XALWO LUBANI ABUU LOOS 2 KIILO SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO👌

  Рет қаралды 29,430

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

3 ай бұрын

Пікірлер: 56
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 26 күн бұрын
Xalwo ha igu sheegin sixun ee gacanta iga gubtay ilaal hada dabkii waa iga muuqta 25/12/2023 ilaa hada gacanteedii wuuka siimuuqda hadan ima hagaagin 😢😢
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Manshaallah cafimad taama Allah ku siyo xabibti 😊
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@nasrocumar603
@nasrocumar603 3 ай бұрын
Jazaakallaahu khayr gacantaada alle hakuu barakeeyo caafimaad taam ahna ilaah haku siiyo insha'allaah.
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 3 ай бұрын
Xabiibti gacantaada allaha ku barakeeyo maasha alah ❤ waaba kéni la ahay markasta way iga halowda
@sahroali1967
@sahroali1967 3 ай бұрын
Masha allah qaali xawlo qurux badan waaye farsamadada alla haku barakeyo xanuunka ku hayana alla haka dul qaado denbi dhaafna alla hakaga dhigo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@munaliya8886
@munaliya8886 3 ай бұрын
Masha Allah taslim yadaki ❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Maa shaallah labo jeer markay iga xumaatay mar sadexaadkii waa saxay thanks wlashay
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@user-hv8ok1sv5c
@user-hv8ok1sv5c 3 ай бұрын
Abaayo masha allaah gacanta alle haku barakeyo ❤❤❤❤
@umudiyachannel7502
@umudiyachannel7502 3 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo xabibti ninac burbur nosogali qer an dhamanina Allah ha ku siiyo❤❤❤
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 3 ай бұрын
Maashaa alaah uqti gacantaada alaha ku barakeeyo ❤❤❤
@umumeymuuncdy2028
@umumeymuuncdy2028 3 ай бұрын
M.a illhey haku cafiyo abyo❤❤❤
@user-yp8yk3xt1r
@user-yp8yk3xt1r 3 ай бұрын
ماشاء الله حلوه
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 3 ай бұрын
MashaAllah MashaAllah ❤❤❤❤ Allaha kubarakeeyo abaayo
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 3 ай бұрын
Illahey gacantada haku bsrakeyo Cafimat Cimridher aan kurajenaa Amin yarab Amin
@ayuubjeylani8255
@ayuubjeylani8255 3 ай бұрын
Masha Allah qamar bint amiir 🥰🥰🥰😋😋😋
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 ай бұрын
Mashallah 🥰 ilahey ha ku xiifdiyo ❤amin
@nalkaNurka-os7fy
@nalkaNurka-os7fy 3 ай бұрын
Ilaaah hakuu caafiyo wall❤
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 3 ай бұрын
Abayo Alle ha ku cafiyo InshaAlla ❤
@umxababa3545
@umxababa3545 3 ай бұрын
Lidl wax ha ka gadanina, waa kuwa yuhuuda taageera
@saadanoor9331
@saadanoor9331 3 ай бұрын
Caafimaad taam eh lud iyo laf iyo dhiigba galoAllaha ku siiyo abaayo.
@Fatma77260
@Fatma77260 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@ummohamad-ws5qo
@ummohamad-ws5qo 3 ай бұрын
xalwo fican aad sameysi wad mahadsantahy abayo aniga far sumali wan hlmaamey sori ❤
@mariampark7178
@mariampark7178 3 ай бұрын
Masha allah ❤
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 3 ай бұрын
Masha alaah tabarakalaah
@maryano699
@maryano699 3 ай бұрын
Masha Allah
@user-yp8yk3xt1r
@user-yp8yk3xt1r 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@waliya572
@waliya572 3 ай бұрын
Scww abayadiis wan ku salamay subaga magaciisa iso sheeg inan Kariya rabaa quraxeey jizakaluhum qeer 🎉
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Ghee butter
@waliya572
@waliya572 3 ай бұрын
Thanks quraxeey jizakaluhum qeer
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
@@waliya572 wa iyaaka xbbti Albi
@user-wj1ju9ze2h
@user-wj1ju9ze2h 3 ай бұрын
Allah ku cafiyo
@badhbaadhdeliverysweet3891
@badhbaadhdeliverysweet3891 3 ай бұрын
Subagad kudaryisa wanoce xabbti❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 3 ай бұрын
Masha allaah 😋
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 ай бұрын
qofkii u horeyay somalida baray xawalada tolow ma inu laayo doonayaay waa in alla intii cadow ahayd ayaalaga sameyaay salamad waba wedkagii gacamahaga ku smayso
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 ай бұрын
Somalida waxey u yaqaanan nafaqo hargabka bey u cunaan marku ku dhaco xalwad iyo caano kkkkk
@fadumaali5361
@fadumaali5361 3 ай бұрын
Mashaallaah
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@HanaYusuf-mh7qq
@HanaYusuf-mh7qq 3 ай бұрын
ilaahay haku caafiyo
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 3 ай бұрын
Mchallh waan aqinay Wana ka faideysty waayo sanadki Waxan sameya 2mar ciid yarey oi ciid weyney shukran Binti amiir👑
@latifamussa4979
@latifamussa4979 3 ай бұрын
سلامات ما شوف شر إنشاء اله
@hony5804
@hony5804 3 ай бұрын
Wlly digsigan maheysti digsiga cadigaa nogusosameey
@sudiaddesheikh9629
@sudiaddesheikh9629 3 ай бұрын
@shshss1192
@shshss1192 3 ай бұрын
Nus kilo ba sameynaa hadda iso duceeya hhh hadi ii najaxdo wa so sheegaa tii rabtana qiyaasta wa diyaar inshallah.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Maxaa lalala dhaha xalwo cadi iyo luubani?
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 3 ай бұрын
Quruxey meeqa saac kubisalaatey xalwada❤
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 3 ай бұрын
Dabkago kuxiranyahay sacad ma uqawanin halsac iyo bar umaleynaa
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Xalwad baa sameeyey dhag dhag bay bay iga noqotay burqo burqo bay iga yeelatay abayo
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 ай бұрын
Asc Habo Iga Raali Noqo. Macaanka Badan Iska Jooji.
@bilandini418
@bilandini418 3 ай бұрын
Abaayo emergency ku aad doctork biyo ayaa sanbabad ku fadhiiyo Allah ku cafiiyo
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 3 ай бұрын
😘😘😘😘
@umxababa3545
@umxababa3545 3 ай бұрын
Doolsho soo dub abaayo
@user-mx6zm3fv8z
@user-mx6zm3fv8z 3 ай бұрын
😂❤
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 3 ай бұрын
Biyaha In laga yareeyo ayaawanaagsan saacada weeyaraaneysa
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
KIILO XALWO SUBAG SALIID SIDAN FUDUD  GURIGAGA UGU SAMEYSO
12:14
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 49 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
1KILLO XALWO AH SI FUDUD U SAMEYSO #my_rajo
10:00
MY RAJO
Рет қаралды 209 М.
qumbo caano aad u mac 😋👌
6:40
اميرة المطبخ Amira madbakh
Рет қаралды 34 М.
Xalwo kubaro nus kilo sokor ah
22:58
Som Cooking
Рет қаралды 273 М.
Que destreza al volante 🤭 #todos #seguidores #destacar #autos
0:13
Be kind #car #corvette#funny#c8#ferrari #foryou #mycar#prank#corvettec8 #lamborghini #shorts
0:34
Eidan Sanker / Don’t Touch My Car
Рет қаралды 12 МЛН
Exhaust Tips GLE 63s
0:19
Straight Piped by: Gexhaust
Рет қаралды 2,1 МЛН