No video

Halboowlahaaygoow |Xasuusta: Kinsi iyo C/laahi Xarago |Codka: Hodan iyo Maxamed Bakaal Cirro | Qaaci

  Рет қаралды 485,483

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Martida: Hodan Cabdiraxmaan
Maxamed Bakaal
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Bishaar Faamoos
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdirahman Muse
Fuáad Cabdilaahi
Caafi Cabdiraxmaan
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Axmed Cabdiraxmaan
Soo Saaristii: Astaan
2022

Пікірлер: 169
@essamohamet9558
@essamohamet9558 Жыл бұрын
Nuuradiin cali amaan adeero sidee waxa leedahay cuudka wlhi waan raxysta
@Rana_barbi
@Rana_barbi Жыл бұрын
Nagta hodan san ujeclay fanan somli an kajeclay ma arag inanta malin qudha manicin wlhi hadana hargeisa ilajogta nasibna inan arko uma yelan hada comntigyga argto hodaneey wll wn kujeclahy alle codka haku brkeyo🥺❤️from hargeisa cdey
@football-somali6954
@football-somali6954 Жыл бұрын
Unuka qofkaan doono waxaan dhahnaa Hodan Halay geeyo -----Aar ha loo geeyo hhhhhhhhhh
@Rana_barbi
@Rana_barbi Жыл бұрын
@@football-somali6954 😂😂😫war igeyaaay
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA Жыл бұрын
Anja jaarnahy borama wlhi iyda iska daya hooydad malinkaste arka Boarma xafdaha badacas
@nacerbacher9620
@nacerbacher9620 Жыл бұрын
Hodan cabdirahman dheere dhal fanaan way la haystaa bakaal ciro isna kama liito old is gold
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 21 күн бұрын
Waa sham qof oo wada cod iyo gacan macaan. Ay u dheer tahay labadaa fanaan laba qof oo ka heesi yaqaan maan arag. Faniinta qaar baa aad u cod macaan laakiin aan heesi aqoon. Hodan wqxay igaga yaabisay inaadeertay... waa fanaanadda markay hadlayso xabeeb leh ee markay heesaysp smooth voice oo yaable leh.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Waa erayadii Abwaan Ahmed Saleebaan Bidde iyo Musigii macallinka Jiim Sh Muumin, codkii hore ee Kinsi Xaji Aadan iyo Abdillaahi Cumar Xarago. Allah ha u naxariisto inta dhimatay, meel aad u fiican baad dhigteen macaa qolada musiga
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Жыл бұрын
Ereyada waa abwaan Maxamuud Maxamed qaaqaay
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 Жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Maxamuud Maxamed qaaqaay Laxankii iyo musigii Jiim sh Muumin Codadkii Kinsi xaaji adan iyo cabdilahi Cumar Xarago Raxmaanku ha unaxariisto dhamaantood 😢🤲
@Abdirahman_Garad
@Abdirahman_Garad Жыл бұрын
Hodan iyo Cirro laba Legend barteeda ayay dhigeen Waxaan halkan ka salaamayaa saaxiibkay Shabcaan Isko oo Pianada kaga hadlinaya. ✋️
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth Жыл бұрын
Ereyaddii Abwaan Mohamoud M. Qaaqaay Laxankii Al Ustaad Jiim Sh Moumin Codadkii Abdilahi Xararo iyo Kinsi xaaji Aadan Waayo Waayo iyo xiisihii fanka Somaliyeed ee Wakhtigiisii Macaanaa ku jiray ❤❤❤
@abdijamac5303
@abdijamac5303 Жыл бұрын
Wow Amizing Maxmed ciro iyo hodan Abdirhan Halkeeda dhigeen waxan kale cajiba kabanka iyo qalabjkaiswada wata Of caleek
@faisalmuumin7782
@faisalmuumin7782 Жыл бұрын
Nice Songs 🎵 👌 👏 Heestaan Cabdulaahi Cumar xarago ayaa horay u Qaaday & kinsi Labadaba Allah Yaa Raxma Laakin.wiilkaan Qaadayo.Ma.aqaano Laakin Si wanaagsan ayuu u Keenay walaahi 💯👍👍
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 Жыл бұрын
mahamed ahmed bakaal ciro wa fanaan ween wuu cod wacanyahay aad iyo aad
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Walee oo Maxamad Axmad bakaal cirro maba taqaanid ex xidigihii geeska
@hasankayd7102
@hasankayd7102 Жыл бұрын
lkpdp
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth Жыл бұрын
Axyaa Nouradin Abdilahi Amaan Cuudka waad kaga hadlisay legend
@c-rxmnalmania
@c-rxmnalmania 10 ай бұрын
28-10-2023 maalin aanan weligay iloobi doonin Hargaysa to burco 10:40 ilaa 04:08 Galabnimo Heestani safarkayga ayay dhex taal u ahayd safarkana waxa igu wehelinayey Allah ha sharfee Axmed cumar cabdi --Axmetto-- ☆
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka 8 ай бұрын
Axmato ninkii baslaha ahaa saw maaha
@c-rxmnalmania
@c-rxmnalmania 8 ай бұрын
@@FaisalGadhka sxbkii sooma tihid Faysal haji abdirahman faarax
@guledabdi6929
@guledabdi6929 Жыл бұрын
Xasuustii Allaha u wada Naxariiste Kinsi Xaji Aadan Aw Xuseen iyo Abdullahi Omar Xarago Mirihi Abwaan Qaaqa iyo Laxankii iyo Gacantii Jiim Sheikh Muumin Kooxda Onkod Qofkii Heesahooda Joogtesta Wlhi Buusan waaberi Ku So Kooben Fanka somaliyed Waliba Xarago iyo Kisni Heesahoda Talan Taaliga Caadi Maaha Waa Antabiotics
@ayannour9428
@ayannour9428 Жыл бұрын
Cirro taagero ruuxiyaa u ahay ilaa 2014❤
@ismailtimo1031
@ismailtimo1031 Жыл бұрын
Hodon cabdirahman iyo Maxamed bakal ciiro DaaDka Jiilka danbe ugu jiira booski fanantiii hoore 👍
@orpheus1662
@orpheus1662 Жыл бұрын
Her voice is super high pitch tone it down a little damn
@zakifiish
@zakifiish Жыл бұрын
Hodan iyo bakaal you are amazing 😊
@weedhsame
@weedhsame 5 ай бұрын
Wacad alle heestii originalka ahaydba tan baa ka macaan. Afka iyo Gacmuhu idin ma go’aan. Yaa salaam
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Жыл бұрын
Hodan Abdirahman ❤BOQORADA CODKA QARNIGA DANBE ❤
@Madadaal
@Madadaal 6 ай бұрын
Kinsi X Adan iyo Xarago ilaahay haw naxariisto. Hodan iyo Ciro si cajiiba ayay u keeneen heestan aadka u macaan.
@abdikanimursal3508
@abdikanimursal3508 Жыл бұрын
Its completely good when it comes redem.voice and performance. Keep going both of u guys( astaan and the young and talented hodan and cirro)
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed Жыл бұрын
A
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Жыл бұрын
Heesaha ugu tayada sarreeya heesaha Soomaalida ayay ku jirtaa malaha heestaani. Cajiibsanaa!
@suldaanofficially
@suldaanofficially Жыл бұрын
Dhal fanaan waa sidaa hodan abdirahman 2022.11.14
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Erayadii maxamuud maxamed qaaqaa, Laxankii jiim sh.muumin Riwaayadii gar jaceyl hala qaado, Xasuustii Aun kinsi & Aun xarago.
@idile9450
@idile9450 Жыл бұрын
Masha allah caleek
@sihaamkaba2128
@sihaamkaba2128 Жыл бұрын
Ooof caleeg heestan wan ka helay wllhi murti dadki hore u da
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Mohamed B Cirro is the star of this because he's got it
@gureymohamed679
@gureymohamed679 10 ай бұрын
Dib u milicsi faneed iyo xasuustii kinsi xaaji aaden iyo C/qaadir cumar xarago AHUN labadaba. Ereyadii Axmed saleeban bide laxankii Saaxbkii Maxamed cige ilbir AHUN. Waxa dib boodhka uuga tumay Maxamed Axmed bakaal ciro iyo Hodan cabdiraxmaan. Allaya Cisak❤🎉🎉 Bandhig aan caadi ahayn.
@AbdirahmanLaale
@AbdirahmanLaale Ай бұрын
Laxanku waa Muxyadiin Sheekh Muumin ( Jiim ) cidna la waydiin maayo waa fartii Jiim, ta kale heesaha ay talantaaliga u qaadaan Kinsi iyo Xarago Jiim baa laxanka u wada saaray
@baylood.germany
@baylood.germany Жыл бұрын
Eesh calaa boqoradii codka hodan abdrahman🤟🏿🎻
@fartuunesse1056
@fartuunesse1056 Жыл бұрын
Xasuus ban ku galay hodaney maxamedow caawa habenada way iga duwantahay axssan ya sawt
@cawaalemediaproduction1360
@cawaalemediaproduction1360 Жыл бұрын
Ma hilaacii Bari baaaa Bosaso 03/12/2022 Iyo Majlis murqaan
@shaybefarah1910
@shaybefarah1910 Жыл бұрын
Sorry for you and majlis
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
nin yar baad u egtahay, majliska ka bax, before it's too late!, I worn you
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 5 ай бұрын
Ma faqashtii bariba😂😂
@ifrahahmed4391
@ifrahahmed4391 Жыл бұрын
Hodan cabdiraxman muhushadada codka
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 6 ай бұрын
Woof esh calaa sowt Afkiina malab lagu qabay.❤❤❤
@nasramoon8268
@nasramoon8268 Жыл бұрын
Xasuustii cabdilaahi cumar xarago iyo kinsi xaaji Aadan alle ha unaxariisto aamiin yaarabi 🤲
@maxamedxasan2582
@maxamedxasan2582 Жыл бұрын
Aaaamiin aaamiin 🤲🤲
@burhanabdalle
@burhanabdalle 2 ай бұрын
Of Caleek Haruub laba wadaagta hambo makala sugtee, ma intaadiiba Hoo islantaydiiyeey❤️😅
@hilaac075
@hilaac075 Жыл бұрын
Much appreciated Astaantv for upholding our heritage.
@istahilabdi135
@istahilabdi135 Жыл бұрын
Xidigaha geeska woow hodan iyo ciro lkn astaan iska saxa magaca fanaanka ❤️❤️
@ahmedyasiinrays5527
@ahmedyasiinrays5527 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayay uhu soo baxeen labadan xubnood heestan aadka qiimaha uleh Waxaanan leeyahay xubinka is kale astaan TV aad iyo aad ayuu mahadsantahay
@bashirjama4283
@bashirjama4283 Жыл бұрын
Astana TV ciyaalkii halkaan heesaha qaraamiga aha kasoo qaaday oo dhan waa lasoo dhajiyey , khalad bay noogu heesi jireen. Fadlan ilmaha heesaha kasoo saxa intaydaan soo dayn . Thanks
@xajicraxmancali7629
@xajicraxmancali7629 Жыл бұрын
Halbawlahaygow ❤ halbawlahisu
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 Жыл бұрын
Fanaaniin Qaaliya waa top nice song
@abdifataah1029
@abdifataah1029 Жыл бұрын
maxamed ciro weeyi😂😂😂 waxay abdirahmaanku Astaneey qaar mirqaansanbaa Heesaha soogaliya 😂😂😂
@axmedkuunaciise9997
@axmedkuunaciise9997 Жыл бұрын
😃
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Waa original dadkii laha 😂
@kaltunahmed2684
@kaltunahmed2684 Жыл бұрын
Hhhh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
BOQORADII CODKA HARGAYSSA ❤Aarkii libaaxa dhuunta waynaa ee dhhulku garirayay iyo goooshi boqorada haweeka hargayssa oo ku luqaynayaa codkoodi macaana 👮🏼lol from saylac
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 Жыл бұрын
Xusuus abdulaahi xarago iyo kinsi xaaji aden ALLAYARMA
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 Жыл бұрын
Abdilahi xarago wuxu ahaa fanaanti codkodu anu caadi ga ahayn runtiii Waxan leyahay bakaal wad dhawesay Wana lugugu xasuusan kara
@hamz233
@hamz233 3 ай бұрын
Hidaheena caashaqu ma hoos iigu sheeg baa? Hadhuub laba wadaagta hambo kale ma sugatee ma intaadii hoo baa?❤️
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Hooy heesaha kinsi iyo xarago cid keeni kartaa ma jirtee ka fogaada please!!!!
@ubah_cx
@ubah_cx Жыл бұрын
caadi maahe jiifka kudaawanaye anigo soodaley oh top inbti hodan😍😍😍😍😍
@aminaaden5046
@aminaaden5046 Жыл бұрын
Damn Hodan❤❤❤ my forever favourite singer.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Masha allllah waaaw waa hees ad umacaaaan hodan iyo ciroo nooooooolaaada❤
@dowladofficial7434
@dowladofficial7434 6 ай бұрын
Waa hees iyo badh alfanan ciro iyo hodan
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
WOOWWW MAANSHAA ALLAAH MEESHEEDII BAAD DHIGTEEN WALIBA BAKAAL ABSOLUTELY BEAUTIFUL AXYAA COD BOTH OF THEM💯👸🏽🤴🏾💯👌🏾🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️THE OLD IS GOLD 🥇 ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@Qurunwareejiiye
@Qurunwareejiiye Жыл бұрын
Outstanding performance
@mohamedali551
@mohamedali551 Жыл бұрын
Xaqiiqdii xusuusta xidigihii hore ee fanka somaliyeed iyo xidigaha geeska waaye
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 5 ай бұрын
Horta afsomaliga saxda ha ku hadal ,weeye dheh ,waaye waa maxay?
@sarahussein5872
@sarahussein5872 Жыл бұрын
My favorite song
@pdisemed
@pdisemed Жыл бұрын
Laba fanaan ligand ah halkeedi dhigay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Waxaa filaa waa riwayadii gar jacayl ha laqaado iyo AUN Abwaan Maxamuud Maxamed Qaaqaa iyo laxankii iyo cuudkii AUN Muxuyadiin Sheek Muumin Jiim iyo codadkii hoboladii waa wayna Cabdullahi Cumar Xarago iyo AUN Kinsi Xaaji Aadan Caqaarta iyo kooxdii Onkod
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Very nice song thank you guys ❤❤❤❤❤❤
@craxmaanofficial4104
@craxmaanofficial4104 Жыл бұрын
Alla yaa isak fanaanin nool dheh❤❤💔💔
@abdinazirshahmed
@abdinazirshahmed 11 ай бұрын
Always she is queen Elizabeth fanka waa hodan
@TamaniinoAbdilahi
@TamaniinoAbdilahi Жыл бұрын
AB IYO AB!! HODAN IYO IYO.. BAKAAL...💞💕AXYAAA AXYAAAAA 💕💞💓💓💓💖💖
@fugasima658
@fugasima658 Жыл бұрын
Hodan bilan 🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍
@abdikadiralibade9074
@abdikadiralibade9074 Жыл бұрын
Xasuus hore wahwah
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Waaya waayo heestaan waxaan ku dhegeysan jiray Wadanka Norway Magaalada Fredrikstad ee Gobolka Ostfold, 2001 dhamaadkeedi,🎶🎶🎶 hadana waxaan joogaa oo aan ku dhegeysanayaa Oo ay Taariikhdu tahay 27/12/2022. Wadanka Kenya magaalada Nairobi. 00:49 Am 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎶🎶🌹🌹🌹✅🎵🎵🇸🇴🇸🇴. Heestaan waxaa qaadi jiray Xarago iyo Kinsi. Lkn Hada kuwa qaadaya maba aqaano lkn waxaan u maleynayaa inay Soomaali yihiin hadaanan khaldaneyn
@thexaynoosh
@thexaynoosh Жыл бұрын
Ereyada abw Qaaqaay Laxanka Jiim Sh Muumin
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Жыл бұрын
AUN Maxamed Ahmed Kuluc Oo. Qaadayo Heestaan Ayaan dhageysan jiray Balse Xarago iyo Kinsi X Aadan Ruux uga . Fcn. Malaha
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 Жыл бұрын
heesta aad bay ugu ciyaareen labadaa fanaan
@aroorseedstudio_
@aroorseedstudio_ Жыл бұрын
War dhulka fadhiista si fcn bay u qadeene
@hilaac075
@hilaac075 Жыл бұрын
Wonderful song, Halboowlaha
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 Жыл бұрын
Inantu way calaalisay baydadkii kinsi xaaji aadan, qolada muusiku se waa top
@nouramohd1314
@nouramohd1314 Жыл бұрын
Wooooooow 👏👏👏👏💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️🎊🎊🎊
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Horay waxaa iskaga laha kinsi iyo xarago allha unaxariste hadase waa hodan cbdiraxmaan way hodo socaata wayna cod fcantahy
@cabdiraxmanxassan627
@cabdiraxmanxassan627 Жыл бұрын
Old is gold
@mohamedcalas5910
@mohamedcalas5910 Жыл бұрын
Hufnaan iyo karti by the way excellent voice
@fowsiyoabdi4093
@fowsiyoabdi4093 Жыл бұрын
Masha allaah laba lejen hodan habo qali❤️❤️❤️❤️❤️🙏👍
@maizaqulqul9060
@maizaqulqul9060 22 күн бұрын
15/8/2024 waah hees wangsan
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 Жыл бұрын
❤❤❤❤super
@ibrahimdhere
@ibrahimdhere Жыл бұрын
Astaan TV live music hadaadan ka heesin karin fanka iskaga bax walaal. Warning to new musicians😂
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Жыл бұрын
Bakaal Ciro wooow Sawtul Rijaal
@dabdheere5724
@dabdheere5724 Жыл бұрын
Xasuustii Kinsi x aadan iyo Xarago
@Sakariye_Akabe
@Sakariye_Akabe Жыл бұрын
Xusuustii: Kinsi Xaaji aadan iyo Abdilaahi xarago. Ereyaddii: Maxamed Qaaqay. Laxankii: Jiim Shiikh Muumin. Waynakaa, Hoddan iyo Cirro.
@kg6987
@kg6987 Жыл бұрын
Heestan codka Roda Kayf aya ku wacan
@maaadamm298
@maaadamm298 9 ай бұрын
Maya Hodanba weyku fiicantahay aad iyo aad.
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 Жыл бұрын
Hees aan jecla bay qadeen walahy xasuus baan galayba hh ereyadii axmed saleban bide laxankii jiim sh mumin aun, iyo musica ba, ereyadii Aun kinsi xaaji aadan iyo c/laahi cumar xarago, oo aaad isugu soo bixijireen runtina wadaqaday heeso dhaxalgla oo ilaa hadadana lagu celiyo ama remix lagu sayeyba, .!! Dhalinta danbe heestan murti baa ku dhan ka faaidaysata, weina ereyada qaar dictionary uradiya ama qof dhaqanka waxkayqan hhh 14-11-2022 hg
@eid_077
@eid_077 Жыл бұрын
Laxanku ma Jiim Sh. Muumin baa? Waa cajiib
@rahmamohamed4356
@rahmamohamed4356 Жыл бұрын
Old days 💃💃👏👏👏🌹
@maxamedcilmi8560
@maxamedcilmi8560 6 ай бұрын
Hoygii fanka iyo xidigihii
@yasin11abdulkarim
@yasin11abdulkarim Жыл бұрын
🔥🔥🔥
@amiircabdiaskar3650
@amiircabdiaskar3650 Жыл бұрын
Way dadaaleen laakiin heesta Halkeeedii may dhicin Way fiicanyihiin marka siday uqaadayaañ la eego
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@Ragiihore
@Ragiihore Жыл бұрын
Waaar xageed ku ilowdeen raga musicga tumaya runtii waa wax cajiiba waxay tumayaan!!!!
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 Жыл бұрын
Xasuustii Aun kinsi xaaji aadan iyo c/lahi cumar xarago
@ismojeki5063
@ismojeki5063 Жыл бұрын
Muhashada codka mcn
@lamahuraanchannel8916
@lamahuraanchannel8916 Жыл бұрын
LEGEN HODAN ABDIRAHMAN
@guuldon8091
@guuldon8091 Жыл бұрын
Xidiguhu halkay wey ku ceeboobeen>>
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Inaba caadi ma'aha cajiib
@fardowsaadan8126
@fardowsaadan8126 Жыл бұрын
Wayka baxsaden cajaladihi hore way duugoobeen waxba lagama garanayo ereyada noso cusboonaysiiya laba fanan oo cod macan hodan iyo ciro
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Жыл бұрын
Waxasaa music lagaa dhahaa kuwa muqdisho way kufsadan bahalka
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 Жыл бұрын
Iga danbeeyow like isaar
@farxiyoxasanbarre2993
@farxiyoxasanbarre2993 Жыл бұрын
Waw
@axmedtigta7323
@axmedtigta7323 Жыл бұрын
Kolba waa laysaga danbayn Midhaha %90
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,8 МЛН
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
Hodan C:Raxmaan - Heesta - Goommane - Astaan Music 2022
9:12
Astaan Music
Рет қаралды 311 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,8 МЛН