Пікірлер
@Engsoftware12
@Engsoftware12 7 сағат бұрын
videoga sheekda ah nooso daa plz
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 7 сағат бұрын
Trum wa kuwa suratu humazak lagu sheegay durid badane hada cebaysbadan. Allaha sharkisa hanaga qabto intii muslim ah ba.
@Engsoftware12
@Engsoftware12 7 сағат бұрын
ninkan part 2 soo samee
@afyaretoreye1842
@afyaretoreye1842 7 сағат бұрын
Shimbirihii gam ka siiyeen 😂😂😂
@adviceman3855
@adviceman3855 8 сағат бұрын
Ismaciil Omar Guelleh 30 saano ayu wadanka xukuma wuxu nagu so kordhiyeyna ma jiirto abihi wasa calosha wayn gajo ayu nagu dilay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 сағат бұрын
Somalida cuntada dibada laga keeno ayaa wax maskaxda dooriya loogu daray for sure. Haday quman yihiiin ruwanda aya tusaale kuu ahaan lahayd
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 8 сағат бұрын
Maansha Allah wuxuu ahaa Wareeysi cajiib ah oo dhinacya badan ka Hadley Xaajiga Saleeban Cabdi wareeysi Aad Iyo aad u qiima badan wax badana ka Hadley Macaanka wadaninimada. Iyo Rwunda Abdisalaan madaxdeena Somaliyeed oo dhami mashruuc wadaninimo hasoo siiyo MRuwanda wax haka soo bartaan Rwanda
@Talaabo6262
@Talaabo6262 8 сағат бұрын
😮😮❤❤😊
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 8 сағат бұрын
D.Trump ayan taageere u ahay sababta oo ah arimaha dhaqaale ee caalamka aya soo laaban doona
@abshirofficial9474
@abshirofficial9474 9 сағат бұрын
Trump victory
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 10 сағат бұрын
😂
@yasminmoha736
@yasminmoha736 10 сағат бұрын
33sano ayaaan walanahay somaliyey miyirka kabadaa oo dalkiina dhisaaa
@sheekocusub2259
@sheekocusub2259 10 сағат бұрын
warka cawa 1 miyaa harari ???!!!!!!
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 10 сағат бұрын
MaashaAllah walalahey Somaliland wadankina wadan qeer qabo🤲
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 11 сағат бұрын
🎉kkkkkk ciyaalo suuq xun weye Taraam
@hamdahassan4902
@hamdahassan4902 11 сағат бұрын
Biyaha sinsahala laguma helayo xafado badan oo hora lo samayn lahaa
@abdisaed1860
@abdisaed1860 12 сағат бұрын
Ruwaanda waa tuug dadka aqoonta lehna way ika ilaaliyaan walaahi hadii aan nin Ruwandiisa arko in aanu iga nabad gelayn xayaysiisna Dalkiina ayaa idiinka baahzn
@abdullahiHussein-so7rg
@abdullahiHussein-so7rg 12 сағат бұрын
😂😂😂😂
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 13 сағат бұрын
Trump he is so funny 😂 😂
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 13 сағат бұрын
Dawlad faqri ah iyo Dad qani ah waa arin wanaagsan somalia ayaa saas ubaahan absolutely 🙏
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 13 сағат бұрын
Mesha an rabo inan dego mustaqbalka
@MuadAbdirahman-m5x
@MuadAbdirahman-m5x 13 сағат бұрын
Bisadaha iyo ay'da😂😂
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 14 сағат бұрын
Trump baa guulaysanaya
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 14 сағат бұрын
Waa duni yaable iyo cabdisalaan herari
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne 14 сағат бұрын
😂
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 14 сағат бұрын
Hadaad wadankaaga ka tagtid in lagu caayo waad mutaysatay
@Cabdiqadirmaxamed-g1r
@Cabdiqadirmaxamed-g1r 14 сағат бұрын
Kolay labaduba waa gaalee lkn midkee islaamka ama soomaalidaba
@cabdigacan9433
@cabdigacan9433 15 сағат бұрын
Hareeri
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 15 сағат бұрын
How to get more information about buying?
@abditahmanmohamud4000
@abditahmanmohamud4000 15 сағат бұрын
C/Salanoow, ma hadal ka Trump we Haitian ka dhab inaan loo qaadanin. Caadiyan Hatian ka iyo Ghanayskuba way cunaan Bisadaha iyo Eeyda, oo waliba 2da xayawan ba hilib koodu xoogda waa hilib aad ugu qiima wayn. Jaar na waa la soo noqday, shirkad ay ku badan yihiina waan ka soo shaqeeyay. Springfield was just 20 minutes from Downtown Columbus to Springfield waa about 30 minutes, mostly dad retire ah baa degan.
@aaronmutemi538
@aaronmutemi538 15 сағат бұрын
😂😂😂Abdisaalan😂😂❤
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 16 сағат бұрын
Ninkas odyga ah Wn grnya inankisa ka xanusnya wlhi ilahyow cafi asga iyo muslmntavoodhnba
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 сағат бұрын
Mnsha allah cabdi salaan salaan sare, HAAYE HAAYE
@AbdirahmanHassan-tf9jy
@AbdirahmanHassan-tf9jy 16 сағат бұрын
Crisis Hareri Salamulahi Caleek turamKamala haris 2da Waakufaar Wax isma dhamaan Cadawga falastiin iyo islamka
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 сағат бұрын
Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 16 сағат бұрын
Haytigu waa dad qaylo badan laakiin waa dad nadaafad badan
@hassanbashir4333
@hassanbashir4333 16 сағат бұрын
😂😂😂💔
@MatiinBoy
@MatiinBoy 16 сағат бұрын
Legendary
@HaywoodViola
@HaywoodViola 16 сағат бұрын
Anderson Scott Lee Angela Robinson Frank
@duniaibrahim9346
@duniaibrahim9346 17 сағат бұрын
Hard guul
@duniaibrahim9346
@duniaibrahim9346 17 сағат бұрын
Hars
@ikhlaasmoha4850
@ikhlaasmoha4850 17 сағат бұрын
Dadkena qabyaalad ba madax martay maxan kaso kabsanaaba wax hore udhacay weli reer hebel ban so mareyna ilaa taasi dhamaato oo madaxweynaha yimaadaba lala shaqeyo hormar iyo is badal ma imaanyo
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 17 сағат бұрын
Waar waa runtiisa Triumph waxaa uu sheegayo oo dhami, ma runtaa lagu haystaa, Soomaalida haday dad yihiin wadankooda ayay hagaajin lahaayeen, iska daaye kuwa yurub iyo America joogaa wadanka lacagtooda ayaa lagu burburiyaa, Midda kale waxaa jira dadyow badan oo bisadaha iyo Eeyda cuna, waaba laysku casuumaa wadamada qaarkood sida Philippine, markaa waa laga yaabaa inay reer Haiti sidoo kale cunaan hilibka eyda iyo bisadaha. Wasr Triumph waa libaax runta aan ka gaban, doorashii hore wuxuu kale oo yidhi Sucuudigu wuxuu ahaa sac caano badan laakiin hadda wey ka dhamaadeen oo waa in la qashaa. Mar kale isagoo boqorka sucuudiga la hadlaya wuxuu yidhi, boqor anigu waa kaa helaa waayo lacag badan baad haysaa, anaguna America ahaan waanu ku ilaalinaynaa intaad lacagta bixinayso.
@Allamagan-n8c
@Allamagan-n8c 17 сағат бұрын
Macha Allah les somaliens plus courageux que les djiboutiens❤❤❤
@HarestoFarah
@HarestoFarah 17 сағат бұрын
Herri
@suldanmideye765
@suldanmideye765 17 сағат бұрын
M.a
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 17 сағат бұрын
MJ 🎉the most talented and best business people that you can find through outa world(MASHALLAH TABARAKALLAH) Booweyaal(RABBI) haydin barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
@omerhassan3041
@omerhassan3041 18 сағат бұрын
Waa oday dhagihiisa iyo afkiisu aanay ismaqal! oo isagoo asalkiisu qaxooti jarmala ayuu intaa dhibco ka raadiyaa u hanjabida dadka sidiisa soo galootiga ah,mana aha nin siyaasada ehel u ah oo ganacsade weliba aan ganacsi tacbane aabbihii uga dhintay ganacsiga oo wuxuu ku haminaya in uu xeerka maraykanka wax ka bedelo hadii nasiibku saacido Allaha uma calfee oo uu sida putin iyo madaxweynaha waqooyiga kuuriya uu kursiga u fadhiyo.
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 18 сағат бұрын
Waa laba shaydaan ismadhaanto iyo dhasheedi
@Abdikhadir-oq9sj
@Abdikhadir-oq9sj 12 сағат бұрын
Sax
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre 18 сағат бұрын
Herei aad baan ugu farxay inaan rarko adigoo aramaaya noosoodaa wararka gii xaqiiqada kusalysnaa maanta aduunkii odhan baa qasane ha ukaluminin jaaniska n baahida looqabo warar ka xaqiiaqada ah
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 18 сағат бұрын
War