 сағат бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 54 минут бұрын
امن يجيب المضطر إذا دعاه ويكشف السوء الله آكبر ولله الحمد والشكر اللهم انصر الإسلام والمسلمين في كل مكان اللهم عليك بالظالمين فآنهم لايعجزونك آللهم آمين
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 сағат бұрын
Allahu Akbar ☝️
@AxmadCiire-h7r
@AxmadCiire-h7r 5 минут бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزه ولبنان واليمن.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
❤viva❤musliminta oo daan❤
@BalqiisMahat
@BalqiisMahat 2 сағат бұрын
Walal marhore ayaad nala share gareysey
@AbdirisakAhmad
@AbdirisakAhmad 2 сағат бұрын
Anaa kugu Raac san wall marhore waaye warkaan
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i Сағат бұрын
Wankuceshaneyna daaf qalbiga kufarxiye❤
@qureesha9797
@qureesha9797 2 сағат бұрын
Shugra wll hore u soco insh aallh
@degaghedi1738
@degaghedi1738 7 минут бұрын
Insha Allah guul rer Palestine iyo inta lajirta illaahow isreal iyo inta lajirta na illaahow raxmaanoow qasaari Aamiin Aamiin
@Somali651
@Somali651 2 сағат бұрын
First view thank you sheik mustafe
@fartun9503
@fartun9503 14 минут бұрын
Masha Allah❤
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 41 минут бұрын
Allahu akbar allahu akbar🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 2 сағат бұрын
Allahu akbar ❤❤
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 сағат бұрын
In shaa Allah
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 сағат бұрын
Machaallah
@AdanAbdillahi
@AdanAbdillahi Сағат бұрын
Maasha allaa kow somali midday war hufan habalyo
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i Сағат бұрын
Alxmdulilaah calaa nicmatil islaam alxmdulilaah 🤲❤❤❤😢
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 2 сағат бұрын
yuhudiga netenyahu xaqiiduu kudagaalamayaa hadayna saa ahayna xasuuqaan aragteen muu sameeyen dagaalka maanta caalamka Ka socda waa midcaqiido kusalaysan laakiin inta rahmaysa ama fahansan ayaan yar kamusl miin ayaan damiirka diinteena alaah hanoosooceliyo amiin
@faysaljibriil5778
@faysaljibriil5778 2 сағат бұрын
Haye haye
@fartun9503
@fartun9503 15 минут бұрын
wcs wlc brother 👍👍👍
@MohamedMusdaf-v9c
@MohamedMusdaf-v9c 2 сағат бұрын
الحق ما شاهد الأعداء
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Сағат бұрын
Wcs shiikh
@Umo580
@Umo580 2 сағат бұрын
MAANSHALLAA
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kubarakeeyo
@ZeynabNoor-md3uz
@ZeynabNoor-md3uz 2 сағат бұрын
Insha Allah Kuwa dhammaanaayo oo haraayaan waa Yuhuud iyo xulufadeeda guul waartana waxaay u dambeysaa mujaahidiinta reer falastiin iyo inta macooda ah Muslim iyo gaalo
@MoustaphaAdenelmi
@MoustaphaAdenelmi 2 сағат бұрын
Islaamku waa guuleysan doona
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 51 минут бұрын
Allaha jabiyo kuwaan waa cadaw illahey
@AxmedXuseen-x6n
@AxmedXuseen-x6n Сағат бұрын
Islam mumin guul ale
@safiahussein8047
@safiahussein8047 2 сағат бұрын
Mashallah 🎉🎉🎉🎉
@Cumar2
@Cumar2 2 сағат бұрын
Muuqaalkaan horay ayd usoo galisay
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 Сағат бұрын
sow ki aad hadeer kohor nala wadaagtaahy?
@ummaisha876
@ummaisha876 14 минут бұрын
Sax waaye arintan ma aha wax cusub.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 сағат бұрын
Alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤
@asiliboorle998
@asiliboorle998 31 минут бұрын
Waa runtiisa
@shiinedheere
@shiinedheere 2 сағат бұрын
Wax shaki ah kama qabo inaan kaguulaysan doono ilaahay cadowgiisa insha allah
@IsmailMuhammad-m2d
@IsmailMuhammad-m2d 2 сағат бұрын
Manish Allh
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Сағат бұрын
Ilahey hakubarakeye waxan naba dhaweyn nataniyahuu.oo yar iyo fuqan yahudiga ahba marki labahiyay biloyinba kasowaregay nadara show aya bahiyay waqti hore
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 2 сағат бұрын
That was long time
@aweysa.1422
@aweysa.1422 2 сағат бұрын
Asc hada codkii waad hagaajisay hanbalo . Shacabka masaakiinta, Alaah nabad iyo xoriyad iyo nolol fiican hasiiyo
@DaahirCabdiwahab
@DaahirCabdiwahab 2 сағат бұрын
Asc warkaasi waa riyaha qaawsn ayaa idaha kuqosla isagu naftiisa damaanad ma.uhayaa???
@AdanAbdillahi
@AdanAbdillahi Сағат бұрын
Saliga nebi muxamed badiya caawa jimco weeye🎉
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 сағат бұрын
Asc kow Somali media habeen wan😢
@RoblehEgueh-u1w
@RoblehEgueh-u1w 2 сағат бұрын
❤❤❤
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Минут бұрын
Xayeysiiska jooji waanu faafineynaaye umada waqtiga uga qaadeysaan
@anabiman2148
@anabiman2148 Сағат бұрын
Astaqfurullaah walahi billo ka hor maqley
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Сағат бұрын
Alx
@Adoontialle1993
@Adoontialle1993 2 сағат бұрын
Wad noosheegtey video Gan marhore ayad so galisey mida kale nagadhaaf dee waxi hore midka musab hassan la yiraahdo oo yuhuuda lajira baa yiri allaaah waxuu ka hiiliyey Israeli marka marabno Allah has 😢kwaran taas dee
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 сағат бұрын
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@abdirahmanabdi4518
@abdirahmanabdi4518 Сағат бұрын
He does not whether or not Muslim supplications accepted but a good opinion.
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 56 минут бұрын
28 jir ayow ahaa nacalad haku dhacdee
@abdullaosmanabbi9707
@abdullaosmanabbi9707 2 сағат бұрын
Wiilka hadalkiisa qudha ayan dhegaysanayey aaway jawaabtii wadaadka wayn😊
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Сағат бұрын
I can’t believe, this video I watched before from you🤦‍♂️
@AliMohajim
@AliMohajim Сағат бұрын
Wcs
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 2 сағат бұрын
Waa runtaaaa
@anabhassan9694
@anabhassan9694 59 минут бұрын
Hora uso gudbisan fila wll
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 2 сағат бұрын
Asww❤❤
@ahmedsuliaman7087
@ahmedsuliaman7087 2 сағат бұрын
FARIID
@maxamedmire3964
@maxamedmire3964 2 сағат бұрын
Iso dir shiq
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 сағат бұрын
N N K H❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 сағат бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShacbanMacalim-d7v
@ShacbanMacalim-d7v 2 сағат бұрын
Ma fahmin sheqow
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 53 минут бұрын
Waraysigaan waa 1977
@maryami2299
@maryami2299 2 сағат бұрын
Waa waxay David iga u dheheen caramels nagana ha sari kartbaan falastiin xitaa looga ma duceeyo saxiix ogaa diiday
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 2 сағат бұрын
