Kooxda Horseed Hees Dhiiragelin Ah Dhulkeena U Dhimaneenaa Dharaar Iyo Habeen Waan Daafacayaa

  Рет қаралды 302,520

SNA RADIO

SNA RADIO

Күн бұрын

Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔si aad u hesho wararkii ugu danbeeyey ee Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed
#CODKACIIDAMADA#SUBSCRIBE

Пікірлер
@mohasheikhnor4235
@mohasheikhnor4235 9 ай бұрын
Inta 2024 so boqatay heestan marki xabashida lion 🦁 of Africa Somalia 🇸🇴 ay isku so tagtag tay like 👍
@IdmanCabdullahi-z5l
@IdmanCabdullahi-z5l 4 ай бұрын
Waykan allow dadkena qaluptoda isu sojedi❤😢🇸🇴🤝🤲
@SOMALILEGEND
@SOMALILEGEND 6 ай бұрын
Heestan Sxbkay Abdi samad Rabi Ha unaxariisto ayaan Kuu xasuusta Malinkan Guriceel ilaa Xarardheere Soconay Ayuu No daray Heskan Anakoo Aad Uqiiraysan dhulkii 2008 kacdoonka shacabka loga xoreeyay khawaarijta Guriceel Celdheer Dhusamareeb Matabaan Ayaa Aad nogala Soo dhawayay Mahadsanid Reer Galgaduud Kadibna waxaan Ugudubnay Furinta gobalka Mudug Halkaas Ayuu saxiibkay Abdi samad Shahaadada Kuqatay Alx Dhawac yar ba iso garay malintaas Ilaa hada Waxaan Taganahay Furinta Xarardhere Rabi Mar Shacabkeena Wa fahansiin doona In ay kaxorooban Khawaarijta
@breezeofeye3928
@breezeofeye3928 3 ай бұрын
geesiyow garabkaagan nahay love u
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 күн бұрын
Guul cxd from runirgord
@FaysalApdi-qs3dk
@FaysalApdi-qs3dk 11 ай бұрын
From Eritrea 🇪🇷 ilaala qaran Dhawan wansoosoconaa i.a nafteena waxaan u hibeyney wadankeena eg. 20. ❤❤❤❤
@kulmiyeabdi88
@kulmiyeabdi88 6 ай бұрын
Haye faysal asmara
@MaslaxQobey
@MaslaxQobey 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaciidCalibuule
@SaciidCalibuule 6 ай бұрын
Ilahayow kubii israca naga dhig ❤❤
@abdulahiyarisow53
@abdulahiyarisow53 Жыл бұрын
Anago furumaha joogno aya shidana waa best wadani aa maqlo inta so bar baaray Dhiiga ina u shubno qarankena waa ku dharanay ❤😢
@Waqalstudiop2
@Waqalstudiop2 Жыл бұрын
Markasto guusha allah idin so dadajiyo wllehey
@safiyocabdiqaadir3809
@safiyocabdiqaadir3809 3 ай бұрын
Gul ban idin Rajenaya marwalba cidankena ❤❤
@souhaibmahamoud7961
@souhaibmahamoud7961 9 ай бұрын
Waaniga hayna wallaladey.somalimo from.samaron😢❤
@zakariaabdi4549
@zakariaabdi4549 2 ай бұрын
I’m ki ar
@safiyocabdiqaadir3809
@safiyocabdiqaadir3809 3 ай бұрын
Hesta wadani weydhaftay runti mar walba wan dhageysta wan jeclahy somaliya gul marwalba dalkeyga urajeyna cadawga allh ka qabto ❤❤❤
@maxamedcalicantar
@maxamedcalicantar Жыл бұрын
Me soomalilander Soomaliya waan ladamqanayna❤
@CabdirisaqMaxamedbarre
@CabdirisaqMaxamedbarre 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ guul iyo gobanimo qarankaygii
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Allow annoo ka mid noqon ciiddanka xoogga dalka ha idilin waa balan inaa dalkeyga Hooyo dartii u dhinto allow ii rumeeyo riyadeyda guuleysta geesiyadeena aanku dayano SNA 👨‍✈️🇸🇴🦁💪🇸🇴🦁💯✊️
@khadaarihussenomar
@khadaarihussenomar Жыл бұрын
😢
@awliyo1260
@awliyo1260 Жыл бұрын
Hasoo lu go lpx
@inmaxamedaadan
@inmaxamedaadan Жыл бұрын
Wlhi aniga xita wan jeclahay ciidanka xooga dalka somalia in aan ka mid noqdo allow irumey waa riyadeyda ugu weyn
@salmaanabdi6747
@salmaanabdi6747 Жыл бұрын
Me askari Wlhi heestan xataa hadii an jiifo 2n dhegaysta intan shito waxana ugu jclahy ---- hadaynu u dhalanay ciida ----inagu dhaxalkeeda Lee nahay ---- dhulkeena ayaynu u dhimanayna ----dharaar iyo haben difacaynaa ---naftiyo dhiiga u huraaaynaa --- dhaman dadkayogoon israacin ----dhabtii hurdoo sexan mayno ❤❤❤❤ wn jclahy dalkayga ❤❤❤ano askariya dalkiisa difacaya ah❤❤
@abuusafwan8107
@abuusafwan8107 4 ай бұрын
Allaha ku xifdiyo wllkey xooga dalka❤
@ayuubmaxamedcabdi3117
@ayuubmaxamedcabdi3117 9 ай бұрын
Dhamaan dadkayagoon is raacin dhabtii hurdo seexan mayno 🥺🥺🇸🇴🇸🇴🫡
@jamacdheereofficial
@jamacdheereofficial 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Ayan urajeyna wadankeena hooyo nabad alle hainoga dhigo inshaallah
@qeysrusheeye3540
@qeysrusheeye3540 Жыл бұрын
SNA 🇸🇴 🇸🇴 Guuleysta. 100% dhiiga iyo dhuuxa idiin hurin walaahi bilaahi talaahi.
@raxmonuur735
@raxmonuur735 Жыл бұрын
guul in sha all
@DaadirPole
@DaadirPole 7 ай бұрын
Ilaahayoo doooladda in iskeen oglaysii😢😢😢
@dulqaad3
@dulqaad3 6 ай бұрын
Somaliya hanoo laato waxa aan ku faanaya waa wadan kayga 🇸🇴
@yusufahmed6585
@yusufahmed6585 8 ай бұрын
Caruurtii Horseed iyo Taleex❤ Qaranka iyo Diinta first ❤
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын
Soomaali ha noolaato 🇸🇴 allow garabsii geesiyadeena ciidankeena soomaali ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AishaAbdullahiHassan-o5r
@AishaAbdullahiHassan-o5r Ай бұрын
Dhuuulkena ayaan udhimaneynaaaa dharar iyo habeen difaaaceyn🇸🇴❤
@cabdiqaadircumar6548
@cabdiqaadircumar6548 2 ай бұрын
Guuuuullll iyo gobanimo Ciidankeygow ❤❤❤❤
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
Mid ka mid ah heesaha wadiniyada ah, taan u jeclahay.❤
@BarkoowMahamed
@BarkoowMahamed 8 ай бұрын
Dhulkeena Ayaan udhimaneynaaa❤❤❤
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuul 💪💪 inshaAllah 🤲🤲🤲🤲❤❤❤
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 Ай бұрын
Guul Ciidanka xoogga dalka somali army spécial force ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qeysrusheeye3540
@qeysrusheeye3540 2 жыл бұрын
Masha allah SNA guuleysta wlhi bilaahi talaahi nafta idiin hureynaa CXD
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Жыл бұрын
Guuleysta ciidamada qarankoow❤ Wadankoo xor o khawaarij la'aan ah guusha wa dhowdahay.
@Farxadiluntey
@Farxadiluntey 9 ай бұрын
Somaliya Somali🇸🇴 bleh❤
@MuscabMahamed-p3b
@MuscabMahamed-p3b 2 ай бұрын
Whi anoo dhibow kujiran dhageysan jiray alow ale CXDS guuul ❤
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 2 ай бұрын
allahayaw soomali oodhan midee yaa yarabbii❤❤😢😢
@cumarcaanka
@cumarcaanka 3 ай бұрын
Ciidamada xooga dalka somaliyeed 🇸🇴 waan inoo dhintaan😢
@liyaasCali
@liyaasCali Ай бұрын
Masha allah Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedIdriss-q1l
@AhmedIdriss-q1l 7 ай бұрын
Gulaysta cidankaygod
@Mohamednur678
@Mohamednur678 Жыл бұрын
Rabi ha idin guuleeyo goor iyo goob kasta geesiyashena qaranka❤ I a Somalia oo shabaab ka xor ah ❤
@shafieabdirahman
@shafieabdirahman 9 ай бұрын
Badeena markii ethiopia muranka galisay ayaan meeshaan soo aaday😂😂
@Muxsin.ansaari
@Muxsin.ansaari Ай бұрын
Guulesta xdsmaliya qebta danab ❤❤❤❤❤cadawga hajabo 1:46
@mulkiibrahim3670
@mulkiibrahim3670 Жыл бұрын
Alloow Ciidankeena Guulee 🇸🇴💪💪💪
@shamisibrahim9451
@shamisibrahim9451 3 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂waa saas 💕💚💛🤍❤️💙💚❤️💙💜🤣💕🤣😹💙 somalia hurdan kaca dhulka dhaafi cadow wadanka kaaqabatiin😅
@SaliidiSaciid
@SaliidiSaciid 10 ай бұрын
Masha Allah wlhi heestan markaan dhagaysto waan qiirooda soomalia hanoolato
@AbshiroCkariim
@AbshiroCkariim Ай бұрын
Xooga dalka guul 🇸🇴🫡
@mohameridAnnsns-lj3mt
@mohameridAnnsns-lj3mt Жыл бұрын
somalia guul addunyo wacan idiin rajeyna dad keygow🇸🇴
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Ай бұрын
Somalia ❤
@MaryanDucaale-fq3bf
@MaryanDucaale-fq3bf 4 ай бұрын
Dhulkeena ayaan udhimanayna ❤😢❤
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 4 ай бұрын
Qaranku ha jiro 😢🇸🇴
@maslahhassanabdirahman8710
@maslahhassanabdirahman8710 3 ай бұрын
Guul xooga dalka Somalia wllhi waan qiiroodaa markan dhageysto heesaha ciidankena ragga kiisa adag
@CabdiGaadaay
@CabdiGaadaay 2 ай бұрын
Guul iyo gowanimo somaaliya
@safiahussein5151
@safiahussein5151 Жыл бұрын
Guul SSC Khatumo State
@cawiyesport196
@cawiyesport196 Жыл бұрын
Xoog dalkeena🤛🤛❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@شكراعثمان
@شكراعثمان Жыл бұрын
Somalia 💪💪🤲🤲😢❤
@majidCade
@majidCade 17 күн бұрын
midnimo loo wada dhanyahy marki dhalata farxaynaa😅😢😂😂❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@cabdullaahimccismaan9844
@cabdullaahimccismaan9844 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤Ciidanka qaranka guuleeta ❤❤❤❤ilove somalia❤❤❤
@sareguudmohaalishiine
@sareguudmohaalishiine Жыл бұрын
Guuleysto Ciidanka xooga dalka somaaliyeed
@Afrax120
@Afrax120 4 ай бұрын
inta 2025 booqan doonta like saara
@ismailaden7
@ismailaden7 Жыл бұрын
Guul wacan SNA we Love you Allaha idin ilaaliyo
@EnzoAbdalla-sm
@EnzoAbdalla-sm Ай бұрын
Somalia Hanolaato ✊🏻✊🏻
@suuley5747
@suuley5747 Жыл бұрын
Hadaynu udhalanay ciidan anagu dhaxalkeda lenahay dhulkeena aya udhimanayna dharar iyo habeen difaacena NAFTiyo dhiiga uhurayna❤❤ Dhaman dadkayago israacin dhabti hurdo seexan mayno Dhufaysyada kama baxayno😢
@FaysalApdi-qs3dk
@FaysalApdi-qs3dk 11 ай бұрын
Hye makamid noqotey❤❤
@Abdiwalinuur-z6d
@Abdiwalinuur-z6d 8 ай бұрын
Somaliyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Masha Allah xifdulah guleystayal somali army
@Hodanxasey
@Hodanxasey 3 ай бұрын
Somaalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naanipoy2129
@naanipoy2129 23 күн бұрын
Asc Dadkeyga Somaliyed mel walbo aad jogtan Waxaa idinka jecelahay ma jiraan ❤ isooduceya sanadkan school ka F4 ahy waxana jeclahy inaaa ka mid noqdo Ciidamada cirka Somaliyed ALLOW Nasiib kaas isii❤ Sanku neefle uma ogoli inuu iga saren karo 🇸🇴❤️🦁
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 8 ай бұрын
Heesta Aan ugu jeclahay heesaha dambe
@ismailali3484
@ismailali3484 2 жыл бұрын
Guuleysta Geeshkayagow 🙏🙏🙏
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
Mashallah guuleysta
@nuurcabdiciise
@nuurcabdiciise Жыл бұрын
m.a lbaaxyada gees ka afrika
@mustafcadar9932
@mustafcadar9932 2 жыл бұрын
Dulkeynaa dharar iyo habin udhimaneynaa💪💪
@ahmedguulane
@ahmedguulane Жыл бұрын
Guuul
@mohamudahmed2207
@mohamudahmed2207 Жыл бұрын
Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allah baan heesanaa
@Kaphio12
@Kaphio12 Ай бұрын
Heystan markaa dhageysto indhaheyga ilin ku soo istaagto yaa rapi wadankeen nabad nooga dhig🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FalisabuukarSheekh
@FalisabuukarSheekh 10 ай бұрын
Somaliya guul
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Жыл бұрын
Waan taageersanahay ciidankeena geesiyada ah inkastoo dowladaan taageersaneyn siyaasadooda. Haddana dagaalka shabaab looga soo horjeedo waan ka wada simanahay. Guuleysta geeshkayagoow
@MaxaxuseenCalijiinow
@MaxaxuseenCalijiinow 6 ай бұрын
Waxan jokaa furmaha hore dagallka wan dhageataa mar walba heestan si an iskuku ma weliyo mallmaha adak ee nolosha 😢😢😢😢somaliya guull
@MohamedAbdulkadirahmed-yf1ug
@MohamedAbdulkadirahmed-yf1ug 5 ай бұрын
Bro alle haku guulayo amalkina magudi karnee
@Cabdirizaksibriyerashiid-ku8yl
@Cabdirizaksibriyerashiid-ku8yl 5 ай бұрын
guul iyo gobonimo ciidanka xooga
@nawalrermagaal
@nawalrermagaal 6 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@Bagagac
@Bagagac 5 ай бұрын
Midnimo lowada dhanyahay markay dhalata Aya farheyna ❤❤ mahuma / ilkn Manta 2024??????
@majidmaxamed6139
@majidmaxamed6139 10 ай бұрын
Hees aan aad u jeclahay😢❤
@ismaiclyrics9192
@ismaiclyrics9192 Жыл бұрын
Heestaan Qofkasta oo wadini ah wuu ku qiironayaa furunta in uu tago ku fikirayaa xds guuleesta
@NimcoCaliNimcocali-vn1mc
@NimcoCaliNimcocali-vn1mc 3 ай бұрын
Somaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡💪💪💪🦾🦾🦾🦾
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 10 ай бұрын
manta xamar wa nabad alx dalxureye guleyso abbe🫶🫡✍️🗿
@Bin_hazan
@Bin_hazan Жыл бұрын
Waxyar ba inoo haray I.a guushu wey dhowdahay 💪✊️
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 Жыл бұрын
Run ahantii waa ereyo aad u qiima badan ee Hore u socda
@mohamudmohamedmohamed271
@mohamudmohamedmohamed271 Жыл бұрын
xasuustii aabo farmajo
@khadardeek7387
@khadardeek7387 Жыл бұрын
Allaha idin xifdiyo
@abdirahmanabdullahihussein4272
@abdirahmanabdullahihussein4272 5 күн бұрын
Peace 😢
@NadiircaliMaxamad
@NadiircaliMaxamad Ай бұрын
Simaliaaaa😭😭😭💔
@m.kamiinofficial1900
@m.kamiinofficial1900 Жыл бұрын
Guul ama geeri 👮‍♂️👋
@zakariam.alimire8863
@zakariam.alimire8863 6 ай бұрын
Wadaniyadu waa dareen iyo ruux qofka gudihiisa ku jirta wadaniyadu waa lama dhaafaan oo ummad walba ay ku waajibto inay dalkooda jeclaadaan. Inta badan ummadaha caalamka waxay wadaniyada kasoo bartaan iskuulada xiliga caruurnimada lkn dalkeena caruurta waxaan barnaa juquraafiga yurub iyo gobolada maraykanka
@khalid.anshax
@khalid.anshax Жыл бұрын
ᴅʜᴜʟᴋᴇɴᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴜᴅʜɪᴍᴀɴᴇʏɴᴀᴀ ᴅʜᴀʀᴀᴀʀ ɪʏᴏ ʜᴀʙᴇʏɴ ᴅɪғᴀᴄᴇʏɴᴀ❤ 💪
@CabdiQalinle-z4s
@CabdiQalinle-z4s 2 ай бұрын
Cadawga madxa ku dhifahenaa
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 2 жыл бұрын
Guulesta xooga dalka cadawgii jab weyne baa gaarsiiseen
@mohamed_dek9
@mohamed_dek9 Жыл бұрын
Dhulkeena Ayaan u dhimaneynaa dharaar iyo habeen difaaceynaa❤
@mohamedharawe7104
@mohamedharawe7104 2 жыл бұрын
Miyeyna udhalan ciida
@abdirahmanelmy542
@abdirahmanelmy542 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@MaxamuudcabduleCadaan
@MaxamuudcabduleCadaan 10 ай бұрын
Guul
@AragsanAxmed-v1d
@AragsanAxmed-v1d 3 ай бұрын
🇸🇴
@majidCade
@majidCade 3 ай бұрын
Dhaman dadkayago is racay
@barahabulshada9003
@barahabulshada9003 Жыл бұрын
Guleesta SNA 💪
@sareguudmohaalishiine
@sareguudmohaalishiine Жыл бұрын
Guule Horseed
@YuusufWarsame-no5vp
@YuusufWarsame-no5vp 7 ай бұрын
@abdiraxmaankalabiste715
@abdiraxmaankalabiste715 5 ай бұрын
Somali national Army 🔥 SNA🦁🦁🦁
@jeyjeymuhuyadin3991
@jeyjeymuhuyadin3991 2 жыл бұрын
Al qushaash moto nagu barato ma ogolin hadii kale dalka aan isagaga tagno alqushash ha qatane
@sadamelmi8288
@sadamelmi8288 Жыл бұрын
Buulshada miidba dhinac uujeedo Iin iskuso dhawyno ayaynu kudhiiranayna
@IdmanCabdullahi-z5l
@IdmanCabdullahi-z5l 4 ай бұрын
Dhaman dadkeno isracid dhabtii hurda sexan meyno😢🩸🇸🇴🤝
HEESTA DHULKEENA AYAAN U DHIMANEYNAA : HORSEED XOOGGA DALKA
11:18
Somali National Television
Рет қаралды 179 М.
KOOXDA HIDDO | GUUL AMA GEERI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:21
SomaliSwiss
Рет қаралды 366 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Sidee ku biloowdeen xuutiyiintu, yaana sameeyay? 🤔
21:51
Muxsin Bashir
Рет қаралды 3 М.
Baacaa Bayyanaa: Hin Darbe 2006 VCD
44:28
Ulfina Tube
Рет қаралды 208 М.
KOOXDA HIDDO Ku Gaardi Ku Gaardi 2023 OFFICIAL VIDEO
7:06
Young Muste
Рет қаралды 166 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН