R/wasaare Kheyre oo La Qiirooday Hees Wadani ah "Milatariga Soomaaliyeed". 2019

  Рет қаралды 57,269

Hage Media

Hage Media

5 жыл бұрын

Please Subscribe dheh Hage Media adigoo Mahadsan.

Пікірлер: 39
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 5 жыл бұрын
Masha Allah Guul iyo gobonimo Somaaliya hanoolaato insha Allah Guuleysta Ciidankii Dalkeygow 🇸🇴🌷🇸🇴⚘🇸🇴❤❤❤
@abdirahmanosman8731
@abdirahmanosman8731 5 жыл бұрын
Wlahi waqiroday Alla dowladnimada macanbadana allow cidankeda ino dhawr Kooxda horseed adban udawada wlahi keep going Thanks hage media 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Жыл бұрын
Mashaa Allah 👌 wadani wadanka military wa wadka cadawga umada somaliyeed kusocow 💪
@uhashi8151
@uhashi8151 5 жыл бұрын
masha Allah guul insha Allah cidankii qaranka somaliyed
@ayandhalad4616
@ayandhalad4616 4 жыл бұрын
Masha ALLAH waa qiirodey in badan. ALLAH idin cafido dhmnt Ciidamada Somalia amen. Waana rajeynaya in Dalkena oo nabad ah ku soo noqono marlkasto joogno.♥️✋🏼
@abdikadar3884
@abdikadar3884 5 жыл бұрын
MAASHAAALAH maashaaalah maashaaalah Ilaahow Soomaliya nabad ka yeel ilaahow cadawga ka qabo. Allow Aaaaaaaaaamiiiiiiiiin
@abdikadar3884
@abdikadar3884 5 жыл бұрын
Maashaaalah maashaaalah maashaaalah. Illaah ha idin xifdiyo. Illaah ha idin dheereeyo cimrigiina Illaah ha idinka dhigo kuwa guulaysto xaqana uu Alle tuso. Soomaaliya ha noolaato.
@aweyssame7267
@aweyssame7267 5 жыл бұрын
Somalia hanolaato Nabad Iyo Nolol Insha Allah forever 👍👍👍💕💕💕💕✔✔✔⌛⌛
@yusufmahamud8611
@yusufmahamud8611 4 жыл бұрын
Masha allah ilhay ha dhawro cidanka somaliyeed
@ahmeddini8837
@ahmeddini8837 Жыл бұрын
Dalka ii alankey mabeylayayoo amarki mathagayna madiidayoo (dalka iyo calankeyga mabaylihinayo amarkii madaxeyda madiidayoo)waa oraah wadaniyadeed Allah ya cizak walalaha bay iyo bakool Naga gudooma salaan from Hiraan weyn
@shahwah
@shahwah 5 жыл бұрын
Waaaw what a song we love our country and our forces keep going lipaaaxyadeyda
@mesoudmohammednur2070
@mesoudmohammednur2070 4 жыл бұрын
Somalia wa sharafteyda ano jooga ISIOLO NFD OF GREATER SOMALIA
@ahmedabdirahman6020
@ahmedabdirahman6020 5 жыл бұрын
GuuuuuuuuuuuuuL CXD soomaaliyeed
@mohammedabdiwadani1273
@mohammedabdiwadani1273 5 жыл бұрын
👍👍👍👍💪💪💪💪💪
@uhashi8151
@uhashi8151 5 жыл бұрын
mahadsanid Hage media
@uhashi8151
@uhashi8151 5 жыл бұрын
💪💪💪💪
@jeclownaftada5321
@jeclownaftada5321 3 жыл бұрын
Masuul daacada eh nagadoo
@caana-geelosmaan6826
@caana-geelosmaan6826 4 жыл бұрын
Af-Maay Hees ku Macaan weeye
@qadiijomaxamedwankahelayka6794
@qadiijomaxamedwankahelayka6794 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto
@uhashi8151
@uhashi8151 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@umusafiya8349
@umusafiya8349 5 жыл бұрын
soomali ha nolaato
@cr.alivlogs5280
@cr.alivlogs5280 5 жыл бұрын
💪
@cr.alivlogs5280
@cr.alivlogs5280 5 жыл бұрын
💪💪💪💪💪💪💪
@mesoudmohammednur2070
@mesoudmohammednur2070 4 жыл бұрын
Dadkeyga iyo calankeyga mabeylihinaayo, amarki madaxdeydana madiidayo
@jamaaadan8931
@jamaaadan8931 5 жыл бұрын
Ciidanka Xoogga Somalia Lascanod Sool Somalia Noolaaada
@jamaaadan8931
@jamaaadan8931 5 жыл бұрын
Noolaada guuul Insha Alllah Ciidankeena
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 4 жыл бұрын
Viva horseed
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 жыл бұрын
Milatariga xiradis diday turki xalane doolar fadaral maya hadaa leesqasbeyn kaa adki itobiya kusoijartay saldhig beydhabo ugudhisay may adna kubasaboor li iid jabuutiya sidii fahad lagugu xiri afkina waa iibadashay maxa kakasa bugii laguqoray iskuladii lagudhigay waadumiseen mudug diid bada geysaxixed diyarad gantal laguciririyo silogudurduriyo lacag mano radiyo qalbi dhagax majerten radiyo diid ogaden xalano diid qalbidhagax bad diid majerten usaxixe siuu ogagosto xamar melatari diid beydhabo sooijaratay elatare maay afgaja ciyal xad asal bugagti afsomali afmudug lashegayay dowlada waa afka laqoro hadana mucarad side sidbursiga lashego miyaa xoog aan xeelad laheen waa xirko goos majirin doowladihi hore meel lafurayo oo xirig laguxiro maro laxardhay maqas lagu gooynayo yaxaday masabor jabuuti keenay kihore kandanbe hoostisana nagaradinoyo ina awod leyahay fahad baa xanibay turkina anigey iijogta kuli af gajagaja sheeko qaraar jabuti inekatimid afkeda kujajabay sida caruurten dibada logu afdilay hadana loofogeyo basaborkeda losameyay
@cabdicali5039
@cabdicali5039 4 жыл бұрын
W
@aliderie5908
@aliderie5908 5 жыл бұрын
Soomaaliya hoery usocata hurdow toos tanweysocotee kanaxow naftawaaa
@hanadduulaaye482
@hanadduulaaye482 4 жыл бұрын
*INKASTOO AANAN FAHMIN LAHJADAN...HADANA SOMALI MEEL KASTOOD JOOGTAAN WAAN IDIN JECLAHAY II NOOLADA CADOWGA IYO ARGAGIXISADANA U MIDOOBA*
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 5 ай бұрын
Kuwi afweyne ayaa lafahoodi hargeysa kabuuxaan
@yussufhaji2505
@yussufhaji2505 2 жыл бұрын
Ninkaan heesta qaadayo wuu dhintey ilaahey haunaxriisto 😢
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
gorme dhintey wll so ciidan ma ahen miyaa la diley
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Жыл бұрын
Goormuu dhintay sxb, maladilay
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Жыл бұрын
Saaxib maladilay mise dar ilaah udhintay
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 301 М.
Hees Ciidanka Xooga Dalka Ciidamadii Dhulkoow! 'Dhiiranayaal'
7:57
Warbaahinta Qaranka
Рет қаралды 181 М.
Hees: Hadaanu u dhalanay Ciida dhulkena Waa u dhimanayna"
9:20
Daljire News
Рет қаралды 32 М.
HEESTII ANIGU QUURSAN MEYNE
9:46
Somali National Television
Рет қаралды 389 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 237 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН