ABTIGII AYUU DILAY KADIBNA MAXAA DHACAY ? QISO YAAB LEH!

  Рет қаралды 44,034

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey Ай бұрын
Qisada haddii aad ka heshaan fadlan HA ILAAWIN IN AAD LIKE IYO SHARE saartaan, sidaasi oo kale asxaabtaada KUSOO XIRTO CHANNALKA mahadsanidiin
@Somalixoratv
@Somalixoratv Ай бұрын
Thank mrr xasan🎉
@Somalixoratv
@Somalixoratv Ай бұрын
🎉
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké Ай бұрын
The only KZbinr I like ❤❤❤❤
@anwarsharif25
@anwarsharif25 Ай бұрын
Sowad shekoyinkaan somalida aad bey u anfacesaa xassan❤❤❤❤
@abdiazizgofindhe6066
@abdiazizgofindhe6066 Ай бұрын
Zhp shekooyinka sida uso badi bro Mahadsnid
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 Ай бұрын
Wll waan jecelnahay qisooyinka noosoo badi insh'alaah barakalaah wll
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 Ай бұрын
Subxaalalahay waxa yaqiiq jirto allah ka nabad galnaay
@Xariir77
@Xariir77 Ай бұрын
Somaali oo dhan ilovyou 😊
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 Ай бұрын
@@Xariir77 anaga Kuma.jeclin kumana rabno😊😊😊
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 Ай бұрын
Subxaanallaah yamantu waa bahalo ka daran soomaalida
@kims-s9r
@kims-s9r Ай бұрын
Lkn siqalad kaga dhacdy somaha naqanka musliminta maha kan laxawla walaa quwata ilaabilaa😢
@cumarcali7492
@cumarcali7492 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 wlhi waa cabsi io murug io xanuun😢😢😢
@yaaskaismail
@yaaskaismail Ай бұрын
thanks hassan
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 Ай бұрын
Thank you for sharing
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali Ай бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
@MohamudAbbas
@MohamudAbbas Ай бұрын
Sheeko cajiib ah waaye ustaad runtii faa iiddada ay leedahay sheekooyinka nucaan ah murugo iyo farxad iswatada waaye aloow sahal amuuraha
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x Ай бұрын
Nasiib xumadeeyda qiso walba oo aad soo dhigto maxeey u noqotaa mid aan horay udaawaday war xasnow wax cusub noo raadi alle haku barakeeye
@Hhaysdhibinwaliga
@Hhaysdhibinwaliga Ай бұрын
Qisooyinkad dhamaysay wll 😂
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x Ай бұрын
@Hhaysdhibinwaliga majiro qof qisooyin soo dhiga oo aanan ku xirneeyn kuwa carabta ama reer galbeedka
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 Ай бұрын
Aday kuutaala nio casharada Kala hagaaji oo Playlist usamee😂😂😂
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 Ай бұрын
Thanks
@inayonis3418
@inayonis3418 Ай бұрын
Qisoo wanagsan soo badi sxb
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv Ай бұрын
Subxanallah wuxu Allah u ciqaabayo musliminta tanoo kale kamid ah subxanallah ilaahey a hanuuniyo musliminta
@MawiidDiidat-rw8wz
@MawiidDiidat-rw8wz Ай бұрын
Thnks pro hadad qoralkeyga aqrinyso soo badi qisooyinka xiiso badm leyihin
@abdikaninoor2238
@abdikaninoor2238 Ай бұрын
Dumaashi maaha ee waa seedi
@Alaabtaydaiiuruursha
@Alaabtaydaiiuruursha Ай бұрын
Abriyo Xun bay ahaayeen 😢😢😢😢
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Ай бұрын
Qisooyinka soo badi sxb
@abdirisaaq3206
@abdirisaaq3206 Ай бұрын
Ustad soo badi qisooyinkaan
@Abdrishidali
@Abdrishidali Ай бұрын
Oo kuwaas waaba. Kuwo somalida kasii cawaansane
@Ibtizam1914
@Ibtizam1914 Ай бұрын
Ok inkastoo anaan jecleyn inan dhageysto qisooyinka dilaalkaa haddana umaleen maayo in tan oo kale ay somalia ka dhacdey oo abtiyaal ay dilaan wiilkey abtiga u ahaayeen
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 Ай бұрын
Bisinka allow hangu keenin lkn anuu waan jari lahaa kuwaas xataa inay ila dhasheen ma sheegeeteen allow hangu keenin
@umaamina1885
@umaamina1885 Ай бұрын
Bismilaah waxas abtiyaal ma aha ilmahodi ayay u dhaaranayan jaahilnimada waa sidaa
@Zekeria-duale
@Zekeria-duale Ай бұрын
Mahadsaanid wllka 0:24
@Yaasirshidane
@Yaasirshidane Ай бұрын
Masha Allah noo soo badi sxb sare
@cadnaanlondon1cadnaanlondo157
@cadnaanlondon1cadnaanlondo157 Ай бұрын
Wow
@AbdikadirAli-by7vu
@AbdikadirAli-by7vu Ай бұрын
Thank you abti noso baadi
@raaharuun4411
@raaharuun4411 Ай бұрын
Mahadsanid
@AbdirizakMaslah
@AbdirizakMaslah Ай бұрын
Abtiyal mahaa kuwaass waa kuwa arxan daran subxnalah waa muurgo😢
@ikranroobleali451
@ikranroobleali451 26 күн бұрын
Wll mahadsanid, lakin qisoyin badan ayanu u bahany. Please 😊
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali Ай бұрын
Ilaahay musiibooyinka fitnooyinka dhinac ha inaga mariyo
@ibrahimsudanioffecial7584
@ibrahimsudanioffecial7584 Ай бұрын
Intan qasidan dhagesanayay anigana ilinta iga soctay
@AsadGoonyar
@AsadGoonyar Ай бұрын
wa.khosol.iyo.yab
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial Ай бұрын
Noo so badi shekoyinkan ustaad
@NasraSheeqxuseen
@NasraSheeqxuseen Ай бұрын
Waabaahalo
@mohamedalimc8016
@mohamedalimc8016 Ай бұрын
HASSAN OSMAN HAJI
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Ilayn mooryaan waa mooryaan! Laakiin kuwani way mooryaan dhaafeen oo dhaqankii islaamka iyo kii carbeedba cagtay mariyeen.
@aliabdulle9886
@aliabdulle9886 Ай бұрын
Qisadaan kama helin runtii waayo wax nuxur ah kuma jirin waqtina waa iiga baxay waxaan islahaa gadaal ayay kamacanan kkkk lkn waa nagu xumaysay kkkk
@craxmaandaakir1785
@craxmaandaakir1785 Ай бұрын
Haa nio mida kale 😂 siduu u sheekeynayo 😂 waa sidii ciyaalka 😅
@sharmapoi5169
@sharmapoi5169 Ай бұрын
Xasan osman xaji pro noso badi qisoyinka
@yahayoohasaani8312
@yahayoohasaani8312 Ай бұрын
Asc walaal qiso yiinka ku daal
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 Ай бұрын
Wcw
@thirty132
@thirty132 Ай бұрын
Dad waalan weeeye😂😂
@Asma-5i
@Asma-5i Ай бұрын
Yacni yacni
@Mahamedroble-if4qu
@Mahamedroble-if4qu Ай бұрын
In Ramadan I want you make Mohammad Khalil Al husaary
@MohamedkakeYare
@MohamedkakeYare Ай бұрын
Doqon nimco din la an le wye anaga wli heks ma garin
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Ай бұрын
wll Qaza ma ilowday so gudbi
@rabile6352
@rabile6352 Ай бұрын
War seedi dheh dadkaan miyeysan aqoon soomaaliga
@emem3711
@emem3711 Ай бұрын
Calool xumo wye kama helin😢
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Ай бұрын
Dad somalida ka daran walhi
@ABDI.Madoowe
@ABDI.Madoowe Ай бұрын
Sheeko beenedkan naga daaya
@aaminomohamuud8194
@aaminomohamuud8194 25 күн бұрын
Wax aad u xun waa dad aan akhiro ka fakaryn subxanallah wiilku ma asaga kas u dilay maxay tahay dilku
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Ай бұрын
WCWRWB
@Hasaam930
@Hasaam930 Ай бұрын
Halkas iska sax waa sedigisa wyna dumashi waa dumarka uun 😂
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey Ай бұрын
Khaladkii miyaad sheekadii oo dhan kala soo baxday marka?!!!
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
​@@buuloxuubeey reer faarax mad madoowe maxaa ku taqaantaaa😂😂😂
@CRisaakApdilaahi
@CRisaakApdilaahi Ай бұрын
Thanks
Sorry walaal Khaalid 💔😭 || Qiso cusub 2024
47:45
ILEYS
Рет қаралды 31 М.
Обхитрили!
00:43
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
I shouldn't be in the house  It's so embarrassing
00:22
Funny Parent-Child Videos
Рет қаралды 9 МЛН
Drink Matching Game #игры #games #funnygames #умныеигры #matching #игрыдлякомпании #challenge
00:26
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 262 М.
DILKII KHAALID IYO MAAMULADIISI SHIRKADA.|| QISO XANUUN BADAN.
31:54
Geeridayda  Hooyaday loso sheegay Tacsidaydana la dhigay qisada …Sihaam
56:05
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
ILEYS
Рет қаралды 75 М.
DAREEN HOOYONIMO WAA QISO CAJIIB AH!!@sawdamqaalib
47:07
Sawda Qaalib
Рет қаралды 60 М.
QISO CAJIIB AH: SEDDEXDII  BOOLISKA AHAA EE TUUGADA ISKU BADALAY !
17:54
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 79 М.
Обхитрили!
00:43
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН