hadii aanan dhulkaygow | hadii aanan dhulkaygow muuse ismaaciil qalinle | qalinle wadani hadii aanan

  Рет қаралды 23,747

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

6 ай бұрын

Ilaalinta iyo difaacidda Xuduudaha dhulka hooyo ( Cir , Dhul iyo Bad ) waa mid waajib ku ah qofkasta oo soomaali ah xilkas ah, ayna tahay in uu ku difaaco hadba wixii uu awoodo Af, Addin iyo Qalinba ma ahan wax madaxda kaliya gaar u saaran.
Gobanimadu waa dhiigga Geesiga oo qubta, ee mahan khiyaali iyo dheel-dheel.
Heestaan waxaa ay dhiiri galinaysaa ciidanka naftii huraha ah ee difaacaya gobanimada soomaaliyeed.
Waxaa curinta lahaa Axmed Saleebaan Bide.
Haddii aanan dhulkaygow
Dhuux cadaawe kuu karin
Haddii aanan dhulkaygow
Dhiig kuugu fooldhaqin
Haddii aanan dhulkaygow
Gobannimada soo dhicin
Soomaali kama dhalan
Maalkaaga maan dhaqan
Caanihiisa maan dhamin
Ciiddana dhab u ma ledin
Haddii aanan dhulkaygow
Gaajo kuugu dhuubnaan
Haddii aanan dhibaatada
Dhexda suunka ku adkayn
Haddii aanan dhaxantiyo
Milicdaba u dhererraan
Soomaali kama dhalan
Dhirta midho kamaan guran
Dhuunigaaga maan cunin
Kuma dhaadan magacaa!
Maalkaaga maan dhaqan
Caanihiisa maan dhamin
Ciiddana dhab u ma ledin
Haddii aanan dhulkaygow
Dhuux cadaawe kuu karin
Haddii aanan dhulkaygow
Dhiig kuugu fooldhaqin
Haddii aanan dhulkaygow
Gobannimada soo dhicin
Soomaali kama dhalan
Maalkaaga maan dhaqan
Caanihiisa maan dhamin
Ciiddana dhab u ma ledin
Haddii aanan dhulkaygow
Gaajo kuugu dhuubnaan
Haddii aanan dhibaatada
Dhexda suunka ku adkayn
Haddii aanan dhaxantiyo
Milicdaba u dhererraan
Soomaali kama dhalan
Dhirta midho kamaan guran
Dhuunigaaga maan cunin
Kuma dhaadan magacaa!
Maalkaaga maan dhaqan
Caanihiisa maan dhamin
Ciiddana dhab u ma ledin.
heeso wadani,
heeso wadani ah,
heeso wadani ah 1977,
heeso wadani ah waaberi,
heeso wadani ah somaliland,
heeso wadani somaliland,
heeso wadani qaraami,
heeso wadani ah 2023,
heeso wadani 2023,
heeso wadani ah kacaanka,
heeso wadani 77,
heeso wadani ah 1960,
heeso wadani ah oo qaraami ah,
heeso wadani ah somaliland 2023,
heeso wadani ah somali,
heeso qaraami wadani ah,
heeso wadani xul ah,
tubeec heeso wadani ah,
jabhada onlf heeso wadani ah,
heeso wadani baxsan,
hees wadani bilaa music,
hees wadani baxsan,
bk heeso wadani ah,
hees wadani balanteenu waa shaqo,
bacalwaan heeso wadani,
hees wadani bk,
hees wadani beeraha,
hees bishaar wadani,
hees wadani bada,
baxsan hees wadani,
maxamed bk heeso wadani ah,
heeso wadani cusub,
heeso wadani cabdi tahliil,
heeso wadani cusub 2023,
hees wadani ciidanka xooga,
hees wadani calanka,
hees wadani cusub,
hees wadani cumar dhuule,
hees wadani ciidanka,
wadani hees cusub 2021,
hees cusub wadani adeer qoriga,
cabdi tahliil warsame heeso wadani ah,
hees wadani horseed,
hees wadani halka sahanka,
hibo nuura heeso wadani ah,
hanuuniye heeso wadani ah,
heeso hore wadani ah,
heeso wadani ah kuwii hore,
heeso wadani ilkacase,
hees itoobiyaan wadani,
hees wadani ismaaciil aarka,
heeso wadani kooxda iftin,
hees wadani isku duuban,
hees wadani jabuuti,
heeso wadani jooqle,
hees wadani jigjiga,
hees wadani jacaylka,
hees wadani jwxo,
hees wadani jubaland,
hees wadani jihad,
heeso wadani kacaanka,
hees wadani kooxda waaberi,
hees wadani kooxda heegan,
hees wadani kooxda onkod,
hees wadani koonfur galbeed,
hees wadani khalid kamil,
hees wadani kaban,
hees wadani kooxda deegaan,
hees wadani lyrics,
hees wadani lafoole,
heeso wadani magool,
heeso wadani mcn,
hees wadani maryan mursal,
hees wadani maxamed saleebaan,
hees wadani maay maay,
hees wadani maandeeq,
hees wadani maanta maanta,
hees macaan wadani ah,
hees wadani muqdisho,
hees wadani macaan,
magool heeso wadani ah,
magool heeso wadani,
maxamed saleebaan tubeec heeso wadani ah,
heeso mashup ayaan wadani,
heeso wadani ah mix,
hees wadani nimcaan hilaac,
hees wadani ninkii ka tagee,
hees wadani nuur daalacay,
hees wadani ogaden,
hees wadani onlf,
heeso wadani salaad darbi,
heeso wadani soomaali,
heeso wadani soomaaliya,
hees wadani somaliland,
hees wadani somali,
hees wadani sharma boy,
hees somali wadani arligaygow,
hees somali wadani 1977,
somaliland heeso wadani ah,
xasan aadan samatar heeso wadani ah,
heeso somali wadani,
heeso wadani tubeec,
hees wadani taliska nugul,
hees wadani talaabada aan qaadan,
hees wadani umad yahay,
hees wadani xisbiga,
hees wadani 2009,
heeso wadani waaberi,
hees wadani waaberi,
hees wadani wuxuu yiri,
hees waa wadani,
hees wadani waabaa baryay,
hees wadani wax barta,
waaberi heeso wadani ah,
hees wadani xaliimo khaliif magool,
hees wadani xasan diiriye,
hees wadani xuseen shire,
ayaan wadani heeso xul ah,
hees wadani xidigaha geeska 2020,
hees wadani xasan aadan,
hees wadani xasan sheekh,
hees wadani xidigaha geeska,
hees xisbiga wadani,
hees wadani yurub geenyo,
heeso wadani ah 77,
heeso wadani 1977,
hees wadani 1977,
qaraami qaaci ah,
heeso qaaci xul ah,
heeso qaraami xul ah,
heeso kaban qaraami xul ah,
heeso qaraami oo macaan,
heeso qaaci ah oo macaan,

