HABEENKII ISKALAAJI IYO HAWEENKA LONDON

  Рет қаралды 118,911

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 43
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Mashalah mashalah waa fanaan qaliya we love u I'm from somaliland
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Iska laaji dadkaga soomaaliyeed ayaa kaa isu taagaye sharaftaad ayaa ku is taahishiye bro horaye soco👏👏
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Reer Puntland xataa fanaankii sidii madaxwayne oo kale ayaa loo maamusayaa #waxba #lagama #qaban #karo
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Iskalaaji wll kal furan Salaan boqran from hargeisa 🖐
@zaaanc7008
@zaaanc7008 4 жыл бұрын
ISKILAJII . MAGAALO SOMALI UUNA U HEESIN WAA YAR TAHAY WAA SOMALI SAAS AYAA LAGU SOO DHAWEEYAY
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 4 жыл бұрын
Walahi dadka Somaliyeed waa gob ❤️❤️👏🏿🙌🏽💯🔥🙏🏽💪🏽
@ifrahademmohamed4709
@ifrahademmohamed4709 4 жыл бұрын
Abdirahman Somalia horey USOCO libaax
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Cidaa kuso dhaweysay wa Duriyada waarya iskalaaji
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 4 жыл бұрын
Bushra Ismo duriyadu inaysoo dhaweysey wuu ogyahay alahadhowro duriya da walee gobaatihiin
@muhanadyare2142
@muhanadyare2142 4 жыл бұрын
Caafimaadka ku daawate Alle hakuu siyaadiyo wllo
@damiissong3733
@damiissong3733 4 жыл бұрын
Hassan walaal isoo booqo plz
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 4 жыл бұрын
Iskaaji waa fan kuween gaayaga Somali dhaaaan wuxu muudanayah kudasho
@arabkafilms2394
@arabkafilms2394 4 жыл бұрын
Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane ifkaa lagu yahay walaal
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 4 жыл бұрын
Aamiin dhamanteen
@mkfansi2955
@mkfansi2955 4 жыл бұрын
👏👏 abdirahman somali
@apdallashuuqe616
@apdallashuuqe616 4 жыл бұрын
Ninkasu waa fanka masuulkiisa c/casiis Ali ciise iskalaaji
@damiissong3733
@damiissong3733 4 жыл бұрын
Zhiip waarun sida gopta saahip isoo booqo
@ikranabdillahi978
@ikranabdillahi978 4 жыл бұрын
Fanaaan qaran 😍😍😍
@damiissong3733
@damiissong3733 4 жыл бұрын
Soomalay hayla dhaaFin suscribe inta soomali wayn ka dhalaTaaay
@daahirgudhane1996
@daahirgudhane1996 4 жыл бұрын
Waa iskalaaji nin culuus
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 жыл бұрын
Inta taageerta iskalaaji plz subscribe iisaar
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Wooow 😍😍😍
@feysal154
@feysal154 4 жыл бұрын
Heesta soo dhaweynta waa fananade
@nimcojama1410
@nimcojama1410 4 жыл бұрын
We love you too abti
@YahyeKhader
@YahyeKhader 4 жыл бұрын
#Rolls_Royce Wa la yaabay ISKALAAJI
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
Wlhi fanaanka iskalaaji sidan u jecalahay heesahiisa dhan oo midba mida kale ka macantahay wa nin cod iyo jazz kaga horeeya fananinta hada jira taa waxa sii dheyr sidu labiska ugu so baxo maahallah xaqiiq ma arag nin kaga qurux badan labis sidas ay tahay wa nin gaaban oo bidaar leh lakin waxaso dhan ma arkeyso iskalaaji marka aragto so jiidasho walan ayu leyahay 😂😂 oo so jiidashada ogida iskalajoow aniga dadka heshaha dhagesta mahi lakin iskalaji hesahisa wa sheeko kale niyo 😂😂 sidan ku tagero iyo sidan xaflad ad ledahayna u tagin waligay iyadana isma laha bal adba 🤔
@saamiyamohamett9858
@saamiyamohamett9858 4 жыл бұрын
waxaagu hees ka wayn isaga miyad rabta inaad isku jaqrifizid😂😂😋
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
saamiya mohamett 😂😂😂😂 yaa ya og hee
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 4 жыл бұрын
Fanaan somali oodhan magac kuleh iskalaaji wajigaad dhigataa dadku kugu sara kaceen
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 4 жыл бұрын
Isaaqa way jecelyihiin iskalaaje
@princessnurahudaomar2482
@princessnurahudaomar2482 4 жыл бұрын
Ina adero sharafi korkaaga ha ahaato iyo dhaman faninta kaleba
@saynababdullahi4764
@saynababdullahi4764 4 жыл бұрын
Duriyadu waa taa gob iga dheh walee inaa dad jira tihiin
@mosamater7882
@mosamater7882 4 жыл бұрын
🍁🌺🌻🌲🌲🌲🚵‍♂️✋⏲⏱🌈🌈🌈
@ubahwarsame7693
@ubahwarsame7693 4 жыл бұрын
ISAAAQI LONDON,NINKAAN WEY KA WAALEEN.
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
ubah Warsame Somaali Odhan Baa ukacdey Isaaq Kula Haa atleast GARXAJIS dhheehh not Isaaq Odhan 😡😡😡😡
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
siman kalay 👍🏽👍🏽👍🏽
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
ubah Warsame 😂😂😂 oo miyaad ka xuntahay haday u kaceyn isaaqa london iskalaaji maxu yahay maseerka inta la eg ma mursal faladagan baad moday iskalaaji
@thekeydfamily6447
@thekeydfamily6447 4 жыл бұрын
Garbasarsarha tuura
@nasirawil1232
@nasirawil1232 4 жыл бұрын
Reernimo
@noaha5484
@noaha5484 4 жыл бұрын
Iskalaji English ka maba garanayo ee muxu iskugu dhibaya, mu afsomali iskaga hadlo
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Hooyo dadka daa ,,,, wiilkeyga Nuux/Noah la magactahay hes 3 yrs. Maandhow daa Iskaöaji
@noaha5484
@noaha5484 4 жыл бұрын
Shukri Abdiweli mmmmmm, okay samigayga dartii ayaan u daaay.😊
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 3 ай бұрын
noaha gabar miya tahay mise wil ?
CASHO SHARAF -  ISKALAAJI IYO ALPHA TRUST TEAM - LONDON
14:18
Abdirahman Somali
Рет қаралды 22 М.
Iskalaaji o wacdaro la soo baxay iyo Reaction khal khalkiisa wata, Boodhari,
13:41
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
ISKALAAJI - Heeso Shidan - LONDON NEW YEAR SHOW 2020
9:41
Abdirahman Somali
Рет қаралды 458 М.
ISKALAAJI Heesihii Ugu Shidanaa Showgii LONDON 2020
27:49
Abdirahman Somali
Рет қаралды 908 М.
Somali Week Festival 2019 Final Beats
1:00:00
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 78 М.
NASTEXO INDHO HEES AROOSKA SAFWAN HALAC LONDON 2024
5:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 23 М.
SOO DHAWAYNTII ISKALAAJI EE LONDON - Somali Week 2019
8:07
Abdirahman Somali
Рет қаралды 57 М.
MAXKAMADA TIKTOK|| OMAR BARBAR WAXAA SIXREEN KABTAN AYUB IYO ISKALAAJI
8:36
XAABSADE OFFICIAL
Рет қаралды 1,1 М.
BAR CIIDA IYO KOOXDII DAYAXII HARGEYSA IFIYEY
49:53
Maal TV
Рет қаралды 29 М.
ABDICASIIS ISKALAAJI LIVE HAYBIS SHOWGII LONDON
4:19
Adnaan Show
Рет қаралды 23 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН