Maashalaah aad baan ugu Fraxsanahay in Dhalinartenu aaynu Fhamaan Quruxda iyo Nimacad taala Dhulkeena Hambalto walal Bosaso ayaan ka soo Salamaya
@muktarYusuf5007 ай бұрын
Waa video aad iyo Aad u quruxbadan. Keep going 🎉🎉🎉🎉sxb
@Fahadcaynaan67 ай бұрын
Waa best Zhp keep going
@caaliyacabdijaamac84617 ай бұрын
Inanakan KZbinkisa maanta iigu horeysa videoyo tayo leh oo qurux badan buu soo gudbiyaa hadana 6.68k uma qalmo any way keep going wll waxan ku rajeyn guul❤
@caalinAbyan7 ай бұрын
Usheeg inuu muuqaalku yahay ramadan ka hor .
@DG-eg4qi7 ай бұрын
keep going shp nasri giire amazing video Lkn anagu ramadan ka hor ayanu tagney hal malin ka hor ramadan wa nalaga soo celiyey mesha.