manoqankaraa Gabadha igu like ta badan walaalayaal❤😢
@IfraaxJaamac-j1h22 сағат бұрын
Manta barwe ka shidtay❤❤❤
@CabdiNajiib-t2q23 сағат бұрын
M.a
@AbdifatahAbdullahiAli-j5gКүн бұрын
Team online waa idin salaamey 😂
@Houssein-yt9rk12 сағат бұрын
😊😊
@HawaluulaadanMohamedКүн бұрын
Masha allaah
@FARDOWSOAPDIFITAXКүн бұрын
Intan manta sofiriyey ilahy danbi dhaf ha iga dhigi😂😢 bacdal salaad subax ban dawanaya😂😢
@jiijoqueen107519 сағат бұрын
Hhhh
@AhmedAli-np4myКүн бұрын
Horta wiilkaasi waan geesi geesi dhalay waa qof xariir ah oo dadka tirada yar ee Mar la araga ah waxaan odhan lahaa Inuun Hadii uu akhriyo mssgkaygan sxb nin rageed ayaad tahay Kolay qof la xumeeyey ayaad thy oo xaq baad u leeyahay Inaad cafin waydo Laakiin waxaan ku odhan lahaa intaasi ku filan ilaahay SWT qofka khalad laga galay cafiyana aad ayuu u jecelahay Markaa iska cafi noloshaadana ka fogee oo dib yaanay wax idiin dhex marin Laakiin ilaahay dartii u cafi adigana ilaahay tu khayr bdn ayaan kaaga baryayaa noloshana haka quusan hore usoco Kolay way adagtahay marka adiga oo daacad wax u jecel qalbiga lagaaa jabiyo Inaad qof danbe aaminto way kugu adkaanaysaa oo kalsoonidu haday Mar lunto Sida loo soo celiyaa aad Bay u adagtahay runtii anigu da,ahaan waan kaa waynahay in bdn oo anigaba taasoo kale ayaa igu dhacday qofkii farxada Iyo nolosha la sheego I bartay ee Intaan aduunyada ky noolaa maalmihii iigu quruxda badnaa soo wada marnay ayaa qalbiga iga jabisay dhibtay igaadhsiisay Aan 9sanadood kasoo kaban waayey xidhiidh kasta oo Aan is idhaa bilawna Aan wadi kari waayey ma garatay markaa taasoo jirta waan iska cafiyey walaahi Waliba iyadoo rafaadsan oo cisbitaal taala oo guurkii ay gashay kasoo burburey oo rafaadsan wakhtigaasna qalbigayga naxli badan ugu jiro ayey itidhi wll iska kay cafi walaahi waan iska cafiyey ayaamo yar ka dibna way geeriyootay alle qabriga haw nuuree nar walbana waan u duceeya markaa sxb iska cafi 2doodaba noloshaada iyo qoyskaagaba ka dheeree Laakiin ilaahay dartii iska cafi Thanks
@NasruushPpeКүн бұрын
Ku sali xabiibkeena muxamed scw scw scw
@ayanqaali180719 сағат бұрын
Scw😊
@asmakhadar4767Күн бұрын
Wiilka waxa kula talin laha gapdha izka dhaf madama zhalay dhawac ugezaty marka gapdha faraha ka qaad uduce adn xaramka aad zo xaj illhy izku xidh zalatu laylka tuko zadaqada padzo qizadaazi tuzaale haku noqoto wllky runti dadka marka la jacelyhy way kipir padan yihin wlhi illhy haku boga dhayo wllky😢😢
@KaalmoSaalaxКүн бұрын
Masha Allah ❤🎉❤🎉
@abukarcadoowe1178Күн бұрын
Wllsheydii ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a 😢😢😢 waa iska xaal aduunyo I.a nolol wanaagsan kuu rajeynaa I.a
@FahmoAxmed-ws7zuКүн бұрын
Anaa u buuxinaayo boooskeeda down wry😊
@FahmoAxmed-ws7zuКүн бұрын
Anigoo wiil jecel oo wax aaan ka jeclhy leheen ayuu anoo lajoogo naagokle lahadlayay wlhi kama xanaaqi jirin oo nagahaas maba arki jirin hada marka nacay ayuu ijeclaaday marwlpo ani dartay ayuu u oyaaa mana jecli asagana hada ma shaqeeeyo oo la.aaanteyda waxba ma qaban karo hada ani maa qaldan mise asi iisheg plss