SAYID CALI IYO TOOGASHO Maxkamada Sare oo Go'aan ka gaartay Kiiska Sayid Cali aya Xukun Dil Toogasho

  Рет қаралды 50,592

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

SAYID CALI IYO TOOGASHO:-Maxkamada Sare oo Go'aan ka gaartay Kiiska Sayid Cali ayaa Xukun Dil Toogasho ah ku riday Sayid Macalin Daa'uud.

Пікірлер: 74
@aifasudinabdalla9627
@aifasudinabdalla9627 Күн бұрын
Dil qof muslima kuma faraxsani lkn waxa farxad weyn ah gabdhii sida xaqdarada lo diley iney manta cadalad heshay☝🏼🥺
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 Күн бұрын
Takbiir Allahu Akbar xaqii luul waa soodaahiray❤
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 23 сағат бұрын
Manta cadalad heshay alahu Akbar ilahow adiga mahad leh iyo inti u istagtay umada somaliyed farxada la oyay walahi guul somalia
@axmedwalishcumar2562
@axmedwalishcumar2562 Күн бұрын
cadaalad dil toogashu from buco
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 Күн бұрын
Cadaaladu ha shaqayso wlaasheen luul cabdi casis cadalad way hesha. Good❤👌🙏
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Күн бұрын
Allah Akbar
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 23 сағат бұрын
Alahu Akbar awoda ilah leh cadalad siyay family ka
@AbdulDelta1
@AbdulDelta1 Күн бұрын
Allaahu akbar. Ilaahay ayaa mahadaas iska leh. Cadaaladu ha shaqayso
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Күн бұрын
Muxuu faa'iido leeyahay xukun toogasho oo aan lafulinaynin. War Alle yaaba ee qaatilkan mariya xukunkii Alle u gooyay qofkii qof dila ama nala dhaafa maaweelada aad maalinwalba umada u dhigeeysaan.
@Xudeyfa
@Xudeyfa Күн бұрын
Alaahu akbar. qisaasta waxaa ku sugan nolol sida diintu sheegtey. Waa in cadaalad loo helaa dhibanaha si aaney cid walba waxay doonto usameeyey. (Alcadlu bilcadli).
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 23 сағат бұрын
Guul somalia cagaha sartay dariqa cadalada
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 Күн бұрын
Cadaalad cadaalad cadaalad dil dil dil dil dil dil dil dil dil form hargaysa
@GoojeCade
@GoojeCade Күн бұрын
Hooyda dilku wasye magca hargeysa no dhig faqasha dhilah nacal hooyda kuyale
@AsmaAbdinasiir
@AsmaAbdinasiir Күн бұрын
@@GoojeCadehooyada iyo kii ku dhalayeba wase magalada kaliga miya hooyada lagu wasay 😏
@Boy11-m3u
@Boy11-m3u 22 сағат бұрын
​@@GoojeCade aamus malawadka hooyada wase kalexo gawadhan Gaal gaal dhaley Inaa ku waso Ana ka dharana Yahuudyow
@mohamedabdi5353
@mohamedabdi5353 Күн бұрын
Allahu akbar cadaalada ha guulaysato
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j Күн бұрын
Allahu akbar allahu akbar guul guul
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Күн бұрын
Maasha Allah ninkii gabar dilah iyo naagtii linked dishah intaba hala dilo si loo kala badbaado
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Күн бұрын
Ilahow lul ey cadalad hesha yarabi from Kenya
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Күн бұрын
Daalinkan xaaskisa gubey mesqa jeer Dil togasho lagu xukuma war waxan dila ama Iska sii daaye tii Alle Aya sugayse
@shueb123
@shueb123 Күн бұрын
Sax bro 😅
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 21 сағат бұрын
@@shueb123 sida sow maha ina Adeer heheh
@shueb123
@shueb123 20 сағат бұрын
@@SharmakeJamac-k7q saas waye sxb warkiisa nagubatay
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 20 сағат бұрын
@@shueb123 WA kalam saxiix ah dhinac noo dhafiyo qof Malin walba la tooganayo 😁
@YusufeyBadhicade
@YusufeyBadhicade Күн бұрын
Cadaalada hasareyso 🇸🇴
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb Күн бұрын
👍🏻 alahu akber
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Күн бұрын
GUUL MAXKAMADA SARE DILA MUJRIMKA SID CALI
@maliyounali3135
@maliyounali3135 23 сағат бұрын
Alaahu mahad. L'é maata ayaa aabeh. Cadicasiis. Cadaaled. Helay
@user-to7rh5uw1o
@user-to7rh5uw1o Күн бұрын
Guuulguuuul
@akshaale
@akshaale Күн бұрын
Alhamdullilah
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 18 сағат бұрын
Allaahu akbar ❤
@Apdalla78
@Apdalla78 Күн бұрын
Cadalad baa lehelay😅
@CaliCaraale-kn6ri
@CaliCaraale-kn6ri Күн бұрын
Haladilo dhaqsi dhaqsi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Күн бұрын
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah ilaahey baa ku mahadsan in ay maxkamadii Racfaanka ay go,aan ku raacdey maxkamadii hore waxaan sugnaa waa in tiirka la geeyo ninkaas kibrey well done
@MohamedSheikh-hg4ck
@MohamedSheikh-hg4ck Күн бұрын
Waa xukun ku dhisan aqoon dark afar marqaati oo cadeysa in uu isaga gubay gabadha ma aha guriga ama 4 qof oo u dhaarata in ay arkeen isagoo ku shubaya shidaalka kuna dhejiyay dab.marka waa wadan macmil ah
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Күн бұрын
​@@MohamedSheikh-hg4ckqasab ma aha kaliya afar qof oo arkaya EE Sido Kle cadeymo badano Kle Ayaa lahayaa
@omaari155
@omaari155 22 сағат бұрын
​@@qalbidaryeele dadka ayaa iska qiiroday oo iska xukumay maahane sharci ahaan cadeemo qof dil loogu xukumo mesha ma yalaan
@AbdibaladMohamed
@AbdibaladMohamed Күн бұрын
Ilaah waxaan kabar yayaa sidi xaq
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 23 сағат бұрын
Alahu Akbar ilaha mahad leh iyo inti u istagtay umada somaliyed garsorka dalka guul warto
@roodacagey5928
@roodacagey5928 Күн бұрын
Alxm yaa rabbi
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 Күн бұрын
Cadaaladu waa waxa bulshada nooleeya
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz Күн бұрын
this is very simple, he's a criminal individual, but the worst person is his lawyer. he's not a lawyer, he's a garbage, uneducated person. if i were his judge, I would not allow in my court, very simple
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Күн бұрын
ولكم في القصا ص حيا ةيا أؤلي الا ليبب لعلكم تتقون haladilo ninkan cadalada halamariyo
@user-ee2yt9ss7u
@user-ee2yt9ss7u Күн бұрын
Cadala waefictabaya ok
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Күн бұрын
Labo naf buu gooyay
@RamadanZoope
@RamadanZoope Күн бұрын
Xaraf ka b wa maxay wlh wa yaaab subxanalah
@munayusuf1868
@munayusuf1868 Күн бұрын
Hada ma dilbaaa
@amalahmed9923
@amalahmed9923 Күн бұрын
Yes
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 Күн бұрын
Haa qalaas
@Realwritter
@Realwritter 21 сағат бұрын
Dil toogasha
@XasanIbraahin-e8m
@XasanIbraahin-e8m Күн бұрын
Kuwan u doodaya dhagar qabahan laftoodaa danbiilayaala
@ayanjama7955
@ayanjama7955 18 сағат бұрын
Halla dilo Ilaahow la fuliya 😢 pls hala dilo ninkan
@HamdiCali-k8r
@HamdiCali-k8r Күн бұрын
dila cadoga dila fom nag ddel😊😊
@Geelqariso
@Geelqariso Күн бұрын
Nah rer dalala see uheli karaa
@halwehalwa5768
@halwehalwa5768 Күн бұрын
TIRKA GEEYA
@mrcunaaye1124
@mrcunaaye1124 Күн бұрын
Nio ninka dila 😡
@MohamedSheikh-hg4ck
@MohamedSheikh-hg4ck Күн бұрын
Xukun bilaa dhaar bilaa marqaati ah
@abdirahmanstyle5218
@abdirahmanstyle5218 Күн бұрын
Hee hada muxuu dhahay waa ladilaa muu dhahay
@aifasudinabdalla9627
@aifasudinabdalla9627 Күн бұрын
Haa
@khadarmohamed4113
@khadarmohamed4113 Күн бұрын
Ma la isku so labana galabta mrka
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Күн бұрын
Ilahow cadalada adiga og
@HipoAhmed-k7s
@HipoAhmed-k7s 21 сағат бұрын
Cadaladu ha waarto 😢
@user-sj7wc4pv5u
@user-sj7wc4pv5u Күн бұрын
Ma fahamın mala fasaxay
@AragsanAragsanfaarah
@AragsanAragsanfaarah Күн бұрын
Ilaa hada ma hornimadis usiday midkale ha ku jihaade am dabigi ku qaad san nadaliseene
@hudiefireeradam9812
@hudiefireeradam9812 Күн бұрын
Waxani haddii aanu ahyn mashruc umadda lagu jeedinayo meel uun bu u dhici lahaa
@abdullahimohamed3956
@abdullahimohamed3956 11 сағат бұрын
Siilka hoyada was eyey dhalaybat tahay waa laguu eegayay lakiin diin saxa maheysid lakin dagal hg sidi godane iyo kuwii kahoreyay bad dabajogta kkkkkkk lakin habarta habraha u weyn waxad sameyneysan wa idinla socota. Cimri dheeri alla leh lakiin ilahey wa sowdono yeele masha allah ku socda bashe iyo reer sheeq isxaaq. Kkkkkkk. Hg w iyo. Nto silk hydina. Anaga asturna
@abdullahimohamed3956
@abdullahimohamed3956 10 сағат бұрын
Baashe waa is dadajinaya waladan kadanbeyn seyd cali waa nin hg ah adoo huno ah waladan kadanbey wiil hg ah hhhh hyd I abaha akhiro hakaga oyan seyd cali hoyo io aabe waa wadadhanyihin. Lakin adigu meel ubax
@Saapirr17
@Saapirr17 Күн бұрын
Waxaas Yaka Yelayo Marka 😂
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i Күн бұрын
Qori soo qaado difaac adiga
@Saapirr17
@Saapirr17 Күн бұрын
@@user-dp1fw6qe2i Hadey Dhacdo In Siid Cali Ladilo Wallhi Somalia 1991-dii Bey Ulaa Baneysaa 💣
@AminMaqbuli
@AminMaqbuli Күн бұрын
​@Saapirr17 waxaad ka badin waydo yeel hadaa wax isla hayso ader buuqa yaree wadanku dawlad buu leeyhy waana lagu kala danbayn nidaamka dawladnimo
@Saapirr17
@Saapirr17 Күн бұрын
@@AminMaqbuli isma Lihi Siid cali Wala Togana Lkn Hadey Dhacdo Wallhi Somalia 1991-dii Bey Ulaa Baneysaa 💣
@RahmaAbduallah-r9x
@RahmaAbduallah-r9x Күн бұрын
​@@Saapirr17 bal sawiro luul iyadoo luul wllshaa ama gabdhaada tahayba
DFS | DAGAALKA TURKI-GA | K.GALBEED | DOORASHOOYINKA | SOMALILAND
20:07
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Is peace possible with Netanyahu in Israel and Hamas in Gaza?
17:17
Channel 4 News
Рет қаралды 225 М.
DEG DEG SHACABKA MUQDISHO OO TOOGASHADA SAYID CALI FIIRSAN DOONO
25:39
Zaki honest Official
Рет қаралды 20 М.