CALMADOW: DHUL DIHIN & DEEGAAMO CAJIIB AH OO AAN LAGU DALXIISIN | SANAAG, PUNTLAND

  Рет қаралды 86,239

Daljir

Daljir

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@hanad5810
@hanad5810 3 жыл бұрын
Maxamed Xassan Dhalo hore u soco oo guuleeyso saaxiib!!!! Best young Somali Journalist. 💪🏾💪🏾🇸🇴
@IfraahAhmed-o3m
@IfraahAhmed-o3m 6 ай бұрын
Puntland dhul baa kuyaal❤❤❤mansha allah
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 жыл бұрын
My home dhul warsangeli
@abdikadirhassanabdi2143
@abdikadirhassanabdi2143 4 ай бұрын
Warsangali ILAAH dhul waa siiyay. Dhul dhirtu dhaqanytahay. Salaam from caabudwaaq
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 3 жыл бұрын
Warsangali hurdada ka kaca ilaahey waxa uu idin siiyey dhulka somaliya ugu qurux badan barwaaqeysan dhulkiina dhista cid iidin maqan malaha isku tashada labada maamul ee inkaarta qaba ha ku tashnina wadoyimka dhista ilahey ha idin ka qabto cadowga
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 3 жыл бұрын
Nature preservation ayaa loo baahanyahay dhulka dabiiciga ah. In hotels iyo daaro waaweyn laga dhiso uma baahna. Waayo nature kaa ayey dilayaan. Conservation ayaa wacan inaa dadka ku wacyi galisid oo politically neutral aad noqotid.ee kacdoon iyo unstability loo baahna. Somalidu waxay ku xumaatay ninkasta siyaasi shaati ah aay xiranyihiin. Shaatikaas in la siibo marmara la soo dhaquu u baahanyahay. Nature Conservation iyo bulsho dhis iyo waxaabaha asaasiga ah ee aayahaleh haynu ka hadalno
@zakp8687
@zakp8687 3 жыл бұрын
warsangeli waa reer pudland
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Dhulku waa dhul isaaq gaar ahaan garxajis waana somaliland riyada ka kaca 🇭🇺❤🤍💚
@ayuubabdirashid7509
@ayuubabdirashid7509 2 жыл бұрын
@@Ayaanle-ke1tq dadka aduunka fikir iyo aqoon bay ku hormareen adiguna qabyalad baa indho la’aan ku dhigtay
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Your right walaahi JazakalLaahu kheyran Cadowgana ILAAHAY swt ha’naga wadà qabto InshaAlLaah Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 yaaRabbi!
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan oga hellay muuqaaladaan Daljir aad ayey ugu mahadsanthy barnaamijkaan quruxda badan iyo wariyaha bareeray.
@abdirahmanosmanbonaya1898
@abdirahmanosmanbonaya1898 2 жыл бұрын
You marked my spot when I come Somalia thanks for this video
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Idoor dabacayuunoow Oromo waa dad xanuunsanaya. 2 sanno kahor beey sooqorayeen dhulkaaan Warsangali Annagaa leh. Saannad kahor Laascaanood beey iskudhajoyeen Oo qasab loogasaaray. Wallaahi waa Umadd habaarran Oo Qabyaaladd Iyo darisxumo Mooyaanee Aan Caqlikale laheeyn. Beautiful Calmadoow Sanaag, Puntland Somalia. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
🤣🤣🤣mahmah iya tidhada af waakan maxa lagu aami War hada iya lagu leeyay wa somalilaad hadad ku farxsanayn guur budlan lahane budlan wa gobol hoos taga goboladi laysku odhan jiray koonfur marka waxba Hays warerinina darsi xumana xaarood iya laga so gaadha wayo lasconod cidi kuma duuli lakin inika xaaroodow iyo qabyalad iyo isir nacayb meel kase aad joogtin isku so urursaday xita kuwi kiniya wabiga lagaga sheekeysto talbi jiray oo meeshi aad umad kale oo xaarood ahayn laba tulo kala dagtan inay gobol ini noqonayso uu haysta😂😂😂
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Sanaag may homeland 🤩
@amalomar860
@amalomar860 Жыл бұрын
Waa dhul ilahay nicmo galiyay laakiin aaway dadkii kafaaiidaysan lahaa qurbe aan waxba oolin ayaa loocararaya
@MahdiSupportsParty
@MahdiSupportsParty 3 жыл бұрын
اللهم وفق المسلمين العالم التوبة النصوحة، والف بين قلوبهم وأصلح ذات بينهم ولا تأ خذهم بما فعل السفهاء منهم، ياحي يا قيوم برحمتك أستغيث اجعل المسلمين مستعدين لنصرة المهدي المنتظر و لرفع راية الإسلام
@aminomame5911
@aminomame5911 3 жыл бұрын
Af Somali
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 2 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@MahdiSupportsParty
@MahdiSupportsParty 2 жыл бұрын
@@aminomame5911 Eebbow Muslimiinta Caalamka waafaji Alle u noqosho wanaagsan, kana dhig kuwo diyaarsan iney garab iyo gaashaan u noqdaan Mahdiga iyo Sare u qaadida Calanka Islaamka
@ayancilmi4453
@ayancilmi4453 Жыл бұрын
walahi wa xaqiiq wan tagay 2021 wa meel qurux badan lakiin maleh jid
@halalinvestment8639
@halalinvestment8639 Жыл бұрын
Masha allah walal noso badi marna isma daheynin dul ad u qurux badan ay ledahay somalia qurux dadka wadamada shasheye u dalxis tagayan mey halkan adan
@mustafdulduleel2008
@mustafdulduleel2008 3 жыл бұрын
Masha allah qurux badanaa calmadow
@hodancalin9572
@hodancalin9572 3 жыл бұрын
Masha allah waa meel fiican calmadow tolow ayaa i geeya
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 3 жыл бұрын
Lafoole ma daganeyd
@tt-yb7cq
@tt-yb7cq 3 жыл бұрын
ᴄᴀʟᴍᴀᴅᴏᴡ ᴢᴀɴᴀᴀɢ ᴢᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴ🇮🇪❤️
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 3 жыл бұрын
Warsangeli ayaa daga lehna.
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
mye dhiloland waad iska hadshay adeer 😂🙄
@tt-yb7cq
@tt-yb7cq 3 жыл бұрын
@@king_zaki.1955 😃😃😃😃inad ka xuuntaY waa macquul
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
@@tt-yb7cq dhulkan anaa leh adeer saang bari waa xero warsangali idoorow ideb darada nala dhaafa 🤬
@loyanabdulrahim7119
@loyanabdulrahim7119 3 жыл бұрын
Dhulku waa xiro Warsangeli. Hargeysa iyo Isaaqa malaha meelaha ey dagaan qabo.
@hodanmaxamedmuuse5450
@hodanmaxamedmuuse5450 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdihajji4812
@abdihajji4812 3 жыл бұрын
sxb mcn wlhi dadka iyo dalka ayaa kuubahan wadanka sifiican baad nookala bartay
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Machallah barnamij qrux padan ayad so dupteen wlhi hamblyo
@mohamedfarah4905
@mohamedfarah4905 2 жыл бұрын
ma shaaa alaah Mr dhalo
@saeedosman3016
@saeedosman3016 3 ай бұрын
Somaliland wa sanaag.dhankasta hadii an ka eva
@abdullahihussein3034
@abdullahihussein3034 3 жыл бұрын
Asc daljir marka hore waxaa ilaahay ka baryaayaa in uu wadankeena na jecleysiiyo marka raga aad ayaad u salaaman tihiin markaan badhan imaado insha allah waan idin soo raadinaayo waa balan
@haalacayuni6827
@haalacayuni6827 3 жыл бұрын
Masha allah Dhulku qurxana
@diiriye4018
@diiriye4018 3 жыл бұрын
Daljir waxaan idin kacodsanaya in aad sida cabdisalan hareeri barnaamij ka u diyaarisaan, uga yaraan halsaac iyo bar socda, laakin, kan aad soo duubten waqti baa kudhumiseen hadana waa wax gaaban hadaydaan mid kadheer baa kafiican
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
From hargeisa waan la dhacsanahay
@Irshadcawad
@Irshadcawad 3 жыл бұрын
M.a
@kareemchine
@kareemchine 2 жыл бұрын
Macha Allah waa wax lagu faano, hadana laga naxo dhibta taala meshas. Arrinkan waa in loosoo bandhigaa dowlada hoose ee mamulkaasi
@nasirawil1232
@nasirawil1232 3 жыл бұрын
Wariye Dhalo nin aan inta badan ku xidhanahay from hargeis Baarqabka wariyasha sababto waxaad ku hadashaa kalmado quwadaysan
@shaficisheekh8507
@shaficisheekh8507 3 жыл бұрын
Wlhi ugaas waruntaa ninkan erayada u adegsanayo aya kujecleysinaya barnmjkisa
@user-ec9tc1od9s
@user-ec9tc1od9s 3 жыл бұрын
Wxba nagu maharin dhib waliba alabaabkeeda taaganahy ilaahow madax wanaagsan baan kuweydiisanay
@nimcom.5396
@nimcom.5396 2 жыл бұрын
Ilaahay wado idin ma siiyo si aad qaad u iibisaan! A nation of drug addicts. Ilaahay wado ha siiyo dumarka xanuusanaya.
@run-raacmedia3755
@run-raacmedia3755 2 жыл бұрын
Maxamed Xasan Dhalo Hambalyo Wll Tebintaada Barnaamijyada Waxaa Ka Muuqda Xirfad Dhamaystiran Iyo Kelmado Mugleh Oo Aad Isticmaalayso
@enginerbarbera6310
@enginerbarbera6310 3 жыл бұрын
Mash alHalle ha ino barakeyog dhulkeena Aad iyo aad ayay u mahadsbyihin howl wadeenada warbaahinta daljir sida quruxda badan ee bulshadooda dalkooda u barayan Gaar ahan Maxamed dhalo iyo camera maxamed jama Wxd tihiin Indhihii bulsho gurigooda joogta Ay baranayan dalkooda hooyo HOREY USOCDA BARNAAMIJYO KALE OO QURUX BADAN WAN IDINKA SUGAYNA
@jamajokar
@jamajokar 3 жыл бұрын
Calmadow sanaag waa meel an lga faaideysan waayen bulshada waa in ay ka faaideysata somalia
@niciimoibraahimmaxamed9366
@niciimoibraahimmaxamed9366 3 жыл бұрын
mansha allh
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Жыл бұрын
Waaw
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Dhulkeygiyow Alloow cadowga iiga kaa qabo
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 3 жыл бұрын
jaad iibin ayay u dalbaadagayaan. illaahow masaaibka qaadka ka ilaali dadka gobolka quruxda badan leh
@AhmedAli-iz7eb
@AhmedAli-iz7eb 2 жыл бұрын
M dhalo aad bad u mahadsanthy
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
WlHi somaliya lama moodo dhulkan asiya la moda iyo dhadooyinka ka da,aya
@user-yx4mr2jv4v
@user-yx4mr2jv4v 4 ай бұрын
Maxtiri calmadow putalsnd aa 😂😂😂😂
@omarismail1123
@omarismail1123 2 жыл бұрын
Warbixin qurux badan iyo wariye talo leh
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Allah maxaan nimcada wadankeenu aan ka qatanahay
@hayaan2418
@hayaan2418 Жыл бұрын
Somaliland ❤❤❤
@Somalitiktokz
@Somalitiktokz 8 ай бұрын
Somali iyo hoyada anagaa wasnee dhulka hanaga sheegan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Bal Kaalay Kadhig Haddaa Awood Heeyso.
@nuurqarri1256
@nuurqarri1256 2 жыл бұрын
Sanaag somaliland waa dhul dabiiciya
@cusmaancumar7356
@cusmaancumar7356 2 жыл бұрын
Sanaag waa gobol Somaliyeed. Maxaa la yiraahdaa "Somaliland"? Jooji khuraafiga.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Bal Kaallay Adigu kadhig 33 Sanno Oo prank ah baad kujirtaan. Reero Waxbaa Baalaha Igayaacay.
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Жыл бұрын
Alla ciil badanaa bal eeg calawla
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
WAA NIMCO LAGA QATAN YAHEY..
@zakariacaaje6059
@zakariacaaje6059 Жыл бұрын
Dadku Jaad Uma Baahna Maxa Helay Qudaar ma beerano ma sun bad Dadka Siinaysana
@mahamedali6038
@mahamedali6038 3 жыл бұрын
Reer bari miyaa degan mise warsangeli mise dhulbahante yaa degan mise wan dhogorwein baa dega
@mahamedabdi7929
@mahamedabdi7929 2 жыл бұрын
Warsangali sxp
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Waa Dhul Harti 😍
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Nicmatallah waad HEESATAAN. EE KA FAIDEYSTA... ALLO SOMALI HANUUNI
@Raho339
@Raho339 Жыл бұрын
Rabiyoow Heyadaha Aduunka Maalgaliya Ukeen Adigaa Awoodaadu Weyntahaye oo Wada Udhisa Yaa RaXmaan Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@ikraammahamed7661
@ikraammahamed7661 2 жыл бұрын
Walba intii itobia iyo keenya sunta laga keeni lahaa idinka iska beerta oo iska cuna kiina. Ileen Somali sun cunoow joojin meeyso .
@xamdimohamed8808
@xamdimohamed8808 Жыл бұрын
Sanag putland miye kamid tahay? Allow dowlad nasiii oo dadkena bar sida lo malgashado dalakoda
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 ай бұрын
Maye wa somaliland
@nasromohamud6488
@nasromohamud6488 3 жыл бұрын
calmadow ma sanaag ba mise bari
@mahamedabdi7929
@mahamedabdi7929 2 жыл бұрын
Sanaag weeye lasqoray iyo ceerigabo bay u dhaxaysa
@abdinurmaxamedaxmed5237
@abdinurmaxamedaxmed5237 Жыл бұрын
Kulaylada kawaran meesha²
@obamalee9079
@obamalee9079 3 жыл бұрын
Wow beautiful place we can make it perfect I wish someone would help these people and make it holiday Destination also make a lot of money win win insha Allah someone will
@252post9
@252post9 2 жыл бұрын
Laamida kahor si kumel gar ah waxa la samen kara fardo farsa waxaabaha emergency ga qabta soda dawooyin ka iyo wixii lamid ah
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Helicopter QAADKA ku QAADA. DALJIR WAA SIDA NATIONAL GEOGRAPHY.. BADIYA SAHANKA UMMADA SOMALI
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 3 жыл бұрын
Casha rasmiga ahi waa daalo iyo surud buurta labaad ee ugu dheer afrika
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Tani waa calamadow waana dhul warsangeli buurahana kala baro.
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 3 жыл бұрын
@@xuseenfadal Waxaasi waxba kama aha casha rasmiga ah waa u ban oo kale. Orod so arag
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
@@jiilka5aad5g95 Waxay rabto ha'ahaatee waa dhul #WARSANGELI ugaara.
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
@@xuseenfadal dadka soon sanaag iyo can dagan Baan soomaali ugu jeclahay ...waligayna dhulkaa ma aran ,igu filan taariikh wanaagoodu
@shayga100
@shayga100 2 жыл бұрын
Sanaag waa somaliland
@cusmaancumar7356
@cusmaancumar7356 2 жыл бұрын
Ma riyadii beenta ee isaaqland?
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
33 Sanno prank State ah. Calmadoow waa Puntland. 🇸🇱🇸🇱
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n 2 ай бұрын
kkk2024😂😂
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 2 ай бұрын
Pu​@@Cici_mimiPuntland kulaha war waa wa ceerigabo agteda 😂
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 3 жыл бұрын
Ku kheyrlaabayaalka jaadka cuna ee soomalia lacagtooda kenyaatiga iyo itoobiyaanka maalin walba qaadanaya maa umadan inta wada loo bixiyo Haku necfiyaane
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Guri ma laga kireesan karaa meeshan? Please iisoo jawaaba meeshuna ma amaan baa?
@shidevlogs7131
@shidevlogs7131 Жыл бұрын
Haa amaan wll
@rahimamohamud8629
@rahimamohamud8629 Жыл бұрын
wax qabsada isku tashi bulsho wax ku qabsada
@cabdiqaadirtallabo1152
@cabdiqaadirtallabo1152 Жыл бұрын
Waa dul isaaqe waxba hasheegan
@xuseenfadal
@xuseenfadal Жыл бұрын
Warwaa dhul warsangeli ee maaha surad
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Iska sheegta Siddii Laascaanood Reero Maxbuus Harti 😂😂
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 3 жыл бұрын
Farmajo haloshago inujiidka dhiso iyo hospital iyo school
@haha7001
@haha7001 3 жыл бұрын
Kayntu waxay noqon doontaa lamadegaan, haddii dhirta la sii wado in la gooyo ama la iibiyo. waa in loo qoondeeyo aag la ilaaliyo.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
helicopter gada
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
Mohamed hasan dhalo
@abeleli2651
@abeleli2651 Жыл бұрын
dadkass iyo qaadkaas wado haloosameeyo
@ikraammahamed7661
@ikraammahamed7661 2 жыл бұрын
Shacabka isku tashada .oo dadkaa hakacaawiyo. Waa meel aad u qurux badan jid halo dhiso.ala ciil badanaa. Qabiil baa china naga reebay
@muuminaxasanxasan284
@muuminaxasanxasan284 3 жыл бұрын
Adeerow urug wado miyaan samayne kari weynay 22 sano ayeey punyland dhisneyde dekedii siyaad dhisayna gadanay iskdaa inaan wax soo kordhinee dufooba reer puntland sheegyow dhul dihin iyo dad gaajaysan oo hdana colaadaysan
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 3 жыл бұрын
Faqasheey ha sheegan meeshan Allah ka dhigay Somaliland.
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
idoor wagashaw adeer malaha dhulkad aqoon ulahayn hooyada af xun ka wase dhulkan xero warsangali ba la yidha hooyada cag masoo dhigi kadho ina dhiloy 😂🤧
@loyanabdulrahim7119
@loyanabdulrahim7119 3 жыл бұрын
Idoor dhulku waa xiro Warsangeli.
@mubarakahmed3839
@mubarakahmed3839 3 жыл бұрын
@@king_zaki.1955 wr adeer horta futadada xore inta and caytamin
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
@@king_zaki.1955 tuulada badhan maaha meeshu waa dhul isaaq garxajis somaliland ama qarax ama dhuus guul somaliland 🇭🇺❤🤍💚
@mariayaasiin904
@mariayaasiin904 2 жыл бұрын
Ina dhilo hasheegan anaa kuwase waa somalia meeshuye
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Dhulkena barwaqa fadhida
@ahmed0741
@ahmed0741 3 жыл бұрын
waar muuse saad ugha dhumateen hhhhhhh
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
muuse waayo adeer 🤔
@ahmedabduallah8317
@ahmedabduallah8317 3 жыл бұрын
It's somaliland
@waxmoor1979
@waxmoor1979 3 жыл бұрын
Kkkkk isaaq mesha ma hargeysa iyo burco ayad u maleysan
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
😂😂
@loyanabdulrahim7119
@loyanabdulrahim7119 3 жыл бұрын
😂😂😂
@xuseenfadal
@xuseenfadal Жыл бұрын
😂😂😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Come make it then 😂😂😂 idoor Oromo waaxid.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 226 М.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 115 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
BOSSASO illaa XAAFUUUN & WAREEG iyo WAREER!
7:50
Daljir
Рет қаралды 54 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 28 М.
Hereri Iyo Puntland, Eyl Qaybtii 2aad
42:08
Universal TV
Рет қаралды 86 М.