Halgankii halyeeyadii shalay ku shahiiday Gaalkacyo (Warbixin).

  Рет қаралды 29,965

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 40
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 жыл бұрын
Qooje ❤❤❤😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mukhtar ❤❤❤😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Baaraaf ❤❤❤😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Maarsho ❤❤❤😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Tuumeey ❤❤❤😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo aamiin. Horaa loo soconayaa no more gadaal no more qabiil no more qabqable 💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙❤❤❤💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙❤❤💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙❤❤💙💙🇸🇴🇸🇴
@nrx8684
@nrx8684 3 жыл бұрын
General Qooje geesi geesi dhalay Allaha u naxariisto amiin amiin
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin Yaarabi 😭😭😭😭
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 жыл бұрын
😢 allow janatul firdowsa ka waraabi.
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 3 жыл бұрын
Allah unaxariiisto dhamaantood aamiiiin yaaaa rabiiii 😭😭😭
@daganabdi1697
@daganabdi1697 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo
@naanii1878
@naanii1878 3 жыл бұрын
Illaah haw naxaristo Qabriga illh haw waa siciyo marti la jecel yahay illh haka dhigo Aamiin yarabi
@ullasuutari313
@ullasuutari313 3 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto gacan ka gardaran aa dishay. Yaa rabi u naxariiso
@Ahmed-pw8hx
@Ahmed-pw8hx 3 жыл бұрын
اللهم اغفر لهم وارحمهم ووسع مدخلهم واكرم نزلهم يا كريم يا رحيم 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@akyozadneeno7880
@akyozadneeno7880 3 жыл бұрын
Allow janadada ugu bishaaray
@one1893
@one1893 3 жыл бұрын
Allah haunaxaristo walaaladen Naftoda Uhuray ilaalinta Diinta,Dalka iyo Dadka. Runtii waxa ay ahaayeen Laambad iftiinkeda Ay kafaaiden Guud ahan Umada Somaliyed gaar ahaana Shacabka Mudug iyo Galgaduud.
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto waxey ahayen geesiyal umadoda u wayay naftoda
@axmedaadan942
@axmedaadan942 3 жыл бұрын
Walhi aad ayaan ogaxumahay dhmantood aderkay axmed baraaf iyo wll muqtaar iyo taliye qooje dhamntod wan aqanay ilahow unaxariso waxay u dhiteed dalkoda dadkoda iyo diintoba
@Muhammad-sx7wr
@Muhammad-sx7wr 3 жыл бұрын
Allahuma amiin walaal Illahay ha u wada naxariisto
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Aamiin Shuhado Dalkooda u adeegay Alle haka dhigo
@yahyeali9696
@yahyeali9696 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto marxuumiinta
@Ahmed-pw8hx
@Ahmed-pw8hx 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto dhamaan
@ahmato2696
@ahmato2696 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto dhamaan🤲
@cabdisalaanaxmed6239
@cabdisalaanaxmed6239 3 жыл бұрын
IllaHow unaxariiso dhamaantood
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
ilahoow idin naxariiso
@aaah3037
@aaah3037 3 жыл бұрын
CIIDAMA XOGA DALKA WAXAY U BAHANYIHII INAY MARKAY WEERARAYAAN KHAWARIIJTA INAY DHINACKASTA KAMARAAN OO AYSAN U OGOLAAN INAY YACAAN HADII KALE WAA LA ISLA MEERAYSAN ILAA QIYAMAHA
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Allaha naxariisti jano haka waraabiyo 😭😭
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 3 жыл бұрын
ألهم اغفر لهم وارحمهم و وادخلهم في جناتك نعيم يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله
@raaxocali7792
@raaxocali7792 3 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso cxd ee shahiidka ku dhinteen waxaanse cxd ka cod sanayaa in. Sidagdaga looga xoreeye argagixisada gal mudug
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxriisto yaarabi dhamaantot 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@one1893
@one1893 3 жыл бұрын
Qaranimada Somalia waa waajib ilaalintisu Saarantahay Qofkasta oo Somali ah.
@mohamedabdi7908
@mohamedabdi7908 3 жыл бұрын
Guul iyo Gessinimo Somalia gerida waa xaq
@cabdisalaanaxmed6239
@cabdisalaanaxmed6239 3 жыл бұрын
IllaHow unaxariiso dhomaantood
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 жыл бұрын
Guileysta hayeey qaranka
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
Guulaysta geesiyaal
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 жыл бұрын
War maangaabyada Unlike saaray mxeey ahayeen Lacnatullahi Caleyk 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@hah7064
@hah7064 3 жыл бұрын
Culimadu sida ay donayso ilaa inta la maqlayo qarax ayay inagu wadayaan. . Cajiib
@nrx8684
@nrx8684 3 жыл бұрын
Waa u ooynay ciidamadeena shalay ku shihiiday Galmudug, Allaha u naxariisto janatul fardowsa Allaha ka waraabiyo amiin amiin amiin
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 3 жыл бұрын
allow u.naxariiso.janadada allow.gali.maxa malinba qalbigeenu.murugoon.allow.naga dul.qaad murugada iyo.dhibaatada
@xirsiadamagan6229
@xirsiadamagan6229 3 жыл бұрын
WAAN KAXUNAHAY DAWLADA ISKEED ISKU QARXISA.
@mohazproduction1498
@mohazproduction1498 3 жыл бұрын
Waar calankan inaga baddala 🇸🇴dhibtuba waa xagane
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 3 жыл бұрын
Isaaqa warkumalaha shekadas ee futa xunee mesha kabaxa 😡
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
Qaldaan cuqdeysan. Guul Soomaaliya iyo calankeena. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka,
28:28
Somali National Television
Рет қаралды 262
ALI DHAANTO NEW DHAANTO VIDEO CALANKA IYO CIIDANKA
4:56
ALI DHAANTO
Рет қаралды 1,1 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 726 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Prof. Shirwac Horumarka iyo tacliinta Gaalkacyo
37:23
HANOOLAATO
Рет қаралды 12 М.
Kũmuramura magathĩti 16/10/2024
51:24
Inooro TV
Рет қаралды 2,8 М.
Barnamijka ganacsiga suuqa xero dayax sacdiyo dagan galkacyo
26:33
PUNTLAND TV
Рет қаралды 2,3 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 726 М.