Suni iyo shiica wax la dhahaa diinta islaamka ee nabi Mohamed ma ku jirto. 😊 dhageyso akhri Quraan ka Allah SW: ( ولا تكونوا كالذين تفرقوا واختلفوا من بعد ما جاءهم البينات ) Sidoo kale Allah SW wuxuu leeyahay: إِنَّ الَّذِينَ فَرَّقُوا دِينَهُمْ وَكَانُوا شِيَعًا لَسْتَ مِنْهُمْ فِي شَيْءٍ إِنَّمَا أَمْرُهُمْ إِلَى اللَّهِ ثُمَّ يُنَبِّئُهُمْ بِمَا كَانُوا يَفْعَلُونَ
@najmanajma67528 күн бұрын
Waa runtaa walaal baarakalaah
@Goodmen-l5e7 күн бұрын
Adoo kale ayey u baahan tahy somalida😂😂😂
@RooneyMohamed-h5g7 күн бұрын
❤
@ahmedmassud29857 күн бұрын
Alaheey ka Allah. Dad maalin cad wax arki waaya maa cawa wax arkaa kkkkkk😊@@Goodmen-l5e
@ahmedmassud29857 күн бұрын
Deyma aa iga deeqda ilaaheey walaalaheen ha soo hanuuniyo
@HassanCali-r5w8 күн бұрын
Maansha allah nadaara t.v. falastiin guul insha allah guul guul
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@nailsissak32077 күн бұрын
Intoodas ma garan waayeen cida dhagarta u maleegaysa yuhuuda iyo xulufadeeda in ay yihiin! War caqligu ha shaqeeyo subxaanallah
@Faysal-x7v8 күн бұрын
Yaaa allah Yaaa allah Yaaa allah Gurmad sii Muslimk Muslimoodii waayy Ee falstiin
@sabrinayounisaden72388 күн бұрын
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu. Nadaara wallahi wa qosle, macalinka weyn Naktu waxkasare miya.( i really enjoy listening to your news you turn tragedy situation into a little bit humor)
Wlh waa sx siyaaso sxb jooktaa male ee Dan jooktaa ayeey leedahay buutin iyo urdugaan iiraan oo kala dhimanayo
@AHMEDADAN-h5v8 күн бұрын
Sharing with Nadaara TV
@abdiweliali69237 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@MuseMuhammad8 күн бұрын
Sunigu waxay dhibeen Nabi Muxamad NNKHwaxay xasuuqeen Awlaadii Nabiga NNKH waa umad ingaar Nabi kudhaday oo dulaysan
@liibaanguuleed8 күн бұрын
Guul suni ilaahey swc hasiiyo guusha njmanka laxsuuqey markii hire waana nafsi bax alle swc siiiyey
@abdirahmansheikhnor85168 күн бұрын
Turkiga in islamka loosoodhaxmaray ama jihaadka uu dhabar jab kuyahay ayee ila thy Suniga suuriya in laxureeyo waa mudan yihiin lkn hadda furinta qaza ayaa furan walaalka kaliya ee waxtarana waxee noqdeen iiraan & xisbiga suniga dhamaantoodna waa daawadayaaal😢
@ibrahimrobleibrahimroble72058 күн бұрын
🐙👍👍👍👍
@mohamedguleid53307 күн бұрын
Walaahi Mr Erdogan waxa ku shaqaysta maraykanka iyo yuhuuda wuxuuna galay dabinkii yuhuuda iyo maraykanka u dhigeen
@abdifataaxabdallah8 күн бұрын
Iran waa wasaq wadamada islaamka ha laga nadiifiyo shiico waa shaydaanka caalamka xaaraamiyiinta Waligood islaamkaa cadow bay ku ahayeen 1501 safawiyiintii iran ee shiicada ahaa waxay dagaal langaleen dawla cusmaaniya oo gaalada dagaalnkula jirtay ilaa cismaaniyiinto meel saareen 1730 intaa dhib bay ku ahaayeen
@ahmedmassud29858 күн бұрын
❤
@halimayusuf49898 күн бұрын
Erdogan & Suniga Suuriya baan guul u rajaynayaa
@Aadan-s8p8 күн бұрын
Soo dhawow nadaara
@husseinaden75607 күн бұрын
Shiicada ala ha ha jebiyo ,Iran waxay leedahay shiicada anaa difaacayo,lkn turkiyow ma difaaci kartid suniga ,midas kale ciidamadan ka dagaalamaya suuriya ,waa suuriyaankii suniga ahaa ee ay shiicadu Isuzu tageen ,ee ma ahan argagaxiso nin dhulkiisii xoraysanayana ma ahan argagaxiso ilaahay suniga guusha ha siiyo,shiicadana ala ha jebiyo
@ruqiyoahmed65828 күн бұрын
Yuhuud waxay ka cabsaneyso Suniyiinta hubba ay helayaan iyada keliya ma ahan Xataa waxaa ka cabsanaayo Carabta kale
@DaboLibaax8 күн бұрын
Xayaysiika yaree markay warku xiiso leeyahay
@MohaSiraaj-hm6qp8 күн бұрын
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV Barnaamijka saddaxaad Maanta waa Talaada/Tuesday
@XppiMaxamed2228 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@RoblehHassan-dw3kp8 күн бұрын
Wawee
@MohamedDeeq-oq7rc8 күн бұрын
Wcs
@Mahadosman-q9s8 күн бұрын
Dagalka siriya laga bilabay wa mid munafaqad iyo cadaw ay wadan o la rabo in lagu dhabar jabiyo Iran iyo xisbulahi kuwa weraray siriya wa khaimin munafaqin ah
@mohamedguleid53307 күн бұрын
Erdogan ayaa ka masuul ah waxa ka yimaada suuriya waayo waa basaas u shaqeeya yuhuuda iyo maraykanka waana laba wajiile munaafaq ah dhabarka ayuu ka jabiyey Gaza iyo xisbulah
@Mahadosman-q9s8 күн бұрын
illahay ha guleyo Iran iyo siriya iyo Falastin kuwa kale wa munafaqin Israil iyo america ayay la shaqeyan sida turki iyo cidi kale e la socota cadaw
Siyaasadaan waxaa dajiye mareekanka waxaa loo dajiye 4 dal in dhaxdooda lagalo
@DeeqaCali-g4p8 күн бұрын
Dagaalkii qasa iyo lubnaan la waresanaynee dagaalkan suuriya ka dilaacay meeluu u jeedo iyo meeluu ka jeedo waan fahmi la nahay
@fatimayusuf4718 күн бұрын
Bishaar al azad ilaahay swt kama baqayo waxaa dhacayoo dhan isagaa ka masuula oo dadkiisii laayay suuriyana baabiiyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedguleid53307 күн бұрын
Sida Iran sheegtay dabinkii maraykanka iyo yuhuuda ayuu galay isaga iyo carabtuba kama ilbaxaan reer galbeedka
@abdisharif83158 күн бұрын
ADIGOO WERIYE NADAARA AH OO DAD BADAN KU DHEGAYSANAYAAN WAXAAD KU FARAXSAN TAHAY IN ALQAACIDA, TAKFIIR IYO URURO DAACISH AH AAD DHAHDO WAA SUNI, WAXAAN SUGAYAA ADIGOO SI KALE UGA HADLAYA OO WELIBA IS BEENINAYA.
@XasanCabdishakur7 күн бұрын
Guul mujahdiinta suniga
@Bakar.dawiil8 күн бұрын
Suuriya hadey burto qalijka waa samey dona rushka ma fadhisan dono ilahow bad badi islamka