"HAL MAALIN KA DIB AROOSKA AYUU YIRI GABARNIMADAADA SOO CADDEE"

  Рет қаралды 111,977

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

"Habeenkii arooska maalintii ku xigtay buu igu yiri orod ka soo caddee Dhakhtarka inaad gabar tahay" Sheeko yaab leh. #Layaabka #HBNTV

Пікірлер: 121
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 2 жыл бұрын
Xikmad badan baa ilaah ku siiyeee GABDHAHA SOMALIYEDNA CAAWI ALLAAH HA KU DHOWREE
@macowmaxamed9883
@macowmaxamed9883 2 жыл бұрын
Asc
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 2 жыл бұрын
M.ALLAH DRS CILMI IYO CAQLI ÌYO WAAYO ARAGNIMO ALLAAH WADA SIIYEY!!! ALLAAH HA KU BARAKEEYO
@cabdiraxmaanxirsi23
@cabdiraxmaanxirsi23 2 жыл бұрын
Dakhtaraddu waa waaqici run ah aragtideedu, xag caafimaad ilbaxnimo & dhaqanba.
@hibosahal1862
@hibosahal1862 2 жыл бұрын
Machallah si aqliyaaysan ayaay uga hadashay mahadsanid dr iyo wariyaha
@qorlaxbudul7243
@qorlaxbudul7243 9 ай бұрын
Asc sxb sare ❤❤❤❤
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Allah umada soomaaliyeed aqli ha u yeelo hadey is doortaan oo hadii uu ku kolsooneen muxuu ka dooney waa jaahilnimo jirto allah ha asturo wiil iyo gabdhaha soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@mohahassanmohamed7405
@mohahassanmohamed7405 2 жыл бұрын
Drs. casho kablow masha allah isku xaafad ayaan ahaanjirnay wardhiigley qalbi fiican ahludiin ah
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 2 жыл бұрын
Mahadsanid mowliid. Ninkaa inanta ku ciyaaray. Waxay ahayd inu iskafuro. Isago oon ceebayn. Haduu kashiki ayay. Inayna gabadh ahayn. Waan in makteediilagaqaado haday gashaanti nimadeedu sax noqoto . .waayo.wuxu kadilay suuqeedii.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Thnks Wariye Sare Mowliid H.A
@cumarshuuriye97
@cumarshuuriye97 2 жыл бұрын
Halkaan halagu sooxirmo bulshooy waxd ka helaysan siyasada sportska dhacdoyinka arimaha bulshada iyo arimaha caalamka ka dhaca mowliid 1 malyan ban kuu rajaynayaa insha allh...
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dr Caasha waan salaamaya Waxaan xusuusta markii ay Italy jaamacada Ka dhiganeeysay
@omarrashka9570
@omarrashka9570 2 жыл бұрын
walaaley dakhtaradani ma abgaalbaa
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Masha Allah DR qiimabadan oo talo fiican.
@ruqiyosaid948
@ruqiyosaid948 2 жыл бұрын
Dhakhtardeey ilaahay adoo kale hanoo badiyo
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Xagee doctor ka tahay oi ay ka howl gashaa Ruqiye
@nimcomaxamed1970
@nimcomaxamed1970 2 жыл бұрын
Mashaa allaah dr fiican
@husseinhared1413
@husseinhared1413 2 жыл бұрын
Mansha Allah wali macan Allah ku dhoro ya ustado Ama dockor Allaha kudhoro WA caqli tags dicif ah mahadsanid
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Masha'Allah Tabarakallah, I agree with the Dr, halaga tanaasulo waxa yar oo la raadiyo
@runsheegmedia1434
@runsheegmedia1434 2 жыл бұрын
Qoftaas Iranian ka ah amay gacan iskala tagtay wayo meshan meel store ah mahan waa mel iska caadi ah rag kilayana looguma tala galin xataa kadida baa soo marta mar mar qaar waxa jira wax yaalo la isticmalo sida moose ka ama.qijaarka ama sida machine ay la.isticmaalo qasatan wadana western ka sidoo kale waxaa jira in la soo sameeyey wax u eg xumanta taranka in la soo saray. Oo size kala.dugan leh
@machariaali9187
@machariaali9187 2 жыл бұрын
Iraaanta xaga Dinada kuma fidudo ninkan ayaa qaldan waayo intuusan la seeexan ayaa loo naahnaa DR ka
@Byjubba
@Byjubba 2 ай бұрын
Wuu sax sanaa waayo hadaa ma barkadbaa larabaa
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 жыл бұрын
Waa la ogaan garaa in ey tahay Gabar bikra ah Siiba takhtarka ku takhaqasusey Ceebna mahan iscadee
@abdihassan6162
@abdihassan6162 2 жыл бұрын
Waa wareysi total khalad wax kale ey ku kala hadlayaan dhaqtaradaan ilbaxnimo beel haleys cuno bey ku talineydaa tan dhaqtar wax kama oga fikirkeda qaabke u aragt u daaweydaa . Maxa yeelay doctor medicin saan uma hadlo WAA LA SOO SAARI KARAA XITAA SANADO KA SOO WAREEGATO . TANKALE DUMARKA DHAN BIKRO WEY KU DHASHAAN ANAGA NOO SHEEGEYDAA AROOS CUSUB OO DUQA SUGAAYEY FLIM XITAA 2 HABEEN KUMA QAADANIN DHAQTARKA WARAAQDIISA WAXAAN AHEYN MA SOCONEYDO MEESHA XITAA DHAAWACEEDA IN LA ARKO DR DUMAR AJ BAA JOOGA HADEY UUR YEELAYO KOR IYO HOOS WAA LA FIIRINAA MARKA WAA DHIIBTAA GEEDKA LA FIIRIYO MAXA QADAARO NINKA SAMEYEY LKIN HADU NINKII SUGAYEY ALVAAB XERAN HADUU OROD KU GUDBO WAA KHASAB DOCTOR CAASHO WAX KALE SHEEG
@falisa576
@falisa576 2 жыл бұрын
Anigu waxan is leeyahay ninkaasi wa nin Rabay inu gabadha ceebeeyo.asagoon Ceebayn maxkamad iyo dacwad aadin buu Iska furi karay laga yaabee inu' ula jeed kale Uu kalaha arinka madama dadki media inay Wax shegan un ka so hartay subxanallaah Ilaahoow ceebehena iyo ceebaha Islaamkaba astur.ruuxii ceeb astura kun Ceebood ba Alle asagana u asturaa
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa runteed
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 ай бұрын
Masha Allah
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 жыл бұрын
Iiraan oo Guurka Mutcada ku dhaqanto Ragooda ayaaba dacwoonaa miyaa? Ninkana in layska baara waa inay Horey shaqo usoo qaban
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Ninkas assan waxaba isukuheyn wubanjaray
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay 2 жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay bar adigu leedahay inaad noo sameysey mowliid horey usoco
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 10 ай бұрын
Dr caasha haloo sheego daqar waa daqar nabar bogasadana waa layaqaan sharci maaha maxeey ulajeedaa
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Waa Barnaamij aad iyo aad faaido leh
@MohamedNur-c5t
@MohamedNur-c5t 10 ай бұрын
Wali kama jawaabin suaasha aad waydiisay gabadhaan
@abdirisakmohammed4672
@abdirisakmohammed4672 2 жыл бұрын
MOWLID mahdsanid adigana
@hasanmashaallh2154
@hasanmashaallh2154 2 жыл бұрын
Masha allh
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Жыл бұрын
Subhanallah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Qof aan damiir lahayn ayaa sidaa wax u fadeexeeya ee ragow ka feejignaada
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Gabdhahaas lama gudo laa kiin soomaalida waaba la sameeyaa bigrada la kiin bigradu waa xuubkaas alla ayaaba sameeya
@falisa576
@falisa576 2 жыл бұрын
Bigrada wa xuubkas Alle sameeyey Kumana xirna gudniin iyo gudniin la' aan
@caashacuuud3845
@caashacuuud3845 2 жыл бұрын
Masha Allah Dr Caasha iyo mowliid waa Salamaya waa qof Qibrad badan Leh waxa u bahan Dumarka Somaliyed in ay KZbin u gaar ah Samaysato si ay bulshada waxyabo badan uga faidaystan hore u soco......
@ahmedburco75
@ahmedburco75 2 жыл бұрын
Jawaabtu waxay ahayd in tidhaahdo marka adigu soo qadato cadayn ayaan ana keeni, cadaynta i waydiinayso. Waa qof aad u khaldan mana rabo inuu guursado gabdha laakin kibir iyo garasho xumo iyo dhib gabdhaha loo gaysto.
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Waa runtaa wllo
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Adiga walasha guur ka hor tumashada in ay so marto ayaad adiga diyaar u tahay gabar iyo garoob LA so furay wax u dhaxeeya majirto lkin adiga dumarka halka ay u yaacaan ayad adiguna isaga daba oradaa dhiiri galiya zinada ayad adiga tahay adiga oo ka baqaya dumarka iska nin weyn oo hadana maran Adeer daneyso
@ALIELABEHMoubarik
@ALIELABEHMoubarik 5 ай бұрын
Gabad aan daris ahayn wakhti hore ayaa seegaysan jirtay ayaa xuubkii farta ku jabisey oodhiig ka imaaday hooyadeed ayay u sheegtay baaris ka dib ayay qiratay inyay fara adeegsatay
@kamalaadanyusuf2991
@kamalaadanyusuf2991 2 жыл бұрын
Irane waa mutcoo guurak Mudeysane Waa dhiibaatoo taa ugu xune wakhtii koobane 1 bila on weeke
@ruqiyosaid948
@ruqiyosaid948 2 жыл бұрын
Gabadhaani waa libaaxad
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
Waaaay oo ceeb garinaysa
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
thanks
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Wiilkana waa in la dhaariyaa inuusan xaaraan gelin uu bikra yahay...
@saidmuktar
@saidmuktar Ай бұрын
Meshaaa shekada aaay kabilowdaay
@fatumaynwa5280
@fatumaynwa5280 2 жыл бұрын
Good luck
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 ай бұрын
Kkkkkkk waa sheekada soomaalida ka mashquulsan tahay
@abdulqadiromar5392
@abdulqadiromar5392 2 жыл бұрын
Asc wariye aduun ku mel halisa ayuu marayaaa loba bahna xiligan in nin iyo naag laga sheekeyo gur koda maxay tahy sbb ta somalidu ay nin iyo nag ugu mashquulan gur koda wariye pls wado aan cel tagin lama qaado sumcad ama nacfi midna kaso gali mayo
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg Жыл бұрын
Bax maydhahdo waxasi dulliweye
@abdiwahabnadhi4756
@abdiwahabnadhi4756 2 жыл бұрын
Waa sheeko fiican. Warqad halala imaado.
@hasankoshin7136
@hasankoshin7136 2 жыл бұрын
La ya dr
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 жыл бұрын
Anaa arkey gabar walaalkeed kashakiyey oo yiri iikeen cadeen inaatahay gabar
@faysalcumar951
@faysalcumar951 2 жыл бұрын
nin somali ah miyaa mise qof dalka ah
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 2 жыл бұрын
Walalked ma gursanayay
@YaasinMahamed-d8t
@YaasinMahamed-d8t 6 ай бұрын
Hablaha qaar ayuu go aa without pinetration
@barrehassan88
@barrehassan88 5 ай бұрын
Wadamada ay ka sheekenaysaa muslim ma aha galmaduna waa iska caadi
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 10 ай бұрын
Hhhhhhhhh hadeysan cadeen karin weliba habeenkii 2baad ninkaasi waxbuu arkay hadeey gabnimo kuheshiiyeen maxaa diiday
@hessinjannojoog835
@hessinjannojoog835 Жыл бұрын
Sabab suuna dhakhtar u cadayn karin gabadh nimadeeda
@mohamedibraahim9788
@mohamedibraahim9788 2 жыл бұрын
Ee iiraan muslim mahan sxb Lkn dadmuslim ah
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 жыл бұрын
Gabadha weysocod banned Waxeu wadatey gabadheyda ooey udhiibtey teesara cafimadka Sidda ayey uga kuuleysatey walaalkerf Cadeyntii bikrada
@maxamadqadar428
@maxamadqadar428 2 жыл бұрын
Hadey soomaali ahan laheed wry ufududaalaheed lacag ayey siin laheed dhaqtarka warqadana waauqorilaha
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Nin Somali oo adiga oo kala maaha dunida diin islaam baa xidha ta kula dhalatay iyo taad adigu dhashey hadaad Ku difaaceyso zineysiga dhaqan xumidada waa ka xaaraam islaamka
@mahamedhafsa5298
@mahamedhafsa5298 2 жыл бұрын
War tan baba nin mooday busmilaah cabsi cabsi
@jirdehaajiismaaciil3469
@jirdehaajiismaaciil3469 Жыл бұрын
Gabar taan sheka deedu waa dudub ku qata taani aqona ma laha
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 жыл бұрын
Takhtarku wuxuu ahaa dalka jermani Magaalada Boon Waxaa laga fiirinayaa hadii eytahay bikro Gadaal saa horey waa xirantahay
@idiriscade4001
@idiriscade4001 Жыл бұрын
Tan ayadaa unahan in la hubiyo 😆😆
@jirdehaajiismaaciil3469
@jirdehaajiismaaciil3469 Жыл бұрын
Gabar taani waa kadabad inan haday uu shegatey ninki gursadey I ansehen aay noqon waydey khaladka iyada leh waa minim in gabarta la way diyo ma garoba ma inanba waa sharici in aad way diiro
@abdiwahabnadhi4756
@abdiwahabnadhi4756 2 жыл бұрын
Dr wey qaldantahay. Mid mardhow labac furay iyo albaab mar hore la furay waa lakala garanaa. Marka hadii lagu heshiiyo arooska ka hor waa ok. Lakiin waa la seexday subuxii neh waan ka soo horjeedaa ma soconeeso.
@cabdi-walicabdulaahicilmi2326
@cabdi-walicabdulaahicilmi2326 2 жыл бұрын
Asc
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi Жыл бұрын
waa maxay naagtan waalani kulahee waa wax raqiisa dadku miyaanay islaam ahayn naagtu hadanay bikro ahayn ahayn kawaran ma iska caadiba
@2plus2equals59
@2plus2equals59 2 жыл бұрын
*INA CALI CABDI AWAARE MA WARKAAS BAAD KEENTAY* Walee soomaali youtube si looga ceesho wax walba Waa noo keeneen Naagtaan dhakhtarnimada sheeganayso ma waxaa daciif ah Gabar walba inta soo qaraabato in raga loo qariyo
@maimunmohamed291
@maimunmohamed291 2 жыл бұрын
Asc Somali dhamaantiin,maxaa la idiin qarinaayaa❓Asagana maxay u dhihi waysay waynu is raaceeynaa si taqtarka kuu soo hubiyo in aad adiga xataa bikro tahay iyo in aad wax ma tare tahay🥀🤷🏾‍♀️
@engalisalad2023
@engalisalad2023 2 жыл бұрын
Hada gabar walba free halaga dhigo bey lasoo taaganthy reer galbedka waxa wey ka gudbene an iska deyno sheko raqiis drs warkedu wa cadyhy gabdha suuqa hawada galaan oo cad waye 🥲
@engalisalad2023
@engalisalad2023 2 жыл бұрын
@@maimunmohamed291 maxuma hadi ay jirto cilmi lagu ogan karo lkn gabar ku leh gabar ban ahay hada diidan iscade wa sheko adag wan so qarabtay oo cad waye (Dambi dhaf kadib in garoob ahan loo gursado ayay xaq u ledahay
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
@@engalisalad2023 layaab aaqir saban weye
@mmahamedabdilahi865
@mmahamedabdilahi865 7 ай бұрын
Waxaa jira dad laba dhadiga oo naagtu u badan tahay nin marka xuub ayaa saaran dhakhtarka ayaa cadayn kara
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 жыл бұрын
Muhiimada waa in labada qof isku qanac San yihiin nolasha dhabta waa qofka inu yahay qof diin leeh muhimada inta kaleh wax laysku xujeyo maficna
@hassanabdi3502
@hassanabdi3502 2 жыл бұрын
Islsanten waxay ka hadashay mafahmin, Virgin waa naag aan galmo samayn, carabta,turkiga iyo wadamo Muslime ay habeenka uhoraysa maracad yay udhigaan. Haddii marka loogalmoodo hhabeenka hore marada dhiig lagu arki waayo, Virgin maaha, waana laga noqdaa.
@hassanabdi3502
@hassanabdi3502 2 жыл бұрын
Hadda duqdan waxay ku dhiirigelinaysaa gabdhaha hasoo tunteen, marka laguursadana yaan la,eegin bikranimadeeda.
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 2 жыл бұрын
Xuubkaan kuna dhalan next 10 yrs gabdhaan tiktok rag badan waa ku daga yaan
@NuuribraahinXasan-j8y
@NuuribraahinXasan-j8y 11 ай бұрын
Sxb nagtan was iber
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 жыл бұрын
Mr, Caasha ku lahaa? War orod wax soo baro
@inroshaxa8437
@inroshaxa8437 Жыл бұрын
Biker gudaha
@aboubakerabdi4928
@aboubakerabdi4928 Жыл бұрын
Hhhh
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
gabadha Muslimadahi waa inay bikir maxay kalee ka hadlayisaa waayo dadkan ayi leedahayi waxbaa hara umarayi reer Europe wayi sinayiistaan that's why ayaan loo arkayi bikirkooda
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 жыл бұрын
Sheeko raqiis ayay wadaan nimanka
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Kkkkk tumashada wado wad fashilantahaye ha guur leyne
@abdihakimaden3927
@abdihakimaden3927 2 жыл бұрын
Cilmiga la sheeganaayo ma sidaanaa. Ogow naag sheegtay in ay bikrad tahay waxaa laga rabaa bikrad nimo.
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Waa cajib ninka Arinka ku hadlaya Daqtar lama yirahde Armu isaga laftirkii gabadha hore uu soo Fuuq saday hadal kas waxa ku hadna Qof la socda xalka gabadha 👎
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 2 жыл бұрын
Bikirnimo wax iska raqiis ma ahan qoftaan dhaqtarada isku sheegeyso waxay ineey naga dhaadhiciso eey rabto bal arka Bikirnimo waa waajib hadan gabadha horey loo soo guursan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Waxaa kaa muuqata in aad Ka aradantahay aqoonta Diinta iyo tan maadiga ah
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Bikro sidaad u taqaano maahan gabdho la qasbay oo xubinteedii la gargaaray ee bikro waa xuub yar oo allahu sameeyeey gabdhaha waxaa lagu yiri xuubkaas qaar ayaanlaheeyn marks hadii gabadh marka ugu horeeya gaalada uu dhiig ka imaan waayo macneheedu maahan bikro maahan waayo xuubkii qarxi alpha ee sababo lahaa in uu dhiig soo daayo hadii uusan Allaha u sameyniin dhiigii ma imaanayo tamale wiilashaba laguma xujeeyo bilree maxaa gabdhaha ku joojiya?
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 2 жыл бұрын
Koley waxyabah ha lagu doorta uu nabigena SCW uu dhahay kuma jirto waajib kulahaa guurka dhan ayaaba suna ah xagee wax u wadaa wax jiro ayey ka hadashay doctors
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 true
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Waa duni dabayaaqa habrihi ay u dodayaan gabdhahoda in ay Gogol dhaafka wax micna laga so qaadin hadana laga guursada
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 жыл бұрын
Bakrada dhaqtarka waa cadeeyaa oo waliba dhalinyarada reergalbeedka waa aadaan laakiin gabadha laguday intuu ninka tolniinka kore ku rafaadaayo ay tii hoose dilaacdaa ninkuna mafahmo gabadhuna mafahanto laakeen gabadha aan gudneyn ayada iyo ninkaba xuubkas waa dareeman waliba gabadha waxey dareemee sidii meel maqaslagu jaray camal
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 Жыл бұрын
Gabdhaha soomaalida ah ayaaba ka shakisanahay.🤣 Iiraan halkaas hanoo joogto.
@mohamedabdullahi1025
@mohamedabdullahi1025 2 жыл бұрын
Hadii ay ku daahdo gabarnima wey bikro jabeesaa
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 majirto waxas ya kugu shekeyey
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Mxaa bikro jebinaya ma sheydaan ????????
@abdiasisali
@abdiasisali 2 жыл бұрын
@@nihaalbiintuilyaas2442 Asalama alaykum: haha waa yaab Walaal waxay baadhayaan garan maayno inay labada qofe is guursanaya isku kalsoonadan waa muhiim. Wixii intaa ka soo hadhey waa camal shaydaan. Shaydaanku ma rabo qoys dhisma. Koley markey guri wada galaan iyagaa is wada baran doona Insha Allah. Ha la is barto lakin Subxan Allah maaha inaa gabdhaha lagu mashquulo ileyn ninkuba maaha malaaige. Muhiimadu waa guur xaalala khalaas. Mida kale Iraan maaha wadan Muslima waa shiiico Quranka iyo Xadiista Rasulka scw maa aaminsano markaa kuwaa may aheynba inaa lagu soo daro barnaamij sii gaara u quseeya inaga hadaan nahay Somaaali. Jaha wareerka jiray ka mid tahay Somali badan ayaa u arka Iran wadan Muslim Iran oo maalin walba lacnadu Asxaabti Rasuulks scw iyo Xasakisi Allah ha ka raali noqdee. Sax mar ayey ahaan jirtay Iraan wadan Muslima suniyiina lakin shiica la wareegtay wakhtigii ay dawalada shiicade Fatimyin lo odhan jiray ay galeen wadano badanoo Muslima sidaas ayey ku faafen habaar qabayaasho waa Yahuuda Muslimiinta ku dhex jirta. Ninkii shiicada Aas aasay waxaa la Yidha Abdullahi ibn Saba oo ahaa Yahuudi sheegta Imaam marna Mahdi iyo Nabi waxuu kaa jeeday Yaman waxuuna ahaa saba qabil ka soo jeeda Yaman. Haye ma dadkaasa Muslima 😁 Waad heli kartaa Abdula Ibn Saba google iyo video ka hadlaaya. Inta yare sunigee Iran xataa looma ogolo hal Masjid halka Qurbaha aad Masjid ka helaysid yaab. Bal waxay aaminsanyihin mudca taaso ah guur ku meel gaadha iyagoo ku heshiinaya matal ahaan hal bil inay wada nolaadaan, qarka usbuuca wada ama sacad Subxan Allah dad nucaasa meel aan iska soo galno garan maayo. Allah xaqa ha ina fahamsiiyo waxii shaki iyo sharana Allah ha inaga ilaaliyo Amiiin 🤲
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
@@abdiasisali thanks wllo waxyaalo aankugu raacsanahay ayaad kahadashay
@abdiasisali
@abdiasisali 2 жыл бұрын
@@Cadar200 Adaa mudan Walaal way fiicantahay in wixii la isku dhaamo in la isku sheego. Jazakullahi khayr.
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
Dumarka soomaalida ayaa wanaagsan in sidaas loola dhaqmo Waayo iyaga oo furan ayay ku dhahayaan Bikro ayaan ahay Waana dhaqan carbeed
@cryptocarrency
@cryptocarrency 2 жыл бұрын
😬😬😬 maxaa raqiis ah Nooo Drs ayaa isku sheegtay lkn mowliid ayaa ka masuul ah sual mowliid Gabar aan bikro eheen oo suuqa ku jirto adiga ma rabtaa ? Car waa kaase ha ka soo jawaabo
@somalinetworkclassroom
@somalinetworkclassroom 2 жыл бұрын
ma jeceshahay barashada Cilmiga Networking iyo Cybersecurity haddaba kzbin.info/door/ba6WKrYj7LSg8d4UAQbDSQ
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 жыл бұрын
Walee inusanba naagesten hadii u shaking kaqabo ee wuxukufgaray aflagaato indha u wxku arko malahan mii yurdhe hacabeysanin gbdha islamed
@abdiwahabahmed945
@abdiwahabahmed945 Жыл бұрын
Good topic, nice Doctor with wide experience thanks
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 35 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,9 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 62 МЛН
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 25 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 35 МЛН