Hadey Xaaskeyga dhimato Ama Dhali Weydo Lacagtii igaga Baxday Yaa Isoo Celinaya...? Sh Abuu Dalxa

  Рет қаралды 102,741

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 252
@Janna9756
@Janna9756 8 ай бұрын
Culimadena allaha no xafido, Shiekh Abu Dalxa cimariga iyo caafimadka iyo cilmigaba allaha ku barkeyo❤
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 8 ай бұрын
Aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin inshallah
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 8 ай бұрын
Allahuma ameen ya rabb❤
@sadoali8138
@sadoali8138 8 ай бұрын
Sheikhan meel an kala xiriro ii so shega sual ayan raba ina weydiyo
@Ubahabass
@Ubahabass 8 ай бұрын
Sheekhoow Iso duceya ino Allah owlda bariyo isii 🤲
@aminoaden6671
@aminoaden6671 8 ай бұрын
Abayo mcnto Allah haku siiyo owlad bari ah anakan Allah hanoog dhigo bari salixin ah
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 8 ай бұрын
Illahay awlaad baari ah haku siiyo wallo❤
@umusalma3508
@umusalma3508 8 ай бұрын
AbYO ALLA KU SİİYO OWLAD BARİYAH ANAGANA ALLHA NO DAYO
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 8 ай бұрын
Abayo Mcnto Allah ku siliyo owlada bari ah oo salaxiin ah insha Allah
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 8 ай бұрын
Allahaku siiyo awlaad baariya oo saalixiin ah
@shukricnaasir3688
@shukricnaasir3688 8 ай бұрын
Sh Abuu dalxa ilaahay cimriga iyo camalkaba hawbarakeeyo Aamiin🤲🤲
@AminaAhmed-v4r
@AminaAhmed-v4r 8 ай бұрын
Subxaana lah ilaahow iimaanka noo sug kaasi waa damiir laawe jasaakalahu qeer jasaa sheikh abu dalxa adiga iyo safiirka 👍
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 8 ай бұрын
Subxaana allaah,nimankii Somalia masidaas ayaa u danbeeysay, ilaahay hasoo hanuunsho, thank you sheekh dalxa,
@aaishahirsi2395
@aaishahirsi2395 8 ай бұрын
Maashaa Allah Sheikh Alle ha ku barakeeyo xaqiiqada aya ka hadashay walal ka iyo ku wa kalana waxan leeyahay dumarka qaylinaya intooda badan wa dulmanyin xaqooda ayeey raadinayan meher kan dooda aad galinaysan dumarka 80% maba la siiyo caruurtana wad ku dayacdan ee ragoo dulmiga Alle oga baqa wa inta khaldan.
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 8 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu waa sax jazaakallah khayr Sheekh Dalax
@laylayusuf2209
@laylayusuf2209 8 ай бұрын
Manshallah tabarak lag.ninkii jahilka ahaa ee dumarka ku dhagan jawab fiican oo u qalanta xaqa looga leyahey ayuu siiyey. Shekh abu dalax Allah ha ku dhiwro cimi dheer iyo cafamid qalb haku siiyo.
@falisa576
@falisa576 8 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah Sheikh abuu dalxaa Allaha ku xafido Lisaankaga Allaha ku nuursho Amii. Culumadeena khayrka iyo wanaga Markasta noo so gudbiya Allaha noo Wada dhawro.ninka sas u hadlay iyo Kuwo lamida baa Raga ku dhex jira Dumarkana xumeeya.hadi labo kasto Is qaba qofba qofka kale xaqiisa iyo Xaquuqdisa og yahay ama ka so baxayo reerku wuxu ku dhisnaan lahaa Mawadatan iyo waraxma furiinkaan Badana o bulshadena ka dhex jirana Wu yaraan lahaa.xaqa Allaha nawada Fahansiiyo Amiiin
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 8 ай бұрын
Masha Allah shikh abu dalxa Allah hakuu xafido cimri dheer iyo cafimad Allah hakuu siiyo
@hawabarrehaile1757
@hawabarrehaile1757 8 ай бұрын
Masha allaha sheikh abu dalxa waad waaniday ragga Soomaaliyeed ee allaha waafajiyo xaqqa waa iimaan darro inom nimankeena ay ka fakaraan xoolohooda geeri dabaded
@AyanAhmed-mk5nv
@AyanAhmed-mk5nv 8 ай бұрын
Maasha Allaah sheekh Dalxa xafidullaah raga adigoo kale Allaha badiyo Aamiin
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 8 ай бұрын
Jizaakallaahu kheir sheikh abuu dalxa waad asiibtey jawaabtii ninkii yiri hadey gabadhii aan guursadey iga dhimato xoolaheygii yaa isiinaya.
@suadmire7450
@suadmire7450 8 ай бұрын
Asc Mashaallaah sheekh abu dalxa kuma waayo allaah hanoo kaa xafido amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin ❤
@hodanabdillahidjama2512
@hodanabdillahidjama2512 8 ай бұрын
Amin ❤
@Sowdaahmed-t5g
@Sowdaahmed-t5g 8 ай бұрын
Jazakallah sheikh, qofkato hadu iska hadlo wa dhib wlh aqliga wa wax aad umuhim ah Allah no ziyadiyo
@aminaidris426
@aminaidris426 8 ай бұрын
Masha allah si qurux badan ayuu wax noogu sheegay ilaahey ha xafido sheekha
@RuntuunH-S
@RuntuunH-S 8 ай бұрын
Masha allah Masha allah sheekh sixikmad badan baat usharaxde waxnafahmayo qof wanaagsan illaheey hakuxifdiyo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 ай бұрын
Macha"Allah Sheikh ❤Allaha Noo Kaa Xafido YARABBI ❤🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤Dhamaanteen Allaha Na Wada Xafido Bi"idnillaahi kariim YARABBI 🤲🤲🤲
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 8 ай бұрын
maashaa Allaah sheikh jazaakallaahu kheyr saxiix Sheeqoow umada halaga qabto nimankaan sidaan u dhaqmaayo una sheega please u sheega kana qabta umada waxaanoo kale waa dhaqan dhumis dhalinyarada lagu dhaqan dhuminaayo
@HadiyaCismaanAli-ex5fu
@HadiyaCismaanAli-ex5fu 8 ай бұрын
M.a sheekh alle haku barakeeyo sida ficn oo aad uga jahli sartay niman malmahn hadlo xun xun la wareegaya❤ ilahay misanka xasanadka hku saaro hadalo wangsan ood ku hadashay
@LoveandLife1-w4m
@LoveandLife1-w4m 8 ай бұрын
Mashaa allah sheekh allaha ku xafido kaas qalbi angegay baa ku dhacay allaha inoo naxariisto dhimasho dabadeed
@hafsamuxidin1326
@hafsamuxidin1326 8 ай бұрын
jazaakalaahu khayran jazaak shikh baara kalaah
@munaomer8597
@munaomer8597 8 ай бұрын
ASC SHIEKH . WAXA QURUX BADNAYD IN RAGA IN AAD RAGA LA HADASHAAAN , . DUMAR BADAN AYAA dullman
@Zahuura
@Zahuura 8 ай бұрын
Mashalh
@Happy-f5k
@Happy-f5k 8 ай бұрын
Mashaallah. Ilahay cafimaad haa ku siyo.cimrii dharar iyo farxad ilahey haa kugu dheqo.amiin
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 8 ай бұрын
Masha allaah shekhena Abuu dalxa jazakallaahu khayral jazaa❤❤
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 8 ай бұрын
Mashallah tabarakallah merci Sheik abu dalxa
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 8 ай бұрын
MashaAllah shikh ubu dalxa Allaha kuxifdiyo runtii wa shiekh bulshada kudhexjira
@asaldhaladsland
@asaldhaladsland 8 ай бұрын
Maansha allah runta sheegtay shiikh Abu dalxa جزاك الله خير
@saynabjama2038
@saynabjama2038 8 ай бұрын
Ilhay haku barakeeyo sheekh abu dalxa caqligii iyo masxkadii ragaad thay
@ubaaxciise9689
@ubaaxciise9689 8 ай бұрын
Sheekh ilaahay cimriga iyo camalkaba hawbarakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@xabiibalbi4836
@xabiibalbi4836 8 ай бұрын
MashaAllah walahi jawabtan waxay timi wakhtigeedi jazakallahu khayran
@Sara-rm1oe
@Sara-rm1oe 8 ай бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا يا شيخنا ilaahay haynoo xifidyo Shuyuukh deena cumrigood cilmiga iyo caqligood Allaah hawbarakeeyo
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 8 ай бұрын
ماشاء الله يا شيخنا الفاضل الله يحفظك
@CabdisamadCismaan-j4b
@CabdisamadCismaan-j4b 8 ай бұрын
Maasha Allaah sheekh Alle cilmiga iyo caqliga ha kuu barakeeyo
