FAL-DAMBIYEED #1 - AXMED WEHELIYE WAA LA QARXIYAY WAANA LA QALAY! - KAAMIL HALANE.

  Рет қаралды 254,720

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 436
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Illahow na astur, masibo waba tala wadankene 🤲
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto waddanka habar-dugaag baa heysato
@xushmaakuuhayaachanal6801
@xushmaakuuhayaachanal6801 2 жыл бұрын
Ayaanle Wadani Dalkaan iyo Dadkiisa ilaahey Usoo diray masha Allah
@abuamal7991
@abuamal7991 2 жыл бұрын
Allah U naxriisto Ahmed waawene waxaaan Jogay tacsiyadiisa janatul fardows allaj ka waraaaabiyo
@mm-ee9vp
@mm-ee9vp 2 жыл бұрын
Ayaanlow xamar ha isku imaanin ilaaa dalkaan uu dowlad la xaqiiqsanaayo ka dhismeeso.. guuleeso
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 жыл бұрын
KU soco fadlan Waa tillaabo loo baahnaa mar horee
@abdirizackketsane3317
@abdirizackketsane3317 2 жыл бұрын
This is crazy for real ayaanle I am 37 yrs I have never been in somaalia in my life and I got family there so I don't know how I go back there because this is what happens in somaalia oh my God ayaanle keep going brother we support you
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Car wadanka kaalay nin baad is moodasaaye
@bortstanson2034
@bortstanson2034 2 жыл бұрын
There's more deaths in Chicago than xamar
@bortstanson2034
@bortstanson2034 2 жыл бұрын
@@mohamed88466 Mooryan waalan
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
@@bortstanson2034 qoodhaha iiga fuq
@iskufilan174
@iskufilan174 2 жыл бұрын
Your missing allot and the best life with no stress how many people die a day what you think about the coved 19
@xabiiboxabiibo845
@xabiiboxabiibo845 2 жыл бұрын
Ciid Mubarak wllkey ayaanle🥀🥀🥀🥀
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@barwaaqoali7753
@barwaaqoali7753 2 жыл бұрын
Amazing story
@abdikadirsaid1721
@abdikadirsaid1721 2 жыл бұрын
Fadlan, Ayanle fadlan, ragi Abdullah Nasri, raadi ku dhahay, ee , Godka jilicow raaadi kuwada jireen. Si an u dhamesani warbixintaa.
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqa inay wada shaqeeyaan kuwa dawlada isku sheegaya Iyo Alshabaab shaki kuma jiro inay wada shaqeeyaan Labo shabaab
@hindabashe6952
@hindabashe6952 2 жыл бұрын
Mansha ahllah noolaada🇺🇳🇺🇳💙
@xasanjenyo9671
@xasanjenyo9671 Жыл бұрын
10 daqiiqo ma dhamaato miyaa halahaas laysku xir xiraayo?! Rabbi Ha u naxariisto Insha Allah
@luqmanadanali87
@luqmanadanali87 Жыл бұрын
Qof maskax leh aya tahy sxb anigaba wan layabay 17 daqiqo ayuu no shegay wuxuna noga dhigay 10 daqiqo wxba walaqan koleey
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 Жыл бұрын
Xisaabta kudar ninka sida wax udhaceen ayuu ku sheegaya
@mohamudaden2940
@mohamudaden2940 Жыл бұрын
​@luqmanadanali87 yacni marka mesha laga saro (oxygen tank) bey u bilaabane 10 ka minutes
@Engkafi
@Engkafi 2 жыл бұрын
Inoo Soo badiya Insha Allah
@ayanlewayd8311
@ayanlewayd8311 2 жыл бұрын
M læænpæk
@mohammedalimohammed890
@mohammedalimohammed890 2 жыл бұрын
Hore usoco saxafi sare Ayaanle
@ahmeddaud1525
@ahmeddaud1525 2 жыл бұрын
Habeenkaa qaraxa dhacaye Olow tower ayaan kasoo dagay meshana waan maray jaamkedana zaid ayuu ahaa Ugbaad Mall anigoo gaarina qaraxa wuu dhacay wlhi waxay ahayd arin murugadeda leh Allah ha unaxariisto dhamaan intii ku geriyotay qaraxaa
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Fadlan la wadaag asxaabtaada. mahadsanid
@mohamedabdullahi2396
@mohamedabdullahi2396 2 жыл бұрын
Much respect all the way from buuloburte, u are our Somali Netflix I appreciated, asc
@nawalish7564
@nawalish7564 2 жыл бұрын
Baryanhan wad cajistay sobadi barnamij yadan okale wll
@samircade9742
@samircade9742 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto Ahmed
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
Qof walbo oo muqadisho ku nooleed 5tii sanno u dambeeysay waa ogthy in Mafia actions oo dhinacayo badan dadka layneysay lkn xagga Rabbi ayeey Diwaan uga jiraan ummada micanadarada loo baabiyey.
@ustaadducaysane7987
@ustaadducaysane7987 2 жыл бұрын
Xamar waxabaa ka dhacay mafiyo ayaa ka damaysantay
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhmntod
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
💕 صَلَّی اللہُ عَلَیہِ واٰلِہٖ وَسَلِّم💕
@akhilowle1
@akhilowle1 2 жыл бұрын
Mashallah ayaanle show is the best show go ahead Put water on the table everything can occur in time interview
@yusufsanei9011
@yusufsanei9011 2 жыл бұрын
Biya la'aanta miyaa kusoo gaartay
@xaajigurey1643
@xaajigurey1643 2 жыл бұрын
Zz
@omhu3440
@omhu3440 2 жыл бұрын
Jag har 7⁹
@omhu3440
@omhu3440 2 жыл бұрын
Alxm
@omhu3440
@omhu3440 2 жыл бұрын
Alxm
@abdirizakmohamed8734
@abdirizakmohamed8734 2 жыл бұрын
Shaqo wacan heda wall ayanle hore usoco
@salmanmoha1979
@salmanmoha1979 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@adanyusufaliallhuakbar4152
@adanyusufaliallhuakbar4152 2 жыл бұрын
MASHAA ALLAH ILAAHOW XAGA NA FAHANSII
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Waa qiso dhageysigeedu ficanyahay oo murugo leh
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 2 жыл бұрын
Wa kiske ingeenir yareeesow kle 💔
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khatraaaasay hanoolaato Sahraaaaaycadsy ooridiis bahbahbahyar.exusemeeee faraxsanfariidaaaay.👋nunsesesese
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Mahadsanid Syaale Waxaan u Arkaa barnaamajkaan Mid iftiininaay xaqa iyo xaqdarada(waxa la qarinaaya)
@mohamedamiin9400
@mohamedamiin9400 2 жыл бұрын
Sheekadu way isku kay qabanladahay, su'aasha ugu muhiimsan ayaanle iyo ninka warinayaba isma ay weydiin: -hadaanan Dr kii qalay amrin CTSCAN maxaa lagaladoonay shaafi -nisa maxaa meesha keenay bukaanku waa boolise -Intensife careka digfeer ugu yaraan 5 dhaqtar iyo kaaliyayaashooda ayaa markiiba joogo. Aniga ayaa 2 jeer galay. Xitaa dr aan kugu qorneyn sariirtaada masoodul istaagi karo.
@abdiazizahmed4577
@abdiazizahmed4577 2 жыл бұрын
Kaptan ujeedada dhan Ee laga leeyhy aa ah farxaan qaroole Inay tusaan inuu fahad curad kuxigenkisa yahy, sababtan uidhi Waa xildhibaanki beeshoda Aaba qeyb ka ahaa. 1-Wuu qalnaa😂, 2-nimanki dhaqeyn aa iishegeyn. 3-Xildhibaanka maogi qolkoo kujiro Oo igu dhahy darawalkisa aa igeyay qolka. 4-Then qolka mala galikaro aa nalagu yidhi. 5- taloyaha saldhiga asagaa dhahy ninka waalan soodaaya. 6- Gabadha meesha shaaha kugadeysay Ee geeriyoty Muu kadhigay Inay mareykan katimi . Ayaanlow kanoo kale bulshada hahorkeenin
@seynababdi9718
@seynababdi9718 2 жыл бұрын
Dhaawactir waaye…. Nisa waa ugus la hawlgeliyo
@mohamedabdishakuur1937
@mohamedabdishakuur1937 2 жыл бұрын
war qabyo ah
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Nisa wa shabaab sharciyeysan
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Adiga shaqsi aa Tahay laakiin Qofkaan Dowladaa iyo dadkalaa Faraha kula jira aan u Malayn.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Allaha subxanaallah watacala ha u naxriisto inta wadanka dacad ugu adeegtay ilahay waxan uga baryeyna shababta qarsoon iyo ku cadaystay ee durka galay inuu rabi naga qabto dowladaan cusubna til dhiiga musilimka badbadisa Allaha ka dhigo d
@farahhassan8641
@farahhassan8641 2 жыл бұрын
Amiin yaa raabii calamiin
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Dambiga waxaa gala dowlad ama shacab. hadii shacabka uu dambiga galaayo, dowlada ayaa la rabaa inay joojiso. Hadii dowlada ay galaysana, shacabka way inay joojiyaan. Labadii hadii la waayo qofkii la doono ayaa la qalanayaa cid isu raacaysana ma lahan taas waaye waxa ka socda wadanka.
@dryasinmohammedyusuf87
@dryasinmohammedyusuf87 2 жыл бұрын
Tan ah shakiga falmdambiyeed allahu aclam
@sali619
@sali619 2 жыл бұрын
I am confused 🤔. There something called Portable Oxygen Tank that you can use when transferring patients. Was this not an optional?
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 2 жыл бұрын
In Somalia if you do not die in the assassination attempt you will die in a hospital assassination.
@cabdiraxmaancaseer
@cabdiraxmaancaseer 2 жыл бұрын
May be since he was out unconscious he needed a ventilator
@sahalxasan
@sahalxasan 2 жыл бұрын
Wuu ku filmaam waayay siduu sheegayo, lkn sababo kale u dhiman karaa
@hurdaayeubrahin5403
@hurdaayeubrahin5403 2 жыл бұрын
@@sahalxasan t54mv
@hurdaayeubrahin5403
@hurdaayeubrahin5403 2 жыл бұрын
@@sahalxasan
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs 👌
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 2 жыл бұрын
Nin hadlaya waa adeerkey, malaba qofba meeshu joogey waan garanaya,meshu joogey 2021.
@abdirizaqahmed2882
@abdirizaqahmed2882 2 жыл бұрын
Hhh xoow ahaa
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Alleh haw naxaristo
@mohamudweli2597
@mohamudweli2597 2 жыл бұрын
Asc Ayaanle hanoolaato aaway qaybtii 2aad ee barnaamijkan
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto intii muslim ah oo dhintay
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 жыл бұрын
Yaarabi. Allow u naxariisto soomalia wax kasta kafilo
@halimamohamud2695
@halimamohamud2695 2 жыл бұрын
This programme is good
@abyanmohamedadan9954
@abyanmohamedadan9954 2 жыл бұрын
Alle ha u Alle ha u naxristo abti Ahmed waxa shaki kujirin in qarijiyay sababto ah sida in dibada loqado dowlda ugu caga jiday ayan aya kamid ah & madama xil mu him ah u hayay ayna kushaqynsan karin u yahy qof dacad ah ayna shilin fikir kubadali karin sas ayay u dilen Alle ha u naxristo qof dadkisa u naxristo ayu aha tusale u ah wax walbo wngsn gacanti ku qarxisay ti ku dishay Alle aya arko idinkan ayamo ayad kadanbaysan
@dr.abdalle199
@dr.abdalle199 2 жыл бұрын
waaa arin mu hiim Nur idow bayle waa in lala xisaabtama oo la weydiyaa qofka Diry CTscan ka.. Nur hadda waa shacab, Fahadne oo Nisa gacanta ku Hayey waxn Rajeynaya in uu Shacab noqon doono oo xilkaan laga dhigi Donno. IA xaqa waa kii sobaxa. Ayaanle Mahadsanid wll mcn
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 2 жыл бұрын
Madmadoow waxii lasoo maray hada iyo dan nabar iyo naxxid Allah naguma soo celiyo Aamiinta iigu dara soomaalida qalbiga wanaagsan
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 жыл бұрын
Walahay Soomaliya waxay I bahantahay in siraha iyo qiyaanada umada lagu leynaayo loo helo qolo sirdoon oo daacad ah oo kabaxasan dowlada laakiin ay hadana la shaqeyso si loo ciribtiro oo maxkamada la Soo saaro hadii Sidaas Ay Soomaliya ku sii socoto xaqiiqdii waa halaag iyo is aamin la’aan
@ibraahimhajiahmed8438
@ibraahimhajiahmed8438 2 жыл бұрын
Hanoolaato
@maxamefyuusuf6190
@maxamefyuusuf6190 10 ай бұрын
ayaanle keep going
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 5 ай бұрын
ALAHA UMADA HA KA QABTO KUWA BAYNTA IYO XUMAANTA FAAFIYA. AAMIIN
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Bal qofka kale aan helin sida ninkaa qof aqoonyahan ah oo naftii hure ah maxaa ku dhici kara tolow. Somalia waa in loo duceeyaa
@zahraluulofficial658
@zahraluulofficial658 2 жыл бұрын
Walaahi kuwaas allaha ummada ha Ka qabto
@sharmaakeahmadfarah
@sharmaakeahmadfarah 2 ай бұрын
Ahmad wawen wlh wa nin wangsan xishmad badan waxan isla jognay hotel Raasa
@noornorway4094
@noornorway4094 2 жыл бұрын
Soo badi kaabo
@amiinhassan6744
@amiinhassan6744 2 жыл бұрын
Ok
@maigaheeysaa1279
@maigaheeysaa1279 2 жыл бұрын
ALA Maxaa Aakhiro wax leeys weeydiinaa Fahad iyo Farmaajo in aay Tuugo yihiin waqtigaa cadeen Doono
@hafsailkacas6754
@hafsailkacas6754 Жыл бұрын
Allha ima geeyo somalia
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 2 жыл бұрын
Wax Cadayn maso bandhigin . ilaahay ha unaxariisto marxuumka.
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 2 жыл бұрын
Inkastoy Somalia wax walbe suuro gal kanoqon karaan, hadana sheekadaan shaki ilama dhaafsiisna. Percentage keedana ilama badna. Haa waa khalad in laqala qofaan dadkiisa ogalaasha laga helin . Laakiin dhakhtaradi baatiri waxba kamaynan ogayn qaadidiisa. Macnaheeda daacad ayey ka ahayd qalliinka. Allahu Aclam.
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 Жыл бұрын
Yes dadku shilka dabadii waa diffrent reaction.qaar aad moodayso inaanay waxba qabin Naxdinta ha ahaatee ayaa saacad dabadeed Amma Gelin dabadii miyir beela amaba coma'aba Gala.
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
Very sensitive program waaye waa loobahan yahy... Ayaanle thanks sxb ....lkn Nin ka aad wareey saneeyso qaab ka uu wax u sharxaayo weey liidataa pls PART 2 improvement ku sameey dheh...Asna wuu mahad sanyahy runtii...Somali HANOOLAATO HANA IS RAACDO I.A.
@abdiazizahmed4577
@abdiazizahmed4577 2 жыл бұрын
Waaba mid qalbiga taagan 😅
@maryankooshin8203
@maryankooshin8203 Жыл бұрын
Allllhu akbar wlhy somli ilhya umaqan
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Walee 5 to sano la soo dhaafay dalki wuxu noqday masrixii shabaab oo aan si live u daawanayno
@youssoufmohamed
@youssoufmohamed 7 ай бұрын
Yaan
@mohamudshafi6723
@mohamudshafi6723 2 жыл бұрын
First person
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 2 жыл бұрын
Mahadsanid Shafi
@feysalahmed4710
@feysalahmed4710 2 жыл бұрын
ayaan kuma aqaan aqoon aha balse dalkaan dhibatada lagu hayo ma aha mid aad u yar waxa aa kugu waanin in ta kooxdan waqtiga ka dhanaday ay jooga ha isku iman dalkan wariye runta shega sir badana bananka keenay aya tahay allaha kaa xafido dhibta imbow
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
@@feysalahmed4710 hhhhhhh
@MohamedIbrahim-hq6ic
@MohamedIbrahim-hq6ic 2 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay sxb Mr kaamilna waxaan leeyahay jazakalaah Al shabaab maaha cadow ee waa xukuun doon lkn Nissa ayaa ah cadow, in 1988 burburkii Somaliayana ayagaa ka dambeeyey
@AHH677
@AHH677 2 жыл бұрын
Maxamed Ibraahim Nin wax og ama maskaxdiisa furuantahay ayaad u qoraal egyahay Waana wax khatar kugu ah Mana jeclin dad wax fahamsan inay naga dhintaan Fadlan is ilaali Lama ogola runta Adna wax run u dhaw amaba ah ayaad qortay It is better inaad jaahil iska dhigto sida kuwa kale oo aad fikradahooda hirgaliso Amaba aad iska aamustid ALLA ha Ku xafido sxb Aamiin
@maskiinoow
@maskiinoow 2 жыл бұрын
Baraxa waa kabadiseen ee warkaan meel looraaco maleh mana fafmin
@maajidmohamedshire3517
@maajidmohamedshire3517 2 жыл бұрын
Sheekadan. Cabsi cabsi waaaaye wlhy yaaaaaaaap
@aliali-il8ng
@aliali-il8ng 2 жыл бұрын
Brother so badi wax yaabahan oo kale wadanka gangas aya ka buuxo yaab wallhi muqdisho Waa golo mafiyo Ka buuxdo
@saafiali3454
@saafiali3454 2 жыл бұрын
Walee dad wala layey allh hau naxaristo
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 2 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto wlh Nisa iyo Farmaajo dad waa cuneen Waxaan goob joog u nahay ayaba aragney
@faraxyaremakaraanbulaburte4400
@faraxyaremakaraanbulaburte4400 2 жыл бұрын
😭😭Sorry goreey ahaataba sharciga ayaa u hiili doono dhibanayaasha farmaajo iyo ilmihiisa
@zakihanadbishaar9961
@zakihanadbishaar9961 2 жыл бұрын
Runtii waa xanun Dad ku kumadayo oo kulanol Hadane Is kadhogayo In uu ku difacayo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@raxoosman4486
@raxoosman4486 2 жыл бұрын
Waaba cabsi cabsi soomalia bismillah
@joofcftah8934
@joofcftah8934 2 жыл бұрын
Waa saad in dadkii wadanka lagu aaminay eey sidaa udhaqmaan sidee saraakiisha dwlada eey dowladii sidaa uyeeleysaa kuwaan allow nadhaafi fahad iyo farmaajo waa dad noodhiman acuudubi laah saraakiisha allaah yaaraxma
@seynababdi9718
@seynababdi9718 2 жыл бұрын
Ugus waaye
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Wallaahi muuqaalkaan aad buu ii taabtay, maxaa shirqool la maleegay Shantii sanno ee la soo dhaafay, Illaahay ummaddiisa idiin ka soo qabay
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Elmi Waa Qaran Dumis Tahay Ninkan waa Beentiis Wuxuu Sheegayo VIVA Nabad Iyo Nolol Farmaajo Guul Alle Hagu Soo Hanuuniyo
@abdiyarremohammed2552
@abdiyarremohammed2552 2 жыл бұрын
Bisinka war nimanka damiir xumaa uma allah idiin dhaafiyo
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 2 жыл бұрын
Waxaa iga yaabiyay NISA qof police ah maxaa caafimaadkiisa Daba dhigay? Police kale waa macquul lkn NISA not possible. Labada nin ee NISAda ah dib haloo raadiyo si loo hello cidii soo dirtay oo dhan. Labadaa nin waa muhiim heli taankooda si casekan hore loogu kaxeeyo
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 2 жыл бұрын
Dharka waa la xiran karaa in aysan nisa ahayn ayaba dhice karta
@seynababdi9718
@seynababdi9718 2 жыл бұрын
Dhaawactir waaye
@abyanmohamedadan9954
@abyanmohamedadan9954 2 жыл бұрын
@@abdirahamanmahadsamaan7158 walalo dhrka walo xiray ma ahne skeko kle aya lagu qarinayay
@saeedbarqaash1728
@saeedbarqaash1728 2 жыл бұрын
waad ujeeda benben siyasadeysan ineytahay shekadu, awey polistii ilalineysey masuulka? awey polistii waxbareysey?
@hassanabdullaahitahliil6432
@hassanabdullaahitahliil6432 2 жыл бұрын
Ahmed wuxuu ahaa Geesi saaxiibtinimada Waxka Yaqaana Dhabarkana katoogan diiday saaxibkiisii, Genneral saadaq joon waxaa waajib ku ah inuu axmed xaqiisa iho cadaaladiisa Raadiyo Maadama Dakanadii uu dartii u Galay sababsaday, Allaha U Naxariisto Taliye Ahmed😥
@halimaabdi9070
@halimaabdi9070 Жыл бұрын
Qarax ama dil wax fiican ma aha laakin dadkan ayagana masaajid ma dhisaynin
@ugaasduceysane4442
@ugaasduceysane4442 2 жыл бұрын
War waan soo ordeynaa sinsibaar reebay ee maxaa talaa hadii labadaan lagu tuuro xerada alshabaab Somali weynaga hilinayaan sababtoo ah Ina yasiin yaa nalaku xaglinayaa Fahad sidas aan kursiga kuweyneynaa insha allaah
@moahmedhashi6239
@moahmedhashi6239 2 жыл бұрын
SXB AYAANLE OGOW BARNAAMIJKAAN HADII AAN LAGAA JOOJIN EE AAN HANJABAAD WAYN DARTEED AADAN U JOOJIN SOMALI WAXBA KAMA AQAANO WAABA HADII AYSAN KU DILIN HADAL KAAN XASUUSNOW
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Acudubilahi mina shaydani rajim qarax iyo qalid aaaa
@mahaddaahir7033
@mahaddaahir7033 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@abdisalanismailabdilahi7283
@abdisalanismailabdilahi7283 Жыл бұрын
Ayaanle keep going bro Aad ban u xiiseeya muqalada aad so galiso bartad KZbin Lkn waxaan Ka Codsan lahaa . In aad muqalada 30 minutes Ka so dhigto Si aan sifiican ugu dawana . Way nagu Yara .adagtay one hrs xidhiidh ah daawano muqalada dheerer
@afaarah5760
@afaarah5760 2 жыл бұрын
Kaamil xalane waxaan kula talin lahaa inuusan muqdisho tagin
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 2 жыл бұрын
aduun iyo akhiro ilaahey Faramaajo iyo Fahad ha cinqaabo, dalkaan waa ku ciyaareen
@osmanhassan8079
@osmanhassan8079 2 жыл бұрын
10 ka daqiiqo oo eey heestaan faro badnaa, ma midii Bollywood baa, meeqa shaqo ayaa lagu qaban karaa, dad baa lagu wacaa , wadooyin ayaa lagu soo xiray.
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 3 ай бұрын
Inta dadka la wacayo mesha lagama soo sarin
@osamahassan7864
@osamahassan7864 2 жыл бұрын
Wlhy waa cabsi cabsi
@dbb8374
@dbb8374 2 жыл бұрын
10 daqiiqo isaga ayaaba dhamesty see camal
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
Ayaanlow sxb maanta inaad ka gaabisay suaalihii muhuumka ahaa bay ila tahay. Talow ma daalkii ramadaanta ? 1) Haduu farxaan qaroole ka dambeeyay qaraxa ama wax ka ogaa maxaa keenay saldhiga qaraxa hortii ? See buu qarax uu isagu soo maleegay u dhacaa isagoo goobta jooga mise naftiisu ka quustay ? 2) dhaqtaradii qashay hadayna dalban CT scan maxay ehelku (wiilkiisa iyo kaamil) u diidi waayeen in loo wado meelkale ? Jawaabtii CT scanku maxay noqotay ? 3) meydka AUN markii gurigiisa la keenay miyaynan wiilashiisa iyo ehelku arag in laga qalay qoorta ? Ayaanlow inaga giiji suaalaha sxb horeyna u soco. Hambalyo hanoolaato
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Amareh ma hal dhag baad wax ka maqshaa Farxaan Qaroole inuu gacan ku dhiigle yahey darajisa ka eeg waa arintii labad laga sheego gabdhii la waayeyna isga a uu yeedhey baa la yadhi lakiin addunaka qof qof diley illahey ifka waa kaga jaraa ma a ha washo ama cudur ha jiifsado ilahey baa yadhi dadkayga ii daayaa nafta waa qaali xaga illahey akhira ciqaab xun baa sugaysaa qofkaa why qofkuu diley akhira ku sugayaa
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 kkkk Qaroole gacan ku dhiigle maaha marnaba ma dhihin inuu dambiyo kale galay ee lagu haystana kama difaacin. Aniga waxaan dhaliilay oo kaliya sheekada ninkan oo waxaan ka hadlay warkiisa waxaana ka dhaqaaqay hadalkiisa oo uu ku sheegay in uu qaroole ka dambeeyay qaraxan kaa soo dhacay kolkuu qaroole goobta soo gaadhay. Adiguba aqlibaad leedee qarax aad soo maleegtay, goobtaad ka fulineyso ma taagnan lahayd adigu ? Laakiin Kolkaad i dhahday "Adu ma hal dhag baa wax ka maqashaa", Qof wax ka og qaroole oo wax ii biirinaya aan sugaayay ee waxaad lasoo shir tagtay ood cadayn iiga dhigtay inuu gacan ku dhiigle yahay "Waxaa la yidhi" iyo "inuu gacan ku dhiigle yahay darajadiisa ka eeg" 😂😂😂Nin kastoo darajooyin sare leh ma gacan ku dhiigle xagaaga ? Cadayn aad u diciifa
@maxamedcumardhagax8327
@maxamedcumardhagax8327 2 жыл бұрын
Mogadishu police and security reform must made, since Farmaajo and his team created the inclusiveness of National security and the Alshabab (mixing the enemy and security keepers). And this is dangerous. Mogadishu needs save
@seynababdi9718
@seynababdi9718 2 жыл бұрын
Reform hhhhhhhhhhh. Really. You expect dajjaal to reform kkkkkkkkkkk
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Farmaajo security gii oo idil shabaab ayuu gacanta u galiyay farxaan qaroole ugu horeyo
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
No the mahdi will reform when dajjaal farmaajo is gone
@kingtaani3445
@kingtaani3445 2 жыл бұрын
Yaad u warramaysaa adigaan luuqada qalaad ku hadlaayo maad afsomali ku hadashid
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@kingtaani3445 af Somaliga wax ka qaldan waliga ma arag 😂
@dontask2190
@dontask2190 2 жыл бұрын
😭😭😭💔🇸🇴🇸🇴😱🤭🤲🤲☝️
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Runtii somalia waxay u baahantahay in kiisaskan oo kale la daba galo
@fmlogistics588
@fmlogistics588 2 жыл бұрын
Dad jaahil ah miyuu u waramaayaa????? CT scan 3 daqiiqo lagu saaraayo maxay tahay ????? Timeing ka horta ma yaqaanaa ninku Kan waraysanaaya ayaa iiga daran
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 жыл бұрын
@@fmlogistics588 adigu maxaad ugubanaysa madanbiilaatahay mise dabiilahaad lajirtaa cajiib
@anabelmi2342
@anabelmi2342 2 жыл бұрын
Waqtigii hasan sheekh gurgurte wixii dil faldanbiyeed dhacey oo xildhibaano la diley soo bandhig hadadan qabyalad ka wadin warkaas ninka eex baa ka muuqata waa soo uraa warkiisa qabyaalad baa kasoo ureysa
@Eszaade
@Eszaade 2 жыл бұрын
Wadanka maanta meesha keliya ee laga hagardaameeyo waa NISA iyo dadka Ku daba jiro lkn illaah ayan Ka baryenaa inuu inaga qabto
@cadar1499
@cadar1499 2 жыл бұрын
Amaana allaah amaano Rasuul Scw SUBXANALAAH dadkaas imaan kooda halkuu aaday ????
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
AL LE YA A RAXMA ANIGU MALAHAYGA QARAXA IYO QALITAANKA AHMED WAA SHIRQOOL.LOO DHIGAY MA LOOGU TALLA GELIN INUU NOOLAADO THEN ALLAAHU YACLAM
@maxamedam9967
@maxamedam9967 2 жыл бұрын
about 15 km
@nomadchannel2823
@nomadchannel2823 2 жыл бұрын
Ninkan warkiisa wa lita. قيل وقال.
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
1❤️#thankyou #shorts
00:21
あみか部
Рет қаралды 69 МЛН
Sheekadii WAQTIGII ADOONSIGA
1:32:33
QARNI JOOG
Рет қаралды 30 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 165 М.
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 264 М.
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10
HANOOLAATO
Рет қаралды 140 М.
TALISYO CIIDAN OO CUSUB OO LA SAMEEYAY (3839)
50:44
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,6 М.