No video

Muuse Ismaaciil Qalinle Heesta Alahayow maxay noqon | hees maxay noqon | Alahayow maxay noqon lyrics

  Рет қаралды 206,079

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : ALAHAYOOW MAXAY NOQON
LUUQDA : MUUSE ISMAACIIL QALINLE
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Ergo wixii la siiyaba
Anfac bay ka dhigataa
Eraygii la soo faro
Uumiyaheey dhex keentaa
Waa ammaano haysoo
Kama taliso eeddee
Dhuun baa af iyo moqor
Labadaba ogaatee
Waxaad iila egtahay
Ergo ruux ka laadee
Alahayoow maxay noqon
Ooy noqon eedi iga raacdee
Maahmaahda odayadu
Eray waxay ka sheegeen
Ruuxii albaab xidhan
Ku garaaca amar li'i
Waxa uu ka eegaa
Aflagaada weeyee
Dhuun baa af iyo moqor
Labadaba ogaatee
Waxaad iila egtahay
Ergo ruux ka laadee
Alahayoow maxay noqon
Ooy noqoon eedi iga raacdee
Afaan adiga kugu ool
Aamus lama yidhaahdee
Arintaadu inanyahay
Waa ooda dhacameed
Dhexda aad abaartoo
Tii sare iloowdee
Dhuun baa af iyo moqor
Labadaba ogaatee
Waxaad iila egtahay
Ergo ruux ka laadee
Alahayoow maxay noqon
Ooy noqoon eedi iga raacdee
#dhugmaal_lyrics #qalinle

Пікірлер: 22
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Heesta: allahayoow maxay noqon Codka: ahn Muuse ismacil Qalinke Ergo wixii lasiiyaba anfac bay kal dhigataa eraygii lasoo faro uumiyahay dhex keentaa waa ammaano hayso kama taliso eeddee dhudhumaha af iyo muuq labada udhaatee waxaad iila egtahay ergay ruux jeclaadee allahayoow maxay noqon eed iiga raacdee. .......... Maahmaahda odayada eray waxay kusheegeen ruuxii albaab xiran kugaraaca amar li,i waxa uu ka eegaa aflagaaddo weeye dhudhumaha af iyo muuq labadaba udhaatee waxaad iila egtahay ergay ruux jeclaadee allahayoow maxay noqon eedi iga raacdaye. .............. Afaan adiga kugu ool aamus lama yiraahdee arrintaadu inanyahay waa oodo dhacameed dhexda aad abbaartoo tii sare illowdee dhudhumaha af iyo muuq labadaba udhaatee waxaad iila egtahay ergay ruux jeclaadee allahayow mxay noqon ooy noqon eedi iga raacdee. Fannaanku heesta wuxuu kusheegayaa ahn in gabadhu ay tahay mid aan waxba qarin oo baasto miir ah wixii uu usheegaba ay sidii ergadii dadka usheegto hadalkii oo aan waxba kabaddalnayn abwaannadii hore duur xul miiran bay ahaayeen.
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 Жыл бұрын
«Ruuxii albaab xiran ku garaaca amar li’i waxa u ka edaaa aflagaado weeye» beey jumladu igula saxan tahay. «Waxa uu ka eegaa aflagaado weeye» macno ma sameyneyso hhhh. Laga yaabee «eegida inuu macno kale ula jeedo. Waaba haduu ula jeedo’e.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
@@dhalboqortooyogm5252 Afsoomaaligu waa margi yacnii qofkii guri reerood iska garaacda albaabkiisa wxa uu sugayaa ama eegaa waa in la caayo isagoo aan cidna uyeeran.
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 Жыл бұрын
@@cabdiwalibeeroof2483 lkn eedaa baa kaga haboon afsomaali ahaan. Sidaa inuu leeyahay fanaanku beey aniga ila tahay. Lkn qofba sibuu ufahmi karaa. Dadaalka halkaa ka sii wad walale👍
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
​@@dhalboqortooyogm5252waad saxanthy eraygu waa wax uu (ka edaa) ama ka egaa waa isku macno ahaan kakin kala fiican adegsiga fanka iyo hadalka caadiga isku eray looma adegsado
@user-hy5sz4kq9z
@user-hy5sz4kq9z 2 ай бұрын
Abwaanku heesta sameeyay xikmad badnaayee
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Naxaristii jano allha siyo muuse ismail qalinle 😢
@cabdiraxmaanabiib4583
@cabdiraxmaanabiib4583 Ай бұрын
Heeestan waaa taxadir 😢 24/7/2024 / Wednesday ❤
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Sawirku maaha qalinle , waa asseyas afwerki madaxweynaha Eritrea
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 Жыл бұрын
Alahayow maxay noqon alle ha unaxariisto qalinle
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 Жыл бұрын
Hala yaa hala muuse ismail qalinle Allah ha u naxariisto
@user-ir3ge6gj4l
@user-ir3ge6gj4l Жыл бұрын
Allow naxariisti Jane gee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Dhudhumaha af iyo muuq labadaba udhaatee waxaad iila egtahay ergay ruux jeclaadee. Fannaanku wxuu leeyahay gabadhu waa baastamiir aan sir hayn karin sidii ergadii bay wxii aan kuwada hadalno dadka dhex keentaa
@mousewaaw1260
@mousewaaw1260 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 2 ай бұрын
Sixid. Labadaba ogaatee weey ee ma aha udhaatee kkk
@abdieid1033
@abdieid1033 11 ай бұрын
Illhy.unaxariiso
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Allahayoow maxay noqon Eeddi iga raacdayee
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 5 ай бұрын
Luuqda: Muuse Ismaaciil Qalinle 24.Heesta "Allahayoow maxay noqon" Ereyada: Maxammed I.W Hadraawi Laxanka: Cabdikariin Jiir Qaarey
@abdallakaariye7169
@abdallakaariye7169 Жыл бұрын
Hees qiima badan
@XasanQurux-np7mk
@XasanQurux-np7mk Жыл бұрын
6j
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 10 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku
8:50
Ik Hajji
Рет қаралды 107 М.
Muuse ismaaciil Qalinle Heesta Hal La qalay Raqdeedaa Lyrics
11:34
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 164 М.
Qalinle iyo Sahra Heestii Saldhigo waalagu sitaayee
13:45
Daruuraha News
Рет қаралды 47 М.
Muuse Ismaciile Qalinle Ahun | Heestii Waan Ku Waramayaa
6:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 195 М.
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН