Daacish iyo Shabaab waxaa ka xun maamul-goboleed Qabiil ku dhisan
@Sunny4555311 ай бұрын
Qarax iyo qowraca bini adanka wax ka xun aduunkan kama jiraan
@jiijajooj640811 ай бұрын
1000 caroor hooyooyen wayeelo esogo jera diigooda xalaleesanaya oo hal maalen kaso baxayaa wax ka xon ma jero
@chalichali945211 ай бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@chalichali945211 ай бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Abdihakin.11 ай бұрын
Good interview Dr. Qorane
@barlinmahamudsabriye647111 ай бұрын
Maansha allah ninkaan waan jeclahay hadalkiisa
@143-k1d11 ай бұрын
Birmade Hassan Sheikh Dalxureeye Allaha Xafido Iyo C x d s Iyo Macaawiisley
@mohamedcabdiwade503611 ай бұрын
Wa dad iska qaxweeynaya lkn cilmi diineed uusan ku dhisnee hadalkooda😂
@fatumaali146311 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Suldaanka waan soo dhoweynayaa markale Magacyada uu tiriyay waanku qoslay😂
@143-k1d11 ай бұрын
Suldaan Qorane Waa Wadani Runta Ka Hadla Markasta Allaha Xafido
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv11 ай бұрын
Al shabab iyo dacishta qaabka ay wax u mamulan mahan aqon somali iyo dhaqale somali tona lkn dowlada somaliyed iyo calamka waxay ku guul daresten in la ogado cida urur radan korka kamamusho taas markii la helo baa laga adkaan karaa
@sheikhharun731011 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️💙💚
@SheikhMohamed.11 ай бұрын
Oo hada mawaxa Nola timid gaalada iyo gaalada waxey soo carbisataa ka fiican shabaab iyo daacish ???? Gaalo la daaq aa thy
@SomaliPatriote11 ай бұрын
Waxba mo ogid shabab gala biisha
@SheikhMohamed.11 ай бұрын
@@SomaliPatriote waxa ognahay in ninkaan gaalo biisho oo guryo dhistay, shabab na ay gaalada is dilaan. Aqliga laga kufssaday.
@jiijajooj640811 ай бұрын
alshakhaakh eyo dab waxa sameeyay waa gaalo gaalo la daaq eyaga ced aan aheen ma jerto bal madaxdooda waa monafeqiin monafiqna gaalko ka sii xunyahay
@SheikhMohamed.11 ай бұрын
@@jiijajooj6408caqliga xata wa laga kufsaday gabareey...gaaladu waxay sameesatay WA Kan cantarabaqashsyo oo lacag ku shubatay asaga iyo guurguurte iyo imaaraatkii maalin dhaweyd lw xasuuqay, wana kuwa gaalada waardiyaha ka hayo. Taas aa iska cad. Oo aragnaa
@jiijajooj640810 ай бұрын
@user-us6mc9mt8v qof caqliga eyo maanka laga kofsaday aan adega eyo etii kula fikirka ah aan aheen ma jero emarat eyo Ethiopia waa kuwa masroofa oo fan gareeya alshahkaakh godane woo dhex mare jeray Ethiopia marko xaaskiisa hargeesa joga eno o tago rabo waligii Ethiopia dhenaca ay dagan yehiin xabad uma reden hadana wiilka Emiratiyiinta delay wy garaneyeen eno alshakhaakh ka tersanyahay waxy u taba bareyeen eno masuoliin somaliyeed eyo domar eyo caroor khrijiyo lkn waxaa ku farax sanahay eno elahay shartoda ku soo celeyay wiilkaasna oo shhiiday ento diiga domarka eyo caroraha somaliyeed gali lahaa
Dowlada somaliya maxaa udiidey madaxda ururradan in sawiradoda la fafiyo mey kasta na lagu dadiyo si ay bulshada oo dhan wajigoda lobaro oo mel kasta oy taganbo lohelo
@KhadroAhmed-l6z11 ай бұрын
Ciddii ay gaalo raalli ka noqotaa ugu xun . Oo gaalo ku shaqeysato. Yuuuu aa ka mid ah mulxidoow.. kuwa ay la dagaalee aa rabbi raalli ka noqday nacalad hakugu dhacdee
Anoo jeeraar ammaadin ah, oo qarri jiqood jooga, ninkA I jaajuusi muxuu iga jaajuusi, Anaaba JAAJUUS ahee,😂😂😂😂😂😂
@futuredoctor196611 ай бұрын
Labadaba waa gaalo mana kala roona 😂😂😂😂😂😂 Kalafaa sii Horta alshabaab waa iidoor Ee Daacish waa qolama😢😂
@maankaofficialchannel11 ай бұрын
D5 wye
@geedixirsi-si5sp11 ай бұрын
suldaanka in waziirka arimaha dibada loo magacabo armay fiicnaan lahayd
@SheikhMohamed.11 ай бұрын
Wuuba u gaaloobee ma helaa horta dulli waaye
@KhadroAhmed-l6z11 ай бұрын
Ninkii gaal soo raaca ka xun gaalka.. Allah baa she3gay. Gaalna dal ku xoreen maa diintaafana ma rabo. Saas ogaada
@jiijajooj640811 ай бұрын
kuwa belabay gaal soo racedeisa waa alshkhaakh hob eyo dhaqaalana siiya hdhona dadkooda ku gomaadaan eyago daah diineed wata kuwa seda cad ula socda gaalada ka roon kuwa munafiqiinta ah oo hoos gaalada kala heshiisa elabaaba sheegay eny munafiqiinta darak el asfal men elnaar yehiin
@somalilandnew11 ай бұрын
waxuba haday "al" ka bilabato waa cia iyo m16 iyo mossad shaqadoodi oo adeeegsanaya wahabiyiiiin! its 2024 flimkan waa la soo dawaday
@suugaan11 ай бұрын
sul qorane ninka darod ugu daacadsan somalinimadu ka dhabtay hadii Mj 10 sida suldanka ufikiraya ku jiran Somali way hagagi lhayd
@cabdirshidosman964911 ай бұрын
Adi hadii Somalinimo daacad kaa tahay deegaankiina hagaagsada ilaa iyo 1991kii waxa Somali caalamka ku ceebeeyay waa idinka.
@sharmarkeahmed286411 ай бұрын
Suldan qorane in aan ka aqaan waa beenloow caada qaada ah dowlada uu sheegayo halkey joogtaa somaliya dowlad ma lahan
@XaliimoMuuse-n8r11 ай бұрын
Adigaa ka xun ina qoranoow
@mohamedabdikarin684311 ай бұрын
Hhhhhhh
@XaliimoMuuse-n8r11 ай бұрын
Ninkaa xasan dhiiqo baa burburinta punt usoo diray waa sheydaan asagaa daacish. Ka xun