War sxp anigaba intaas baa leyga hayaa ee waxan moodayay infection inuu yahy show burseelku dhabarka iyo wareegaba waa galaa 🤯
@khalidhajimohamed53511 ай бұрын
Togax maxamed zxb numberke ka so wacaa burseelka wa i hayaa, waana igu cusubyahee,
@khalidhajimohamed53511 ай бұрын
@TogaxMaxamed
@khalidhajimohamed53511 ай бұрын
@@TogaxMaxamed zxb iso jwb
@somaliahanoolato349 Жыл бұрын
Doctor hooyo umul eh oo nas nuujineyso oo laga helay xanuunkas brucellosis ilamhas yar naas nuujinta ma u gudbin karta xanuunkas ilamaha yar oo 11 bari jiro ? Sideena looga daaweyn kara hooyadas madama ey naas nuujineyso oo eysan qadan karin dawada doxycycline ??
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Dr maxa dawo lugu dawen kara
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Dr aniga 27jirban ahay wadno xanun madax xanun waliya dhabar xanun dilan iyo dhalmo la an mudo 7sana xeydka o 3bilod iska maqnado
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Madaxa warer maskaxda gudaha iyo korka wey iga xanunta
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Dr dawo 2bilod soconeso aya la isoo qoray 2boqol kaniniyaal ah
@kaaahanuura69384 жыл бұрын
Dr kawaran beerka xoolaha iyo kalyaha waxa la idhaahda aad yaan loo shiiilin oo dhiiga laga dhamyn ee xidhiiidh ma yeelan karan
@drciisefarah83163 жыл бұрын
may wll wax xidhidha malaha
@somaliahanoolato349 Жыл бұрын
Doctor hooyo umul eh oo nas nuujineyso oo laga helay xanuunkas brucellosis ilamhas yar naas nuujinta ma u gudbin karta xanuunkas ilamaha yar oo 11 bari jiro ? Sideena looga daaweyn kara hooyadas madama ey naas nuujineyso oo eysan qadan karin dawada doxycycline ??
@siciidcaliMaxamed-z4m17 күн бұрын
Dhiiga miyaa laga baaraa
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Shuban jogta wan leyahay
@ahmedaymanofficial81964 жыл бұрын
Walaal qali SUBSCRIBE igu taager
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Mida kale Dr calosha dibiro wey iso wenata sidi xamilo okala darema
@CalicabdiMaxamed-jo1xe9 ай бұрын
Brucellosis
@dhoodiween7004 жыл бұрын
Mahad sanid sxb
@banadirproductio4 жыл бұрын
*Public Prank walaashaa Nambarkeeda ii qor sxb Prank run ah hadaad maqasho waa kanoo kale waligaa ma aragtay -😂 👉**kzbin.info/www/bejne/eHiplaOafdqEnZY*
@RaqiyaAxmed-k1x3 ай бұрын
Dr wlhi calamadahas dhan wan leyahay wana la iga helay burselka