No video

ISKALAAJI IYO FARTUUN OMAR 2013 HAB ISII OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 872,506

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

EREYADII: ABWAAN MOHAMED GUUN
LAXANKII: ISKALAAJI
CODADKII IKALAAJI & FARTUUN OMAR
MUSIC BY: A.A.NAAJI
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN MINNEAPOLIS MN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
www.studioliiba...

Пікірлер: 348
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 7 ай бұрын
Hab isii mcnow 😢 2024 inta iga dambysa wa idin salamay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 6 ай бұрын
Wan ka qadney abaayo🥰❤️🎧
@hawaaabsher5969
@hawaaabsher5969 6 ай бұрын
Wan kaqaday abyo😅
@user-lc2be5sm7b
@user-lc2be5sm7b 2 ай бұрын
Kaa qaadey wll😢
@filfilofficial1892
@filfilofficial1892 Ай бұрын
13yer ba comment labixinyy Apti
@Awoaden137
@Awoaden137 29 күн бұрын
@@filfilofficial1892😂
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 8 ай бұрын
It’s 2023, let’s see how many legends are still listening this song💕😩 🎉👌🏾
@RahoaliNuur
@RahoaliNuur 8 ай бұрын
Waa runtaa zhp😢😢
@ilhamfaleebo8433
@ilhamfaleebo8433 11 жыл бұрын
waa heesta aan ugu jecldaay hees jecel ah marka laga yimado heesahaa wadaniga ah oo aan iyaganaa jeclhaay waxan dhagsata heestaan malinataa oodhan nice iskilaaji iyo fartuun
@HadiaJama
@HadiaJama 7 ай бұрын
2024 Still listening 🙌 😊
@kudhiaxmed6238
@kudhiaxmed6238 6 ай бұрын
❤❤
@Maanka_elHaaji
@Maanka_elHaaji 5 ай бұрын
Hadia with u ❤❤😊
@HadiaJama
@HadiaJama 5 ай бұрын
@@Maanka_elHaaji 😊❤️
@hanaanabdirahman1456
@hanaanabdirahman1456 4 ай бұрын
Still😂❤
@HadiaJama
@HadiaJama 4 ай бұрын
@@hanaanabdirahman1456 hantidaaadi weeyee maa ku cel ceshenee😂
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 жыл бұрын
Iskalaaji And fartuun 💯 legend still listening 2023/2024
@dhudiadan2416
@dhudiadan2416 4 жыл бұрын
I'm favorite this song who's listening 2020😀👈🤷‍♂️
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 10 жыл бұрын
hab i sii runtii waa cajiib viva AA.NAJI musician ka weyn
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 12 күн бұрын
Kkkk comments ka qaraaban jirtay waqtigaas😂😂
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 Жыл бұрын
The legend abdicasiis iskalaji iyo the of legends my childhood crush fartuun omar dhuule Mid kamid ah heesaha ugu macaanta badan ee laba fanan si talan taali ah u Qaadeen ❤️ Saake subax Jimco ah Muqdisho alcaasimah Suuq bacad Wan ku raaxeysanayaa weywey 2/6/2023
@azadzaed424
@azadzaed424 4 жыл бұрын
2021 Hadad dawanaysid Liketa igu Dheji. Now 2020 Listening😱👂💓🎧
@Alonebird575
@Alonebird575 5 ай бұрын
Hab Isii Mcnow Hab Isii ❤️‍🔥11:35pm 28/03/2024 Hbeen JimcE Sogalayso 18/Ram/1445 ❤❤
@xamiidfireboy753
@xamiidfireboy753 5 ай бұрын
After 1 day 12:25am 😂
@Awoaden137
@Awoaden137 29 күн бұрын
@@xamiidfireboy753after 4 months 😂🫶🏼❤️
@ladanahmed254
@ladanahmed254 10 жыл бұрын
Alla wiilkaan ciyaartiisa maxay iga dhaxbaxday, the only fanaan soomaali aaan ciyaartiisa aan ka helay masha allah
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 Жыл бұрын
Ladaneey😁👋
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq Ай бұрын
😂😂😂❤naagtaay
@fatumaluula2606
@fatumaluula2606 11 жыл бұрын
yaasalam hees iyo badh weyaan '' waa kano qalbiga , hoo, ku nasoo halbowlaha , hoo , hantidaada weyooo iga hoooo ''' fartun and iskalaji well done
@ifrahibrahim4672
@ifrahibrahim4672 11 жыл бұрын
Iskalaaji walhi inaba caadi maaha waa fanaakan ugu jacelahay fanaanita dad yar heesah uu leyahay man arkin mid aan naco walaalo nolow baan ku leyahy
@Lasagedlacornesomalilandaise
@Lasagedlacornesomalilandaise 2 ай бұрын
Who is listening this in 2024???❤❤❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 6 ай бұрын
War heestan maxa loo kala kicin wayey🙄waba mcn thye🎧❤️🥰🫶🏻hab isii mcney🫂🫀19 February 2024😂yaa dawanaya
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 ай бұрын
Aduu comments kama nasatid waad Soo taagantahy uune😂😂
@abovethehumanlaw1813
@abovethehumanlaw1813 6 ай бұрын
Inta tiktok kasoo daawatey heesta love dhac❤
@ahmeddhakawe8339
@ahmeddhakawe8339 10 жыл бұрын
Iskalaaaji waa talented singer mansha'allah
@mohamedibrahimmuse5417
@mohamedibrahimmuse5417 2 жыл бұрын
Hada an dhameyno haa hiirgalo jacelku ayaney ❤️
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct 12 күн бұрын
Ayaney jah magaceyga iso jiitey😂 Tolow ayaan ma midowdeen❤
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 Жыл бұрын
Iskalaaji s And Fartuun Omar too legends 2023/1/16keedii inta Dib usoo raadisay
@aruriyowcabaas4950
@aruriyowcabaas4950 5 жыл бұрын
Hadi ad daawanaysid 2019 like igu qabo
@minaumuqueenxamna4756
@minaumuqueenxamna4756 5 жыл бұрын
maxamed cabaas hhhhh lafo hore 😂😂😂
@aruriyowcabaas4950
@aruriyowcabaas4950 5 жыл бұрын
@@minaumuqueenxamna4756 adiga Ayaa labta kula hayaa igu dir
@filsanismail7248
@filsanismail7248 4 жыл бұрын
2020
@mohacaddeofficial
@mohacaddeofficial 4 жыл бұрын
Lengend iskalaaji listening still 2020
@karbashboy6461
@karbashboy6461 3 жыл бұрын
Hooy Aad kaa maqantahay haben kuma daxayo Hurdo kuma laadaayo💔
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
Labo fanan oo classic ah waye heestuna waa mid dareen & Muxibo leh❤
@user-xz1ff2hs8v
@user-xz1ff2hs8v 4 ай бұрын
Inta 2024 dhageysaneyso wan salamalaaa ...........iam still listening 🎶 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@urooncali261
@urooncali261 11 жыл бұрын
iskalaaji iyo fartuun waa ka baxasatees heesata thks. waxaad tihiin fanaaniinata mpls thks
@Maxamedx
@Maxamedx 11 жыл бұрын
ninyahow fanaankaan always classic waaye , rageedi two thumps up sxb
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 11 жыл бұрын
Midhuhu inababa caadimaaha,Big RESPECT FOR ABWAAN MOHAMRD GUUN!
@iimaanaxmad8953
@iimaanaxmad8953 Жыл бұрын
Inta 2023 dhageysaneysa salaama 🥰
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 Жыл бұрын
From tiktok 😄👋
@ahothakather738
@ahothakather738 11 жыл бұрын
Marka hore fananka iyo Fananda sxb keyga qaliga ah abid asis iyo walshay macan farta Omar salan sare ,,,,,,Inaba cadi ma ahan heestan aniga ayeyba i tabaneysa what alove songs iskalaji sxb stylkada cadi ma ahan loolx@ farta waa nureysa adigana ,,,ALLa hana kala wadnin ha hir gala jecelka hadi tanasid an qaba guriga aad ka maqantahay haben kama dhaxay hurda kuma ladayo wooow
@user-wq8xo1dt8w
@user-wq8xo1dt8w 4 ай бұрын
Hab isii macanow listening 14/3/2023🥺😪
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct
@AyaanibrahimAhmed-dy1ct 5 күн бұрын
Dib ban umidowney after 3yr❤ allow hayna kala wadin 😊
@faras_cadetube2958
@faras_cadetube2958 2 ай бұрын
Stil watching 2023😢❤
@feyzalalimohamed7300
@feyzalalimohamed7300 5 ай бұрын
Hestan waxa so xususte 6/3/2024 ax ax😢hab isii mcn💔😭
@MohamedAli-vg8cl
@MohamedAli-vg8cl 9 жыл бұрын
I cant find the words,guys you are the best of the the best of all.love you all.
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm Ай бұрын
Mohmed🎉😂
@nadraqaali2180
@nadraqaali2180 11 жыл бұрын
nice song war dadka america jooga waa kayara reer magaalsanyihiin kuwaan europe nagu caariiriye wax jira mahan viva fanaaniinta qarada america
@siraadcisman8022
@siraadcisman8022 11 жыл бұрын
Esh calaaaaHubaal wan ogseene, Allow haina kala wadiin, hada aan dhameeyno, hahir galo, hahir galo jacaylkuyee. Yaasalaam fartuun omar and iskalaji 3
@Ugaas457
@Ugaas457 8 ай бұрын
Hab isii mcney listening 28/12/2023😢❤
@fathiamuhammad9645
@fathiamuhammad9645 6 жыл бұрын
Big fan of iskalaji am still watching till 2013😙
@anwarachraf8510
@anwarachraf8510 Жыл бұрын
2023😮😂
@isseb6289
@isseb6289 3 жыл бұрын
Siijeed ka kuwacanaa fartuun cumar iyo cod ka 😘😘😘
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 7 ай бұрын
Siijedka ku wacanaa aaa😂
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdimohamed3477
@abdimohamed3477 11 жыл бұрын
waaaaw mashallah hees anan caadi aheen ayaad soo sarteen iskelajji iyo fartuun viivaa
@raxmoomar8848
@raxmoomar8848 Жыл бұрын
Manoshahay aboowe
@fardowsofardowso1619
@fardowsofardowso1619 4 жыл бұрын
war yaa dawanaya heesta ani maanta iigu horaysa
@hananomar6915
@hananomar6915 11 жыл бұрын
heeeeey waa hees aad u macaan aad ayaan uga helay runti manshala iskalaaji and fartun mt heros aya tihin this is rocking me realy nicy words mahadsnidin
@abdihakinmahammud7028
@abdihakinmahammud7028 10 жыл бұрын
haloow duceyo fanaanka qaran
@rouzeyhazoum7150
@rouzeyhazoum7150 Жыл бұрын
I'm listening 2023 weli way macan thy wlhi😊❤
@nuuramuhumued6793
@nuuramuhumued6793 6 жыл бұрын
Wwww heestan kama dhargo fartuun waan kuu xiisay aad baan kuu tageri jiray
@mrburco4life1
@mrburco4life1 11 жыл бұрын
woow i cant stop lsn to this tune specially last bit hab isii hab isii macaaney .......... waakane qalbiga hoo hooyoo kunasoo halbowlaha hantigaaga waaye
@abdisalanmahamed8228
@abdisalanmahamed8228 8 жыл бұрын
hees xusuusa 2013 iskalaaji iyo fartun .....waan idinka haynaa heestaas
@cadnaanmarco1086
@cadnaanmarco1086 7 ай бұрын
2024 still listening.💕😭
@malmo4235
@malmo4235 9 жыл бұрын
Xamda Queen walahi okiyaalkiisa maba eegin ee isaga ayaanba kuhaystaa cayartiiisa ka sheekeey adna il iyo af baa eegeeysaaaa warlaaay yaaa kuu warama
@armaniosnimir6650
@armaniosnimir6650 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw heeeeeeeeesta iyo qaaaaaaabka looo labisan yahay caaaaadi maaahin
@user-xz1ff2hs8v
@user-xz1ff2hs8v 4 ай бұрын
Am a big fan of iskilaji ❤ noolow fanankeyga
@ina_hajiali
@ina_hajiali 2 ай бұрын
Iskilaji & Fartun omer th£ b£st voic£
@abdirazakahmed8469
@abdirazakahmed8469 11 жыл бұрын
fartuun ayadaaa u heesato fanaaninta sanadka liskuma haayo vivi fartun omar
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 2 жыл бұрын
2022 ya jokaa halkan uu xisay fartuun
@ILBIR1
@ILBIR1 8 жыл бұрын
Fartun omar iyo iskaliiji laba fanaan aan aad u jeclahay heesihiina rimix ah aan sugeena 2016
@iidleducaale7121
@iidleducaale7121 7 жыл бұрын
Jamaal mohamed hassan
@saousandidar3234
@saousandidar3234 5 жыл бұрын
Who's listenning in the end of 2018
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 3 ай бұрын
Wn ogahay qalbi ina hab isiindontid❤❤❤
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 жыл бұрын
wow caadi ma ahan labadaan fanaan walibo fartun acshinkeenda ayaanbo loo adkaysan karin ninmankii oo dhan xaadaa kacdan dhiigooday dhaqaajisay thank you fartun iyo iskalaji,
@oscarlove4977
@oscarlove4977 10 жыл бұрын
nice song weeye iyo codadka oo an kala dhicin mansha Allah iyo qaabka jilinka
@abokor-abokor3682
@abokor-abokor3682 11 жыл бұрын
Hab isii Hab isii Hab isii FARTUUNEEEY Hab isii
@hodanlovedhalintareerogade3295
@hodanlovedhalintareerogade3295 11 жыл бұрын
woooooooooooooo! Abdiaziz ina adeer nice song even fartun ur not bad sis waraya gabadha kadafa Aflagadaa waa walashin camal fartun i love u madama ad laa heesayso will darood ah
@IbrahiimSonkor
@IbrahiimSonkor Ай бұрын
Iskalaaji wa sixiroole inanta fartuun isaga sixray wacal weyan xaasid ah 😢
@HannaAlin-vz3wq
@HannaAlin-vz3wq Ай бұрын
😅😅yaa dhahy
@ahlanadanlm3837
@ahlanadanlm3837 8 жыл бұрын
ninka kaliya e suit ku quruxsan o samlia ninkan an arkay like balwaan cml codkisna wa shidan yahya
@sareeyegaas4710
@sareeyegaas4710 8 жыл бұрын
bal waan af somali miyuu ku hadlayaaa waa loo turjumi jiray un hhhhhhhh mise balwaan somali ah ayaa jidha hello kkkk
@CarafaadahmedAbdi
@CarafaadahmedAbdi 12 күн бұрын
Who is watching 2024:8:17. 6:15pm
@qoslaay
@qoslaay 11 жыл бұрын
alla maxaa gabar dhaaxaa oo anan jir laheeyn eey jir baneeysay waxa aan afruun omar aan uga jeedo ayaa jir lagaa yiraah masha allah isha baxarka anibo aan iska bilaabee kkk beautiful song
@musecade3868
@musecade3868 11 жыл бұрын
wooooooooow niceeeeeeee waleee waa hees nshidan runtii waan ka helay nice iskalaji and fartun keep going........
@Ahmednurk33
@Ahmednurk33 9 жыл бұрын
Fananka aan fananinta uku jecelhy nolow iskilaaji viiva fananka sanadka
@abdirazakahmed8469
@abdirazakahmed8469 11 жыл бұрын
oooo the best song waxaaana kaa shidan gadaaal leeee iga day isha baxarka
@subeertoni642
@subeertoni642 4 ай бұрын
Tani hees waa dhaftay 2024 Apr 28 keedii 🫡🤟
@haqaptiraofficiall1639
@haqaptiraofficiall1639 8 ай бұрын
I still love it😢
@nadranuura2952
@nadranuura2952 4 жыл бұрын
Still i am watching 2020
@ahmedsaadaq6331
@ahmedsaadaq6331 11 жыл бұрын
wwwwwwwwwww hes aad u macaan viva farta omar en iskilaaji
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
2014 aniga iyo aderkey marna sxbkey maxamed xassan ayaa wada dhegesan jirnay
@jabrashire8625
@jabrashire8625 11 жыл бұрын
sooomaaaliyeey diinteeniii aaway
@caashomaxamed6513
@caashomaxamed6513 3 ай бұрын
Xabiibi mj poy legend 🙌 👏 ❤️ hab isi Xabiibi 😅❤
@saacidfaarax4503
@saacidfaarax4503 11 жыл бұрын
caadi ma aha heesta fartuun iyo iskalaaje soo badiyo heesaha macaan
@cabdicasiismaxamed6770
@cabdicasiismaxamed6770 11 жыл бұрын
hab isii hab isii macaaney haakah aan nidhaahnee hana dayso howshuye funy runtii
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 11 жыл бұрын
hoooo waakana qalbiga hoo kunaso halboowlaha hoo hantidaada weeyee hoo hade iga hoooo yaa ishcalaaa xayi dheesha caadi maahan abaa iskilaaji an fartuun
@hiwi009
@hiwi009 11 жыл бұрын
I love this song Great mm....super
@fatimazarra7291
@fatimazarra7291 7 ай бұрын
5/1/2024 22:59🎉❤
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 4 ай бұрын
Qoftan aaway horta fartun cumar
@mohamedrastavlogs5112
@mohamedrastavlogs5112 11 жыл бұрын
waah waah waa hees macaan inaba caadi maahan
@ruraydoabdullahi5902
@ruraydoabdullahi5902 Ай бұрын
Team 26 July 2024❤
@abdiallishakir8648
@abdiallishakir8648 5 ай бұрын
Hab isi hab isi hestan hesaha iskalaji ugu jeclahay
@axmedak1683
@axmedak1683 8 ай бұрын
I love this song I’m listening 2024
@asxaabtamilo1410
@asxaabtamilo1410 11 жыл бұрын
liban sxb waxaan ahay activist of video editing marka waxaan rabaa video editor ka uga wanaagsan xagee kasoo download gareyaaa
@qaaliabdi1335
@qaaliabdi1335 8 жыл бұрын
Heey jooji qofka erayga nigga isticmalayo waa eray qofki ku dhaha dil istahila lkn wey iska dhahan micnaha lama yaqaan pls kafikir intadan dhihin
@reine_ariannah3049
@reine_ariannah3049 5 жыл бұрын
2019🇸🇱🇸🇴
@7356898
@7356898 11 жыл бұрын
farxiyo u luk grt and skalaaji u r my nomber 1 bro kp it up,waadkabaxsateen
@hamdamuktar689
@hamdamuktar689 6 ай бұрын
Hab isiii habsiii hab isi😢 war iiicamira
@muhsindek4693
@muhsindek4693 6 ай бұрын
Hab isii Hab isii Iqra dhaayaheygiiyey 🎉❤
@Bidixo
@Bidixo 10 жыл бұрын
iskalaaji is damn role model
@alxijaas
@alxijaas 11 жыл бұрын
Yaan La cayuumin gabadha VIVA FARTUUN!!!!!!!!
@jamachasan8410
@jamachasan8410 3 жыл бұрын
Waxaasaa hees lagaa dhahaa! Fanka iyo muusiku waa nolol runtii.
@raphaelgonzalez5032
@raphaelgonzalez5032 10 жыл бұрын
Qoftaan, xaar aa ku yaalo.
@kingkhadar100
@kingkhadar100 11 жыл бұрын
fartuun cumar aabaha ismacaanayntaa c,aziz caadi mahaa ciyaartu
@zakariyeali9727
@zakariyeali9727 11 жыл бұрын
iskalaaji my fanan and fartuun cumar ala yacisag nice song
@odowaayare9618
@odowaayare9618 6 жыл бұрын
wow! waxaan show ma ahan heeso
@ducaysaneduca8898
@ducaysaneduca8898 11 жыл бұрын
wooow ma kala dhaacan...nice song...
@elhaamahmed554
@elhaamahmed554 7 ай бұрын
Inta tiktok kusoo aragtay waan idin salaams zaxiibayaal😊
Hoyga
7:37
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 2,4 М.
Yurub geenyo iyo c casiis iskalaji heesta dalsan HD|2016
7:01
Cabdiraxmaan Cadami
Рет қаралды 193 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 524 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI
12:49
GLOBAL MUSIC
Рет қаралды 217 М.
Jaceyl Iyo Jabkiisa Hees Cusub Dalmar Yare Wc Iyo Fartuun Cumar Directed by Ahmed Ugaaska
6:44
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
JilJilii 2013 Fartun & Abdihamiid. Directed by Ibrahim Eagle
3:39
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 467 М.
Heestii Hab isii with lyrics by Legend Iskalaaji iyo Fartuun Omar
6:37
Chafe yare Films
Рет қаралды 3,6 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,4 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 601 М.
AWALE ADAN 2013 MAHDIA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
8:41
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,2 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН