Aniga waxaan qabaa alshabab barnamij gungaar marka laga duubo isla video lagu tuugto
@gedoofficial97334 жыл бұрын
Caajiba weyo
@xikmad74 жыл бұрын
Sxp waalagaaga codkarsanyahay Ninkii dheeraa meeye ee hebal carab la oranjiray
@dayaxaxmd20284 жыл бұрын
Sidee u arki karaa barnamijka kale noguweydiiya maxa lagu aqonsada sidee walalhen ubadbaadan
@sahraadan67624 жыл бұрын
Waxaan waa cawaan nin afka soo duubtay intuu fulaynimo ka qabo ayaa ku amraya inuu is qarxiyo Kuwan arxandarrada ka muuqata waa yaab lkn qof naftiisa nacay oo isagii is dilaya maxaan kala yaba
@salamkala144 жыл бұрын
Walahi waa ka caloo xumahay nimanki dhulkooda iyo dadkooda difaaci lahaa waxaso miidhan bay noqodeen uuf Wiilashan iyaga laf tigooda dhibanayaal ah 🥺 maskax dii ayaa laga xaday waxay noqodeen bahalo aan bina adanimo lahayn oo arxan lahayn inta noloshooda ka dhiman waa inay xidh naadan
Aniga waxaan Dhihi lahaa Ciyaalkan maskaxda laga qalday Cidii Waxaan ka danbaysi Hala soo qabto.Ciyaalkan Xabsi Gooni ah ha lagu xiro dadka caadiga ah yaan lagu dhax darin.
@aayahamedia32394 жыл бұрын
Soo booqo channel kayga hadiiaad kuqanacdana igu dhiirigeli subiscribe
@abdirahman6884 жыл бұрын
Hhh.holac hadu dambi yahay. Maxa isku qarxine nacala ku dhalay