Halgamaa

  Рет қаралды 224,713

ALI DHAQAN

ALI DHAQAN

Күн бұрын

qabilada canfarta iyo inta ay ukala baxan
FARAX_4F ayaa ka hadlay dagaalka galbeedka sitti iyo ciida wada galabalka ,sababta aya itoobiya u xakamayn lahadahay waxa uu ka hadalay qabiilada canfarta iyo halka aya kala dagaan
Waxan kuguso dhawaynaya channelka ( ALI DHAQAN ) hadad nagu cusub tahay ka mid noqo Asaxabta nagu xiidhan . (SUBSCRIBE +SHARE+LIKE). THANKS. ( ABONNEZ-VOUS A MA CHAINE ALI DHAQAN ). MERCI ALI DHAQAN Mahadsanid.#VLOG #SOMALIWAYN #DJIBOUTI #SOMALIA #MOQADISHO #HARGAYSA #JIGJIGA #DIRE DAWA # www.instagram.... / ali.saban.106 / alidhaqan / ashrafa18025327

Пікірлер: 197
@Mundus_city
@Mundus_city Жыл бұрын
Geesi geesi dhalay ciise dhulkina iilashada ❤️Mogadishu,hargeisa ,Djibouti
@abditaayo9952
@abditaayo9952 2 жыл бұрын
Canfar hadey son ku socoto jijigana wey qabsandontaa
@soulemannazario7822
@soulemannazario7822 2 жыл бұрын
Wa runta wallahi marhorey ayan ushegney hadana waxay ku dhawyihiin inay galobaan
@yareabdillahi4825
@yareabdillahi4825 2 жыл бұрын
Gesi inader noob gesi somaliyed iyad tahay
@hibonuura2500
@hibonuura2500 2 жыл бұрын
Waxasa ciissa wow nolow inader
@mawliidaden8400
@mawliidaden8400 2 жыл бұрын
Geesi nolow
@kadarkeita3012
@kadarkeita3012 Жыл бұрын
Geesi nolow farah iaallah ha ko dayo
@osmanadan944
@osmanadan944 2 жыл бұрын
Kķkkkkkkkkkkkkk
@ibrahimelabeh3986
@ibrahimelabeh3986 2 ай бұрын
Halyeey nin ah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 2 ай бұрын
Geeesiyaaasha goobolka sitti goobolka sitti nooblaa galbéed gadhaay soomaadii matihidhm haaa dhawawy Guul ciise
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
Ilaah how hiiliyo rer siti ciise guul insha allah
@iraadkhalif3022
@iraadkhalif3022 2 жыл бұрын
WiiL ciise waad ku banaantahay ee guuleyso
@AbdiGoureisha
@AbdiGoureisha 5 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Daba qodhi adi dabada maxaa buuray sab iskusodardara sidi ayutada guriginana kuma cuntan daris masisan mel cayiman madcab bacyo hoos heblo heblo afgara fican yac lesku dhereneen xero nabad gasha ilko wax uxagtan
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Geesi Caadow Kuma Qaabto faarid Allaha kuu Baadbadyo Guulysta Ciisow
@AhmedSaid-uu7iv
@AhmedSaid-uu7iv 2 жыл бұрын
Idinku ciisoow maad ciidan samaysataan ood isdifaacdaan. Lacag iska ururiye oo hub iibsada
@user-xl7mm4sf5x
@user-xl7mm4sf5x Жыл бұрын
Aaway dirti war dadkiini waala xasuuqay ee meesha ka kaca geesi ale haku naxariisto waxathy geesi garab waayay sorry
@Mundus_city
@Mundus_city Жыл бұрын
Waxa dhulkina iidinku haysta waa dowlada amharada iyo tigray, canfar iyo Somali waa wllo Muslim ah ❤️❤️❤️
@makoosmanfatouma6932
@makoosmanfatouma6932 2 ай бұрын
geeesiyaaasha goobolka sitti goobolka sitti goobolka walig
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
WAR JABUUTI IYADA KUGU SO FIRON WAA NACAS ISMACIIL CUMAR GEELE.
@HanadTaliye-i5r
@HanadTaliye-i5r 5 ай бұрын
Asc soomali meel walboo eeyjoogtl dagaalka masogali karnaa
@faizalibrahimbarreh6442
@faizalibrahimbarreh6442 2 жыл бұрын
Geesi nolow
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
illahay ha unaxaaristo walalken farah foref 8/1/2023 wlh kuu ilobi mayno 😭😭❤️❤️🙏🏼 from Djibouti kaa shacaab ahan waxa umadada uu qabatay wan garaneyna ya rabii uu naxariiso 😭😭
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
Wll mu dhiintay subxanaAllh
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
@@ummhudayfa2227 ha walal illahay ha unaxaaristo walalken noleeba wa dhintee 😢🤲🏼🤲🏼
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 Жыл бұрын
Gaardaro ayaa dishey .ilahey haa uu naharisto
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs
@AbdiyerrowAbdi-zy5fs 5 ай бұрын
Miyu shahiiday mse bas alle ayu udhinte wll
@waberihassan7867
@waberihassan7867 5 ай бұрын
@@AbdiyerrowAbdi-zy5fs walal mooto 🏍 uu wateey ayu shil la galeey illahay ha unaxaaristo
@AichaAicha-h9e
@AichaAicha-h9e 4 күн бұрын
Cisse wayne 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯👌👌🫶🫶💪💪💪💪💪🥰🥰
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 Жыл бұрын
Ilahey haa uu naharisto farah oo aa uu dambi dhaafo inshaalah
@anasdiinooz5861
@anasdiinooz5861 2 жыл бұрын
ciise juudaan hal nin iyo oromo qurunleey iyo dayuuska abii axmed mxy ka qaadi karaan OGAADEEN 100 000 O raga ayaa u maqan guuleeysta abtiyaal
@abdijama6388
@abdijama6388 2 жыл бұрын
Ciisow qaran baa tihine ala umahad celiya xiibtina iyo berigina isku xira saylac ilaa jabuti isku xira yaman hubka kala soo dega saylac wad iska dhicinkartaa gari koonbe tolna malaha xeebna mala oromo way dhamaysay dhulkodina wayqadatay marka isku tashada gudabiirsaybaa iduu ku dhow iyagana hiil ka helimaysid dirna wad isla shegatan alaha idin kugulayo cadowga alaha idinka qabto
@moussadk9821
@moussadk9821 2 жыл бұрын
Ducaan kugu garab galay waligay qori maan qaadin cadawgiina allaha jabiyo
@Bashir-u2f
@Bashir-u2f 5 ай бұрын
Geesi geesidhalay guuuul guuuuul
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
walal guusha ale heyni sameeyo
@wijdaanhassan5592
@wijdaanhassan5592 Жыл бұрын
أنا لله وأنا اليه راجعون
@halganabdi8643
@halganabdi8643 2 жыл бұрын
Gees gees dhalay guleysta mar walba kuwad qabaten walaga mari sharcigoda djibouti ma mel lagu kala danbeyo tolkey ciise guul iyo gobanimo ❤💪💪💪💪💪👏
@muusbare3213
@muusbare3213 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@IbrahimHaybeh
@IbrahimHaybeh 4 ай бұрын
Masha allah inder
@cabdiqaysnuur6290
@cabdiqaysnuur6290 2 жыл бұрын
hadal badan ma fiicna somalidu ha xasuuqdo canfarta ka dib hadii ay cid klae soo gasho somalidii kale wlhi waa diyaar way soo dhaqaqayaan oo kaliya
@AhmedMohammed-me6ez
@AhmedMohammed-me6ez 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍😘
@historyoftheissacommunity.1293
@historyoftheissacommunity.1293 2 жыл бұрын
Guul tolkaay
@historyoftheissacommunity.1293
@historyoftheissacommunity.1293 2 жыл бұрын
Masha allah tolkaaay wan jeclahay keeep going wll
@aduunkanmaanta8929
@aduunkanmaanta8929 2 жыл бұрын
Xaqiiqda ayaad ka hadashay Waxa dhulkeena qaatayna canfar maaha ee dawlada dhexe iyo dabaqoodhi anaka nagu dhax jira oo dhiig miirato ah Lkn waxaan guulaysan karnaa markaan mid noqono oon hal dhinac kawada dagaalano
@MaxamadAxmad-db9fv
@MaxamadAxmad-db9fv 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊
@aaminacaliaaminacali2266
@aaminacaliaaminacali2266 2 жыл бұрын
Gessi geesi dhalay ilahay waraabaha haa Nigagabto dadkii ciise allah ha unaharisto inikana kuwii Gulesta allaha haa unikadhiko
@abaluul1683
@abaluul1683 2 жыл бұрын
Asc😂🤣
@maxamedmuuse5019
@maxamedmuuse5019 2 жыл бұрын
Asc waxaan ku talinayaa in lays dajiyo dagaal will baa ku dinner will Kuma dhasho. Ciisana waa la yaqaanaa. Wuxuu galo iyo wuxuu gudo
@soulemannazario7822
@soulemannazario7822 2 жыл бұрын
Canfarna maxad u hilowdey qudhun yaho hadalada fanprojka aqalka hooyada ge
@anasdiinooz5861
@anasdiinooz5861 2 жыл бұрын
ilaheey cimriga ha ku dhereeyo abti geesi geesi dhalay bd thy wlhi ee abti mcne laaya canfar oromo iyo xaraanta urka bdn baabi iya wad guleysaneysaan wlhi insha alaah guul iyo gobonimo ogaadeen dheeyman
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ Жыл бұрын
Ango oo walalahiin oo somali aha garahan Gobolka Sool wano idien tageersanahay Allaha ha idien guuleiiyo #Ciiseow
@AbdilahiOmar-s5d
@AbdilahiOmar-s5d 8 ай бұрын
Alaha kunaxatisto
@Bashir-u2f
@Bashir-u2f 5 ай бұрын
Nin rageed walaahi
@Hanad_54
@Hanad_54 2 жыл бұрын
Masha allah tolkaaay wan jeclahay keeep going wll
@katieeden9254
@katieeden9254 Жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 ай бұрын
Geesi gesi dhalay
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 ай бұрын
Geesi gesi dhalay
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 ай бұрын
Geesi gesi dhalay
@saaycn5473
@saaycn5473 2 жыл бұрын
Machallah abti faarax roble allaha kula jiro
@thewantedcrewnahraf2422
@thewantedcrewnahraf2422 2 жыл бұрын
Mashallah guuuuuleysta ilmaderayal
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 5 ай бұрын
Illahay ka cabsooda islam ayaad wada tihiin .illahay u tobakeena oo heeshiya ..islamku waa walalo dhulkana way wadaleeyihiin.heeshiya .islamu wa waada walaalo .
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 5 ай бұрын
Dhulkana wawada leeyihiin
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 5 ай бұрын
Jibuti way walaalobeen .ithopiya heeshiyam
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
Saxiiiiiix ❤❤
@MousseShinile
@MousseShinile Жыл бұрын
Wadficat
@MasulkaNaftaydaKhadar
@MasulkaNaftaydaKhadar 5 ай бұрын
Guuul sare
@AichaAicha-h9e
@AichaAicha-h9e 4 күн бұрын
Cisse wayne ❤❤❤❤❤
@muntahaupdilahi5015
@muntahaupdilahi5015 2 жыл бұрын
Ilahaw. Uu hili Rer sitii
@abdijama6388
@abdijama6388 2 жыл бұрын
War somaliyey ciise haloohiliyo ciisa sad iyo hub hala gaaro weliba qoryaha meel dheer wax kadila haloo diro
@gouledmohamedofficial4204
@gouledmohamedofficial4204 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk geesi wallahi
@abdiAhmed-ue5xr
@abdiAhmed-ue5xr Жыл бұрын
Y
@mohamedabdikhadir6563
@mohamedabdikhadir6563 2 ай бұрын
Masha allah geesi ugaas farah allaha idin xafido adi iyo tolkaaga Nabad galyo waarto allaha idin siiyo cadowgiina hajabo E Ciise waligaa guuleyso guul Iyo gobobimo
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 2 жыл бұрын
Raganimadu waxay ku dhalatey galbeedka sitti.
@sumayaali537
@sumayaali537 2 жыл бұрын
Allaah guul ha idinb siyo canfar umada
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Maridage alah dago labamar idage alah dago abi madibadaha uukadagdaganayo masafur kalay wax cun miya kuamani inlagu wadwado wacal xagaay waferina xagaya ahay dagid iswadwado dada calankoda kudideen gusha sasmiya hadana meshey kudiden islafadhiyo darood dardada oodo bal ninkey udArantAhay dunida haogate kudagalimayo kumadido kumana doono iikena haa xilwa xiska leskaga tabta sacudiga iikentay miya xiska iitabane miyaa nin walbo kaskisa uukalamaa qofka yar waaweynana qofka weyna waaduqobaa
@maxamedmaxamuud2633
@maxamedmaxamuud2633 2 жыл бұрын
Dambiga kii dhigay udacwootaay .abii axmed nageele & mooyaale ayuu dhscsy waxuu ubaxshay dekadda madoow .. . Amxaaraa meesha amxaaraa rabta .walaalhaa soomaali ayss gubtay.
@guyogugubad4944
@guyogugubad4944 2 жыл бұрын
Wllhi wa Libaax guushu wa dhankeena indeer
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 2 жыл бұрын
Vive les issas
@adenhassan7287
@adenhassan7287 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo inalillah wa ina illehi rajucun 😞😞😞gesigan niin jira ayuu ahaa ciisow gesi sidan oo kale ah ayaan la noga bahayahay oo hadalkisu cadyahay
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 2 жыл бұрын
Tarikhdu way xusii doontaa
@kadigaisman478
@kadigaisman478 2 жыл бұрын
Waa run waxa ad kadalaysa ee way so noqon dontaa wayihi hore ee keep going tolkaya guul Isha Allah every things will be okay
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Жыл бұрын
Dhibku 🎉. Hogan La aan Ismail cagjer muse Xasan sheakh
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Viva Ciise jabuuti Diyaar baan idin nahay Walaalihina Ciise Abgaal iyo Dhamaan Abgaal oo dhan
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Thanks for loving it
@saaycn5473
@saaycn5473 2 жыл бұрын
War ma dhihin abgaal ee ciise yaan nahay. Naga daa kala qaybinta. Ciise waa wada ciise.
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 2 жыл бұрын
Waxsoomaali ladhahaa kalatagtaye ee dirnimo isku aruursada taniyo mooyaale iyo siti adinkaa dagee halciidan sameesta oo is difaaca
@libanjama4217
@libanjama4217 2 жыл бұрын
Aabo siyad Allaha unaxaristo hadu joogi laha maanta wallaheyna ciise garab heli lahayen sidi 1977
@katieeden9254
@katieeden9254 Жыл бұрын
Somali waxa xalka dhigay wa siyad afweeyne Somali oo is jecel qabyalad iyo cuqdad kala dheex dhigay ilaahay naarta ha ku fogeyo amiin
@sumayaali537
@sumayaali537 2 жыл бұрын
Carfar umada illaah ha ka qabto canfar musibada ay lawaregan illaah iyada ha ku jabiyo cafareey dhulkakula go
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 2 жыл бұрын
Ale ha kuu hiiliyo lkn waxaad u baahan tihiin 1500 sooma jeestayaal waa inay ku dhintaan gudaha xeryaha
@ahmedfaaraxoffialchanel6464
@ahmedfaaraxoffialchanel6464 2 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay Horay usoco Cize wayne
@geesigadifaacajiritaankaso6573
@geesigadifaacajiritaankaso6573 2 жыл бұрын
Geeesi geesi
@AnmTV3329
@AnmTV3329 2 жыл бұрын
Waxa halkan kasalaamayaa dhamaan Qowmiyada Dir slaan kadib waxaan geesigan mujaahidka ahee jiida furinta hore jooga hadalkiisu wuu cadyahay waxaa dagaalka kulajira Cafar qaawan wuu dhaafsiisanyahay ee kala qoqobnaanta dir ayaa keenta in reer walbo Dir kamid ah gooni loo qeeraro Cafar qaawan Ciise wuu ka adagyahay balse waalaga danbeeyaa cafar Ninkan geesiga ah garb buuxa ayuu ubaahanyahay Dhamaan somali waa iskudhiig Diroow isku duubni Ciisoow ninkan wlhey waa nin geesi ah yaan ladayacin guuleyso mujaahid Faarax
@soulemannazario7822
@soulemannazario7822 2 жыл бұрын
Hadi u mujaahid yahay walaasha o bikrada marhore lagajeexey ukeeen si u uguleesto sidokale wad mahadsantahay
@AnmTV3329
@AnmTV3329 2 жыл бұрын
@@soulemannazario7822 garac garac Dhalay uma xumid hooyadaa baa lugu fadhiisin waa mujaahid lamaseer ama qaraar adaa luguyiraa doofaarow
@maryamahassan3050
@maryamahassan3050 2 жыл бұрын
Geesi cise nolow wn gulaysana insha allha
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Halgamaagani caawa ayuu dhintay ayaan maqlayaa allah haw naxariisto
@alidhaqan2
@alidhaqan2 Жыл бұрын
Amin Amin
@jamaaljamac5123
@jamaaljamac5123 Жыл бұрын
Allaahay how naxariisto ax ax
@cagmadhige411
@cagmadhige411 Жыл бұрын
Guulaysta walaaloyaal ciisow guulaysta
@maryama1487
@maryama1487 Жыл бұрын
Somali siday dhul uradinayaan baa maydhamanyaa
@mawliidaden8400
@mawliidaden8400 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@soulemannazario7822
@soulemannazario7822 2 жыл бұрын
Marwalba xaqa aya guleesaneya madaama an canfar nahayna dhamaantiin from dhabteyda
@umusoumeyaofficial2995
@umusoumeyaofficial2995 2 жыл бұрын
Xaqiiqo ayaad kahadashey inaderky farax robleh ahmed keep going wllky qali allha kudhoroo inbadan
@soulemannazario7822
@soulemannazario7822 2 жыл бұрын
Adna ma qeeyb ka gashid dagaalka
@bashirhaji9474
@bashirhaji9474 2 жыл бұрын
Faarax walal canfaru nugama duusheen Ethiopia so direysa
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 2 жыл бұрын
SoomaaLiya dooqonimo baadan ba idin hag ra tat ALLAH ha iddiin hiiLiyo aamin
@abubokor0628
@abubokor0628 Жыл бұрын
Nin caqlibadan war ciisow ninkaa ookale furinta dagaalka hadhigina yaan la togane wanin dadkii hore ee caqliga badnaa
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 Жыл бұрын
caqli ficn baad leedaahyi yaax waa laa diilaayi🥲🥲🥲🥲
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 2 жыл бұрын
Noolow aado Farah Rooble Cadawgaa ha jabo Allahana ku xafido aado
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 Жыл бұрын
Gessi nolow
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 Жыл бұрын
Salam fr ali comment je peux contacter sa famille . Es ce que tu m aides svp.
@habaneharab4800
@habaneharab4800 5 ай бұрын
Msha alh wllky Farax 4f hory usoco
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Geesi Indhergarad Alle ha Ku Xafido
@oubahhassan6439
@oubahhassan6439 2 жыл бұрын
Amiir saab Farax amiru dacwa in Djibuti ad ban kusalamaya
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 2 жыл бұрын
Warku waa cad yahay . somalidu hadoosto
@cumarshiikh8004
@cumarshiikh8004 Жыл бұрын
Walaal abii oromuu dhul uraadonayaa
@dahitalixaji8614
@dahitalixaji8614 2 жыл бұрын
mar walba wan gulaysanayna meel an lenahayna ciid kale maqadanayso
@samirafarahdiriye8145
@samirafarahdiriye8145 2 жыл бұрын
Sorry wlhi Waa laydin hagraday Somaliyee meesha ka kaca
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 9 ай бұрын
Alllahhhhhh unarasisooo
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 51 МЛН
Whispers of Cloud Dreams
54:23
Daily Mind Echo
Рет қаралды 5
Qeybtii 2aad Qabiilka Ciise
44:57
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 108 М.
Nin somali ah oo Af-canfar kula hadlay canfarta
7:30
Waaruf Tv
Рет қаралды 16 М.
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 603 М.
Abwan Kamiil farax qayad gaboobe o ka hadlaya xalada galbeedka sitti
10:16