shiikhoow reer qaza waa ibni'aadan naf ayaa ku jirta dareen iyo cabsiba wey ku abuuranthy' oo horaa loo yiri naftu orod ayey kugu aamintaa' lkn su'aashu wexeey thy xaggee ayeey u cararaan' 3 waddo ayaa u furan 1aad waa dhinaca xeebta' 2aad waa derbiga ku xiran oo kuffaarta xasuuqeysa joogto' 3aadna waa xuduudda RAFAH oo qaza iyo MASAR u dhexaysa iyaguna wey ka xirteen oo xataa uma soo dhowaankaraan' marka miyeey duuli karaan sida dabaysha ama shimbiraha' waayyo QAZA waa JAIL kor ka' furan' marka ilaahay jid ha'u bixiyo dhibaatadana haka saaro🤲🏾🤲🏾🤲🏾 lkn ogoow hadeey heli lahaayeen meel ay dhibaatada uga baxsadaan weey u carari lahaayeen 💯
@FadumoXasanxusen-th7zw
@FadumoXasanxusen-th7zw 2 сағат бұрын
Wa rumtid malaha quranka aqriyay
@isamkaiyodacwadaillahay5287
@isamkaiyodacwadaillahay5287 2 сағат бұрын
I Cafu wallo qayla weene ayaan idhadaa markan barmamijkaga dawado
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 2 сағат бұрын
Allah Haku cafiyo walaal wanku cafiyay
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 сағат бұрын
Kalay bil ama 2 bilod kahor sowdigii nooshegay maxaa qaldan
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 2 сағат бұрын
Barnaamijkan horay ayad u so deysay wad ku so celisay mar labad
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 2 сағат бұрын
Guul iyo be gobanimo
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 2 сағат бұрын
Been badanida dagaalka bilowagis odeyagan ardeyagan ma dhaw waagii la wareysetey
@Kowsomalimedia
@Kowsomalimedia 2 сағат бұрын
Walaal ha caytamin Allah ka baq.. Barnaaijka waa ku celis , Haddii Aad horey u daawatay dad aan daawan ba jiro
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 сағат бұрын
Ulululululu
@Axmed-f6c
@Axmed-f6c Сағат бұрын
Kusocojawaabta
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 2 сағат бұрын
Kum caayin dad badan baan araganey war aan dhageysaney bey wax cusub noga dhigan mid kale waaba ku aqaley hadalkas horey udhageystey adigan hadad ka dhigtey
@tahliilaxmed4138
@tahliilaxmed4138 2 сағат бұрын
Barnaamijkaan mar hore ayuu ahaaye dib miyaa noogo soo celisay
@bashirmohamed1815
@bashirmohamed1815 Сағат бұрын
Isbucan ma ahan 3bil kahore ayaa dawaday
@TopBottom-i7m
@TopBottom-i7m Сағат бұрын
WCWRWB
@sadam1318
@sadam1318 Сағат бұрын
way inkiraan gaalada in islamka yahay kan kali ah oo ay diintoodu sax tahay
@Astur29
@Astur29 2 сағат бұрын
Waxaan waa wax hore
@abdiali3204
@abdiali3204 38 минут бұрын
war adiga wahabiyow ma wxaad aamin santahay in falastiin kaligedakaligoda??? oo yahuuda waxba aann ku lahayn qudus ok 25 nibi oo yahuud ah ayaa ku dhalayay qudus ee waa ka dhaxeeya dhulka dadka aniga matak yaro yahuuda lakin taarikhta barow ---------- قال تعالي ولقد ءاتينا بني اسراءيل الكتاب والحكم والنبوة ورزقناهم من الطيبات وفضلناهم علي العالمين@
@geenyodila9095
@geenyodila9095 Сағат бұрын
Ilaahey wuu nala jiraa wuuna nala jiri doonaa insha Allah alhamdulilah ilaahey baa mahad leh allow aqbal ducadeena ☝🏻☝🏻🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸xor yaa rabi ❤
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
5 Languages of Love | Urdu/Hindi/ Live at the Islamia University at Bahawalpur, Pakistan
1:22:57
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 438 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
🔴 Exclusive Bayan at Birmingham by Molana Tariq Jamil | 22 Feb 2023
2:42:17
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН