Hadii Cabdiraxmaan Ciro doorashada ku guuleysto,Sidee bay Somaliland u ekaaneysaa?

  Рет қаралды 6,571

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Күн бұрын

Falanqeyn iyo dood aan waxba leysula hadhin kaga bogo barnaamijkan.
www.facebook.c...

Пікірлер: 81
@shiinoosuldanka4652
@shiinoosuldanka4652 3 күн бұрын
Habar awal barkhad batuun hargeysa haku dhex garaacaan
@mussejama311
@mussejama311 Күн бұрын
Awal sultanate of East Africa ❤❤
@JsGsgs-cq7yw
@JsGsgs-cq7yw 3 күн бұрын
Ceeshqiyaasik sidaasi ayaa xor iyo xiniiyo lagu leeyahay
@roobjama6865
@roobjama6865 3 күн бұрын
Halkan waxaa kabadhaacinaya inamadii habluhu dhaleene (faqashtii) waana intii ilaahay nacay?
@taherjamac228
@taherjamac228 3 күн бұрын
Qoqobka, cunsurinada, ayaa laga bixi iyo somaali diidmimada, musuqa, hantida la boobayna waa la soo celin kuwii dhacayna xabsiyadaa laga buuxin, amxaaro jacaylka ingiriis u oyga, Yuhuuda la amaano, Baddoo la baayaco dib loo arki maayo
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 3 күн бұрын
Waan qiraya reerka keliya ee in yihiin naf iyo maal badani Kaga baxay xoraynta iyo dhismaha Somaliland inay yihiin Sacad Muuse. Alxumdu lilaah waad ka faaiideen . Maantana xalku gacantiina ayuu ku jiraa
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 күн бұрын
Dalkani reer s/land wey eeganayaan Muuse haduu idinyidhi hadii kursiga la igaqaado dagaalama xiniinyo sad reer s/liland aadkula dagaalantaan sameysta lagaama baryayo anigoo reer awdala ayaa kuleh guul guul wadani guul s/land Bari iyo galbeedba
@Osman-vs7mw
@Osman-vs7mw 3 күн бұрын
Somaliand guul somaliland is ĥere to stay for ever.waddni guul.
@nathra7351
@nathra7351 2 күн бұрын
Dowladii cabdiraxmaan tuur ookale baay noqoneeysa ilaahay kursiga masiiyo wadani ishalah
@hamdaelmi
@hamdaelmi 4 күн бұрын
Geese geese dhalay nolow Inaader kay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Osman-vs7mw
@Osman-vs7mw 3 күн бұрын
Who told you somaliland going to 1994 ?.somaliland is going forward .from Arab burco uk Somaliland is here to stay for ever.waddni guul somaliland guul
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 3 күн бұрын
Adigu hadaad sidaa u makaynayso maxaa kuu diiday inaad ku taliso in MaxMad Kaahin Madaxweyne noqdo.siyaasada Muuse halkii haka sii wadee
@cabdicumar5891
@cabdicumar5891 3 күн бұрын
Good point #from H awal
@mahadmacamusale5136
@mahadmacamusale5136 3 күн бұрын
Waxad.adigu.yeelayso.waa.gaar.balanagu.waxan.qorshaysanay Haddii.muuse.laga.helo.in.aanu.cagah.hayno.dawlada.
@CAWO-KULUL
@CAWO-KULUL 3 күн бұрын
Yaahuuu oo isku bax Ilaahay nooma keeno daarood
@AxmedCabdi-y4d
@AxmedCabdi-y4d 3 күн бұрын
Asc.suberr.awal
@AxmedCabdi-y4d
@AxmedCabdi-y4d 3 күн бұрын
Away.gabeed
@de6236
@de6236 3 күн бұрын
Absolutely 💯 💯 daqamadiiy dauladiiy Farmajo ayanagusosocda ee raaga iyo dumar baa filimaan lagadubo
@TaaroAli
@TaaroAli 3 күн бұрын
Waar waa bartaa ee waa siday doonayaan inay u dhacdo cado-gude iyo odayaasha afka garxajiska sheegtaa waa siday jecel yihiin ee ay la rabaan inay dalkan ka dhacdo ama ay ku fikiraan ee waa in lala dhameeyaa oo subeer awalna ay taagtaan j.madaxbaan oo waliba u madax banaan inay cidwalba heshiis ay xor u yihiin ay lagalaan markaa dawlada ethiopia oo ay macal samaroon ku jirto markaa marwalba subeer awal waxoogu waa isasaar oo imikay samaroon iyo haber awal ay helayaan dawlad xora oo aan buuq iyo rabshad toona lahayn marka horeba reerkan subeer awal iyagaa soo jiidanayay waraabeyaal aan carbismayn oo waxa cadaatay maah maahdii odhan jirtay "waraabe ma carbismo" markaa hadii ay carbismi lahaayeen waxa ka go'naan lahayd inay u hogaansamaan dawladnimadan lala baryayo ee laleeyahay waar aynu aduunka aynu wax la qaybsano ee iska daaya basaasnimadan iyo dawladahan aad dawladan j.somaliland ee lawada leeyahay aad u dabada ku wadataan ee aad doonaysaan inaad u qawracdaan jiritaankeeda?hadii kale waa inoo sidaa oo loo kala tagidoono ee ku bushaarasta oo niyadiina u sheega kuna abshira?
@MaxamuudMaxamed-u6i
@MaxamuudMaxamed-u6i 3 күн бұрын
War kan nacaska ah ma wadani baa dirtay sowka dawladii baabiyay waar kulmiye mooyane somalilad cid ka talin kartaa ma jirto, mantA maalin ay ka wanaagsantahay inamay soomalin😊
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Markaad dawarsade dal aad u dhiibtoo waa sidaan
@MohamedIbrahim-g1q
@MohamedIbrahim-g1q 3 күн бұрын
INAALILAH CALACAL WAYNAA QAC😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 күн бұрын
Oo yay caano kaga daadanayaan kolayba waxaad sii wadaa garxajis talo ma qabankaraan in kolay sidii tuur aad ka hor imanaysaane haday burburto yay caano kaga daadanayaan lo'a yahay dhulkiina hadaan samaroon iyo ciise ayaa loo qaybinayaa taa ku biyo cab
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 күн бұрын
Waar wadani reer s/land ayuu mideynayaa barwaaqona gaadhsiin doonaa hanagu waalanina xamareey wadani guul
@MaxamuudCiise-j8g
@MaxamuudCiise-j8g 3 күн бұрын
Balaayo sheeg baad tahay yaahuuu
@Cabdibahal
@Cabdibahal 3 күн бұрын
Marki hore ba waxba kumanu qabin halaysgu daro ba
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 3 күн бұрын
HABAR AWAL OO IS DHIIBTEY😂😂😂CALAACAL WEYNAA
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 күн бұрын
MAXAA DOQON AAN WAX LA WADIIIN JIRIN AFKA KA XAARAAYA
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 күн бұрын
Hayaay waxalayaableh waxa ayku hadlayaan kuwii kursiga lasaarey dhaxal abohood uga dhintey ayey uqaateen hadii lana dooranwaayo habarjeclo hargeysa iyo wajaale joogimeyso garxajisna madaxweyne noonoqonmaayo ayey lataaganyihiin dumarkiina maxishoonayaan
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Waa riwaayadii doorashada hore maxaad ka soo celinsaa
@MohamedBile-l6t
@MohamedBile-l6t 3 күн бұрын
Tan iyo cigal qoyan hadi gus ku jirin ma xishoto
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Car yaan lagaa waayin taaaa
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 3 күн бұрын
NABAD GALIYAD IYO WALAALO
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 күн бұрын
ILAAHAYOOW CADAWGAN DOQONKA AH EE LA INOO SOO ADEEGSADAY NAGA XABAAL.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 3 күн бұрын
Faisal iyo cabdillaahi dahab ayaa mudan haddii garxajis la doonayo balse kani gacmaha waxba uguma jiraan oo ururka waxa haysta tuugtii lagasoo eryey kulmiye iyo oday beeleedyo doonayo xoolo ay cunaan.
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 3 күн бұрын
TUUG TUUG DHALAY
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 3 күн бұрын
Alayleha Subar Awal imikay fahantay siday Garxaar wax ku fahman .ta xunbay h xaar wax ku fahman .h Awal powerkeda ayey tusaysa .in badan bay lahayen Garxajis land banu dhosayna .Nabadi ay farafaraynayen car hadi Ciro yimado car h Awal madaxtoyada car cag ha so dhigo .faqash anago hAwal omal iyo nafba Dawladnimada u huray 60 sann in Manta ayar dawato in dabadhilif Madaxtoyada Somaliland fadhisto .H Awal faqash dawan mayso.Awodeda ay Marodijex ku xoraysay ayey gacanteda kuso celinaysa gobalada h Awal e qaniga ayey odanaysa.wa ta h xaar wax ku fahanto .
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 3 күн бұрын
Kkkkkk waa maxay baroortu miyaad is dhiibteen durba. Tartanki miyuu dhammaaday. Oohintu dhaqan rag maaha.
@AHMEDIbrahim-jb5yw
@AHMEDIbrahim-jb5yw 3 күн бұрын
HUNGURI WADKI MA YAQANO WELIGA GIDARA GARAC
@CabdiDhuux-s7u
@CabdiDhuux-s7u 3 күн бұрын
Maalban kuqortee yiyku la adkaan
@januarySl2024
@januarySl2024 3 күн бұрын
Dee wixii doonaa hadhceen ! Ha laysku rogmo hadii la doono, cadawgu Bari iyo Galbeed ha ka soo galo haduu dooono ! Saw adigu maad ogolaan doorasho horgalaa Huwan Faqash, Ictisaam iyo Shayaadiin ay murashaxiin u yihiin ! Saw adigu maad ogolaan in Barlamaanka Ictisaam, Shayaadiin iyo horgala Huwan Faqash iska soo buuxiyaan !!!
@adanhayd
@adanhayd 3 күн бұрын
War ilaahay ka cabsada. Dad kana ka xishooda.
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@hah7064
@hah7064 3 күн бұрын
Waaryaadhaheen waar waxan huwanta ahi ma helayaan doorasho ee idinku ha inaguna soo dhisina.
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 3 күн бұрын
Isaaq Habar Awal oo keliya maaha.Garxajisna Wadani ma wada ah. Waxaad ka mid tahay kuwa qabyaaladu jarjartay.
@SiciidCumar-y3g
@SiciidCumar-y3g 3 күн бұрын
Habrjeclo hadii ay cirro sosarto Somaliland waxala yidhahada Majiiridonto walahi barbar iyo Hargeysa iyo wajaaleh intaba Waa awal isteed
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 күн бұрын
Awal futo waynaa waar xaarka isku xejiya
@Mudane24
@Mudane24 3 күн бұрын
Oo yaa dan ka leh Somaliland adigaa ku noole
@mohamedhussien5580
@mohamedhussien5580 3 күн бұрын
Waar Meeshaada Xukumo .Aniga 1 Jeer oo MD aan Noqday Waad I Caariday .ARNA Xamar Ka dagatau marna Harti
@Mudane24
@Mudane24 3 күн бұрын
Oo Somaliland iyo Isaaq yaa dan ka leh adigaa ku qadhaabtee. Garxajis daayee anaga oo HJ ah ayaan dan iyo muraadtoona ka lahayn Somaliland iyo Isaaqa aad sheegayso
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Waar saaxil hooyada male
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 күн бұрын
Waar fulaynimada iska daaya oo hadaad doonto roga yaa awalba wax ku cuni jiray
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 3 күн бұрын
rainbow is explosion
@MaxamedAli-i4j
@MaxamedAli-i4j 4 күн бұрын
Anigu ma hadli karo laakiin qaraalkayga ayaa hadlaya hadii ciro noqdo madaxwayne saacada la dhaariyo ayaanu qaadaynaa dagaalkii lagu qaaday maxamed x ibrahin cigaal ilaa aanu afka ciida u darayno hadifaaciin garxzjis waanzgii difaacnay ina cigaal iyo ina biixiba
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 күн бұрын
Soo daa waxaad hayso yay wax kaga daadanayaan aan waligay ku xukumo adeer adaa diiday waxa la yiri Karis xun iyana wax ku la
@FaizaJama-z3s
@FaizaJama-z3s 3 күн бұрын
War waxna maqabsanayee aa.usa
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 3 күн бұрын
Waar dadka kala fadhiiso faalo xumada
@januarySl2024
@januarySl2024 3 күн бұрын
Huuraweyne ! Khiyaano Qaran khamiis iyo koofiyad loo gashaday oo loo soo cimraystay. Alle , ka aan cidi khiyaamayn karin wuu ku arkayaa, qalbigaaga na wuu daalacanayaa !
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 күн бұрын
Waar waxan maxaa isugu keenay meeshan.waar iska aamusa islayaaba.
@osmannur2404
@osmannur2404 3 күн бұрын
Waar doqoniimada dadka kala taga oo isla xishooda...Sacad Muse iyo Habar Awal keligeed ma laha dalkan...Nin garaad laawe ah oo maan gaab ahi afka reerka kuma hadli karo ee dhareerka iska duwa...
@AadanSalebaan-k4g
@AadanSalebaan-k4g 3 күн бұрын
Waar hadaan lakaroonaan roob madam o ee iska daaya isku dirka dadka
@deeqyasin3881
@deeqyasin3881 3 күн бұрын
Sakhraan guri ku xidhan
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 күн бұрын
Watch ur words
@MohamedIbrahim-g1q
@MohamedIbrahim-g1q 3 күн бұрын
Wax dhinac banu indinka wada maraynaa markasanu idin edebinayna madinka xanaqi kara 😂😂😂😂 dhenged isaaq oo wada socda u diyar garoooba an idin layara qasto qoladiinan dacartu ku kacsantahaye 😂😂😂
@Mudane24
@Mudane24 3 күн бұрын
Saaxil ma laha Awal ee HJ ayaa leh
@mahadmacamusale5136
@mahadmacamusale5136 3 күн бұрын
dagaal.kama.macaashtaan.hadan.muran.madaysaan.wali.reer.isaaqa.oo.ad.dagaali.ku.jabiseen.maan.maqal....hadana.waxad.tidhaahdaan.cirkaanu.
@hassanmoibrahim3175
@hassanmoibrahim3175 3 күн бұрын
Wlhy. Naagnimada ssacadmuuse lagu sheegaa waa dhab.
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 күн бұрын
Naag yahow naagu dhalay ee Xanuunsanayaa Sacad muuse waa kuwii 1994kii ku Xasuuqay ee ilaa maanta la Xanuunsanaso Eyahow Eyadu dhashay
@abdinuur370
@abdinuur370 3 күн бұрын
Kadirica xidha waala,arkidoonaa Nacasow anigu reerkuu caayimaynee
@hah7064
@hah7064 3 күн бұрын
Hus khaniisyahaw garxajis yusra harti baad tahay kursiguna intuu cirku kuu jiruuu kuu jiraa
@abdinuur370
@abdinuur370 3 күн бұрын
Dhawaan filo awal,land Hidii ciro yimaado
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 3 күн бұрын
Xageebuu ku yaala awalland
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 3 күн бұрын
maba dhici karto lomana fadhiyo shacabka Somaliland way tashadeen ciro na ha u fadhiyin xaqiiq dii weeyi.
@lander2023
@lander2023 3 күн бұрын
Somaliland waxay yellen donta mulkille cusub “Mahdi Guleed” exile from Somalia…. That’s my prediction. Brain president run by Hirsi with ictisaam agenda. Simple.
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 3 күн бұрын
Mashruucii wadani baa halkan ka socda habraha kala qaybi oo hadana iska horkeen oo isugu dhiib oo kolba mid iska dhig nacalaa biidhi qaate ku yaal adeer doorashadani maaha tii habraha waatii doonidan somaliland fuushantahay xeeligii ay ku socdeen gaadhsiin lahayd uma baahna naakhuude aan dan ka lahayn doonida iyo dadka saaranba ee waxay u baahantahay dirawal ay ka dhab tahay inuu gaadhsiiyo h alkay ku socoto kaasina magac qabiil ma wato
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 48 М.
War Ka Soo Dhacay Somaliland Iyo Jabhad Cusub Oo Dagaal....
1:22:52
Hargeysa News
Рет қаралды 9 М.
LABADA MUXUBO  23
10:44
Moussa Arablo
Рет қаралды 9 М.
DEG-DEG BEESHA HABARJECLO OO KA HADASHAY WEERARKII MAXAMED KAAHIN.....
5:56
ZEETEYE PRODUCTION 1
Рет қаралды 29 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,3 МЛН