Habka digsiga korontada hilib iyo bariis loogu kariyo

  Рет қаралды 76,400

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@CafimatFican
@CafimatFican 2 жыл бұрын
Asa walaalaheey JazakALlah Qeyr 🙏
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Wcs in adertey waa ku salaamey adiga iyo familigada allaha idin barakeyo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Abaayo yaasmiin Khayr illaahay haku siiyo aniga filfisha calooshayda weyku xanuunsataa maxaa xal ah
@anfacmc5871
@anfacmc5871 2 жыл бұрын
M.a abayo mcn
@kafia252
@kafia252 2 жыл бұрын
Thanks wax fiican Aya nabartay qasatan raga ow an facayaa
@bashiressa2999
@bashiressa2999 2 жыл бұрын
Maansha Allaah Gabdha kaliya Walaal yasmiinay Ha barin Ee anagana Waan u Baahanahay walaashey
@ahmdaliahmed2056
@ahmdaliahmed2056 2 жыл бұрын
dumarka somaliyeed ee basto iyo bariis uun yaqaano hala baro cunada sida loo sameeyo thnkz mrs cafimaad ficaan
@ramziahassan3251
@ramziahassan3251 2 жыл бұрын
gabadhaanba soo bariis makarinin hadda qoftaada lacag uquur ayadaa wax walba kuu karinaysee
@marwa5017
@marwa5017 2 жыл бұрын
Mashallaah yaasmiin beryahan hilibkii xawaashyadii iyo cusbadii waad baratay
@sacdiyahassan1095
@sacdiyahassan1095 2 жыл бұрын
Awal ma aqoon miyaa cunto ayado karine maanta leeba arkay
@hassanomar5336
@hassanomar5336 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo yasmiin wanoo fa idaysay inta dugsigaan haysato aniga kan madowga an aa soo ibsaday wana ka faiday masha allah gacanta allaha ku barakeyo noo so badi digsigan waa ubahanahay sida digirta qamadiga galeyda sida logu kariyo insha allah
@umusara996
@umusara996 2 жыл бұрын
Jazaakilaahu khayr wallo waa wada rabnay khayr Allaah ha kuugu badalo
@som1
@som1 2 жыл бұрын
Thank you for always reminding me to be a peaceful mother with my children. I have 3 little ones and sometimes it can get very stressful. I have a pressure cooker and a rice cooker both very awesome. I make bone broth regularly and love it.
@CafimatFican
@CafimatFican 2 жыл бұрын
Thank you so much sweetie for sharing. Subhanalah you melted my heart abaayo. May Allah bless you and your family InshaAllah amin yarabi amin. I am glad that you have these machines and yes,yes bone broth is amazing 🤗💗💋🤗💗🤗
@som1
@som1 2 жыл бұрын
@@CafimatFican I cooked the bariis with the bone broth and it was amazing mashalah. Sending lots of love from UAE
@qalidega5055
@qalidega5055 2 жыл бұрын
WCS mashaAllaah tawarakalah you for you Amiin yarabii 🤲
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka allah, allaha ku xafido adiga iyo qoyskaaga
@saharaosaman7667
@saharaosaman7667 2 жыл бұрын
Alahaku barakeeyo walashaeen yasmiin baariyeeey wallaahi waanadaada wanjeclahay Alxmdlh barakallaahu fiikum
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 2 жыл бұрын
Mansha allash abayo yaasmiin allaha ku xiftiyo
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 2 жыл бұрын
Wow wow wow mashaAllah tabarakallah
@saidasaida8741
@saidasaida8741 2 жыл бұрын
Wa baraka Allah
@ambaroabdille1874
@ambaroabdille1874 2 жыл бұрын
Jizaa kallah khair walshey qaali
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Waan dhowahay, Allah haku xafido xabiibti
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 2 жыл бұрын
Asc. Maansha Allaah. Abaayo Digsiyadii xadiidka aan wax ku karsadaa waan ku caagimaadney Jizaaka Allaah.
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 2 жыл бұрын
Maasha Allah sister baaraka Allah
@canabcabdi1490
@canabcabdi1490 2 жыл бұрын
Maasha Allah Abaayo Yasmin. Thanks
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 11 ай бұрын
yasmiin hadad ledahay karstarol maraqa laga ma cabi karta waxa laygu sheegay karstarol Yar waan iska ilaliya fifinka
@sumayohassan9509
@sumayohassan9509 2 жыл бұрын
masha allah xabiibti shukran 💋💋💋💚💚💚💕💕💋🥰🥰🥰
@Stella33961
@Stella33961 2 жыл бұрын
masha allah jazzakaallah khayr
@nalkahaa8000
@nalkahaa8000 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah mahadsanid walaashay qaalia Yaasmiin waanku jeclahay ilaahay dartiis
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Jazaakumulah qeyr
@hodanomar9395
@hodanomar9395 2 жыл бұрын
Asc walaal ma Oo sheegi kartaa si loo sameeyaa yogurt
@hooyoruqiyo6188
@hooyoruqiyo6188 2 жыл бұрын
Mansha allah ilahay ha kuu siyaadiyo
@sahra4159
@sahra4159 2 жыл бұрын
Jazakillah kheyr for sharing this
@Ali34388
@Ali34388 2 жыл бұрын
Maasha alaah jazaaka alaah khayr abaayo yasmin mahadsanid 🥰🥰🥰👌👍👏
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharan
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 жыл бұрын
Masha Allah waaye digsigaas waa isticmalaaa Lakiin malahan meesha tartiibta ukarinyso iyo yogurts
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 жыл бұрын
Amiina 🤲 amiin yaa rabii 🤲 amiin
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 xppti aamiin
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 жыл бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 2 жыл бұрын
Abaay yasmin yogat ka is goo canaha loda laga samee nayo noso gali iyo bur cad ka adigoo mahad san sifican nogu so sharax iyo maa doyin ka lagu daro su u ha laawin mahadsanid abaayo
@ambaroabdille1874
@ambaroabdille1874 2 жыл бұрын
Asc abaayo yasmin brand aad isticmaasho ma isoo sheegi kartaa
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
Maasha allah abaayo yaasmiin allah ku xafido
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 жыл бұрын
Man sha Allaah qaali ❤️❤️❤️👍👍🇸🇴🇸🇴✅✅
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Asc Ukhti Cazisa,runti wa iga qoSlisey,Baarakallaahu Fiik 🌸❤️🌸
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن بالعافيه عليكم يا قلبي
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 2 жыл бұрын
msha allh abaayo very nice caafimad ku cuna 👍👍
@mrsfartunindhoos978
@mrsfartunindhoos978 2 жыл бұрын
Mashalh Allah ilhay haku barakeyo my sister
@ayaanismail5020
@ayaanismail5020 2 жыл бұрын
waxan noosheegtaa sidad usamaysay yoogarka
@maryanjama2918
@maryanjama2918 2 жыл бұрын
Masha Allah. Allah haku garab galo
@saadialifestyle4795
@saadialifestyle4795 Жыл бұрын
masha allah ❤
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Mad qasaasilin bariiska
@qadijoaliafrah3355
@qadijoaliafrah3355 2 жыл бұрын
Abaayo maxaad ka sameeysay maraqaa
@marwa1000
@marwa1000 2 жыл бұрын
Waa inaa dalbadaa labada booyeeso Waa loo baahan yahay
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 2 жыл бұрын
ManshaALLAAH abayo
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Wcs abaayo yaasmiin, waa lagu waayay
@ista-istar
@ista-istar 2 жыл бұрын
amini yaa allah allah allah
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah Abaayo kujecliyaa
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 Ай бұрын
Size Maxaa waaye
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@deqaali741
@deqaali741 2 жыл бұрын
Masha alah cafimaad kucuna abaayo Yasmin Insha Allah wasogadana hadey naftu jirto
@AhmedHassan-pt9iz
@AhmedHassan-pt9iz 2 жыл бұрын
Waa maxay Boonbaroofku wll
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 жыл бұрын
boiled bones ka sida loo sameyo na tus
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Masha ❤️ Allah
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 2 жыл бұрын
Masha allaaah jumca mubarak mama💋❤️
@maryacali9480
@maryacali9480 2 жыл бұрын
Maansha alah fimil aan jecelahay xafidulah
@aashobile5088
@aashobile5088 2 жыл бұрын
Asc abaayo lanbarkaaga ma so dhigi kartaa
@ayaanismail5020
@ayaanismail5020 2 жыл бұрын
allah hakuu barakeeyo maamo
@ubahmohamed2746
@ubahmohamed2746 2 жыл бұрын
Masha Allah
@zahrahareed8775
@zahrahareed8775 2 жыл бұрын
Masha Allah 💓🌹
@birimoboss747
@birimoboss747 2 жыл бұрын
Abaayo korontada soo zaa id uma cunaayo mise wuu caadi dab cunistiisa
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
Well done sister Yasmin👍🌷
@natramohamed8233
@natramohamed8233 2 жыл бұрын
Masha allaah cadi mahin 👍😍
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 жыл бұрын
Alaahu ma aamiin
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Maasha Alaah Jimco Wanaagsan❤️❤️❤️❤️
@nastehoelmi-3764
@nastehoelmi-3764 2 жыл бұрын
Salam abaayo Yasmine
@sahra4159
@sahra4159 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah
@abdirahmanbestboy6637
@abdirahmanbestboy6637 2 жыл бұрын
Ilhay calaf ha igu daro gabar cunto karais taqano
@xasanmaxamud2470
@xasanmaxamud2470 2 жыл бұрын
Mashaalah amiin yaarabi.wll
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
Asc abaayo qeyr faro badan alle ha ku siiyo waxaad tahay hooyo ku dayasho mudan oo fariid ah abaayo digsiga dabolkisa caaga ku jira waan dhaqaa lakiin kalarkisa ayaa is badalay maxaan ku sameyaa
@deeqoabdidulahi4760
@deeqoabdidulahi4760 2 жыл бұрын
Wcs aamiin Allah ku xafido adi iyo family kaga
@sahraismail4487
@sahraismail4487 2 жыл бұрын
Asc abayo yasmin manshalaah jidakalaah
@anr4578
@anr4578 2 жыл бұрын
Thanks Hbo mcnto pressure cooker cancer muu keenaa
@luulmahamud1005
@luulmahamud1005 2 жыл бұрын
maths allaah
@mona19328
@mona19328 2 жыл бұрын
Waan kaday salanta abyo yasmin
@aliaawo774
@aliaawo774 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@Sagalroob
@Sagalroob 2 жыл бұрын
You so funny labo boyaso warunta Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mansha allaaah huno illlaaahay hakuxaftiyo
@Sammy-yv8sf
@Sammy-yv8sf 8 ай бұрын
Can someone pls give me the names of hilibs because i dont know what to order when im in the meat shop 😢
@SuperSuleekha
@SuperSuleekha 2 жыл бұрын
asc yasmin walaal ayaantaan wax badan masoo gelisid maxaa dhacay somaliya maa aaday mise busy aa noqotaya walaaley iga raali ahowaniga ilaa maarkaa bilowaday youtube ama mara ku dhow waakula socday noosoo badi faaidada aad bulshada u hayso sdinsha allah
@ista-istar
@ista-istar 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 жыл бұрын
MashAllah abayo 🤲❤️🕋
@ummusafa8394
@ummusafa8394 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 2 жыл бұрын
Maashaalaah
@rahmamaxamuud1876
@rahmamaxamuud1876 2 жыл бұрын
Amom mcny wn ku xiisay aabahay baa dhintay dhawaan amom isoo ducee😢
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 2 жыл бұрын
Please yogurt sidaa ugusameyso video noogasosameey
@lailakitchen5416
@lailakitchen5416 2 жыл бұрын
Xbbti yaasmiin ila sooi xidhiiihs
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 2 жыл бұрын
Qiimaha iyo halka lga helo
@abdulwahababdulwahab3278
@abdulwahababdulwahab3278 2 жыл бұрын
How to contect?.
@sahromahamud
@sahromahamud 2 жыл бұрын
Manshaallaah ❤️❤️❤️❤️✅✅
@Saadio466
@Saadio466 2 жыл бұрын
ASC ABAAYO ISMAHAAN WAXAA KAA RABAA TALO WAXAA AAD II DHIBO ROOTIISIM LAFAHAA AAD II XANUUNO IN TEEN KALSOO XARIIRAA ANIGA REER OHIO AYAAN AHAY
@anr4578
@anr4578 2 жыл бұрын
Hilib why uuna ushiilmin Hbo mcn
@hodomusse906
@hodomusse906 2 жыл бұрын
Maan shaa ALLAH
@brawdwachick
@brawdwachick 2 жыл бұрын
Asc,Hoyo ku dayasho mudan Noolada adiga iyo Family gada
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 2 жыл бұрын
Hbo yoogadga dhooga faaiideey
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 2 жыл бұрын
Yasmin goormaad hilib cunoow bilaawday ina adeer adoon cunin ayaa igu dambeeysay
@ayaanmaxamed4253
@ayaanmaxamed4253 2 жыл бұрын
Amiin
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 2 жыл бұрын
6malin vedio ma soo dhigin wn sugi la ahay wlhi mama
@kkpp8894
@kkpp8894 2 жыл бұрын
Af sooomaliga lley kuhadal
@65nuuryare
@65nuuryare 2 жыл бұрын
raali ahaada kuli iyaa soor ma lagu karin karaa bahashaan korontada ah soorta rafis badan ayey rabtaa hadii kale wa kuus kuusane ama kuus kuus ayey yeelaneysaa hadii lagu karin karo min fadlan fiidiyow ka soo sameey si aan u fahmo sida loogu karinaayo
QISOOYIN: DAD DUCADOODA LAGA AQBALAY.
16:38
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 82 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
SIDEE LACAGTAADA BIILKA WAX MEEL LOOGA DHIGTAA OO KEED LOO SAMEESTAA?
24:25
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 74 М.
SITIMANKA AAD CAADADA QABTID SIDAN ISAGA TAXADAR NAFTAADA. #somalia
8:33
How to use a Pressure cooker #pressurecooker #Cooking
8:59
Risper B
Рет қаралды 220 М.
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
8:43
Cafimat Fican
Рет қаралды 32 М.
SIDA ISKAAGA RIDAY 30 KIILO STEP BY STEP 💪
22:05
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 23 М.
Challenge  waan kaso jawaabay aasxaabta Ila socda
42:16
shukri masala
Рет қаралды 83 М.
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 30 М.