Allah yacizak professor shirwac illaahay kheyr Allah idin siiyo,waxa loo baahan yahay idinkoo kale oo dhalinyarada jiilka cusub ka tirtira qurunaka iyo qabiilka ay Ku indhdha fureen.
@johnmaier15505 жыл бұрын
Masha Allah ader cumri dheer ilah hakudiiyo
@faisalkulane15567 жыл бұрын
maasha Allah
@fahmabile18066 жыл бұрын
Prof. Shirwac Allaha ku xafido wadani dhab ah waa in madaxweyne loo doorto.
@katiac80854 жыл бұрын
Adeer masha allah wax wayn ayaa qabaty waxasse nasib daran jiilkyaga wadankoo bur bur ah wax ku bartay oo wadniyadu inta badan ka maqantahay qof walbana walidkiis dawlad u arko wad naga nasiib badnyden
@geelleguure89785 жыл бұрын
Waa Soomaali xalaal ah, qalin buu u dhiibay ilmihii Soomaaliyeed, qaarna qori ayey imaha u dhiibaayeen oo waddanka ku burburiyeen. Allow dhammaan soo hanuuni. kala fogaa.
@mohadeeq11channel654 жыл бұрын
Masha allaah brof shirwac
@izadinabdi38755 жыл бұрын
Masha Allah horey usocoda ilahey ha idinla garabgalo
@dalmarsheikhabdi83015 жыл бұрын
Masha allaaah Dadka soomaaliyeed hadii ay Prof Shirwac oo kale haday ahaan la haayeen soomali waa hormari lahayd
@zainabali88215 жыл бұрын
Ha israacdo
@jakatoorka88875 жыл бұрын
Ha dhimato iyadana goormee wareeysi noo soo gudbineeysaa
@fartuunabdule34786 жыл бұрын
Adeer shirwac aloow ku dhoor somali dhalada baatahay dad niman kugu weyn aloow nookaa daa adiga iyo in ta kula mida
@nimcoh15326 жыл бұрын
Waaw Dr shirwac dagaagaladii ma badbaaday macalin sare kaasa balbalaare oo ma reer kaal kacyuu ahaa shirwac lol