Cadowga dadka Somaliland ayaa ku hoos gabada magaca Garxajis. Faysal waa Geesi Qaran. UCID iyo Kulmiye ayaanu kala Dooranaynaa. Wadani waa Cadow ga dalkayaga Somaliland
@fahiimae73362 ай бұрын
Naa ilaahay ka cabsada oo joojiya cayda iyo Habaarka reerka sharafta leh. Arrinta qoyska inanta dhalay ku garab gala iyo dawlada. Ilaahay nabad haku soo cesho
@Sirad472 ай бұрын
Ilaahay u noqda, Ilaahay u noqda.tan waa lagà takayaa.
@AbdullahiJama-i8c2 ай бұрын
Naa ciidagale ka qabta cadegude. Kaasa ceebay reer sh isaaxaaq. Aad baan idiin salamyaa
@aidgab11962 ай бұрын
Tolaay ABTIYAASHay Wax ba Ku Dhacay. HA lo Gurmado REERKA Mabsuud Cabdi Ismaciil Roble Xaqqeeda ha laga keena. Inabtiiday Mabsuud ha lo Gurmado Sidani Sii Maaha ❤❤❤❤
Waxan ahay Hjeclo wan raacsanahy aniga io rerka aan ka soo jeedoba F cali Xusen.gesi Qaran
@AminaAliDibad2 ай бұрын
Qoladii reer somalia waxay yiraahdeen doorashada sland ku soo food leh ayaanu rajo ka leenahay hadaba sida aanu wada ognahay faysal & qadaadweyn halka ay kala joogaan waa ka warhaynaa😂 Halka kulmiye & qadaadwen kala joogaana cid loo sheegi maayo Hadaba xisbiga ay rajada ka leeyihiin reer sland sow meydaan garan Ileyn meesha wadani kulmiye ucid uun baa tartamayee😂😂😂
@getwhatyouwant38792 ай бұрын
Caaac Ciro Iyo xisbiga wadani wakuwii u jawaabay somalia 😂
@DaahirAfgooye2 ай бұрын
waa sax ciidagale waa dhangad miyaa horta maxa iidin daba dhigay habaryonis waar xuusbi wad lediin ee mad dorataan waar ciiro waa cadow anigu mar horan arkay ee kabaxa ciro
Feisal Ali is the only patriotic somaliland leader and the next coming president after Mr Biixi 100%.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion and in full support of Feisal !!! 😂
@HiboNour-oe5xm2 ай бұрын
Waar yaadhaheen bisinka iyo saliga illaahay hayna ilaaliyo allahuma ameen laakiin walaalayeel cayda joojiya fadlan waxa la rabaa in reer sheikh isaxaaq laysku diro ee arinta police ka u sheega xili xaasaasi ayaynu ku jirnaa
Adiga gabadhaadu ma igraan tahaliikbaa oo kuwii awal ba siyaasad xumadu haysay baa nafis siyaasadeed ka eegaya sababta ay telefoonkeeda guriga ugaga tagtay i maxay tahayqof meel u baxayaa telefoonka kama tagee anigu waxa aan qabaa qof weyn ayay ahayd ilmo yar may ahayne in ay ninkii ay wada sheekaysanayeen ee laxagah u soo diray ay la joogto madaarkii muqdisho iyo kan hargeysa intaba waa in la eego kamardah wazaanad siyaasadaynayso adigoon garxajis ma shallay ayuu dhashay mayee waa dhalsho faysal baad ka hadashay faysal inuu hor taagnaado ciidagale halyayadooda 20years ayuu rabaa hadii aanu dabin maxuu gudoomiye nimada u siin waayay dhalinta ku dul gabawday tiina way ju ogaadeen maanta waxaba xaalka ha siyaasadayne 5nin baa ii xidhan baad tiriye danbigu hadii uu kuuhu casaado waajibkoosa ka gudo adigoon gudi baasto noqon
@Maryam-er8rh2 ай бұрын
Asc, walaal Hargeisa telphone ka yara qaaliga ah guriga laga takaa markaad guriga ka baxaysid inamo yar oo tuug ah aya dadka ka qaata, se hadii mid yaro oo 10 dollar waad la bixi kartaa oo wax qiimo leh maaha hadi laga qaato tilifonka yar ee dan kahadalka ah
@AxmedibrahimIbrahim2 ай бұрын
Walaalayaal lacagtii ciro lagu soo saarayey ayuunbaa la raadinayee raali ahaada
@AxmedibrahimIbrahim2 ай бұрын
Reerkaa dhibaataysan ee dulmiga wayn loo gaystay iyaan aflagaado loo raacin walaalayaal
walaahi waa runtoota magca garxasi habaryoonis uun ba ku adeegata fayisal miyaanu garxajs ahayin maxaa u afgenbideen hada habaryoons tihiin
@samewadasamewada2 ай бұрын
garxajis godbta fayisal ayi ka galeen yayaanyi ka soo hadhayin meela gaadhimayiisaan
@mustafeyuusuf86772 ай бұрын
AD BAN IIDINKU HAMBAL YAYNAYAA HAWSHA AD WADAAN HABLAHA REER SHIIKH ISAXAQ EE CIIDA GALE AD BAD U MAHADSAN TIHIIN. ILMADERAYAL WAXA INOO BALANA IN AYNU SANADKAN SOO SAARNO FAYSAL CALI WARAABE. WAA NINKA KELIYA EE SOMALILAND JECEL EE DACADA U AH. WALAHAY ANOO HABAR JECLO AH AYAN OLOLAHA FAYSAL KU JIRAA EE AYNU WADNO OLOLAHA FAYSAL INSHA ALLA
@calikaarshe13982 ай бұрын
faysal cali waraabe shacabka somaliland oo dhan ba dulmiyey gaar ahaana reer sheekh isixaaq ha la taageero gudoomiye faysal cali wallahey wuu istaahila in codka lasiiyo