Пікірлер: 7
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Qalinle
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 4 ай бұрын
❤mahadsanid great song ilaahow korka.yeel
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Isaaq baa u alufeee iminkaba ha sameeyaan heesihii gabayadii isu soo ururintii somali meel ay joogtaba hawiye iyo daarood juudaan oo ku wareerasn 🇸🇴 sheydaan caabudka salaamaad
@wanaagsa
@wanaagsa 2 ай бұрын
Heesihii Waddaniga ee ugu caansanaa Hawiyaa lahaa. Gaar ahaan Abwaan Cabdi Bashiir Indha-buur AUN
@wanaagsa
@wanaagsa 2 ай бұрын
Maantana waan leennahay abwaanno heeso joogto ah curiya, adigaan se la socon.
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 23 күн бұрын
​@@wanaagsa yaah😂😂 naga aamus Hawiye waakee. Ma hawiyaa abwaano lahaa. Xishood
@wanaagsa
@wanaagsa 22 күн бұрын
@@xananmediaproductions6795 Heesaha waddaniga ee ugu badan ma hooyadaa baa curisay?
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 407 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 302 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
HEESTII ANIGU QUURSAN MEYNE
9:46
Somali National Television
Рет қаралды 390 М.
СОБАКИ ГОЛОДАЮТ ИЗ-ЗА ЛЕРЫ 🥲
1:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3,8 МЛН
Waka Waka 😁😁 #funnyshorts #rianashow
0:13
RianaShow
Рет қаралды 7 МЛН
Inside Out 2 Wrong heads #shorts by Leisi_family
0:24
Leisi_family
Рет қаралды 9 МЛН