Goortaaa daa wadeyyyy ma dhawa lkn juhdigaa nugu soo bixiseyyy aad baad ugu mahad san thy ❤
@Marjuu77 ай бұрын
Muuqaldan cml oo cabsi cabsida ah ku heysanaa noso badi horey u soco wllkei 🙌❣
@IlwaadAbdurashiid46317 ай бұрын
Ina aabo Khalid abdirushiid mahadsanid ❤🙏
@AxlaamyasinMaxamed7 ай бұрын
Tageero cusub yaa ila mida 😊👋🏼
@Yaarajh7 ай бұрын
Lacagta aa kusoo jiidatay ee adi maaha 😂
@AxlaamyasinMaxamed7 ай бұрын
@@Yaarajh hhh maye video yada dhamaan ban dulmar Ku.sameynayay
@filsanfilsanmaxamed227 ай бұрын
Qisada horay Ayan udhagaystey Lkn channalka oo aan jeclhy dartii Ayn mar labad udhagaystey❤
@Dowz_08897 ай бұрын
Markii hore intee ka dhageeste
@Axmedtaaj-h6z7 ай бұрын
@@Dowz_0889 maxaa aagala
@Its_me_abdul_117 ай бұрын
Isla asga Lee hore usoo dhigay@@Dowz_0889
@IlwaadAbdurashiid46317 ай бұрын
@@Dowz_0889macluumaad Channel
@Eva-f6c7 ай бұрын
@@Dowz_0889 maclumaad chanel
@najmoahmed81786 ай бұрын
Barasho maalinta muqalkan so dhigty kugu so biray ilaa iyo hadana waxba masoo dhigin muqaaladaada kuli wadawaday dhaqso wax soo dhig hooyada allah ha unaxariste❤
@FadumoBashiir-pq9om7 ай бұрын
wllhie waa cabsi cabsi😢😂thnkzz wllkei juhdi so galiseY🎉❤
@yasminedeksan46757 ай бұрын
From Djibouti que dieu te protege ❤
@Carfooneey6 ай бұрын
Barasho malinta muqalkan so dhigtay kugu so biry illa io hdne wxne maso dhigan muqaladadina kula waa wada dawady bal ciyow wx so dhig hooyada Allah u naxriistee❤
@JannahAbdirashid3 ай бұрын
Sido kle shekoyinka cabsida wan jeclahay halmar wada dawaday waxa ku biray 9 bilood kahor hoyadii miya dhimatay allah unaxariisto aamiin allahuma aamiin 🤲 🥰
@FaadumoMaxamed-pi6sz7 ай бұрын
❤ quruxow nabar kaga isoqor ❤️👄🫀♥️🫂💋🤞 ha igu adkenin
@BlackCopra-b1i6 ай бұрын
Keyga😂😂
@horrorleageu7 ай бұрын
Sxp qisadan mar ayaa soo gudbisay umaleen 📈
@FaysaMohamed-e5o7 ай бұрын
Maya isaga maaha macluumad Chanal Aya kadawatay
@filsanfilsanmaxamed227 ай бұрын
Anigaba ilaa hada waxan islahaa halkee Ka daawatey
@haniali-ul7ps7 ай бұрын
@@FaysaMohamed-e5o bishe ayuu sodigay
@horrorleageu7 ай бұрын
Good jop barasho
@muniirakira7 ай бұрын
Alla sheeko mcn alla I let e 😂❤ waxa aan jeclaan laha in uu si wado ila 7 habeen ka dhameysto
@sabiriinmaxamed-zk4mi7 ай бұрын
Aydo english arke waa fahmi waye tnx🎉❤
@wllcabdi-l8j4 ай бұрын
Sxp khalid 3 bil. Ku. Sugeyna shelooyinkaa wa jecel nahay marka hal qiso noso gali KZbin ❤
@israapdiladief6 ай бұрын
Scw 😊😊😊❤❤
@FardawsaCraxmaan7 ай бұрын
Masha alah🎉
@MunaHaji-cu8lv7 ай бұрын
Waa shego fcn ee badi❤❤❤
@Sarasworld-s4c7 ай бұрын
Omg wllhi i like it wllhi ❤
@MUHAMEDARABI7 ай бұрын
يا أخي أحب قصقك بس هل أيام صرة مسرعن ماشأالله عليك☺️
Wll masuul yada ayaa kugu saaran guda aba janaka iska xidh sababta vidyow yada soo dhig labadii cisho ba ama nafasa pro = you are oky ❤
@Choukrihoussein-to7nn6 ай бұрын
Wllow qisado ma dhab baa
@fooscilmi30844 ай бұрын
Wllo xagee ka baxde
@yahyegoud6517 ай бұрын
part 2 hadanay lahayn walalkayow shekadan wa madhax sababto ah qolka xaqiqadisa maba no shegin sido kale aal wuxu yahay maba noo shegin marka bal ku noqo halka teda kale sheko dhamaad leh no ken bro
@Carfooneey6 ай бұрын
Bal nafarkaan fiiriya o 3 week iska maqan war nala so dhaqso 😂😂
@SafaAbdi-rr2w7 ай бұрын
Maanso washay mrkaan mshas tgyo 😂😂
@MaxamedXaas-h8c6 ай бұрын
Wan sameeyay aaway lacagta😒😔
@Yaarajh7 ай бұрын
Codka 🤔
@Sihaamhasan-u8y7 ай бұрын
Sawirka ayaaba ka cabsanaaya hadan shekada dhagesto waa la I weynaa waa I noo Bari 😮😮😮teeda kale adi cabsi madarentid mise koox dad ah ayaaba ku dhexjirtaa 😂😂😂😂
@aishaamiin68617 ай бұрын
Ani hada dhameystay qosolka iga dhamaday marki udanbeysay
@Sihaamhasan-u8y7 ай бұрын
@@aishaamiin6861 ani qosolkeyga Bari ayaan ka dhiganaa 🤣🤣🤣 lakin cabsi ayaa ku jirto soo ma aha
@liilboy84457 ай бұрын
Sxb intee kala so xariiraaa isheg sxb
@nimcoismail43746 ай бұрын
Maxa ku heley wll khalid😢
@1_Ema0.7774 ай бұрын
Abwe ku aawey ma iska deysa KZbin so laabo plz❤😢😢
@dagan123497 ай бұрын
Bisinka naxtin bdn
@ibraahimbilemaxamed49447 ай бұрын
😂😂😂
@MunaMuniita-ch6kn7 ай бұрын
Xly sawdigii soo dhigay mxd u delete dayna 🤔😄🙄
@DunyaMahmetH64527 ай бұрын
Nio wad kusoo celisay deh soo dih horeh u sheegy
@DunyaMahmetH64527 ай бұрын
Micnaha horeh ugah sheekeyy
@almaasyonis59133 ай бұрын
Maxa kugu dhacay wll saan u sugayay qisooyinkagag wan dalay 3 bil aa naga maqantahy wll miyad jiratay maxa kugu dhacy blz no so jawb😢😢
@qadramaxamed3673 ай бұрын
Taliye ku aaway hee 3 bil
@Guusha26 ай бұрын
SHEEKO Been ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂SHEEKO Been ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂SHEEKO Been ah 😂😂😂😂 Beenta naga daa 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@sundusfarahabdullahi36877 ай бұрын
Waan cabsanyaa ani qol kligeey sexda shekdana wa dhamystay iga warhaya reer coment😢😢