Halista raga Qurbaha ku guursado dumarka cadaanka ah iyo waalidiinta dhalay oo ka hadlayo subxanalah

  Рет қаралды 14,572

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@degan4
@degan4 3 күн бұрын
Willow Hooyo qalbi xanuun ha ku dil, ma istaahisho hooyo macaan, Hadaa nooshahay, soo wac way ku cafisay weliba decay kuu wadaaa❤❤❤🎉🎉🎉
@Xalimo421
@Xalimo421 3 күн бұрын
Ilaahey ha nabad keeno Wiilkaas
@asliimuur5024
@asliimuur5024 3 күн бұрын
ALLAAH HA U sahlo hooyadaan wiilkeeda farxad allah ha ugu badalo walwalka aamiin yaa rabi
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 күн бұрын
Maamo ilaahay hakuu soo sahlo wiilkaaga ilaahay qalbigiisa hakuu soo jeedsho haduuba caafimaad qabo
@ashawooo
@ashawooo 3 күн бұрын
illahaya ha ku sahal Wiilkaga rabi ha ku soo fudeya inshallaha mamma faraxda waye ku dabesa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 3 күн бұрын
Maamo illaahayow kuu soo sahal wiilkaaga yaaaaa Allaah illaahayow qalbigiisa kuu soo jeedi insha allaah
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 2 күн бұрын
Allah akbar
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 күн бұрын
Illaahay hooyo wiilkaaga ha soo hanuuniyo oo xaqa hatuso
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p 3 күн бұрын
ILAAHAY ha kuu sahlo hooyo mcn
@ammat-t5m
@ammat-t5m 3 күн бұрын
Hooyadaan allaha u sahlo wiilkeeda si deg deg ah allahuma aamiin
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 Күн бұрын
Hooyo very clever mashaallh reer swiden help
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 3 күн бұрын
Allaah ha kuu sahlo Hooyo mcn aamiin Yaa Rabi
@Khadijo60
@Khadijo60 2 күн бұрын
Ilahey ha u sahlo wiilka mm
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 3 күн бұрын
War uradiya wiilka 🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 3 күн бұрын
Ilintir mashaa allaah soomali weyn ooudhaxeeyaa❤❤❤❤❤🎉
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 2 күн бұрын
Allow sahal
@atishh7332
@atishh7332 3 күн бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 3 күн бұрын
Allaha u sahlo hooyo wiilkeda. Waa nasiib darro weyn in hooyada ku dhashay aadan 19 sano la hadlin. Adigoo caafimaad qabbo 😢 qofkana. Nin ama gabar wuxuu doono ha ahhaade. Dad aan ku dhaqan ahheyn haduu wax ku darsado. Wax badan baa ka halaabo
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej 3 күн бұрын
Jizaak Allah nin culus
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 3 күн бұрын
Hooyo allaha kuu sahlo wiilkaaga
@celimataan4923
@celimataan4923 3 күн бұрын
ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA ASAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN
@liibanabdisiyad8372
@liibanabdisiyad8372 3 күн бұрын
Hooyo mcn Allah kuu sahlo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 күн бұрын
Kuwa aan cadaan guursan ayaa waalidkood la xariirin. Allaha u sahlo wiilkeeda.
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 3 күн бұрын
Waa istaa hishaa ❤❤❤❤
@AyanSaid-md2gy
@AyanSaid-md2gy 3 күн бұрын
Inshalah
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 3 күн бұрын
ASC c/casis Isha alllh dad aan aqaaano aan u diray.yurub aad baa arintaan oo kale u buuxda soomali waa dhalanrgantay
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Күн бұрын
Ma taqanaa adiga cabdulaahi dhaxeey
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 3 күн бұрын
Allha u sahlo wiilkeeda o nabad qabo
@WarsansheekMaxamuud
@WarsansheekMaxamuud 3 күн бұрын
Alaha u sahlo
@UmuMohamed-s4q
@UmuMohamed-s4q 2 күн бұрын
ilahy ha usahlo mamada wiilkeeda aamiin
@YuusufCali-e5c
@YuusufCali-e5c Күн бұрын
Asc walaaliyaal fadlan intee lagala xariiraa wariyahaan waan u baa hanaa
@AliMohamed-m7f
@AliMohamed-m7f 3 күн бұрын
Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 3 күн бұрын
Allaah hasoo sahlo mamo Inshallah war farxad leh
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 3 күн бұрын
Allaah hawsahlo
@gaaleef
@gaaleef 2 күн бұрын
Cumar Maxamuudka Sweden dhooban ninkaas hasoo qabtaan.
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Күн бұрын
War anaa aqaan cabdulaahi dhexey waa reer madiino shinoomo wadajir agteeda ayay deganaayeen.waa dadkii 1988 soo baxay
@elmisaidhussein4100
@elmisaidhussein4100 2 күн бұрын
Asc walaalayaal waxaa ilahay mahadiis ah in ninkaan iyo hooyadii isheleen, waana nin wanagsan oo cafimaad qaabo magaalo ayaan wadda daganahay, Abdissis walaal waad ku mahadsan tahay baahinta ducooyinka. Dadka dadkooda helo ayaad heli doontaa
@zahranur2229
@zahranur2229 3 күн бұрын
Alaha ku sahlo mama
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 3 күн бұрын
Allaah haidin kunsiiyo hooyo inankaaga
@HaboonHilowle
@HaboonHilowle 3 күн бұрын
Alaha kusahlo
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 күн бұрын
Allaha usahlo❤😂🎉😢😮😮😅😊 asaga xun dadkale yaanlaxaafsan allaha usoo hadeeyo oo anagoo dhan nosoo hadeeyo ❤😂🎉😮😅😊😊
@AyanSaid-md2gy
@AyanSaid-md2gy 3 күн бұрын
Inadeerkay hataqananah nalasoxiririh codsi
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Күн бұрын
Cabda casiisow hooyada qeyr usheeg wiilkeeda wiil dhumaayo ma aha waa la yaqanaa horey ayaa laga soo heli karaaa wiilkeeda wiil xun ma aha waxaa laga yaaba wax uun iney si noqdeen.
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 күн бұрын
Ayaadaba dhashay sideey qaraaba ku yihiin
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 3 күн бұрын
Qaraabada kama wado wiilkee aabaha iyo hooyaduu ka wadaa maadaama ay tiri aniga reer qalaf baan ahay aabihiina waa reer mahad
@museweston1303
@museweston1303 Күн бұрын
Hawiye irsaaqadii ma waxay ka gashay inay dad anay dhalin sheegtaan baa waa yaabe. Daaroodoow hurdad ka kaca
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 3 күн бұрын
Thanks 🙏👍
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 3 күн бұрын
Wll wadmahadsanthy
@TrikAdan
@TrikAdan 3 күн бұрын
Ilahay ha u sahlo mamada
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 күн бұрын
Haa waa nooca xarood iyo huwantaa xaarmajo faqashta hawiyewo
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 3 күн бұрын
Markii godka madaw lgu dhigo kaligaa maxaa ka oranaysaaa hadalkaa
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 3 күн бұрын
Hooyo a wiil ka maqan yahay maxa qabiil mesha kenay ilaah ha usahlo wiilkeda adna alaha kuso hanuuniyo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 күн бұрын
Ilaahay haku caafiyo wax kale ku Oran maynee daarood iyo hawiye mida maba ku yaqaanaane adiga uunbaa is dhibay oo cudur iyo diin la aan la nool ilaahay hakuu gargaaro
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 3 күн бұрын
Ummada kaxishoo bayjkan dadkaa lagacaawiyaye kuwii fadhikudirirka maahee
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 3 күн бұрын
Aqli xumo aale kugu dil
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 17 МЛН
AJ Hooyadii Muxuu Uga Cararayaa? Dahir Calasow Waa Khatar Subhan Allah😳
51:35