Haddii aad ogeyd burcad jidka kugu dhaceysa hadda Jaamacada dhexdeeda xittaa kuma baxsaneysid | ARKA

  Рет қаралды 59,070

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 14 күн бұрын
Qofka alaabtiisa meel cidlo ah iska dhigay wuu uqalmaa in laga xado because cashar uu wax la Barto ayay unoqonaysa. bravo 👏🏽
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 14 күн бұрын
Ani gabadhaba kashakiyay wayo tuug marki laga so tago ardaydaba leysku aamineyn marka sidee mesha usaarana qof amee gabadha uso xady oo mesha usaarty si lo fahmin jaamacadana ay sumcada ardayga ilaaline oo wiilkan bananka ka imady kliya so bandhigty swbto ah suu ku ogaaday ine mesha wax saranyihin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 14 күн бұрын
Ninka iyo naagtu way wada shaqeynayan iydaa u salaxdey ​@@SumayaSaeed-p8s
@Mohamett29x
@Mohamett29x 8 күн бұрын
Wakula qaba araktidaan ​@@SumayaSaeed-p8s
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 14 күн бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado. Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
@Hilowle-b6n
@Hilowle-b6n 13 күн бұрын
Umad aanan ayaga is badalin alle ma badalo taas ayaan ku shegaya. Gaza alla ka dulqaado cadow ayaa hysto gumeysanaye balse anaga waxba nama hystan gaza ayana ka liidana
@Khadarjeeri
@Khadarjeeri 13 күн бұрын
Qofkan oo kale side jaamacada loogu so fasaxay hadii uu hub wadan lahaa so dhiwaato kama geesteen amniga jaamacada qalqal waaye aniga waxaan leeyahay masuuliyiinta iyo macalimiinta iney taxtiiran tan hadi ey dhacday dhiwaato kale wey dhicikarta macalimiinta iyo mamuulka jaamacada ardeyda waxaan leeyahay is ilaaliya alle ha idiin xafido ❤❤❤
@Hilowle-b6n
@Hilowle-b6n 13 күн бұрын
Qalqal waaye is ilaaliya macalimiinta inta waxs dhan daldaleysid ma si aad yar u dhahdida waardiyaha jamacada lee hala badalo. bilash u lacag ku qaataye
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 14 күн бұрын
Haadee waan Yabana oo waxan Islahaa Gabadha Intuu ka dafo miyuu Cararayaa😂😂 Blse wxan Ogadey in Ninka Iyo Naagtu wada shaqeyn ka dhexayso Iyadaa Ninka hagaysey Kadib markay Tustay bay ka carartay meesha si Aan Looga shakin.
@AbdiDhere-k9i
@AbdiDhere-k9i 14 күн бұрын
Great detective awareness GDA master 🫵☠️💫✨
@mohacade8773
@mohacade8773 14 күн бұрын
Subxanalaah subxanalaah wlh zamin aakhir ayeenu jognaa Allow xaqa na tus khaatimada na kheer inoga dhg
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 14 күн бұрын
🥺 🥺.🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@Hilowle-b6n
@Hilowle-b6n 13 күн бұрын
Mxa kugu dhacay walal dhibaatadada mxa whe
@Abdihaafidmaxamed-f1r
@Abdihaafidmaxamed-f1r 13 күн бұрын
Allow ku kuu gar gaar
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 14 күн бұрын
waagii hore hala soo qabto ayad dhihi jirtay hada waa joojisay lkn hajoojinin waa iga talon
@Nutraf_vlogs
@Nutraf_vlogs 14 күн бұрын
Waa beentiis dad ayuu lacag siiyaa uso sameya muqaladan 😅
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 14 күн бұрын
@@Nutraf_vlogs yaaaaa🥱
@justwatching4159
@justwatching4159 14 күн бұрын
@@Nutraf_vlogsadi lacag ma qaadan lahayd cameradna halagaa duubo adoo wax xadaya kadib haloo bandhigo boqlaal kun oo qof, ilama aha, dadkan waa tuugo, tuugna waligiiba waa jiray lkn camerada unbaa wax badan banaanka keentay
@Abdulahi77
@Abdulahi77 13 күн бұрын
Qofka meshas wax dhigtaya qaldan 😂
@Abdulnashville
@Abdulnashville 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂WAXWAYN NOGA DHIGTAY MUNASOR HANAWALIN WAXAS JEEB SIIB LEEWAYE WARKADA MAFADHIYO QORAALKADA WAXYN KADHIGTAY YAAC SXBW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Randa17
@Randa17 14 күн бұрын
Sidee jamacada qof bilaa ID ah ugalikraa ?🤔
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 14 күн бұрын
Gabadha kashakiyay aniga
@Xaawo-c3g
@Xaawo-c3g 14 күн бұрын
لاحول ولا قوة إلا بالله
@saciidpile652
@saciidpile652 14 күн бұрын
All Somalia 🇸🇴 waaa Xabaalah dhalinta
@becolla10
@becolla10 14 күн бұрын
😢😢😢😮😮😮سارقةقلبه قوي
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq 13 күн бұрын
Sheko benbenley aya noshekaysin beh😂
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 14 күн бұрын
Ninkaan waa nin meesha yaqaan
@Gorgorstudio
@Gorgorstudio 14 күн бұрын
2:32 Nin Dan leh ma daalo😂
@wizerd___4rl
@wizerd___4rl 13 күн бұрын
Kan camal one chance ayaan kuheli laha donfarka💀😎
@abdikafibosska645
@abdikafibosska645 14 күн бұрын
Waardiyaha siduu kusoo geliyay qof aan ID jaamacaded wadanin???
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 14 күн бұрын
Jaamacada marki iigu danbeysay 2019 ID card la'aanaa la gali jiray
@Taagane_abdi
@Taagane_abdi 14 күн бұрын
Caadi waye maxa 😂
@Zakiict
@Zakiict 14 күн бұрын
Araday cusub ahay ma cada raba ina iska diwan geliyo qaab loo galo ma la wena😆😅
@saharwafa7539
@saharwafa7539 14 күн бұрын
Jaamacada inuu dhigto ayaa dhici karta ama ID uu sameystay!.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 14 күн бұрын
Calool Adkaa xagan miyuu ku dhacaya oo Siduu u dhafaya waashmanka bal waan Fiirindoona😂😂😂
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 14 күн бұрын
Ee caadi ay ugu baastee
@SumayaSaeed-p8s
@SumayaSaeed-p8s 14 күн бұрын
Gabadha mooho sida kalsonida uuku so galy kadareme inu yhy qof meel wax logu tilmaamy gabadha so xady kdibna asaa uqaaday
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 14 күн бұрын
Wardiyaha Aya shaqadisa gby
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 14 күн бұрын
Subxanllahi subxanllahi 🤦
@OsmanAli-x6i
@OsmanAli-x6i 13 күн бұрын
😂 muqdisho waa meel cajiib ah.
@mahadallah1274
@mahadallah1274 14 күн бұрын
I think somali deserve that❤
@farhiaali3873
@farhiaali3873 14 күн бұрын
Subuxaanlaahi Walee somaali
@mos1954
@mos1954 14 күн бұрын
Meelquruntay Xamar Iga Dheh , Waayo Dadkeedaa Xun.
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 14 күн бұрын
Xiligii hore ceelgaab maad soo martay ayaan maqli jiray qofkii wax laga xado.
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 10 күн бұрын
Mala soo qabtay?
@Maryama-idil
@Maryama-idil 14 күн бұрын
Jamacadeena camera kuma xirna lkn waardiye adag bay leedahy. 😂
@SadaqXasan-d1f
@SadaqXasan-d1f 10 күн бұрын
Asi wardiyaha mxa kaqaldaN mxu uso faxay😂😊
@nasramoalim820
@nasramoalim820 14 күн бұрын
Kamirada sowlama rabo in qof ugo'naayo ilaaladeeda oo indhaha kuhaayo qolka uu yaalo bustanka lagadaaado qaladka iyagaaleh maamulka ardaygana wixiisa inuu dhaqaaleestaa larabay
@cabdigeedi-c9h
@cabdigeedi-c9h 14 күн бұрын
Munasar waa iga badisay shp meshan camrerada ku xiran buu ka pass qatay haye😂😂
@Ahmedaliabdulle8
@Ahmedaliabdulle8 13 күн бұрын
Sxb wllhi hadey qof kaan meesha dhigatay ay dayacan tahay anaga dhanna waan dayaca nahay saanaa u saartaa miiska anoo aaminsan inaan camera da laga qaadi karin
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 12 күн бұрын
Yaab waaye
@jahaazipoy7757
@jahaazipoy7757 14 күн бұрын
Ninkan meesha soo galey mobile in oo aqadey ayuu ka fakadey dhahin lee 😂😂😂
@mos1954
@mos1954 14 күн бұрын
Geedkan Saaa Uma Dhiifoona Qorigiisaa Lagudilikaraa.
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 14 күн бұрын
munasar sxb waxa jeclahay qabka aad ugu ahekeyneyso wlhi cayaal magalo ayad ahed beyzaani ah
@Cr-do9ed
@Cr-do9ed 14 күн бұрын
😅😅😅😅
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 13 күн бұрын
SOMAALIA DADKQ JOOGO WEE DAYACAN YIHIIN AAD IYO AAD WAXA LO BAHAN YAHAY KACAAN DAYAC AH
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 14 күн бұрын
Ninka wax oo xdy ama dhacy ma arko see wax u jiran
@MahadAbiikar
@MahadAbiikar 14 күн бұрын
Aa wy gabadhii ad shegeysay Mano dhibtay
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 14 күн бұрын
Gabadha dageyso armeyba lashaqeyheysay Ninkan eysanba lahen alabta waxadba moda iney sugeysay Ninka isla markiba weyba baxday
@hawomohamed507
@hawomohamed507 13 күн бұрын
Waxaan aad ula yaabanaa oon sugaayay markuu ka dafo mobileka siduu Kaamacada uga bixi lahaa ileen way qaylin doontaa. Tan xatooyo lama dhaho waa dayaxan. Waxaan filaa inay Jaamacada digniin oga wado ardadeeda.
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 13 күн бұрын
😂😂😂
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 14 күн бұрын
Hhhhhh indho adayg
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 14 күн бұрын
Yaaa
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 14 күн бұрын
WARDIYAHA SOO DAYEY HALA QABTO WAA IS OG YIHIN TUGA IYO ASAGA.
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 14 күн бұрын
Hub haduu wadanin suu wardiyaha ku aqoonsa midkle jaamacada møqdîshö ookle haiska noqdan ardey mooye qof kle loma ogolo inu iska so galo
@abdallayuusufyuusuf984
@abdallayuusufyuusuf984 14 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhh waala yaabay
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 14 күн бұрын
Qofka alaabtiisa meel cidlo iska dhigay wuu uqalmaa in laga xado..Si ay cashar ugu noqoto bravo 👏🏽
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 14 күн бұрын
KUWAN OO KALE WA IN BARTA LAGU TOOGTAA NABADI TAA KAMA HOREYSO INTA TUUG LAGU DAAHINAYO MAXKAMAD BEEN AH IYO WAQTI LUMIN HALA TOOGTO AABAHAY HADUU DHALAY XITAA WAA IN LAGA NADIIFIYAA DALKA DADKA XUN EEN DIINTABA BARAN SHARAF IYO NOLOLI MA JIRTO ILAA KUWAN LAGA UGAARSADO LANA DILO😢
@jakartapoyjp5889
@jakartapoyjp5889 14 күн бұрын
War jamacada wada Camiro waaye bisinkoo korkiisa firsha
@farxad4402
@farxad4402 14 күн бұрын
War waxaan waa been Sababto ah jaamacada Malaga qaxay mexetahay Cidlada away dadkii jamacada Wax kabaranaayay away Wardiyaha jaamacada Away macilimiinta iyo mamulka Jamacada... Munasar haduu waayo Meed oo sodhigo xitaa Mafadhiisanayo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 14 күн бұрын
Waa mooryaante hawiye uf
@AbdisamedAlli
@AbdisamedAlli 14 күн бұрын
Alle ka cabso
@safaali1579
@safaali1579 13 күн бұрын
Hawiye maku ciileen 😂 miskiinyehey cuqdada dilootay caradaadana god lagal waxba naga ma badaleyso
@YuusufAxmed-n6k
@YuusufAxmed-n6k 14 күн бұрын
Ninka wanba garanay gabadha ila marku albaabka ka baxyo maxa daba dhigay gbdha ine isla socdan aya muqata
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 13 күн бұрын
Walhi bilhi Anigu Somalia aan joga DADKA SOMAALIA JOOGO WEE DAYACAN YIHIIN AAD BEE U DAYACAN YIHIIN TOLOW DADKA SOMALIA JOGO MA LACAGTA SI FUDUD KU SO GASHO WA SUAL WEYN MAANTA AAN ARKE NAAG QUDAAR GADEYSO TELFOONKEDA MESHA QUDAARTA ISKA SAARAN MANA OGO WAN JU DHEHEY TELKAAGA WA FUDEED IN LAGA QAATO DAYACNAAN WEE DHAAFEEN DADKAAN IYO DOWLADA BA WEXE U BAAHAN YIHIIN SIDA LOO NOOLAADO OO TAREENIN IN LA SIIYO IYO
@RahmaNathir
@RahmaNathir 5 күн бұрын
Jamacadaha Kenya circirtas laguma galo ado erday digta ah ba boqol interview laga qada kwrn adon diganin
@Xalimo421
@Xalimo421 14 күн бұрын
Tuuga waxa iiga daran taleefanka qof leh haduu ka fogaanayo meesha muu hore u sii qaato? Dad mooryaan ah iney jiraan wa ba la og yehee.Ha la so qabto tuugaas Qofkii yaqaan so sheeg.
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 14 күн бұрын
Wallee Jaamacadan way isku tashate Camero ayey wada Waardiyo kawada dhigate ardeydas iney horta imtixan markey galayaan inee wax qishaan yeysan ku tashan baa ladhahaa wax baro ama guriga hoyadaa jooog 😂
@Hilwaahmed-b2j
@Hilwaahmed-b2j 14 күн бұрын
Anaa dhigto sanadkaan galay wlhi inaa xitaa aadan hawaysanayn😂😂😂😂 Inaa wax qishto Lkn saas ay thaay ku waa qishayay😂😂
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 14 күн бұрын
Intaan kaamiro dadka xirta ma showbey u xirteen meey iska qabtaan
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 14 күн бұрын
kamiro waba lagu xiray lkn waxay eheday in qolka ka shashada ha yalan nin faristo si lola socdo dhaqaqa jamacada waxii ka dhacoyo lkn kamiro ii xiran ha dhowne wan baafina qof kii wax xaday ma so coneso
@XaadsanCabdulle
@XaadsanCabdulle 14 күн бұрын
Wuuba fadhiyaa lkn inuu mashquulay laga yaaba exam aa lagu jiraa
@MahamedAbdi-qn4rf
@MahamedAbdi-qn4rf 14 күн бұрын
Kķķ
@bilalmohamoud4528
@bilalmohamoud4528 14 күн бұрын
Mobile kaaas waa xalaaal because qofka halkaas dhigay aaba siiiyay qofta way siiisay
@dhafarpubggames259
@dhafarpubggames259 13 күн бұрын
gabadha wey is ogaayen tan labad jamacada qeybta kamerada dadka fadhiyana way dayacan yihin
@HorsedHorsed
@HorsedHorsed 14 күн бұрын
Suaal ardaydu maanay lahay ID kaadh
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 14 күн бұрын
Waardiyaha asiga ID ma weydinaayo miyaa yaab waaye ardeyda io kaan duuga eh IDga lagu kala gartaaye waardiyahaa qaldan
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 13 күн бұрын
Yaa kusoo balamiyay
@abdiqadirmohamed5374
@abdiqadirmohamed5374 14 күн бұрын
Tuuga tuugo dhalay waaye kan
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 14 күн бұрын
wardiyaha bananka joogo waa in u sualo weeydiya dadka gudaha galayo oo weydiyo wuxu gudaha matabo qofku usocdo aqonsigisa lala hadashiyo qofka gudaha kujira ee u usocdo jamacada waa dayacan tahay nabad didka kafaidesan maro wardiyaha bananka irida hore his kabaro dadka gudaha galayo
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 14 күн бұрын
Kan tuug waa dhaafey wale jamacadihii miyaa leyskugu imaadey bisinkow
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 14 күн бұрын
Jamacada waradiyo gudaha malaho miya oo halkan tuuga ilaliyo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 14 күн бұрын
So diga laha aqonsi ayan hysana ma tuugo isku badalay aqonsigina reer xamarow 😂😂😂
@Maryama-idil
@Maryama-idil 14 күн бұрын
Walal tuug iyo sheykh ba waa heesanaa. Dalbo dooqaaga ka ciyaar, ma tuugta rabtaa mise 😂
@HodanabuukaraliHodanabuukarali
@HodanabuukaraliHodanabuukarali 14 күн бұрын
Yaahu😂😂
@faadumomaxamedbarqash1280
@faadumomaxamedbarqash1280 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
42:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 922 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19