Hal-xiraale Seyidka Iyo Gooni Iyo Gabay Howle Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha

  Рет қаралды 261,791

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 134
@zahraahmed9110
@zahraahmed9110 Жыл бұрын
Allaah subxaan hawnaxariisto Sayid maxamad cabdulaahi xasan iyo mujaahidiintiisi sharafta lahaa .. Runtii waa geesigii qarnigan waxaan xaqiiqo ah soomaalibaa jabisaye ingiriis iyo talyaani waxba kama qaadeen Yaa .. Rabi .. Janatul fardos gee isaga iyo ciidankiisiiba aaaamiiin aaaamiiin aaaamiiin
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 11 ай бұрын
#1:50 Gooni Allaha ku Unaxariiste dad waa dhalay oo ayeeydey baaba faadumo gooni ahyd
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 9 ай бұрын
Isagu gabeyguu fasirayaa siduu ugu jawaabey Sayidku AHN
@mawjama831
@mawjama831 3 ай бұрын
Gooni dad uu awoowe u ahaa, qaraabo baan ahayn, waxaana dadkaas iigu dambeysey 1986dii.
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 Ай бұрын
​@@mawjama831 haa qardho baa laga helaa family
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 Ай бұрын
​@@mawjama831haa family gu qardho bay dagaan
@khada917
@khada917 Ай бұрын
​@@boostariigmedia3889waa runtaa duriyadiisi qardho ayay dagan yihiin .
@abdikeniali8769
@abdikeniali8769 Жыл бұрын
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu dhahay ilaahay janatul fardowsa hakucasuumo dhamantood
@Abdirahman-Barre
@Abdirahman-Barre 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Axmed Faarax Cali(Idaajaa). Runtii waa nin cajiiba oo hal tabinta sheeko iyo shay kaleba ku wacan, ilaahay godka ha kuu nuuro Abwaan.😢❤
@libanfarah6227
@libanfarah6227 3 ай бұрын
Idaajaa waa nool yahay walaal
@janaraalwaasuge6624
@janaraalwaasuge6624 3 ай бұрын
Waa uu noolyahay abwaanka, se naxariistaba waa loo bahanyahay
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 3 ай бұрын
Walal abwaanku waa nool yahy
@ismailhillac6011
@ismailhillac6011 Жыл бұрын
My Somali culture is very rich mashaalh
@hassenismail5886
@hassenismail5886 Жыл бұрын
Gooni cabdi xaji ABWAAN wayn oo cajiib ah ayu ah oo gabay ku Daan badan laha
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 Жыл бұрын
Ilaahay how naxaristo dhamaantood Waxay ahaayeen afmaalo cajiiba
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 Жыл бұрын
Sayid kii ilaahaw kuunaxariisto abqari ayuu ahaaaa
@user-zo4wf1qw1t
@user-zo4wf1qw1t 18 күн бұрын
Sayiiid maxamad. Ale ha unaxariizto
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m Жыл бұрын
Allaha hanaxriistow siyaad maxameed cabdalle xasan 💪🏾🇸🇴
@adanbile4237
@adanbile4237 9 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba
@mayAdam8888
@mayAdam8888 4 ай бұрын
Maansha allah, Abwaan Axmed Farax Cali Idaajaa siduu gabayada u fasiro Lagama hadli karo❤
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 4 ай бұрын
Ogaadeen suugaanta soomaliyees ama gabayadii waaweynaa ee abwaanada ummadda foolaad ayuu ahaa,balse majeerten meel kuma laha suugaanta somalida hawiyahu waa ka sii liitaa dabatada reer hobyood.from garxajis
@omaryare8585
@omaryare8585 4 ай бұрын
Cali yuusuf, cali sharmaarke, gooni abdi xaaji ,sheikh cali majerten iyo qaar Kaloo Badanba ba idoor bey ahayeen kkkk
@NUURIYE.
@NUURIYE. 3 ай бұрын
Gabyga og iyo dhulbahante keliya iga horeeya
@FaaruuqQaariga
@FaaruuqQaariga 3 ай бұрын
Wxaan hada gaby ma aha miyaa dadku maaha intaa xaduudka kula leh. Kan hada gabyaya soo MJ maaha
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Waxa hada laga hadlayo waa maxay waa adiga dadka lasoo hor istaagaya garxajis oo kuwii la dhashay gumeeyen bidixdana ku salaaman .
@abditinle7172
@abditinle7172 Ай бұрын
somaligi ugu horeeyey ee diiwaanka gabay la tiriyo lagu qoray soo nin mj ah maaha oo xaaji cali mjeerteen maaha tan labaad ninkii uu raage ugaas ku halqabsan jiraye qudwada u ahaa soo nin mj ah maaha oo soo Aw muuse maaha? marka laguu meeriyo laba silsiladoodoo reerkaaga iyo dhulbahante ka dhaxeysay bay murtiduba keliga ina leedahy kula noqotay miyaa
@abdiraheem7773
@abdiraheem7773 Жыл бұрын
ALLOW UNAXARISO AWOWYADEEN AJAR ALLAH HKA SIYO FARAX IDAJA
@idiris2007
@idiris2007 5 ай бұрын
aay aay dhalay ayuu ahaa propanda badan dadkuna aaysan oqoon propand siyad bare isku dar harti iyo kablalax bisad mareexan ayuu ahaa meelna aan ku fiicnayn
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 Жыл бұрын
Rutnii Barnamijyada aad ayn ugu Taxanahy Barnaamijku qiimo leh wyeh Ee fadlan adoo Raali aH Music'gan dheer shakada soo kla dhexgalaya fdaln maad dhanka editka ka Jartid waayo Baraanmijka wuu kla dhanTalayaa. Thanks🤚
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Insha Allah
@user-mt6jw7ql4g
@user-mt6jw7ql4g 5 ай бұрын
Waxa qurxinaya wa musikas waba ku hysta parnamjika ba misikas iyo idaja codkisa hade wada socon wax jira Maha😂
@zakimohamed3228
@zakimohamed3228 4 ай бұрын
Waa Arin wngsan aniguba music majecli lknze wxaan qiil uga dhigay in abwaanku sadarku uu akhrinayo kufiiiriyo kuna nasanayo🙏🏿
@AliMadoobe
@AliMadoobe Жыл бұрын
Our cultural legends. R.I.P
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
xaaji gooni great.
@bashirabdirisaq4467
@bashirabdirisaq4467 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto xaaji gooni
@khadraabdi6529
@khadraabdi6529 Жыл бұрын
Yuu ahaa
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 Жыл бұрын
​@@khadraabdi6529cismaan maxamud waliba yuusuf suldaan
@hayfaxasan
@hayfaxasan 10 ай бұрын
alla awooowgay mcn gooni allow u naxariiso inkasto ano uurka ku jira dhintay🤲😢
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 9 ай бұрын
Gooni cabdi Xaaji ahn
@idiris2007
@idiris2007 5 ай бұрын
idajaa waxuu nin u qaabilsan propand isku dirka kablalax iyo harti kale fogaayntisa iyo isku dirka somai iyo mj aay aay dhalay ayuu ahaa
@user-ix9cy2if8h
@user-ix9cy2if8h 3 ай бұрын
Awwe abe miyu ku aha mise kan hooyo wllo
@sheekeyeofficial
@sheekeyeofficial 4 ай бұрын
Midhaa geel kama dhiibo Waa tookhii reer tolkay Alle ha u naxariisto abwaanada
@hoodoayaan3972
@hoodoayaan3972 Жыл бұрын
Mahadsanid
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 6 ай бұрын
Alle janadii haka warabiyo halyey sayid Mohamed
@MaxamudSaid-ks2eq
@MaxamudSaid-ks2eq 6 ай бұрын
Awoowahy goooni cabdi xaaji wuxu aha cusman max’ud bahyaqub👑💎🥰🔥🙌
@ainab590
@ainab590 4 ай бұрын
Goonni waxa uu ahaa Yusuf Suldaan
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 Ай бұрын
Maya laandheere awoowgey waayo waa Yusuf Suldan reer faatax
@Ahmeyowjubaa
@Ahmeyowjubaa 6 ай бұрын
Rag hadad colad ledihin ciidanse uweydo hadba waxad kuciil bixi karta ku cawa aduuun ah Sayidka
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Жыл бұрын
Sayyidku koox Al Shabaabka maanta jooga oo kale ayuu ahaa.
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 Жыл бұрын
Gaala raac
@MahafAbdi
@MahafAbdi 23 күн бұрын
Sayidku wuxuu ahaa ninki ka hortaagna in lagu guumaysto oo lgu geeyo brazil iyo panama
@awilali1246
@awilali1246 Жыл бұрын
Ragg WAA RAGGII HORE
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 ай бұрын
Gabay hawle Wuxuu ahaa ninkii wakhtigiisii Ugu Murtida badnaa uguna gabayada cajiibsanaa wuxuu ahaa Reer QORAXEY qabiilkiisuna ogaadeen Maxamed SUBEER Reer CABDILE Ree Cali yuusuf
@bulxandahir734
@bulxandahir734 9 ай бұрын
Boqorka masada sayid ma maxamed ilahay ha u naxariisto wa ninki yidhe kol Hadan wadad ayadd diin ela ekaynin Ama aniga layidhanayn tani ahan mayso alahayow aflaba daanle ya iga asulubaysta
@calanside95
@calanside95 Жыл бұрын
Sheekadan waad ku mahadsantahay balase bulshada dhaqanka qiimeysaa Farley kuugu godeen ee fdln iska sax waxa lagu moodo idaajaa
@Daakir211
@Daakir211 10 ай бұрын
Isaaq qabyaladu idinkay idin bayo dhigaty daaroodku gabayada iyagaa u badnaa
@mahmuttyare7381
@mahmuttyare7381 Жыл бұрын
Gud waa yicib waan gartay Geedo waa maxay ?
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Keep going 💪
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Buzzfeed Africa 🌍 wacyigali carruurta adduunka 🌆🏙️ cimilo fayadhowre cimilo you
@saidmuse6904
@saidmuse6904 7 ай бұрын
Gooni Abdi Xaji willkii ugu kibir banaa Qarnigi 19Aad .Qofku dilo mag kama bixin jirin xita .
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o 5 ай бұрын
Nio waad caydey odeyga hadiiba uusidaa ahaa oo aad taariikhdiisa ka run sheegeysidna doqon dhintey buu ahaa waana xoolo nimo mxay dhaaman dugaaga kaymaha kukala adag waakuwi nii jideeyey laan dheer iyo laan gaaban geesinimana ma aha nin rag ah oo sidaada xininyaha adi kugujiraba ookale ayuu leeyahay balse ciidan yari iyo xoolayari buu kumiidhaya sidaasu laangab kuleeyhy ma geesinima moodey inta naf biniadam goysid waliba magteeda bixin waydid taas waa wxa niigu wacan hadaa tihiin ree somalia burburka qaxa qabyaalada iyo kala cararka isnacayba Nimaan xeer lahayn uuxoolobaye anaga dhulka waaloosimanyhy ceelkana waa loosimnyhy nin haduu gobol ilaa gobal kasoo sarfana sharaf iyo karaamu kudhaxleeyhy cidi ma gardareysankarto ninka kun halaad iyo 20 wiilo gaashan qaada leh iyo nin 10 riyaad 1 gabadha leh waa isku awood beeshayada dhaqan ahaan waa iskumid oo soomalidu makala sareyso lkn xeerkas dhagaleyda leh( article leh) ayaa naga badbaadiyy is faquuqa
@khada917
@khada917 Ай бұрын
Xaaji gooni cabdi xaaji duriyadiisi waa Puntlander qarax iyo bur bur toona ma yaqaanan, adigu maxaad tahay? waa adigan somali inaadan ahayn iska dhigaya ee hadana maytida noloshoodi boqorada ahaa ilaaheyna janeeyay caayaya​@user-zu3sh7xz1o
@hazelomar7286
@hazelomar7286 11 ай бұрын
Raggi waa raggii hore hadalna waa intuu yidhi
@AbdiDirieh
@AbdiDirieh 4 ай бұрын
❤s.alaylehe
@xiirmastuur5249
@xiirmastuur5249 Жыл бұрын
Lkn sayidku qay buu garan waayey hal xirayaashii kkkkkkkk
@noordinahmed4159
@noordinahmed4159 Жыл бұрын
Wuu wado furay
@aadancawil7387
@aadancawil7387 Жыл бұрын
Ma wada furin sayid maxamed
@AbdullahiAbdirahman-fl9zl
@AbdullahiAbdirahman-fl9zl 2 ай бұрын
8:00
@padriugaas3313
@padriugaas3313 Жыл бұрын
Gabay howle
@Baaruudpost
@Baaruudpost 5 ай бұрын
Awowe Gooni ilahey janadii haka waraabiye halyeey buu ahaa
@mkilkacade2823
@mkilkacade2823 7 ай бұрын
Cawadii waxan kaa tagayn Cadowna kaa eegayn Oo waga ka cararayo Ku cidlaynaya caynka aniga arke car ya i shega ???????? Caqli niman lahayn hatan wala cajabaaye cudaarkiyo xidkaha kale miyu calaqu noshegin
@OmarHerer
@OmarHerer 3 ай бұрын
Sayidku wa cabi jiree
@CabdiSiciid-gb2dl
@CabdiSiciid-gb2dl 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 4 ай бұрын
Gabayga waxaa ku hormaray xaaji gooni.Sayidku waa u Jawaabay.
@CabdiSiciid-gb2dl
@CabdiSiciid-gb2dl 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HUSSKAOH
@HUSSKAOH Жыл бұрын
KEEPING
@muniiraxmad93
@muniiraxmad93 4 ай бұрын
sayidku wuxu ahaa halyey somali qima ku leh
@Harundawah
@Harundawah 3 ай бұрын
AUN Sayida 6:30
@NastexCabdi-bj1fd
@NastexCabdi-bj1fd 4 ай бұрын
ogaadeen lagu gaadho suugaanta
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 Жыл бұрын
Awowgay ruma gooni Abdi haji AUN
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 2 ай бұрын
Ma dhale ayu aha ya la leyahe, siduu awowga ku noqdy? Mise qabiil ahaan ka hadlesa?
@khada917
@khada917 Ай бұрын
​@@abdikadirnoor2084Duriyadiisi waa beel dhan oo maalqabeena ah .
@abdirahmanaliismail2391
@abdirahmanaliismail2391 Жыл бұрын
Horta Idaajaa xagee jooga hada, weli sow xoog maaha ilaahay cimriga haw barakeeyee
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Wuu jooga Wuuna Fiicantahay
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 ай бұрын
2020 xamar baan ku arkey
@zamil2024
@zamil2024 3 ай бұрын
Awow sayidow k 16:34 allaha ku naxaris
@zamil2024
@zamil2024 3 ай бұрын
Dadka canka ah wakhtigan la jogo waba bila talent qabilada kuwa caya Aya ucansan tolbelayay awowyashey dhaxal maynan helin walahi😢😢
@deeqmohamud2050
@deeqmohamud2050 3 ай бұрын
Tollow mala heli kara qof xifdiyo hidaha iyo dhaqanka somaliyed
@user-bd3fi2ow4v
@user-bd3fi2ow4v 27 күн бұрын
Ok
@yusufhassan2766
@yusufhassan2766 Жыл бұрын
Mashaas been Ku shegtay
@axmedsulayman797
@axmedsulayman797 5 ай бұрын
Somali sidee ku heshiin kartaa inta mid sayidka halgamaa iyo halyey u arko nin kalena mujrim aan diin iyo dadnimo midna wax ka aqoon oo maato doox ah u arko
@idiris2007
@idiris2007 5 ай бұрын
waxaad sheegtaah halgamaa uu buun buuniyay gumaaysi islaamku ma xuju ayaa qof loo dilaa reerka dhan isinkii ugu weynaa dilay sheikh aweeys iyo culumo badan oo koofir joogto afgaaye isaga ayaa bixiyay waana mashii lugu dilay sheikh aweeys inta uu somali ka dilay italy iyo french iyo britain kama aaysan dilin marka intiis waa cadeey u ah in siyadku uu ahaa nin laga soo diray ethiopia dadkana in uu leeyo period
@user-qo8jm5fw6u
@user-qo8jm5fw6u 6 ай бұрын
Waxa aan aad ulayaabay garashada iyo cilmiga dadkii hore aylahaayeen. Erayga oo gabayaagu adeegsaday ayaan aad ula dhacy, marka oo yidhi "saa hadday noqon waydana safsadaa layidhaahdaa". Erayga "Safsada" waa eray luuqadda Carabiga ka yimid "سفسطة" English ahaana ku noqonaya "Sophistry" ahna been.
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 6 ай бұрын
Dadki hore seef la bood si sahlan isku dila maysan ahayn.. gabay unba lagu kala ciil bixi jiray
@user-xf2oo6ps2j
@user-xf2oo6ps2j 18 күн бұрын
😢😢😢😢❤❤
@menhee7408
@menhee7408 7 ай бұрын
Hhhhh
@MukhtarCabdulahi-ps7ug
@MukhtarCabdulahi-ps7ug 8 ай бұрын
Mn
@ayuub999
@ayuub999 Жыл бұрын
1924 kii ma dhiman walaahiya wuxuuna Dhintay 2008 dii markii Aan ka maqlay Tuduc gabaygiisii ka mid ah nin khaniis ah oo gaajo ah aan han lahayn hogaamin u.dhalan oo markii ragu u naxariisto hooyadii rag uu dhac dhib doontaan isagu Hooyadii u shaqo tagi jiray nimawnaagna Waa ahaa wuxuuna ku dul lahaa Tuduca walaalkii aan waxba u dhimin asaagiiina Dolay wuxuuna ahaa tuducu/rabi oo kaycnsha anoo ku cafa mooyaane Walaahi bilaahi tolaahi Inuuusan axad kale eersan wiilka uu saa ka agleeyahay markii Danbena wiilkii buu Doonay inuu dhagro Ka dib markii ay hooyadii dileen isagana kabaha afka ku qaad la baday
@Samatarr
@Samatarr Жыл бұрын
Af soomaaliga ayaa aad gabaabsi kuugu ah miyaa? Waxa aad ka hadlayso hala fahmee caddee
@kimez1545
@kimez1545 Жыл бұрын
​@@Samatarr kaligey baan moodayee muxuu Ka hadlay tolow?
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
@@kimez1545igu dar na aniga 😂😂
@hayan_2023
@hayan_2023 Жыл бұрын
Qodob noocma ah ayaad ka hadlaysaa iminka ? 😂
@bornleader1653
@bornleader1653 Жыл бұрын
War maxaad aqriday hooge😂
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Alshabaabti wakhtigas
@xusenmaxamuud1260
@xusenmaxamuud1260 3 ай бұрын
😅😅😅😅
@Crisak-ln4fh
@Crisak-ln4fh 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@suldaand
@suldaand 10 ай бұрын
Rag hadaad colaad leedihiin, Ciidanse u waydo Hadba waxaad ku ciil bixi kartaa kuu cawo aduuna!
@maxamedaxmadxaashi9639
@maxamedaxmadxaashi9639 7 ай бұрын
Idaajaa Uma bogin Sbabto ah qabiilwyste
@idiris2007
@idiris2007 5 ай бұрын
qabiileysty weyn ayuu ahaa isaga iyo yam yam farmaajo anjeer hadalkiisa fiiri nina waa uu yasayaa nina waa uu buun buunayaa nairobe ayaan ku arkay hadii aan gabay maqli lahaa waa hore su aal ayaan ka wadaynaa lahaa
@zamil2024
@zamil2024 3 ай бұрын
Is daji wxba qabilayste muna ahayne adiga langab ah😅
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 Ай бұрын
​@@idiris2007cuqdad iyo ciil aad uqabto sayidka iyo daarood oo wax kuuog ayjirin ba kudilay udimo inshallah. Wax badan arke comentiga
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW Жыл бұрын
Sayin ka tuug dilaa ah ayuu ahaa.
@SiciidNuur-gk1vi
@SiciidNuur-gk1vi 7 ай бұрын
MAVSVYSGWY 😂
@afaarax6322
@afaarax6322 Жыл бұрын
Majeerteen iyo gabay kala fog....ee taariikh aaynan lahayeen haa u sameeyen
@abdullahicawil4077
@abdullahicawil4077 Жыл бұрын
Wilan dhofor xabad kaga dhuftay dhurwagu inu cuno mooye mindha geel kamadhiibo
@WAAYOBILECHANNEL
@WAAYOBILECHANNEL Жыл бұрын
kan gooni adi ma dhalay nin mj maxamud saleyban cisman mxamud manu aheyn
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 9 ай бұрын
Awmuuse Cismaan yuusuf keenidiid. Gooni Cabdi Xaaji Cali cilmi afyare Intaabu waa usku jilib hoose .Hade ogow anigu majeeteen maahi xaqiraadaan diidaayaa
@hassanabdinasir9439
@hassanabdinasir9439 8 ай бұрын
​@@WAAYOBILECHANNELAUN Awowgay wuxu ahaa osman mohamud waliba yuusuf suldan
@mohaanyare6911
@mohaanyare6911 7 ай бұрын
Adeer reerka xaniyaha uga foq taariikhda waa cadahaye
@AbdullahiAbdirahman-fl9zl
@AbdullahiAbdirahman-fl9zl 2 ай бұрын
Yhhh
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Жыл бұрын
Sheeko xume waar wedka iska sug koley cuqdad baa ku dilaysee hidaha somalidaan ka hadlaa ha odhane daarood baan ka hadlaa dheh nin baad tahoo xiniin lagu sari maayee maangaabyahow
@cmmdhere2414
@cmmdhere2414 11 ай бұрын
Daarood oo dhan ha ugafin ninkan Harti buu ka hadlaaaye waana la ogyahaye.
@mohaanyare6911
@mohaanyare6911 7 ай бұрын
Hadaba asagu waa mareexaan ogow
@MaxamudSaid-ks2eq
@MaxamudSaid-ks2eq 6 ай бұрын
Maxa ku durty hal abuurka isu xilqaamy inuu inaso gaarsiyo isku howley wll
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 5 ай бұрын
Soomaalida xaalkeeda waa iska noocaan. Haddusan ku jirin nin qabiilkiisa matala wuxuu u qabaa meesha inay qabyaalad taal. Cudur aan dawo lahayn ayaa nagu wada dhacay. Alloow Alle
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 250 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 913 М.
Gabaygii D A R D A A R A N ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan)
20:07
Sollas Media
Рет қаралды 810 М.
Maansadii Habaarka "Qoraa Axmed Farax Cali Idaajaa"
18:58
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 170 М.