@rayanhappy8631
@rayanhappy8631 8 ай бұрын
Masha allah shiikh alla cilmiga iyo aqonta ha kusiyadiyo
@munajirde8416
@munajirde8416 8 ай бұрын
Mashaallaah sheekh abu dalxa allaah haku xafido
@fatumaali1463
@fatumaali1463 8 ай бұрын
مانشاء الله Ilaahay hanoo kaa xifdiyo markasta waxad naga hortaagan tahay jaahilka nagu xad gudba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍
@faraxismail632
@faraxismail632 8 ай бұрын
maasha allh alle haku barkyo
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 8 ай бұрын
haa sheekha nagasoo gadh dheh ninka alla habarakeyo sheekha
@munacabdale-uy8wb
@munacabdale-uy8wb 8 ай бұрын
Thanks ilaahy hanoo kaa xifdiyo markasta waxaad naga hortaagan tahy jaahiilka nagu xad gub baya alle ha kaa abaalmariyo sheekh Abu dalxa 🙏🙏🙏🙏👏👏
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 8 ай бұрын
MashaAllah Allaha ku dhowro Sh.abudalxa
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 8 ай бұрын
Subxaana Allah, ninkan ma leh diin iyo iimaan midna , caqlina malah
@sahranuur196
@sahranuur196 8 ай бұрын
Mansha Allah allah yaa baarik fiika yaa abu dalxa Allah hanooka xidiyo
@aboubakerismael3734
@aboubakerismael3734 8 ай бұрын
❤❤ 😊😊 machallah sheekhoow ISO duceya ino Allah awlad kahir qaba caros cusub ayan ahay
@mariambintuyasin4273
@mariambintuyasin4273 8 ай бұрын
Allah haku xifdiyo sheikh abu dalxa
@luulabdiwarsame7308
@luulabdiwarsame7308 8 ай бұрын
Jasakallahu khayran sheeq xaqiiqdaad ka hadashay allaha ku xifdiyo
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 8 ай бұрын
Daaaci yaan lagu shegin wxn cml khas barakoow sheikhunaaa ❤abaa dalxaa
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 8 ай бұрын
Masha Allaah SH Abu. dalxa barakallaahu fika
@amiirck-zt7yy
@amiirck-zt7yy 8 ай бұрын
Shiikh ilaahay hakau barakeeyo
@raxmacabditashiid4149
@raxmacabditashiid4149 8 ай бұрын
Ugu Danbayn Shekhena Wa No Hadlay Xafidaka Allah Shekh❤😊
@ibrahimali6609
@ibrahimali6609 8 ай бұрын
Idin ma hadlin ee diinta ayuu ka Hadley sidee qabto waana ku saxanyahay shekha
@naagnool4127
@naagnool4127 8 ай бұрын
@@ibrahimali6609 wu no hadlay sababto ah nimanka qaar iyaga oo diinta ka hadla ayeey inta dumarka xaqooda loga hadlo ka aamusan nimanka somalida intooda badan duleynimo aya la hartay
@UmaMaryan-o8b
@UmaMaryan-o8b 8 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله يا شيخ ❤
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 8 ай бұрын
Mashlah sheq abudalxa Subxanalaah asiga iyo kuwa lamida Ilahey wax manogu daro 😮😮😮
@ifrahkhalif3682
@ifrahkhalif3682 8 ай бұрын
‏ما شاء الله تبارك الله ‏بارك الله فيك يا شيخ أحسن الله إليك
@ZEANGAMZ
@ZEANGAMZ 8 ай бұрын
Thank you sheikh
@xifradiyowaxkordhin7446
@xifradiyowaxkordhin7446 8 ай бұрын
Jazakallah qeyr shiiq. Waxase ma eheen rag cilmi lasofadhiisto melaha
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 8 ай бұрын
That is true manshallah Allah Yaxfadaka wa yarcaaka sheekhanaa🤲👍🙏👍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 8 ай бұрын
Jizaaka Allah kheyr sheekhunaa Mohamid
@queenubah8126
@queenubah8126 8 ай бұрын
M.A SHEEKH ALLAH HA KUU NAXARIISTO
@asmacali2506
@asmacali2506 8 ай бұрын
MashaaAllh jazakalahu khyr sheekh abuu dalxa
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t 8 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله يارب آمين يارب ❤❤❤🤲🤲
@aliosman8874
@aliosman8874 8 ай бұрын
Macha Allah, Jazakallahu khaira sheikh
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 8 ай бұрын
Masha Allah ilaahey ha ku xafido sheikh
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 8 ай бұрын
Masham allah jazakallahu khaira Sheikh
@MunaMohamed-tj5bk
@MunaMohamed-tj5bk 8 ай бұрын
Masha alah waa kaa ragi somaliyed ee dhabta ah lacif yuusaya ma matalo geesiyasha nala dhashay na dhalay anu dhalny anu udhaxnay
@hodanhibo6984
@hodanhibo6984 8 ай бұрын
Shekh abu dalxa jazakalah waxan ubahanahy inan arin usheego xageen kalaso xidhiidha shekha
@hipaqhipaq2
@hipaqhipaq2 8 ай бұрын
Alaaaha ku barakeeyo sh.abul dalxaa
@FathiMohammed-c2m
@FathiMohammed-c2m 8 ай бұрын
Maasha allh sheekh iylahey hakaxafido
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 8 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah sheekh Dalxa
@hadiyaabdi1471
@hadiyaabdi1471 8 ай бұрын
Masha allha alle ha ku barakeeyo shiikh
@Naseexa-c9r
@Naseexa-c9r 8 ай бұрын
Wcs sheekh ilaahay hakaa Abaal mariyo,sidoo Kalena wll safiirka islamka
@amrandahir7333
@amrandahir7333 8 ай бұрын
Mashaa allh alle hakubar keeyo shekhul fadil al qaaqil
@bureeqoqueen4874
@bureeqoqueen4874 8 ай бұрын
Masha allah xaqiiq weye sheekh allaha ku xifdiyo
@asili-yg9bz
@asili-yg9bz 8 ай бұрын
Amiin sheikh khayr Allah ku siiyo
@FaysaAbdiHirad
@FaysaAbdiHirad 8 ай бұрын
Mashallah allehaku barakeeyo allena jano hakugu abaaliyo
@hadiyamohamoudhussein5837
@hadiyamohamoudhussein5837 8 ай бұрын
Masha allaah alle haku xifdiyo sheekh❤❤
@amarmohamed8638
@amarmohamed8638 8 ай бұрын
Masha allah jisa allah kheyr shekh maxamud abu dalxa
@NawlJamac
@NawlJamac 8 ай бұрын
Illhay haku xafido sheikh ❤
@raxiimrismi5049
@raxiimrismi5049 8 ай бұрын
shikh abuu dalxa Ilaahay hanoo kaadaayo sidaad jaahi liinta nagu xadgudba sidaad nooga hor istaagto
@xaliimoxaliimo6214
@xaliimoxaliimo6214 8 ай бұрын
Sheekh Illahay haku hafido runtat usheegtay
@rowda318
@rowda318 8 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم احفظك
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 8 ай бұрын
Sheekhow kheer badan Ilaahay haku siiya waalidka gabdhaha lacagta kaqaato inaad kawaanisaan baa fiicneed
@umusalma3508
@umusalma3508 8 ай бұрын
Doqon jahilaa ayaa tahy lacag ayaa ka carartay awal gabadha rerkida intas kusoo tacdiyy oo wax walbo sinayy kasoı ka xaysatay markasa lacg iyo wax lmid ah meshan nogo imaneh adiga walidkaga yay ninka walasha gursanayo yy lacag kaqadin lacgta logo gurinayo adiga iyo walidkaga bixiyah midakli gabadhadaneh ninka gursanayo lcg hada qadino adiga aros o dhig marka ileen waxaa hoyada iyo walasha iyo gabadhada la rabin gabdhaha kali ha ogola imanin magaratay gabadha gursanaysid wax walbo aa ka bixiso ama guriga ogo sharaxdo waa midka lawadina iyo ubadko ilaah nisiyo kuwadah nolanaysan ee ayada iyo lawidkida kuma wada nolanayan aqliga xisabeh sixun ayaa o xisabtamaysaa xisb iyo lacagba meel xun ka gashay waxaa osamaynayso waa wax lawadina niga wada dhaxiyo ma ahan mid ayada kaliyan goni otahay mel qaldan haku dhagnanin naftada iyo nafta walasha iyo tan a dhashay ama dhalidontid waxaa lajeceshahay lajeclow xaskaga qofka aa jeceshahay miyaa lacag kala qima badnatay qasaro
@june6206
@june6206 8 ай бұрын
Lacag ta reer ku ma qate adoo ska ayey ku baxda
@safiyaare2526
@safiyaare2526 8 ай бұрын
Asc sheekh cimrigaagu ha raago illaahay ha ku dhawro . Ninkaas aqligiisa ayaa ah O
@NasraJohor-zd1wk
@NasraJohor-zd1wk 8 ай бұрын
maasha allh shekh allah hakubarakeyo
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 8 ай бұрын
Mashaa Allah ❤jazakalaa kheer
@naduzhabdikarim1274
@naduzhabdikarim1274 8 ай бұрын
جزاك الله خير ياشيخ ❤🙏
@faisoCabdi-u7f
@faisoCabdi-u7f 8 ай бұрын
M.a shiikh allah ha ku xafido❤
@anfacfaarax3038
@anfacfaarax3038 8 ай бұрын
Manshaa allah sheikh abu dalxa. Xaqii waa cadeyay
@TanuushAlpi
@TanuushAlpi 8 ай бұрын
Masha Allah Shiqena 🥰❤
@MakoMumin-u5h
@MakoMumin-u5h 8 ай бұрын
Masha sheekh Allaha ku xafido
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 8 ай бұрын
Maashaa Allah shiiqyada markasta noohiiliya hadaan qaldanay iyo hadii nagala qaldan yahay SHIIQ MAXAMED RASHAAD SHIIQ MAXAMED IDIRIS IYO SHIIQAGA AAN AAD U JECLAHAY SHIIQ MAXMUUD (about dalxa)
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr 8 ай бұрын
Masha allah sheikheena
@ArdoSheikhRashid
@ArdoSheikhRashid 8 ай бұрын
ما أكرمهن إلا كريم وما أهانهن إلا لئيم
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 8 ай бұрын
Mashaa alaah sheekhunaa faadil
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 8 ай бұрын
Waan sugayay shiikh usojawabo majnunkaas
@Asma-y6b
@Asma-y6b 8 ай бұрын
Sheekh Allah ha ku ciseeyo
@aminoaden6671
@aminoaden6671 8 ай бұрын
MASHALLAH ❤❤❤❤❤❤❤MASHALLAH MASHALLAH Allah
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 8 ай бұрын
ManshaAllah great man
@saynabibrahim6709
@saynabibrahim6709 8 ай бұрын
5sano xaas ahay isoo duceeya inaa ilahay ilmo baariya isiiyo 😢
@zahrayussuf6654
@zahrayussuf6654 8 ай бұрын
Abaayo May Allah grant you children. Try using olive oil in your belly button daily it's natural remedy may Allah make.it easy for you.
@jeykamohamm5975
@jeykamohamm5975 8 ай бұрын
Allah hakusiyo abayo kuwabarakeysan
@saynf
@saynf 8 ай бұрын
May Allah shower you with endless blessings yaa rab. Istaqfaarta badi inshallah
@YasminJamac-u9d
@YasminJamac-u9d 8 ай бұрын
شكرا شيخ جزا ك الله خيرا ❤
@YasminJamac-u9d
@YasminJamac-u9d 8 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️
@FathiMohammed-c2m
@FathiMohammed-c2m 8 ай бұрын
Maasha allh sheekh alaha Ku xafido
@sumayomuse4862
@sumayomuse4862 8 ай бұрын
Runti waa noo hadashay shiikh jasakallah
@fahmahayir202
@fahmahayir202 8 ай бұрын
Mash Allah zheikh💯🙏
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 8 ай бұрын
Mncha allh tabarik Kii dumarka caayi jirey gaadhsiiya
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 5 МЛН
Waxaan Isu eekeysiiyay qof miskiin ah Social experiment
16:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 172 М.
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34
MM Somali TV
Рет қаралды 16 М.
Oday Jamac Cawad Ahmed & Sheeko Xiisa badan oo Na Dhexmartay
11:14
Daawada Walwalka Iyo Murugada Xifti Saddexdaan Duco ..Sheikh Abuu Dalxa
10:44
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57