NASTEEXO DAYAX | ANAA KALIGEEY TASHADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 259,388

Y3A FILMS

Y3A FILMS

Күн бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/...
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretra...
Fly Cheap
www.isavetrave...
Download App:
play.google.co...

Пікірлер: 107
@vathianzi7
@vathianzi7 Жыл бұрын
hadi aad ujeedo magaca nabi muhamed scw like no sar 👍
@lucky9893
@lucky9893 Жыл бұрын
Asxabey ankusalino nabigena Mohamed scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw 💓
@cabdilaahicali1252
@cabdilaahicali1252 Жыл бұрын
b
@armanhagiofanis7647
@armanhagiofanis7647 Жыл бұрын
Hadi ad ujedo magaca nabi mohamed scw iso rac like 👍 no sar 👍 like 👍
@apdalaasadmohamed5285
@apdalaasadmohamed5285 Жыл бұрын
jaahilow xabiibka meelaan uqalmin haku qorin
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Nasteexo Dayax.. Xidigta ugu qaalisan fanka Soomalida heesaha.
@dumarkudhancali6927
@dumarkudhancali6927 Жыл бұрын
Kaaf toonka ana is baray ayyy nastexo dayax fantastic nada wadanka
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Жыл бұрын
Heesihiiba waxay noqdeen personality songs 😁🙃 Anaa kaligey qubeysta is coming soon wait the new year lol 😆🙃
@fataxsaid2372
@fataxsaid2372 Жыл бұрын
😂
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Жыл бұрын
@@fataxsaid2372 😅🤣
@cadnaanxuseen412
@cadnaanxuseen412 Жыл бұрын
Hhhhhhh😉
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Жыл бұрын
@@cadnaanxuseen412 😃😀
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын
Heestan waxa isla egyihn fartaan donaa qoraa Laxan iyo muuqaba waxa isla sameyey gorgor abdi ereyadooda wee wee nasteexa nalka xidigta fanka ❤💥
@cabeycr6088
@cabeycr6088 Жыл бұрын
Y3A best camera man in somalia ku wata pro geep goin🥺
@ahzaabosman7448
@ahzaabosman7448 Жыл бұрын
Heestani way qarxi doontaa Dad waaweyn baa isugu tegay.🙆‍♂️♥️
@zeinababdalla9214
@zeinababdalla9214 Жыл бұрын
warun qali 😭😭😭😭😭
@biibshe__boy2840
@biibshe__boy2840 Жыл бұрын
Y3A pest video samey sey walhi 🤘hees ta iyo codka wey fadhi yan nastexo wey ku faryareysa tey walhi ❤❤
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial Жыл бұрын
Kusaliya xabiibka scw🥰🥰
@ayaanyazin2073
@ayaanyazin2073 Жыл бұрын
نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@nimcosalah562
@nimcosalah562 Жыл бұрын
Kalsoonida igu jirta karuhu jabinayna madfici chine kaso lumay waqti hore kasa jabin karayna 🥰🥰🥰
@Mujaahid83
@Mujaahid83 Жыл бұрын
Nastexo Dayax Fanka Dayax u thy ❤️🔥🔝
@canabahmedereg4291
@canabahmedereg4291 Жыл бұрын
wow walaashey nasteexo adeerkey kabadhuu dhalay caadi mahan heesba heesbey kadarantahay heeseheda hawaday kujirtaa fanaanad igadheh
@husseinsalad7910
@husseinsalad7910 Жыл бұрын
NasTeexo Dayax anaa ka markhaaTiya inay HeesTani 1billion Tagayso keep going sister
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Bilion mahine milion dheh🤣🤣
@nazuufootball4990
@nazuufootball4990 Жыл бұрын
@@liiasensio3047 hhhhhhhhh
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
Chinese ka oo afsomali ku hadlayaa ayuu soo arkay ayaan filaa billion macaa kuweenii dhintay ma gaaraynaa hadii aan xisaabino
@liishayewaraye895
@liishayewaraye895 Жыл бұрын
waxkale hesta ereyadeeda waxkale waye nasteexo qurux
@soomaaliboy7585
@soomaaliboy7585 Жыл бұрын
Heesihu waa danbi hadii aad ku faraxsan tahay inaad maanta dhagaysato bari baad ka qoomamoon doontaaa heesihu waa dilaaga iimaanka fadlan dib danbe ha udhagayan
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل Жыл бұрын
Inshalla wll rabi haka abalmariyo taladada wangsan💯👍👏
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
10:37 30/9/2022 Cajiib😥inaan cidna gashan io kaftanka ana is baray
@ilobiyolechannel7351
@ilobiyolechannel7351 Жыл бұрын
Hadad ladhacday ereyada heesta like😍
@deeqamustafe3761
@deeqamustafe3761 Жыл бұрын
"Kaligii tashade karaamo maleh ;
@falastiinabdullahi9919
@falastiinabdullahi9919 Жыл бұрын
Kalsonida igu jirataa kaarahu jabinee 🤟😘
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 Жыл бұрын
MashaAllah 💓 she is beautiful, nice voice and asturnaan is another level
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Markaan kufo waan kacaaa.. anigaa tashada..kalsooni
@NajmaJamac-qy8qn
@NajmaJamac-qy8qn Жыл бұрын
Hestan nag isku filan unba dhagesan karta🫡😏
@daahirqosle7920
@daahirqosle7920 Жыл бұрын
Haye fanaanat aan jacelahay
@barita3799
@barita3799 Жыл бұрын
Warun Qali😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 Жыл бұрын
Ahaaay Kaliga tasho 🤣sas laga rawa 🤣
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hees xikmad leh...
@qaaliabdi3721
@qaaliabdi3721 Жыл бұрын
Maa shaa allaah Woww runtaaa🎉❤❤
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 Жыл бұрын
Wiiil hoog y3a qabasho malahan gacantada barakesan wlll
@faizoxassan5472
@faizoxassan5472 Жыл бұрын
tan hes way dhaftay ina adertayda❤️😩
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Naagiihii Soomali kibir anaa kaligay taliya iyo fartaan rabaan qoraa Bisinka
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kibirku waa iga mabnuuuuc...
@FatxiMustaf-d2n
@FatxiMustaf-d2n Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kalsoonida igu jirta. kaaruhu jabin karin.... Waaaaw
@farahnasri236
@farahnasri236 Жыл бұрын
warun Mashaallah
@fooshassanali7553
@fooshassanali7553 Жыл бұрын
M.a queen 👑
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Qurux iyo cod macaan ayay isku darsatay.
@duvyaosman8065
@duvyaosman8065 Жыл бұрын
Nasteexo qurux badan you're the best 💯❤💯🤲✌👍👑
@Ethna08
@Ethna08 Жыл бұрын
Heesta ma anaa la ii qaday 😅🫡
@adeyyare2388
@adeyyare2388 Жыл бұрын
Inta ku jecel so dhawada inta ku neceb cagta hosteeda
@shucaybabdulaahi9145
@shucaybabdulaahi9145 Жыл бұрын
REAL SONG 🎵 LAXANKA 100%
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Kalsoooni.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Waaaaaw
@sucdifunny7807
@sucdifunny7807 Жыл бұрын
Fartaan doonaan qora part 2 geeda wye 🤣
@shukriismail228
@shukriismail228 Жыл бұрын
Haaa wlhi
@shukriali5960
@shukriali5960 Жыл бұрын
ISHAA CALAA😍😍😍😍
@khaalidy
@khaalidy Жыл бұрын
Ina dayah🔥❤️
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
A rare talent. no words to express her.
@najaxkaysar5950
@najaxkaysar5950 Жыл бұрын
Waa wun zizter
@barwaqoismail43
@barwaqoismail43 Жыл бұрын
Mash Allah
@dheemandaahir6059
@dheemandaahir6059 Жыл бұрын
Aniga iga hadlee aduunka cidlo ku ahee rabiyow dhib iga haaay😢
@adeyyare2388
@adeyyare2388 Жыл бұрын
Aamiin dhib ilahay kuma tuso.You have allah macanto hore u soco
@dheemandaahir6059
@dheemandaahir6059 Жыл бұрын
@@adeyyare2388 🥰
@liibaanhassan2817
@liibaanhassan2817 Жыл бұрын
WAAW HEES IYO BADH
@nastehoahmed8988
@nastehoahmed8988 Жыл бұрын
My song😊
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Hees wanaaggsan macaan.
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq Жыл бұрын
Qurux ley ManshAllah
@samiira5552
@samiira5552 Жыл бұрын
Hees igu sahabsan thank you wllo
@hassandeqdeqhassan3544
@hassandeqdeqhassan3544 Жыл бұрын
waxan doonaa fala un waaye
@ashakhalif2747
@ashakhalif2747 Жыл бұрын
Fartaan donan qoraa oo badan waaya heestan
@HiilDanTV
@HiilDanTV Жыл бұрын
Musiga iyo midhaha iyo Masraxa iyo Laxanka. Ibtuba waxa la moodaa inay mataano isu eg yihiin herstii, 'Fartaan Doonaan Qoraa'. Awoow, waad na waalaysiin...😂
@Hawd
@Hawd Жыл бұрын
Hablaaha soomaalidda wa inay makeup iska dhafan. They look like daqiiq factory
@nimcomaxamed1959
@nimcomaxamed1959 Жыл бұрын
Waad ka baxsatay
@barwaqoismail43
@barwaqoismail43 Жыл бұрын
Wooow
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 Жыл бұрын
Nasteexo 🔥
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Jawaan fartaan doonaan qoraa
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
Codka 💯 100/100 Laxanka 40/100 Erayada 60/100 Muqaalka 100/100
@saamiyamaxamed1173
@saamiyamaxamed1173 Жыл бұрын
Nasteexo mcnto noolaw
@hahadjaamac7599
@hahadjaamac7599 Жыл бұрын
Mahad jaamac
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Waligaa kaligaa tasho. kalsooni ayaad heli doontaa.
@dhalboqortoyo6543
@dhalboqortoyo6543 Жыл бұрын
Hestan aniga miyey iga Hadlaysa
@abdinasir1299
@abdinasir1299 Жыл бұрын
Asc nsteexo
@mohamedabdulkadir7467
@mohamedabdulkadir7467 Жыл бұрын
💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@hajirowroro
@hajirowroro Жыл бұрын
Wa sheko kale hadana
@safamaxames7779
@safamaxames7779 Жыл бұрын
Woow
@nastehaabdullahi5562
@nastehaabdullahi5562 Жыл бұрын
Samidhey wa hes ad uwacan
@guleedtayeb2075
@guleedtayeb2075 Жыл бұрын
🥳🥳🥳🥳
@shugriaxmadnur7316
@shugriaxmadnur7316 Жыл бұрын
mnsh alh.my.sistr
@najma5091
@najma5091 Жыл бұрын
Nasxao
@SulekhoSahane
@SulekhoSahane 7 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Ruthwan_Hassan
@Ruthwan_Hassan Жыл бұрын
sxb suqor erayada iyo.laxanka cida leh
@mukhohami4636
@mukhohami4636 Жыл бұрын
Cid kalideed taagani ma jirto.
@hooyocadar8980
@hooyocadar8980 Жыл бұрын
Ilaa hada anigu waan ku dhaganahay inankaan sameyey erayada 😤 sidaa u raadinaya eraya suuqiya ama kuwa qarxi kara 🤔 hees caadiya waa habeenki xolo tahay inuu sameeyo 😳😳
@_____-ww7bg
@_____-ww7bg Жыл бұрын
𝑾𝒐𝒘 𝒘𝒐𝒘❤️❤️❤️❤️❤️
@xamdamaxamed905
@xamdamaxamed905 Жыл бұрын
q
@Amalyasin
@Amalyasin Жыл бұрын
Hal hees baa kala kacdey ee haka badbadinina. Waxkale la imoow Quruxeey 😂😂😂😂😂😂
@nastehaabdullahi5562
@nastehaabdullahi5562 Жыл бұрын
Qofka lama niyad jabiyo tedha kale wa hes iyo bar
@mohamedabdulkadir7467
@mohamedabdulkadir7467 Жыл бұрын
Cod io hees wax kalaaa
@zabiboy
@zabiboy Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eabGY5Z-jMehea8 waa sobaxdey heesta ku yaaca marka wa walaalkiina somaliyed Zakiboy
@mohamedabdulkadir7467
@mohamedabdulkadir7467 Жыл бұрын
Wwwwww
@SaidMohamed-kr5wq
@SaidMohamed-kr5wq Жыл бұрын
Mucjisadii Ganacsiga ll Cornelius Vanderbilt ll Wadanka Mareekanka ll 🇺🇸 kzbin.info/www/bejne/l2nMYpifhpmbrc0
NASTEEXA DAYAX 2022 | NAFTA HOO XUKUMO | HEES CUSUB
3:51
Mattan Pro
Рет қаралды 265 М.
MOHAMED KADHEERI IYO HINDA HORSEED | HIBOOY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 23 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН
NASTEEXO DAYAX | JACAYL JACAYL DHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:47
KASKEY PRODUCTION
Рет қаралды 485 М.
ABDI JARERE | KADEED | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:19
Y3A FILMS
Рет қаралды 25 М.
MALYUUN MAANKA [SIDHABABAAN KUUJECLAHAY] OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:13
NASTEEXO DAYAX. XABAD KEYGI NOQO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:44
Lii production
Рет қаралды 5 МЛН
NASTEEXO DAYAX NACABKA SUULI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kalifarniya - Aiyp etpe
3:32
Kalifarniya
Рет қаралды 417 М.
Sadraddin - Aq koilek | Official Music Video
2:51
SADRADDIN
Рет қаралды 2,8 МЛН
LISA - NEW WOMAN feat. Rosalía (Official Music Video)
3:12
LLOUD Official
Рет қаралды 78 МЛН
Yulduz Usmonova,Shaxboz,Navruz -Uchrashardik(Premyera)#2024
3:26
Yulduz Usmanova
Рет қаралды 6 МЛН
Megan Thee Stallion - Neva Play (feat. RM) [Official Video]
2:40
Megan Thee Stallion
Рет қаралды 14 МЛН
Adil - Қызым | Official Music Video
3:39
Adil
Рет қаралды 1,9 МЛН