Hadii inaan Hooyo unoqdo aad rabto wa inaan furtaa full

  Рет қаралды 14,731

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Ай бұрын
😢😢😢Wlhi waa qiso xanuun badan Aniga ineey iga tarjumeyso baad mooda ala awood badana Wlal xaaskada iyo caruurtiina ba hysta walidka iyo wlalhana alaha soo hadeeyo😢😢😢😢😢
@KaltuumaAdil
@KaltuumaAdil Ай бұрын
Murad le yahy isoo duceya please 🥺🤲💕
@Canbaro-p8n
@Canbaro-p8n Ай бұрын
Kaltun ilahe ku sahlo abaayo
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Ай бұрын
Alaha kuu saqiro xbibti muradkaad ledahy
@KaltuumaAdil
@KaltuumaAdil Ай бұрын
Amiin abayo mcnto 🤲😍​@@bukaanbilechannel
@SâfiâMuhumed-t6i
@SâfiâMuhumed-t6i Ай бұрын
Team higsi one like ❤
@DheeemanCabdi
@DheeemanCabdi Ай бұрын
Ha iskafurin wll marwadada familkanah rabi qalpiga haujilciyo😢❤l,n nolashu way hagagee samirkinaa lagijijabinanaah🎉❤😢💯samra abaayo iyo abwe😢😊
@FilsanMaxamed-b4q
@FilsanMaxamed-b4q Ай бұрын
Waa qiso xanuun badan Balse waxaan u rajaynaynaa In illahay qabiga u qaboojiyo Ilaahayna familada usoo jeediyo quluubtooda🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😊
@Afatimo7
@Afatimo7 28 күн бұрын
😢😢😢
@XafsamustafeDgn
@XafsamustafeDgn Ай бұрын
Wll samir qofba qofku ka wanagsan yahy ayu ka dhibato bdan yhay, ha is darensin iney wax ka dhiman yhin alx dheh inta ka maqan ha fiirin ee intad heysato alle ugu mhad celi😪
@FadumoQasin-d9u
@FadumoQasin-d9u 28 күн бұрын
Wallah waa xanuun badan thy wll xaskada ha furin xaskada hoyadedana allah ha soo hanuuniyo inee soo rujucdo
@SKY........63
@SKY........63 Ай бұрын
Ninkaan isaga ayaba dadka ka oohisinaya😢😢 sidu shekda u aqrinaayo
@XasanMaxamad-i6s
@XasanMaxamad-i6s Ай бұрын
Wllky waa murug aad u xanuun badan wll hadad maanta madaxeeda aad siiso murugada Ay maanta dareemay mid ka xun ayay dareemi wll culays kasta fudayd ayaa ku xiga samir una samir sidiii nabi Ayuuub oo kale insha Allh wad ka baxaysaan wn kuu soo ducaynayaa insha Allh
@idrisofficialschannel4427
@idrisofficialschannel4427 Ай бұрын
Vedioga la tartamaaya loveta ii cimamadha
@fadimadahir
@fadimadahir Ай бұрын
Ok hore usoco
@Hanna13717
@Hanna13717 Ай бұрын
Waa qiso xanuun bdn 😢waligiina ha qusanin Astaqfarta badiya ssaliga nabi scw badiya I.a qalbigooda Alle idin soo jeedin doonaan😊sabarka badiya farajka way imaan donaan😊
@barwaaqoSulaymaani
@barwaaqoSulaymaani Ай бұрын
😢😢miskiin ilaahay haydiin siyaadsho nimcada awlaada iyo gurigiina wll haka quusan 😢ilaahay bari quluubta rabbigeen ayaa gedgediya waxba ilaahay agtiisa kama aha inuusoo hadeeyo 😢😢inshalh way hagaagi doonaan hana iska burburinina gurigiina (ما احل الله ابقد اليه من ظلاق) Shayga uu ilaahay ugu necebyhyna wa dalaaqda wan idinso ducayn ducada super carabna alle haydiin aqbalo
@laylamukhtaar1789
@laylamukhtaar1789 Ай бұрын
Waa qiso cajiib ah oo lagu murugoodo ilaahaya talo saarta 😢😢😢😢
@MariyaCabdinaasir
@MariyaCabdinaasir 26 күн бұрын
Kaliya sabra wllo aduunyadu waa sabar insha Allah waad guulaysanaysaan iyakaga alle qalpiyooda ha idiin soo jeediyo🤲🤲😭😭
@SundusMaxamud-s9g
@SundusMaxamud-s9g 4 күн бұрын
Hafuriin xaskga ilmhga ka daycmaya walidkana odayal udir alle kudaa qof nafteda kusiye hafuriin please 😢😢😢😢
@ibrahimabdullahimohamed1373
@ibrahimabdullahimohamed1373 Ай бұрын
Walaal kaaga waxaan kuleeyahay iska sabar Kuwa adiga kula dhashay IYO kuwa xaaskaaga ladhasheen maalin un inay kuhoos imaanayaa haduu eeba karaali nogdo inshallah Mida waalidkana waxan ilaah idinkaaga baryaa inuu guluubtooda idin soo rogo inshallah Sabras sedkiisa wuu helaa ee iska sabra Aduun wax walba kafillo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@عائشة-ه2ذ
@عائشة-ه2ذ Ай бұрын
سبحان الله
@fadimadahir
@fadimadahir Ай бұрын
Fast person 😂
@muuseismaaciil8524
@muuseismaaciil8524 Ай бұрын
Super carab like ta kubadiya team hiigsi
@IqraRashiid
@IqraRashiid Ай бұрын
Yaa Allah lawada lamano oo isku faraxsan qlbi kodaa sido jacel yahay Allah hasiyo Amin yarabi 🤲😭
@IsraBashir
@IsraBashir Ай бұрын
Wll marwalba ilahay bari ilahay haidin barakeeyo Qaado talada higsi uu kusiiye
@TilaawatuQuraan-ew2sz
@TilaawatuQuraan-ew2sz Ай бұрын
شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤
@leylaabdullahi723
@leylaabdullahi723 Ай бұрын
Run ahantii waa qiso xanuun badan😢 Wllkey iyo wlshey ilhey haidin barakeyo caruurtinana sido kle ❤wll ani waxaan ku dhihi lahaay waxaad heysataa qoys quruxbadan ee haiska burburin 2wadiina qoys alle hasoo hanuuniyo oo ilhey qalbiyadiina hausoo jeediyo wll qoyskada haiska burburinin xaaskada raxmada alle yey ka quusan 😢😢waan ku slamayaa
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 Ай бұрын
Waa qiso aad uxanuun badan wlhi allow qalbiyadooda isusoojedi🤲
@KhadarPaka
@KhadarPaka 23 күн бұрын
Walahi waa Qiso xanuun Badan wll😢 lkn wll marna Ha isku Dayin Xaaskaaga inaad Furto Xanuun kale ayay ku Noqonaysaa wlahi😢 Waalidiintiina allaha xaqqa Fahansiiyo🤲
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 Ай бұрын
Keep going my brother
@AbdirahmaanMohamed-c6y
@AbdirahmaanMohamed-c6y Ай бұрын
Asxpta nin dhalin yaro oo shaqo raadis ahay iso duceya
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 Ай бұрын
Walaalkeey alle hagu sahlo shaqo xalaal oo barakaysan alle ku sahlo walaalkeey saliga nabiga scw badi iyo istiqfaarta iyo ducada badi
@AbdirahmaanMohamed-c6y
@AbdirahmaanMohamed-c6y Ай бұрын
@jiijoqueen1075 mhdsanid wll ilhy haku sharfo
@FaisaAli-c4y
@FaisaAli-c4y Ай бұрын
Abayo Aboowe 😢😢😢sorry aamiin 🤲🤲
@CashaKeinan
@CashaKeinan Ай бұрын
Runti wa qiso xanunubathan wll wll wan Allah kagabarayeye walidentin inu Allah qalibiyashotha ithin soadeyoo I a abow please xaskatha maranxakafukan wayo runti carurati uma ronoo abow Allah barayathiso maran kagudasan wayo Allah ayeyee lababathisa xeeramanane abow qiyamulayka sokac oo Allah barya athiga iyo xaskada sithokle sunnoyinka badsa.i.a Allah walidintina qalbiyadoda haidinsoadiyo I.a😭😭😭😭😭😭
@ShaymaMahdi-b1r
@ShaymaMahdi-b1r 22 күн бұрын
😢😢😢😢😢 walake Alhakuxafido awalada Alha kudayo wllo haiskafurina Alha tala saro. faraxdu wa imanasa samiraka badi mida waliba oo kafogade Adi iyo xasakaga iyo Awalada Aya kumutasanayana inshAlha waaxku jaranaya gula wllo samiraka badi 😢😢😢😢😢 Waankusducani wllo Alha Aya kasari wllo waxba mah wa Aduyo wa malamo kobana Aduyadu lkn dadakenu waxya moyada wax laguwarayo duala qadaka badi wllo إن مع عسر يسرا انشاء الله فرج الخير 😢
@SihamSihamsuuralaey-m9m
@SihamSihamsuuralaey-m9m 22 күн бұрын
Reer kiina haysta jacyl xaasid mawaayo ayagana ale qalbigooda naxariis hagaliyo lkn hakufakarinina inaad reer kiina dumisaan waa qiso xanuun badan
@rahmishahmed1983
@rahmishahmed1983 Ай бұрын
Wll taan waa imtixan aadhun eee iska dulqadho 😢marwaliba naxarista Allah lagamaqusto adhiga iyo xaskagana hakalatagina ee tucadha Allah badhiya abwe l.A xaga Allaha waxa walbo waa kafududhyihin eee biniadhamka dulqadkisa ayaa Allaha firina 😢😢l.A wadha jira ❤
@hafsaabdinasir3540
@hafsaabdinasir3540 Ай бұрын
Runtii Wa qiso xanun bdhan walal Marka Hori gabada hafurin hanakufikirin Midas e walal waha sameysin adhiga iyo iyadaba si niyesan saliga nabiga aqrista walibana midka ibrahimyada lahawla Wala quwata Barya illahey habenka waqtiqa danba Wa imtihan adunyada sabrkeyni illahey wax idin kusin dona InshaAllah waha idin rajeyna farxada familiga Ina heshan
@xaliimo5169
@xaliimo5169 Ай бұрын
waxaan layahay gabadha waxba kamhaleen eehelkana alaah ha idiin so jediyo qlbigooda ku dadaala ducada salaada SON ka istaqfar ta saliva nbg scw
@KhalidBisaako
@KhalidBisaako 9 күн бұрын
❤❤❤❤aamin yaarabi
@FarxiyoAbdiqadir-y8p
@FarxiyoAbdiqadir-y8p Ай бұрын
Amina ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FarhanAbdikadir-j5g
@FarhanAbdikadir-j5g 8 күн бұрын
Waa qiso xanon badan wlhi lkn astaqfarta aqriya labadenaba ❤
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 Ай бұрын
Saliga nabigeena iyo astaqfaarta badiya insha'Allah waxwalbo way isbadalidoonan sida igu dhaqsiyaha badan
@nailsissak3207
@nailsissak3207 Ай бұрын
Sax weeye taladaas reerkaga hayska burburin diinta islaamka waa nasteexo lama ogola in la burburiyo guri xalaal ah iska samra walidkana allah soo hanuunsho amiin yaa allah 😂😂😂
@RoodaXuseen-j2w
@RoodaXuseen-j2w Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@UbaxMohamed-xs9wk
@UbaxMohamed-xs9wk Ай бұрын
Wly nolashu wa itakan mara na haqusan ama waxan kulayaha xasa kaga hafurin wly😢😢😢😢
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 Ай бұрын
Wllkeygiyow ilaahey swt culeska idin saaran ha idinka dulqaado I.a waalidiintiinana ilaahey swt qalbigooda ha idin soo aadiyo I.a sabarka badiya I.a waad guuleysan doontaa I.a 😢😢
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru Ай бұрын
Balant ilaali asaxbey like ❤
@nimcohaashim761
@nimcohaashim761 Ай бұрын
Alle ah indin cabiidiyo waalidiintiina iyo wllahin
@CaashoAsad-p3t
@CaashoAsad-p3t 18 күн бұрын
Saliga Nabiga akhriya wllkeyow
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 Ай бұрын
Illahay waxan idiinka baryaa in walidkiin iyo walladiin kalgacal qalbigooda idiin geliyo idinkana jacaykakiin illahay idiin siyaadiyo midkale gaska joojina awlaada aad dhalaysaan taasi waadenbi irsiqoodan ilaahay baa haya waxana dhicikara inay noqdaan qaar khayr badan Illahay ha isu kiin barakeeyo ishallah
@RaxmoKiin-l3l
@RaxmoKiin-l3l Ай бұрын
Wala mita global caruurta ilaasho iyo xaskada mitalawad lawada waalid iyo wallah allah niiso hadiyeeyo
@samiirasm1834
@samiirasm1834 Ай бұрын
Culeyska alle hniga qaado😢☝️🤲🤲
@nimcohaashim761
@nimcohaashim761 Ай бұрын
Wllo runtii waa qiiroodey ee anu waxan kugla hadlinayaa inaad idhowrataan labadiina iyo ciyaalkiina waayo waxaan wa Imatixaan samra wd guulysan doontaane
@CaaishoCabdiqadir-bz7km
@CaaishoCabdiqadir-bz7km Ай бұрын
Subxaanallah xanuun wye wlo😢
@AbdisalaamMaxamed-mi2hc
@AbdisalaamMaxamed-mi2hc Ай бұрын
Walal waxaan kula talinaa inaadan furin wax walbo oo dhaco ducadeena waa kula jirtaa🤲🤲🤲
@LadanYussuf
@LadanYussuf Ай бұрын
Wĺl gabadha qalbigeda ilaali walidkana iska xiriiri o samir😢😢
@Maahimustaphe
@Maahimustaphe Ай бұрын
Walhi wa qiso cajiba alle ha u gargaro qoyskaa😢
@KaalmoSaalax
@KaalmoSaalax Ай бұрын
Runti wa qiso xanun badan 😢😢😢
@umumaxamed1117
@umumaxamed1117 Ай бұрын
wllkey ilmahas ayaa dayacmeya hadad fuurto iyada labagoraba farxadu waay kaa maqantahay haday hesho hoyaded waxa kamaqan ilmeheda
@Safiyobashir-ix5wx
@Safiyobashir-ix5wx 15 күн бұрын
Ha furin abowe qalbiga gawadha ilali
@MohamoudMariam
@MohamoudMariam Ай бұрын
Ayab reerah qar waxadmoda inay walidadu burburshan anigu waxan oo dhanlaha reerkaha dhaqo
@YasmiinMaxamed-f7u
@YasmiinMaxamed-f7u Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaCumaribrahim
@AsmaCumaribrahim 14 күн бұрын
Horta hno dhubka alaha inaga saaro wlhi wn lilmeeya lkn hal aragti bn inugu darsanayaa waa inaad dhaqaale samaysaan wildku ilmihiisa hduu dhaqale haysto uu jcladaa mana eego dhibta dhex taal
@ApthirahmanMahameth
@ApthirahmanMahameth Ай бұрын
In culimada lala. Wadaago ayaa. Qurux. Badan
@shukricusmaan6340
@shukricusmaan6340 Ай бұрын
Abowe iyo abayo samr markasta illhey qabiyadod ha Eden sojediyo yarbi
@kaltuumaAbdullahi
@kaltuumaAbdullahi Ай бұрын
Rabiyow usoohadey horta beryahan maxey ubadanthy khalalaasaha famliyada io ilmahooda Allah hasoo Wllahi uheyso waayo waxay leeyihiin shaley ayaad baxdey mantana maxa kusooceliyey lkn badiya samirka Allah haniigarab istaago Wllahi aniga ayaa is moodey waayo badana gabdhaha wey cagabad badan yihiin markey guriga hooyo lajoogo melwalbo oo aad
@NajaxKaaba-b8b
@NajaxKaaba-b8b Ай бұрын
Ilahay haysku barkeeyo qouskan jacayl haysku galiyo
@Guuleedmahdi-w8b
@Guuleedmahdi-w8b Ай бұрын
𝔸𝕞𝕚𝕟𝕒🤲🤲🤲
@FatumaAli-o3p
@FatumaAli-o3p Ай бұрын
Walakey qalbiga Allah niqawojiyo 😢
@FatimaFatimaabdi
@FatimaFatimaabdi 22 күн бұрын
Abowe i.a way ku so jesan donan ee is ka sabir
@MulkimustafXaaji
@MulkimustafXaaji 22 күн бұрын
❤❤❤❤😢
@Maahircadde-j3x
@Maahircadde-j3x Ай бұрын
illaahay nabad waarta ha dhexdhigo
@bushragaraadxuseen5774
@bushragaraadxuseen5774 Ай бұрын
😢😢😢
@MomMcn-f7c
@MomMcn-f7c Ай бұрын
Hadalka sxp slow ga ka yare 1.5x kadhig
@SaharaMohamedNoor-t4t
@SaharaMohamedNoor-t4t Ай бұрын
sax 😢
@AsmacaliCumar
@AsmacaliCumar Ай бұрын
Wallkeena waxaan kudarsan lahaa go aanki aay kugaareen inee 4 taa awlaad un aay heestaan aay iskadaayaan waxii ubad alle siiyo ilaahow 50 meegaaran aay kuqancaan waayo ubadkaadi allaa abuuray allane isgaa kafaala qaaday arzaaqada adoomadiisa Mida labaad haiskudayin marna inaad furto gabadhaa masaakiinta ah waayo waxee kaadooratay nin qurbaha joogo hadaat furtane murugo mooye waxkale kama qaadeeyso Anigana waan idiin doceenayaa labada dhinacba qalbiyadooda allaha idiin soojeediyo marwalboo idiin sooxasuusto faataxada idiin soo aqrin doona insha'allah kolle Gmail ka magac gabar kuqoran lkn wiil wallkiina ahay allaha idiin xifdiyo
@Canbaro-p8n
@Canbaro-p8n Ай бұрын
Higsi wllo jimcaha lama sooml de waxa wye isninta iyo qamista sooma dheh Abowe xaskaga heeeso wlhi ilmo kalana dhal ilmihina is jeclaada idinku noqoda family is jecel ilmihina ha is jecladan qalbigina ilahe idin qabojiyo 😢
@ShaymaMahdi-b1r
@ShaymaMahdi-b1r 23 күн бұрын
😢
@AbdulkadirHassanMohamud
@AbdulkadirHassanMohamud Ай бұрын
Abwe salaatu leylka dukta astaqfaarta badsada saliga nabiga badsada hubaal wax waliba wee quruxbadananayaan yaqiin nh ku dara
@ziinamao5987
@ziinamao5987 Ай бұрын
Xandros ayers idi
@MOWLIIDSHEIKHMOHAMED
@MOWLIIDSHEIKHMOHAMED Ай бұрын
Sorry
@HOUFFAN
@HOUFFAN Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@dacwasalafmedia24
@dacwasalafmedia24 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AbdisalanMohamed-c8r
@AbdisalanMohamed-c8r 23 күн бұрын
Adigaa saxabtaa ii guriyey maxan qalad kuleyahay 2/ 2 #qiso
27:58
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Khiyaanada Qofkii iigu Dhawaa.😱|| Qiso Xanuun Badan.
55:57
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 4,4 М.
SAFARKII NOLOSHAYDA WAA QISO LAYAABLEH!!@sawdamqaalib
1:09:39
Sawda Qaalib
Рет қаралды 77 М.
HADII LAHJADAADA LA GARAN WAAYO KU GUULEYSO LACAG WAQOYI vs KOONFUR
16:43
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
UGU DAMBAYN SAACAD AYA KIISKI XALISAY LKN SIDEE?!!@SawdaBillan
1:01:55
KULAMA GURSAN SOMALI full #qiso
1:26:43
HIGSI NO.1
Рет қаралды 13 М.
Adigaa saxabtaa ii guriyey maxaan qalad kuleyahay 1/2 #qiso
25:26
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН