Halkey iska shaabahaan Argagixisada Al-Shabaab iyo Fircoon? Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane .

  Рет қаралды 28,644

SONNA

SONNA

Күн бұрын

Пікірлер
@sulaymanxasanmaxamed3497
@sulaymanxasanmaxamed3497 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheikh suldan c/qani qorane ilaahaw kaa dhig sheikh aduun iyo aakhiraba liibaana waxad Ka hadlayso waa arin dhab ah o jirta ilaahaw Naga qabo dhibtoda Una naxariiso sheikh c/naasir xaaji siina janatul firdawsal aclaa🤲🤲
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran ya sheikh walee run buu sheegay
@hawahaji6087
@hawahaji6087 2 жыл бұрын
shiikhow Allaha haku xafido. waa qoonki fiirqoon
@Zakiika
@Zakiika 2 жыл бұрын
Sheekh ugu horeyy ee runta ka hadla tahay alha kusharfo dacish iyo shabaabna alha naga qabto madaxdodana alha ku fogeyo naarta jahanamo🤲
@zainababukar6077
@zainababukar6077 2 жыл бұрын
Sh.jizaklaah Shabaab allaha nagaqabto diin umashaqeeyan ee diinta ayeey ladagalsman waayo ineey daalimiin yihiin waad aragta ruux alle iyo rasulkiisa ushaqeynayo hadeey yihiin aduunka meel fiican ayeey kaga noolan laheeyn maanta kuligood waxey kunool yihiin nolal cabsi iyo duurka sidii eeyaha waayo allaah iyo rasulkiisa SCW. ayeey qaldaayan dadkii ayey diinta nacsiinayan masajidyadii ayey kudilan culamadii iyo ardeydii ayeey dilaan Dhiiga ladadiyey jano laguma galo xata hadu muslim iyo Gaalba alle asaga abuurey isodilna Laguma dhihin.kuwaas allaha sohanuniyo.
@nastehohassan1496
@nastehohassan1496 2 жыл бұрын
jazalah sh waxad ka hadashay runta xaqa mudan inla shego
@vaanashariif1515
@vaanashariif1515 2 жыл бұрын
Ilaahey umada haka qabto shabaab
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 2 жыл бұрын
Ax ax wlhi sheeku wuu iga il maysiiyay
@khayre2
@khayre2 2 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم { لَا یُسۡـَٔلُ عَمَّا یَفۡعَلُ وَهُمۡ یُسۡـَٔلُونَ } [Surah Al-Anbiyâ’: 23]
@HassanMclin-wx1wr
@HassanMclin-wx1wr Жыл бұрын
Ajar iyo xasanad allah ka siyo sheikh runta iyo xaqa ayad umada muslim ka ah u shegtay
@abumaryammuse5998
@abumaryammuse5998 2 жыл бұрын
Walaal masinadiliyogaalnimo Qolowaxaalaguhaystaadil Qolana gaalnimo Miisanka Sharciga Yaanlatilaabin
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 Жыл бұрын
Wax dhaama sheeg
@ahmedabdi1854
@ahmedabdi1854 2 жыл бұрын
Shiiq maaha sheydanka waxaa soo dirsaday joo bedan
@IsmaacilMataan
@IsmaacilMataan 5 ай бұрын
Adigu maxaa tahy is cadey
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 5 ай бұрын
Nacas waar diinta baro oo wax baadh intaad adoo xabagle ah aad leedahay diin ban u dagaalamayaa.
@abumaryammuse5998
@abumaryammuse5998 2 жыл бұрын
Waxaanunaqanargagixisomuslimkasta oomiyaan Ah
@hawahaji6087
@hawahaji6087 2 жыл бұрын
niimankaas haleska qabto
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Gaalada Somalia Iyo Wadaadada Gaalnimada Qurxinaaayo Wax Ka Daran Malahn Waxa Lagu Kala Baxay Caqiiiiido iyo Diin Kitabka Quranka kariimka iyo Sunadiisa Qaata Miyaa Lisku Baryayaa Waryaaaada Afkayna dadka Hadad Ka Ceshan Weyan Carabka Ayaa la IDinka Jarayaa Ogaada
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw 2 жыл бұрын
Culumaa usuu waligoodba wayjiree Adigu waxaad tahay kii ufoosha xumaa
@XUSNI_ABDIRAHMAN
@XUSNI_ABDIRAHMAN 2 жыл бұрын
H.wase Alshabaab miyaa thy Maxa sheikh u cayin
@ciinjaar500
@ciinjaar500 2 жыл бұрын
Hoyadaa futada ka was Ali mohamed alsheydaan ah
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 2 жыл бұрын
Kufaarbaatahay miyaa markaasaad sheekha ilaahay hano dhaxeeyo shartiina
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Waryaaaada Runta Somaley Ma Rabtaaan Somaliia Gaalo Ayaa Qabsatay Waxaana Lagu Xukuma Diiinta Christian Ka ama Demuqradiyada Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Wadadkan Waxan Leeyahay Gaalnimo Wax Ka Daran Malahn
@jaabirmohamed4812
@jaabirmohamed4812 2 жыл бұрын
Afdabolan waa dahab
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 2 жыл бұрын
Neef baad thy loo hadlayo, hadad adigu ahayn midka laga hadlayo
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 2 жыл бұрын
waa runtaa aamusnaanta ayuu Suldaanku ku wanaagsanaa
@y.c.m6989
@y.c.m6989 2 жыл бұрын
Hooyadiin buu ku wanaagsana
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Kitabka Quranka kariimka iyo Sunadiisa Halisku Xukumo Hadad Rabtaan Inaad Dhibka Ka Baxdaan Gaalada Somalia Qabsatay WAA Gaalo Xarbi Ah Wadadka Raaco Gaalada Somalia Qabsatay Waaa Wadad Albabka Jahanmo Taagan
@hassan6692
@hassan6692 2 жыл бұрын
Umadiiba soo adiga baa'biyay yaad ku xukumin kitaabka, Kitaabka alle ku qabaye
@zahraabdi7591
@zahraabdi7591 Жыл бұрын
Kitaabka ey ku qorantahay in gaalada lala so dhaafo qaraxa o zoobe la qarxiyo diinta ey kutaalo Islam ma ahan
@mataankk9903
@mataankk9903 2 жыл бұрын
Nin kaan diin wax kama oga sxb dagal bad ku jir ta e waxan islaxin kama aha is taba qabo wax ad sokor dhin malaha e si xik ma de san wax u sheeg sidii gala rac yada si yasi yin ta ha u hadlin
@sheikhyahyemohammed3602
@sheikhyahyemohammed3602 2 жыл бұрын
Adu markaad sheekha saas ula hadlayso ama aad leeday sidi gaala raaca ha u hadli side bad rabtay in uu ula hadlo mise adiga ayaaba ka mid ah kuwa uu sheekhu la hadlayo
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 2 жыл бұрын
Sheekh sifacan u Hadley qofka dhahayaa waa xunyahey shaki La waye in u kuwa laga hadlaayo biyo lacabey ee illahey hada idin qabto waa soone
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Kanooow Miiiiran Baa Lagu Dhahayaa Wadaad Shaydhan mada Albabaha Jahanmo Taagan Dadka Qaldaayo WA Liska Dhicinayaa Ogaaada
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 2 жыл бұрын
Way cadahay in aad tahay kuwa islaamaha qarxiya. Insha Allah dhibka tuugta iyo gaalada Alshabaab Rabbi uu baabiinaya. Ilaahayow Alshabaab dhulka la sin waa bil ramadaane
@ciinjaar500
@ciinjaar500 2 жыл бұрын
Ismail mohamed eey eey dhalay shiikhan runta ayuu ka hadlay Waa in La ciribtiraa alsheydaan
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Wadaaad Adiga Maxaad Rabtaaa Weyan Ma Gaalada Somalia Qabsatay Miyaad Rabtaa Marka Hore Adiga Maxad Tahay Weyan Gaaalada Somalia Qifka Raaco AAN LA Qasbin Muslim Mahn Gaaalada Somalia Qabsatay Iyo waxiii Raaco Waliska Dhicinayaa Hala Ogaaado
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw 2 жыл бұрын
Beenaale sheekh sheeganaya
@abdinuursugule1539
@abdinuursugule1539 Жыл бұрын
Beenaale
@AbdoulkaderHoumed-rg6em
@AbdoulkaderHoumed-rg6em Жыл бұрын
Oui 2:01
Calaamadaha Qiyaamaha Sh. Dahir Aw Abdi
1:29:31
KaAflax
Рет қаралды 6 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Sheekh Suldaan Qorane "Daadinta dhiiga walaalkaa waa xaaraan mana banaana,
14:11
Somali National Television
Рет қаралды 2 М.
Dulmiga Iyo Cidhib Xumadiisa || Sheekh Dirir
23:54
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 40 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.