Illaahow xuduudaydi dembigiisa dhaaf, waa boqor boqor dhalay, aqoon durugsan u leeyahay, isku reer ma nihin, xumaan ma leh, xanta ma yaqaan, qabyaalad ma yaqan, qolomaad tahay ku odhan maayo, Allah waan jidhidhicooday, qolonimo maaha waase iga dhab he is a true legend , Godbless his soul
@zainabhudeidi99384 жыл бұрын
J Ali Masha Allah Allah haku sharfo
@aminaguleid45434 жыл бұрын
J Ali thank you wllo adeer xudeydi wa ilbax qofka ilbaxa Ahina qolo mayaqaano
@ahmedabdi20654 жыл бұрын
Sxb fanaanku qabiil malahan ee dadka somalida xanuunsan adeer xudeydi qabiil ma yaqaano waa nin qaran qabiilada kama hadlo weliba isagoo ah nin darood ah harti warsangeli hadana weligii qabyaalad kama hadlo
@mhassan01634 жыл бұрын
@@zainabhudeidi9938 Mahadsanid Zeinab, meel fiican baad ka soo jeedaa, Illaahay haydin wada xafido, aamiin
@halimamohamed65294 жыл бұрын
Amiin amiin ya rabi ilaahay naxariistii jano kaga baryey
@engosmanabdilahiali50562 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Waxad keen jac iyo qaraxa baaruudda. Xilligii tutuuga la ciyaari jirey hadduu jac iyo qarax baruudda keeno waxay tahay halkeedii buu dhigay. Alla yacisak, nuur calaa nuur. Alleylehe halkeeddii baad dhigtey.
@profmohamedhusseinabdille48033 жыл бұрын
Masha Allah Hees iyo Qiso layab leeh Ila hada waxan laqiroday.. Allah ya Raxma King Xudeydi iyo somali qurux badan Waa Prof Mohamed Hussein Nakuru Kenya
@a-karimmahmedfaarah66393 жыл бұрын
Waaaaw cadi maha hestan hadii fanka somali qof noqon lahaa xudeydi bu noqon lahaa 2021-2-25 ayaaan dawanaya fanku iyo hidihu wa hibeydeyna ha la ogado somaliyey
@shaaficicabdi5666 Жыл бұрын
Allahayow maxad rijaal oofsatay. Indhaha qalbigaa ka eegmo fogoo waxanay arkynbuu ogaadaayeee Bal.erayaadaa inyar ila dhadhanso qiimahooda sist🙏
@halimamohamed65294 жыл бұрын
Cadarka waxa la yidha « rêve d’or » macnahedu « riyo dahab » Waayo waayo iyo hooyaan soo xusustay ilaahay ku naxariisto oo qabriga ku nuur mamo qaali amiin amiin
indhaha qalbiga ka eegmo fogoo waxaanay arkin buu ogaada, woow sir Maxamud xasuusti Mandeeq, Alla yarxama Xudaydi ustaadkii kamanka
@somalilandtayda37654 жыл бұрын
Fan iyo murti waa fankii hore iyo asalkiisii ninkii HADLAYAABA Hayska hadlo xudaydi, maandeeq Qalanjo iyo inta fanka ku suntan ee halkaa ka muuqata cimri dheer iyo cibaado suuban Allah swt haydiinku deeqo
@geelleguure89784 жыл бұрын
Maasha Allahi, waa Soomaali qurux badan. Allaha barakeeyo Soomaali meel ay joogtaba. Waxase ka sii qurux badan idinka oo heshiiya oo wadankii dib ugu soo noqda oo dib u dhisa, Ummaddu ay dib u midowdo.
@abdihakimhersi2912Күн бұрын
This sing brought tears to my eyes 😢 ....RIP, the legend, Xudeedi! ✨️ 🙏
@gatawe4 жыл бұрын
Thank you abdirahman for recording this historic event.
@TruthTellerMan4 жыл бұрын
Im Adam I wanna be like hudeidi, im currently a Oud Guitar Learner...one day i will play the somali qaraam... Mark my words. Rest in Peace Hudeidi. Amen.
@mhassan01634 жыл бұрын
please listen hudeydi's tunes to be like him , he developed his own way and its the best, believe me
@adnanibrahim69484 жыл бұрын
I 🌾🌱💐🌾🍀🍀🥀🍃🎋🌷
@khadarcabdi13 жыл бұрын
Inader af qalaad afkaaga hooyo ayaa ka fiicane af somali ku hadal oo hankaagu gumaysiga ha ka waynaado
@ahmedmaxames74103 жыл бұрын
Thanks pro
@khadijosidow76912 жыл бұрын
■ ₩0@@mhassan0163
@khadarcabdi13 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto xudaydii aabihii cuudka isaga iyo cabdi qaeshe iyo dhamaan muslimiinta
@bariiromahamed49873 жыл бұрын
Ilaaahay ha ku naxariizto ader hudaydii😭🤲
@hibosaidshire47734 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 caadi maaha heestan waligay ayaan jeclaa illahay cimrigaaga hakuu dherriyo xudeyfi iyo cibaado suuban allaha ku siiyo
@Jinkax-u9r4 жыл бұрын
Maxaa kheyr miyu ku so bandhigay subnallaah munkarka saaid ha u jeclaan walaal
@axmedmohamed94994 жыл бұрын
@@Jinkax-u9r Ducadana ma u diideysaan qofka in loo duceeyo in uu ALLAAH kheer siiyo, yaab!!! Qalbigaada dib ugu noqo khatar ayaad ku sugan tahay,naxariista ilaahay dadka kama xigtid ee la soco
@suhuurrodal4173 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@suhuurrodal4173 жыл бұрын
💋💋💋💋💋💋💋💋💋😭😭😭😭😭😭🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@MudaneSooyaal2 жыл бұрын
@@Jinkax-u9r adaaba kadaawo filimada macaan lagu yiraahdaa soomaalida munaafaqnimadan kala yaabay bal magaca iska bedel kadib dad wacdi 😁😁
@himiloproduction60462 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto legend xudaydi. Marnaba lama iloobi doono wuxuu ahaa ruux cajiib ah.
@mohamedcaatif67574 жыл бұрын
ALLE HA UNAXARIISTO ADER XUDEYDI INUU MAANTA DHINTEY MAQALEY RUNTII WAAN KA NAXEY BALSE WAA WAX AAN LAHUREYNIM DHIMASHADA.
Meesha rer waqooyiba ugu shidan iyagaanay u shidanthy meeshu wlhi masha allh wa maskaxdi somalida inay yihiin way ka muuqata
@ZahraubaxUbax4 жыл бұрын
Abyo music qalbigu madoobeya aqlii iyo heer ma ahan
@taloiyotusalechannel74694 жыл бұрын
Hesuhu wa dan bii wllo lkn tan oo kle waa hido rac iyo dhaqan ljn ee ma ahan danbi naga xisho de marka rer waqoyi hada nahay waa u horayna fanka iyo dhanka abwanimada naga xisho de
Mr Hodadi was one of the frist Artist using his Kaman he is the best of all kaman users in all songs long live to Hodadi
@fahadcaraale1954 жыл бұрын
Thnkyou very mach
@Djibriil4 жыл бұрын
MAsha Allah...What a wonderful family. Dysfunctional and not afraid. There is so much love on the scene. May Allah protect you and safe guard you from the evil eye. Masha Allah! Masha Allah! Masha Allah!
@AliAli-iw8tg Жыл бұрын
Xudaydi Somali legend. AUN. Aamiin
@miyiraadan72014 жыл бұрын
Sidan u bartay hurdada ma bogtoo barkiman hadba beerka saaraayey Indhaha qalbiga ka eegma fogoo waxaysan aragbuu dareemaa April 22/ 2020 Allaha yarxamuhu Xudeydi macalin ki iyo Aabihi Fanka Somaliyed
@dy23343 жыл бұрын
Sir Mahmoud legend waad dhaafisay ragii hore
@SaidMElmi2 жыл бұрын
LOVE THE BEAT. Very beautiful indeed.
@maxamedjeego48532 жыл бұрын
Xudaydi alleh haw naxaristo janatul fardawsa
@jegelskermig153 жыл бұрын
Big love 😍 to Somali people, some times we ❤️each other and some times hate each, 5somali .🤲☝️🤔😁
@SaidMElmi2 жыл бұрын
TRUE !!!
@pamelabluesky8503 жыл бұрын
Allah hu naxariisto Huddeydi. Parfum riftoon, waa cadar afka french ka lagu yidhaado Rêve d or.
@queen_azhwaaq91574 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto xudeyfi😭🤲
@yussufdakane7054 жыл бұрын
Aamin ishwaq abayo rag waa ragii hore
@farhaanahmed56373 жыл бұрын
2021 yaa ila dhegysanaya Ilahy haw nxariisto sir xudaydi🤍🤍
@ia51594 жыл бұрын
Allah ha naxariisto Hudaydi, this deadly virus took a lot of good Somalis people 😪
@guuleedrooble77174 жыл бұрын
Mooji noo sheeg
@dhuuxdigaleduale39222 жыл бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto. AAMIIN YAA-RABBI
@User-o7v3o42 жыл бұрын
Amiin...but virus cant take someone...Allah took him because he is the creator...doesnt need to send somevirus for that ...
@xilwah56454 жыл бұрын
Indhaha Qalbigaa ka eegmo fogee waxaaney arag buu ogaadaayee 👀👀👀❤❤❤
@sakariaadan31763 жыл бұрын
Qisada heestan waa mar la arag😭
@talozaap3 жыл бұрын
Mansha Allah jacaylku ma gabobo waligii tolo jacaylkaygii ma helayaa anoo nool
@AbdirahmaanAliAhmed-x8m26 күн бұрын
XUDAYDI AHUN !!! SIR MOHAMOUD 🔥 + LAXANKA RIIFTOON !!!!🔥🔥🔥
2022 baa dhageysnayaa anoo cadarkii gacanta ku haya beijing china
@wadar-waaxid4 жыл бұрын
Allah yarxam xudaydii macalin weeyn buu ahaa
@ugaaskakaofficial52394 жыл бұрын
Amiin
@Am-pk3zh9 ай бұрын
gabadha uu abwaanku waa maadeeq❤❤
@thegalabs4 жыл бұрын
Xudaydi live ayuu moodaya. Walee dadkii hore dad dheh. Inay play back tahay uma haysto. Kkk legend xudaydi. Ku aaminsanahay.
@Cmaancmaan4 жыл бұрын
Waaa run badow dheh
@khaliifmahamoutt70374 жыл бұрын
Cid fan iyo magac kaga sarayso ma fadhido xudaYdiH.... Waxaa la dhaha kabankan la garaacana awalan sagaa soomali u keenaY oo carabaha ka keenaY....🌹❤ Fanku haduu cid noqonayo xudaydiH buu noqon laha......
@mhassan01634 жыл бұрын
Sida Xudeydi laftiisu sheegtay Kamanka waxa baray oo uga horreeyey aun Abdillaahi Qarshe oo ku yidhi kaban iibso, waxa kale oo ka horreeyey laba Carab Yemeni oo reer Hargeisa ahaa oo la odhan jiray, Gurroon Jire iyo Ina Nahaari
@mhassan01634 жыл бұрын
Laakiin Hudeydi is the best of all time from 1955 upto now, there is no other Somali Musician who can beat him in Uud or Kaban, King of Oud
Erayada waxa lahaa abwan duncarbeed laxanka iyo musika waxa lahaa xudaydi legend dadku in la xasuusiyo ayaa qurux badan fanin badan ayaa qaday oo ay ka mid ahaa alfanan Faisal cumar mushteeg iyo axmed mooge liban (AUN) wad mahadsantihin dhmn
@abdikadar24 жыл бұрын
Riyo miyaad ku jirtaa, waa copy Axmed Mooge, Heesta mirraha, laxanka iyo Musiiga Xudaydi ayaa sameeyay. Rag badan ayaa qaaday, Tubeec ayaa ugu fiicnaa waxa qaaaday heestaan oo copy ah. Taariikhda Fanka hada ayaa laguu sheegayaa wali ayaad dad aan fanba ku jirrin xataa la aqoon markii heestaan la sameeyay ayaad la ordaysaa. Xudeidi, Cabdullaahi Qarshe, iyo Abwaan Xuseiin Faraax Aw Dubad Fanka heerka ay ka joogaan Taariikh ahaan soo aqriso. 1943/4 ayuu fankooda soo bilawday. Waxaa la oran Karaa Qarshe unbaa Hudaydi ka horeeyay Taariikj ahaan, waxa kale Xudeidi ayaa Aabo u ah Fanka. Abwaanada Waxaa Aabo u ah dhinaca Fanka Xusein Aw Farax Dubad oo keenay Ruwayaad iyo Masraxa Soomaliya in wax lasoo bandhigo. Ragii Jilayaasha Masraxa ahaa waxaa nool maanta Cumar Arte kaliya. Kuluc , Tubeec, iyo Cumar Dhuule waa dhinteen, Xaga Koonfurta Dalays, Axmed Naaji ayaa Fanka u Taariikh wayn. Axmed Naaji unbaa nool maanta.
@khadarmohamed26764 жыл бұрын
@@abdikadar2 xuseen aw-faarax waa laga horreeyay xagga masrax riwaayadaha anaga na soo weydii?
@khadarcabdi13 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 ma Bidde iyo meecaad miigana ka horeeyay bal noo sheeg ?
Wll laxanka waxa la yidhaahdaa riftoon waxa curiyey xudaaydi lkn erayadaad doonto ayaad ku qaadi kartaa waana dabeecada qaramku leeyahay Tusaale toban fanaan ayaa laxamka isticmaali Kara iyoaga oo isticmaali toban midheed oo Kala abwaan duwan Waxa kulmiyaa waa luuqda ama heelada laxanka Tusaale waxad arkin cumar dhuule oo leh heestii u horaaysay ee aan ilacad Ka qaado isku shuban ayaa la yidhaahdaa waxaana lahaa abdilahi qarshe hadiid fiiriso erayada Ismail cagaf ayaa leh lkn luuqdan isku shuban ayuu leeyahay qarshe
@abdirahmanruuzhka24742 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo xudeyfi
@jikadanora40234 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ننننن
@cabdiraxman67314 жыл бұрын
Allah ya arxamu raaxiimiina marxumka abahii fankii somaliyed boqor xudeyfi 3 hees bu sameyey gayiga somaliyed bayna ku fideen raxeeye iyi riftoor iyo uur hooyo
Reer somaliland ama Reer waqooyigu waa ehelka murtida runtii somaliyed
@iamqueenrayan91192 жыл бұрын
😓😓💔alaha ha unaxristo waxan cwa rumestay inu jcl jiro😓😓😓💔
@sacido17214 жыл бұрын
Alaha u naxariisto hudeydi alaayama raxma
@shaakircabdi1023 жыл бұрын
Danbiile hadii fan ku qof noqonlahaa hadraawi ayuunoqonlahaa
@dirgaxwanaf66053 жыл бұрын
Waligay ma hilmaami doono boqorkii bini aadamka runtii eray iyo qoraal qof ku dhamayn kara majiro hadii laga hadlayo mucalimka mu calimiinta ruux ahaan buu igu dhex noolyahay RABBI ha kuu naxariisto sAjin jirkaagana cadaabta ha kadhowro 😥😥 aaaaaaaammmmmmiiiiiiinnnnnnn
@axmed10973 жыл бұрын
Ale haunaxariisto xudaydi waxaa uu ahaa qof qalbi wanaagsan
@suaadmohamed1414 жыл бұрын
Waxbaa ka dhacay yaa salaam 💖💖💖
@m.x9704 жыл бұрын
Alla yaa yiraahda Cumar Ibnu khadhab ayaa laga hadlayaa, malaha ilinkey isku dili lahayen.
@jikadanora40234 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnn