Hadiiba aad Ceerigaabo timaado halke ugu wanaagsan dalxiiska & Hotel kii aad dagi lahayd mudadaa

  Рет қаралды 30,639

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 139
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
Masha allah ceerigaabo
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 жыл бұрын
Magaladeydii bad tagty wariye aan taageero bad thy sanaado badan nolow abdisalan hareeri
@maxamednuux8290
@maxamednuux8290 2 жыл бұрын
Somalay hereri 1 million hala gaarsiiyo wuu u qalmaaye
@ahmedmohed7289
@ahmedmohed7289 2 жыл бұрын
Cumar wuu waynaaday maasha alaah mar baan macaamada alfe u ahaa quraanka wada dhigan jiray Isagoo yar maasha alaah
@xidigadkeh235
@xidigadkeh235 2 жыл бұрын
Mchllllha cerigaabo Iyo hareeri
@ahmedabdirahaman3000
@ahmedabdirahaman3000 2 жыл бұрын
Manshalaha waa hormura wacan oo Ku kordhaya ceerigabo
@uptiarkam798
@uptiarkam798 2 жыл бұрын
Welcome to the most beautiful and prosper country in the Horn of Africa aka SOMALILAND wan u xiisnay dalkayga aabo iyo hooyo
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@bigie2264
@bigie2264 2 жыл бұрын
@@osmanguuled9750 stfup orphan faqash yaw propogandhahi faqashti 60kii wali wada 22 weeye faragaajoy
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
Somali Land ma waxaad ugula jeeda Dhulkii Soomaliyeed mise Isaaqland ayaad ka wadaa?
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
@@faisalmohamed4028 not isaaq land waa lawada dagan yahay dalal badan oo dunida ayay ka dad badan yihiin tusaale djbouti waa 900000-1000000 halka somaliland tahay 4000000 to 5000000, naga xishood😎
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
@@AxmedAlpha2024 Waxaa xishood mudan qof caqligii gaalada dalka soonaliyeed kala qaybisay wato oo haddana isla saxan, war maadam muwaadin Soomali ah aheeyan oo ka dhashay beel beelaha soomalida ka mida?
@khadarxasan6496
@khadarxasan6496 2 жыл бұрын
Waaw saa WAA ceeri iyo dalxiiskii Adduunka maasha alaahu allow ngaadhsii
@MahdiHagi
@MahdiHagi 2 жыл бұрын
So beautiful...... Erigavo place to be. HA MOOGAAN HANA KA MAQNAAN
@abdit8270
@abdit8270 2 жыл бұрын
Maansha alah waad mahadsantay hereri. Ceerigaabo waa magaaladii aan iskuulka laga qoray. Skuulkii darista dadkii horaa garanayee.
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 2 жыл бұрын
Anigu 15 sano baa iigu danbaysay ceergaabo waxaan dhigan jiray surud kkk walaahay waan u xiisay qurbo wax lajoogo maahay
@abasmohamud1706
@abasmohamud1706 2 жыл бұрын
masha allah waa cajiib runtii allah ha ubarakeeyo walaalaha abuuray ganacsigaan cajiibka ah
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 2 жыл бұрын
Jecliyaa Sanaag.
@abdulahifattah3385
@abdulahifattah3385 2 жыл бұрын
Sanaag region is the most resourceful region in Somaliland
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@abdulqadirmohamed3316
@abdulqadirmohamed3316 2 жыл бұрын
You are absolutely correct saang is most beautiful region in Somaliland
@abdulqadirmohamed3316
@abdulqadirmohamed3316 2 жыл бұрын
Osman guleed wax habar yonis layidha ma jiro garxajis garxajis viva garxajis ta ku biyo caab ceerigabo iyo sanaag wa Somaliland love it or hate it
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 2 жыл бұрын
Mash Allh malin dhaweyd baan dalxis qorshaystay marksan is idhi o hadi Aad ceerigabo tagto xage dagi marksan iska jogay lkn had wan u sosocdaa mash Allh warbixin fcn ban ka helay hal talo ban ku darsna laha waa in aad u sameysaa koox dadka dalxiska rab sokal bara maglda o dalxis geya
@hanfisaleban3449
@hanfisaleban3449 2 жыл бұрын
Kusooo dhawaada anagoo ah team andalus gacmo furan inaaan idinku soodhaweyno andalus hotel iyo meelo kalooo qiimo badan
@cabdiraxmancase1333
@cabdiraxmancase1333 2 жыл бұрын
masha allah sanaag erigavo my favorite region aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku dhasho kana dhasho sanaag
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Masha Allah hareri wariye sare you deserve 1 Million subscribers keep going legend 🥰✊
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Cabdisalan hareeri wa dhulmareen
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Dumarkeena soomaaliyeed aad bay u buurbuuranyihiin ee qolka family sariirta ha la yara weyneeyo waayo badhidooda ayaa sariirta buuxinaysa, good business and good hotel
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 2 жыл бұрын
filthy mind.dumarka miyaanay hooyadaa iyo walaashaa ku jirin?
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Dumarka Somali quruxdooda aduunka laga yaqannaa ragiina waa dukhsi amarka ilaahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
@@fadkabari8554 yes dumarka soomaalida waxay qurux badan yihin waa inta ay dhuubantahay, laakin wakhtigan casriga ah kasoo bilow 1990 boqolkiiba 85 way buurbuuranyihiin, naag burana quruxna ma leh oo calooshi laalaabantay badhidiina leegtahay foosto oo aan kalsuumo iyo surwaalna midna ma galayo, imika aduunyada waa mabnuuc in qofka miisaankiisu dhaafu 78kilo oo ragga ah, iyo 68 kilo oo dumarka ah,
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Masha'allah ceerigaabo way horumartay intii somaliland ka mid ahayd🤩 from puntland,qalbi saafiya...
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud 2 жыл бұрын
Goormay meel kale ka tirsanan jirtey
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Walaal Ceerigaabo niman gadhweyn la yiraahdo muuse ismaaciil baa bu badan. Goormay meel kale ka mid ahayd?
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
@@khadar_mohamoud way Ku riyoodaan dee
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 Жыл бұрын
@@fadkabari8554 bakh war harti ayaaa kaga badan ee xaafada yar iimanso
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 10 ай бұрын
​@@asiyafiican7206yaadtahy markaad sa uhadlayso.adoonyahow xumi🖕🖕🖕🤫🤫🤫🤫😎😎😎
@CabdiQaadirr
@CabdiQaadirr 2 жыл бұрын
Ceergaabo waan u xiisay hometown
@Buulo123
@Buulo123 2 жыл бұрын
Mansha Allahu
@alijama8648
@alijama8648 2 жыл бұрын
Aad baan ugu farxay horu marka ka socda wadanka
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Sanag jidad iyo dakado ka dhiman kaliya wax gala so dagto sida kale horumarkido wuu socda
@abdirahmaanyuusufmacruuf2470
@abdirahmaanyuusufmacruuf2470 2 жыл бұрын
Muuqaal xiiso leh mahadsanid hareri
@cabdalemaxamedcabdihalac4957
@cabdalemaxamedcabdihalac4957 2 жыл бұрын
Abdisalaan Hereri soo badi vedioyada Sanaag
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 2 жыл бұрын
Thank you Hereri&Omer.
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 2 жыл бұрын
maansha allaah
@cabdinaasirmaxamed3193
@cabdinaasirmaxamed3193 2 жыл бұрын
Hereri wariye sare magaalo aad tagto aa aanad odaygeeda ama masuulkeeda aanaad la kulmini ma jirto maansha allah indheer garad
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
MASHALAH WAXAD U SOO GUDBISAY SHACABKA SOMALIYED WARBIXIN BUUXDA. ILA QIMAHA OO AAD DADKA MUHIM UGU AHA. DADAKA WAX SO GUDBIYAA INTA BADAN QIMAHA MA SOO GUDBIYAA SAABTA WAN GARAN WAYAY
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Masha allah great information
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 2 жыл бұрын
Masha allh warye cabdisalam Hore usoco
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 2 жыл бұрын
Hotel aad raqiis u ah weeyan und Japan kharshkiisa
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Keep going from cardiff
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 2 жыл бұрын
Maasha Allah C/salaan hereri waxaad soo gud bisaa barnaamijyo tayo leh Waanad ku mahadsantey waayo waa barnaamijyo wax badan laga faa.idayaad soo galiso Waxaanan kaa rajeynaynaa kuwan oo kale iyo qaar ka qiimo badanba MAHADSANID
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Nicmadah bah ilahay ku banaystay dadkodinah gajoh iyo faqrih bay kah bixilahyihin
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 2 жыл бұрын
@@abobasement346 in shaa Allah gaajo saa usii weyna ma jirtee intaana xalkeeda waa la heli Nimacadana alle haw kordhiyo
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Saa waa Ceeri way dhaqaaqday.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha allah horumarka somaliland so gudbi mar walba
@hamzajama875
@hamzajama875 2 жыл бұрын
2018/5/18 waxaan ka waynay Hotel aan seexano, waxaa ka jiray Sanaag Hotel, Golis Hotel iyo Royal Hotel intaasiba way buuxeen.
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@fatuh4811
@fatuh4811 2 жыл бұрын
Ceerigaabo iyo Maydh is xiis waa dhulkaan rabo Inaan arko waligay ma arag, dadka jooga burco hargeisa waxaad mooda inay gubteen, reer ceerigaabo way dhalalayaan, duruuf kama muuqato.
@nbayoungboy6305
@nbayoungboy6305 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH KEEP GOING HERERI 🥰
@asmakadar2167
@asmakadar2167 2 жыл бұрын
Waxaan kujecladay andunus hotel qolkasta kitaabkii quraanka ahaa waa goob aan rabi lagu ilaawayn , waa goob barakaysan
@deeqoowapdi252
@deeqoowapdi252 2 жыл бұрын
Wllhi bro waa sax Intaan muqaalkan daawanaayey wixii iigu quruxda badnaa waa kutubka qur'aanka ee qolwalbo yaalo m.a
@easypayoneeasypayone3266
@easypayoneeasypayone3266 2 жыл бұрын
Ma SHA Allah
@SuhFoot
@SuhFoot 2 жыл бұрын
Adiga qolada dalxiiske kula socota
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Andalus magac miyaa Xagee joognaa?
@sofiaa1635
@sofiaa1635 2 жыл бұрын
Masha alaah
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 жыл бұрын
odaygani imisa sanuu fadhiyaaa meesha yaab😊
@abwaanriyaale8939
@abwaanriyaale8939 2 жыл бұрын
cagaar iyo dhir badanaa ceerigaabo waa qurux oo caruur iyo ciroole runtii waa la cajabeen oo dalxiis bey u Aadaan cimilo aad u wacan iyo jawi aad u macaan ceerigaabo u kaalay m,a
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@dalmardahir8985
@dalmardahir8985 2 жыл бұрын
Abdisalaan mahdsaniid in badan
@mxaaji4994
@mxaaji4994 2 жыл бұрын
Hereri hore usoco
@mohamadomar9227
@mohamadomar9227 2 жыл бұрын
ceerigaabo waa magalada an ugu jecelahay deeganada soamlida oo dhan walina ma arag
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
@@osmanguuled9750 doqon hadaaqaya waad aragtaa inaanu xukuno oo maamulo xabadka hartiga ah ee is Waal waala waa la xidhaa oo la cubudhiyaa oo laga cudud sareeya jaahil iska naacinaya maadka waxd Ka noqotaan hadaad leedihin
@awdeeq
@awdeeq 2 жыл бұрын
Walaal hareeri mahadsanid
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid cabdisalaan herari. Hotelka waxa loogu talagalay qof iyo laba .aniga family 7 kakooban baan nahay intee degayna .magaladan waligay ma arag wadadaan kunici yiray markaan maqlo hada waa imaanaynaa insha Allah. Dubai baa lacagtii naga dhamaysaye
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
@@osmanguuled9750Kaliya waxaad sheegtay Taariikh been ah ood lajeclaatay Jufadaada
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Somali Allah wuxu siiyey dhul qaiya ayguna yahriib bay kudhimanayaan dhulku waa cidla somalida iyo dhulka waxa badan dhulka ayguna marmarka qaar dhulbay isku dilaan hada dhulkii waa cidla. Allah hanatuso dhukeena qiimihisa .cabdisalam hereri nooso badi video yawyada aan idhaa ugu raxaynee
@nimoelmi9205
@nimoelmi9205 2 жыл бұрын
Dhahar 1991 baa degmo laga dhigay gobolku 5 degmo ayuu ahaa Cèrgab, Celafwayn, Garadag, Badhan, Lasqoray,
@maxamadcabdiraxmaancabdull9096
@maxamadcabdiraxmaancabdull9096 2 жыл бұрын
M.a
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Abdisalam maha kaliya wariye balse waa aqoonyahan, haaye haaye hala gaadhsiiyo hal million subscripe ah
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 жыл бұрын
RAG GARXAJIS AH SALAN SARE
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Afqadhmuunta la shaaf meesha duliyuhow qabyalad ba aduunka kaa reebtay
@yaameen305
@yaameen305 2 жыл бұрын
@@khaalidbinuwaleed8103 Dee waa run Boqortooyadii garxajis baa is heshay, magaaladana ilaahay ka sokow iyagaa leh, maxaad ka qaban karta
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
@@yaameen305 Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@ineedallaahinmylife273
@ineedallaahinmylife273 2 жыл бұрын
Wow wlhi waa qurux laakiin qiimqha waa qaali marka looneego qof bil daganaanaya bishii waa 150$$$
@Sayidka603
@Sayidka603 2 жыл бұрын
Qiimahu wuu ka jabanyahay wall markaad in badan degnaanyso.
@anfacwarsame
@anfacwarsame 2 жыл бұрын
Hareeri , buuraha daalo iyo keymahooda mar na' gee bal . Aanu soo daawanee . Mahadin badan
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@anfacwarsame
@anfacwarsame 2 жыл бұрын
@@osmanguuled9750 , haye bal adigaa taariikhda gobolka wax ka oge bal inoo dhameystir inaadeero
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 жыл бұрын
Maasha Allah Allow somalia 🇸🇴 Nabad ka yeer
@marwaanofficial4690
@marwaanofficial4690 2 жыл бұрын
A.hereri bro pin igu qabo ku tageraye
@gaadh-haye9481
@gaadh-haye9481 2 жыл бұрын
Sariirta miyaan dad ka caadiga ah loogu tala gelin waan yaabay aad ayay u yartahay halkii sariirta ahayd ayay laba u qaybiyeen mida labaad lacagtiina waa qaali Hargeysa oo caasumadii ah ayaa ka qiimo jaban sidan dadka kusoo jiidan maysaane waad iska eryaysaan xataa magaalada ayaad dadka nacsiinaysaan ee walaalayaal sidan si dhaanta ayaan idinka codsanaynaa insha Allaah
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
Dad gaajanayaa Ma dalxiis tagan.
@fanporojboosfilms1593
@fanporojboosfilms1593 2 жыл бұрын
Wad iga haysaa liktii idarayska
@yaameen305
@yaameen305 2 жыл бұрын
Talisom Hotel qiima badan oo loo baahna ayay ka hirgaliyeen Ceerigaabo
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Cunadii namaad tusin cabdisalam dhalinyaro wubaa kudhalataan wadana cunaday qiimeyan
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 жыл бұрын
WAXAAN KA SOO NOQDAY MARKII LA SAMAYNAYEY WIISHKA----XAGA HOOSE WAXA KU YAALA ZAAD
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@xamsecabdi6536
@xamsecabdi6536 2 жыл бұрын
Beenaale
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 2 жыл бұрын
Waxba kama aha warsan garigaad sheegaysaa aqlabiyadu waa isaaq
@a.mohamed1958
@a.mohamed1958 2 жыл бұрын
Beeni raad maleh
@easypayoneeasypayone3266
@easypayoneeasypayone3266 2 жыл бұрын
Waxan jeclan laha inan la kulmo Hereri wa ninan jeclahay
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 2 жыл бұрын
Ingirusida joojiya dheh dadka markad waraysanayso
@aqooncusubchanelofficial4299
@aqooncusubchanelofficial4299 2 жыл бұрын
maayirka waa ruug cadaa wax badan og reer waxyaabaha lagu xasuusan doono waxa ka mid ah inuu ceerigabo walalayey
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
Waligeedba Geerigaabo maydkeeda ha sidato ,inta oday koofiyad baclaha go,a qabyaalada lulayaa
@aliabdi3689
@aliabdi3689 2 жыл бұрын
👏👏👏✌👏🏻👍👍♥️
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 2 жыл бұрын
Meeshu wali wa tuulo😂
@basho825
@basho825 2 жыл бұрын
War cabdisalan barnamijkii odayaasha ee cerigaabo qaybtii labaad soo dhig sxb
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Waryaada kuli ilkaha maxaa uga dhacay ⁉️❓
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Waa qaadka ay cunayaan
@QulasadaFilimada2
@QulasadaFilimada2 2 жыл бұрын
Course Vedio Editing halkaan hoose kala soco 👇 kzbin.info/aero/PLgRZIdAZP-fQV6AquL_5q8r4lXxKMdJUH
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
QIIMO DADKA AAD U SOO JIDAYAN OO JABAN WAYE!
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 жыл бұрын
0:55, "waa meeshii laga tafiirmay, umadda maanta ku abtirsata Somaliland iyo qaar kale ba" ... adeer inta ogaalkay ah gobolkaa waxa ku aasan kana soo fircamay sida la garawsanyahay, Sheekh Ishaaq, Sheekh Ciise iyo Sheekh Samaroon ... intaba dhashoodii maanta Somaliland ayay dagaan ee hadalkaaga Somaliland-nimada ayaad u ogoshahay ayaanad se u ogoloyn? Ka dhaawaji bal.
@osmanguuled9750
@osmanguuled9750 2 жыл бұрын
Marki dowladi somalia bur burtay gobolka sanaag wuxu ahaa gobol ka mida 18 kii gobol ee dowladu ka kobnay, wuxuna ku jiray gobolada ugu waa wayn 18 kaas, gobolka sanaag wuxu ka koobna 5 degmo oo sidan hoos ku qoran kala ah 1-Degmada Badhan iyo tuuloyinkay xukunto (Beesha Warsengeli) 2-Degmada Dhahar iyo tuulooyinkay xukunto (beesha warsengeli) 3-Degmada Laasqoray iyo tuuloyinkay xukunto(beesha Warsengeli) 4-degmada ceerigaabo waa magaala madaxda Gobolka waana la wada degan yahay waxayna u kala qaybsan tahay beesha harti iyo beelaha isaaq laakin degmadu waxay xukunta 14 tuulo, 14 ka tuulo sidanay beelaha ugu kala qaybsan yihiin, * 3 tuulo beesha dhulbahante aya degta(jiidali,Awrbogays,Fiqifuliye) * 1 tuulo oo ah waxa degan beesha isaaq(Maydh) * 10 tuulona waxa dega beesha warsengeli (waxana degan beelaha Bah ugayslabe, Jibriil siciid, Muxumud) 5- Degmada 5 aad oo ah degmada Ceel Af wayn (waxa degan Beelaha Habar jeclo iyo Habar yoonis) Waxa hadaba dhibaata ah iyadoo gobolka sidaa loo kala degan yahay inBeesha Warsengeli ee gobolka 80% leh
@Ben_Masks
@Ben_Masks 2 жыл бұрын
Samaroon un ka reeb
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 жыл бұрын
@@Ben_Masks, Daryale, galbeedka oo Sanaag dhacda ayuu ku aasanyahay sida la ogyahay walaal. Muuqaalo laga duubay ayaa jira, ku qor KZbin-ka "Samaroon Sanaag" ama "Samaroon Daryale".
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 жыл бұрын
سطح Wa arabic somali maxay ku noqonaysa? Hadad garto subscribe dheh.
@fadommohamed9484
@fadommohamed9484 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdirizaksahal4794
@abdirizaksahal4794 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@faadumo3718
@faadumo3718 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 2 жыл бұрын
Mash Allah
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 12 М.
Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, abwaankii mu’adinka noqday
22:08
WAA SIDEE XEERADA GEELA EE  RER JIGJIGA KU XOOMAN
9:33
LEGEND CIRRO
Рет қаралды 1,1 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН