HALYEEYGII LA DOORTOOW FARMAAJO 2017 HD

  Рет қаралды 708,332

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 542
@hafsaahmed8895
@hafsaahmed8895 7 жыл бұрын
waxan ahay gabadh somaliyed somali dhan waidin jeclhy an iscafino 😭😭😭😘😘
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 7 жыл бұрын
guuleyso farmaajo somali oo dhan way ku taageerin fadlan mudane farmaajo ilaali dareenka shacabka somaliyeed. mahadsanid mudane madaxweyne farmaajo. in sha Allah
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Viva farmaaaajo Allow xilka kuu fudude Allow somali ku yasir Allow soomali kugu astur Allow soomali sideedi ku so celli Allow rabiyoow colaada iyo xumanta naga saar Allow bogayaga burcad iyo malab isku marri Allow is kala qaadqaadka iyo qabiilka naga dawee Allow somalai samata bixxi Allow somali isku so celi Allow somali io is jecel Allow somaloow is ixtiraamaysa Allow soomlai oo gacmaha is haysta Qaadirooooow allahayoow na tuss adiga qaniye
@sharmacade2925
@sharmacade2925 7 жыл бұрын
Kawsar Farah Amiin Amiin Amiin yarabi TNX walal
@somaligirlsbeautifulibtisa5846
@somaligirlsbeautifulibtisa5846 7 жыл бұрын
Kawsar Farah amiin wll
@cinabsheikhsuleiman8621
@cinabsheikhsuleiman8621 7 жыл бұрын
Kawsar Farah Amiin yarabi walal
@abdallahhaaji6430
@abdallahhaaji6430 7 жыл бұрын
masha allah
@noaha5484
@noaha5484 7 жыл бұрын
Kawsar Farah Amin
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
mudane farmaajo xilkaa qabta ilaahay hakugu astur insha allah somali maryooley ilaahow quluubtoda isku soo jeedi Amiin ya allah ❤❤❤👏👏👏👍👍👍👌👌👌👌
@bobbobby-eg5uw
@bobbobby-eg5uw 7 жыл бұрын
Hodan Ali amina dholee wa naak caayilsan
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
bob bobby walal mcn thank you
@UmmuAyoush26
@UmmuAyoush26 7 жыл бұрын
Hodan Ali aamiin ilaah wadajir naga dhigo laki inaa isoo hijaabtid ku fcneed😑
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
Amatallah Binti Taaji qali Sharaf ha saxix mansha allah Amiin ya allah ilaahay haso hanuniyo aduna ma jir wa aqir sawaan jazakallah qayr mcnto
@ahmadahmmad9157
@ahmadahmmad9157 7 жыл бұрын
mudan madaxween alaha ku barakeeyo inshaallah farmajo waa madaxweenihiin soomali soo celin lahaa💜💜💜💜💖💖💖💗💗💗🖒🖒🖒🖒👏👏👏👏👏
@sanayaandrodrakushiandarna7424
@sanayaandrodrakushiandarna7424 7 жыл бұрын
Hambalyo Abahena Mudane Farmajo guul sare insha allah Madaxweynaha umada somaliyeed Allow ku xafid ilxun wadani kuma aragto
@yuusufabdi7146
@yuusufabdi7146 5 жыл бұрын
Kood degan ka
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 7 жыл бұрын
masha llah dowlad baa inoo dhalate allow inooga dhig midii rajadeenii iyo riyadeenii ba rumeysa soomaaliweyn guuul iyo gobanimo waligiin qabyaaalada iska daaya waa tii na qurmisee nakala qeybise mudane farmaajo allaha kula garab galo howsha adag ee aad dusha ku ridate hadan nahay shacabka soomaaliyeed garabkaaga nahay
@omarosman2022
@omarosman2022 7 жыл бұрын
reer qooto qooto waan idiinslamaay. waa hees wadani ah thanks Hussien shire and others.
@xaawocabdullahi5995
@xaawocabdullahi5995 7 жыл бұрын
Heesaha ay aamina dhool kujirto walhi waa heeso qiiro leh her action is on fire. 👊🔥🔥🔥🔥❤️️
@joemohammed4269
@joemohammed4269 6 жыл бұрын
waruntaa Walee amina dhool caadi maaha
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
Masha’Allaah fanaaninteena Allaah ha idin xafido somaalia 🇸🇴❤️❤️❤️hanoolaato ❤️❤️❤️👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️
@SA-dt2cd
@SA-dt2cd 2 жыл бұрын
And our president 2
@ismaijirmaa3544
@ismaijirmaa3544 2 жыл бұрын
is there anyone who remember this song and what is the different between that time and today...... it's another new year,new president and new members of parliament in somalia........ I say halyeeygi hassan sheikhow hilaac noifaa tahay.....guuuuuuul.
@hashimialqartata9082
@hashimialqartata9082 5 жыл бұрын
wa hes xasus i leh yar sxpkeyga buu jecelaa oo wadani nimadisa aat usareysay masha allah
@maxamedabdilaahi917
@maxamedabdilaahi917 4 жыл бұрын
2020 ya dawnayo xasuus galay
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Hees xikmadaysan weeye Dawladdeenna Cusub ilahay hannooga dhigo Mid aan dhibka kaga baxno innaguna aan lashaqayno insh allh guul somaliweyn
@ahmedahmednur3847
@ahmedahmednur3847 7 жыл бұрын
Haybadloo waxqaban kara adaa ugu horeeyee Horseed caama noo noqo" Thanks inbadan waa hees aad uga turjumaysa Hilaaca somalia maanta kasoo ifaya
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
✋allaha☝ ku asturo guusha farmaajo👑 guuuuuuuul👏 madaxweyne 🌷
@caaishacuud6447
@caaishacuud6447 7 жыл бұрын
xaqiiqadii waan qiirooday ilaahaw noo astur madaxwaynaheena farmaajo oo ka ilaali cadawga
@Bashe12
@Bashe12 4 жыл бұрын
14 Jan 2020 like ta dhacku sii
@xalimosoodhawowwll3988
@xalimosoodhawowwll3988 4 жыл бұрын
Waan jeclahy dadka soomaaaliyeed
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 жыл бұрын
Ala gabadhan Ilhaan xarago waxay kuqurux badanthy xijaabka mashalaah 😘😘😘midakale kuma soo baxayso heesaha wllo iska dhaaf xaga jilista bas kala goso hee 🙌🙌🙌
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 7 жыл бұрын
Wan farmaajeysanahay kulahaa 😂😂😂😂😂😂 Somalia guul 🇸🇴✌🏼
@SalmaAhmed-nn8hk
@SalmaAhmed-nn8hk 7 жыл бұрын
🕋🕌 ilahow ku xafid Farmaajow ya Rabi Amiin aamiin🕋🕌🕋🕌
@habonabdillahi9690
@habonabdillahi9690 7 жыл бұрын
farmaajo go a head , hawlo badana ku sugaayo mudane madaxweyne rabi ha ku garab galo , viva shanta somaliii
@caliyare4890
@caliyare4890 2 жыл бұрын
Kkkkk 2022 doorashada xasan sh.maxamuud waa ila dawanayaa qabyaaladii shaatiga naloosoo huwin jirey 😂😂
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Halyeygii la doortow farmajow hubaashii Hilaac noo ifaa tahay❣️❤️💯💯
@SA-dt2cd
@SA-dt2cd 2 жыл бұрын
Wow mashallah all the legend singers of Somalia r together in one Song. I am amazed at how beautiful their voices and the song is. Farmaja is truly the only hope 4 Somalis and the country Somalia since Siyade Baare may he rest in peace, he is truly missed. Farmaja I will pray to Allah 2 help our country and people to unite in one peace. Every other officials in our country r two faced selfish who don't give a sh$t about our people or country. They all accept bribery from foreignersto ruin our country the name of diin etc. So many r blinded by greed and don't c the truth and I will pray to Allah to help u get to right path, many don't have any salvation or redemption left especially those who kill others 4 no reason. Once Again Farmajo may Allah help you succeed in your mission. Your truly without doubt the best president since Siyade. U r all about Wadan and wadani, know u r not alone Allah is always with u. Inshallah I will continue to Pray to Allah 4 u 2 succeed and keep all evil eyes from u and our wadan. U will be the president again in 2022 inshallah, u r dacaad man.
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
waxan ka codsan ine lashaqiyo madaxweni dal iyo dibata iyo barlamka iyo somali oo dhaan saan guuuuuuuul u karon allaha ☝ ku xafiido ✋ cabdulahi farmaajo xilka somali aamiin ✋yaarabi
@aishadahir7424
@aishadahir7424 3 жыл бұрын
2021 wali waan farmajesanhy 😌❤️😃
@hantidhowr8252
@hantidhowr8252 7 жыл бұрын
hilaac noo ifaa thy masha allah illah hanoogu dhigo kii somali mideeya
@najmodahircumar1609
@najmodahircumar1609 4 жыл бұрын
Aamiin
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
3 sano kadip tlhi dalkii wax wayn baa iska badalay ciidan awoodleh qaranimo leh xuduudii cadawga fadhiyo tuugtii iyo cadowgiina noo kala muujiyay alx illahow markle sii guusha
@fadumoabdiaziz5125
@fadumoabdiaziz5125 4 жыл бұрын
ad.ayan ogaa.xumahay joqol oo xanusady iyo cawil dahir sald allow kuu naxriso nurki qaylo dhan waa damay 😭😭😭😭
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
ar farmaajo ma ii geesiinooooooo waanii tuugaa😂😂😂❤❤❤❤👏👏🇸🇴🇩🇯❤❤💯💯
@luulluul6627
@luulluul6627 7 жыл бұрын
Ismail Kaahiye anaaaa kuugeenaa 😃😃😃
@saabiryare3564
@saabiryare3564 7 жыл бұрын
Ismail Kaahiye walagu Gena Epow wardhigley imaw😂
@mohamedsaacid6735
@mohamedsaacid6735 6 жыл бұрын
mohaz ismail assfarax
@daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu
@daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 6 жыл бұрын
@@saabiryare3564 reer war dhiig leey maa tahay masha allah reer boondhere igusalan wan uxiisay
@saabiryare3564
@saabiryare3564 6 жыл бұрын
@@daadirAxmeddaadiraxmed-mb3gu 😂😂😂 diyar waye lph👐
@farxiyocabdiqadiraxmed211
@farxiyocabdiqadiraxmed211 Жыл бұрын
heestan yaal iladhagesanaya oo sideydoo kale xasuusgaley 😡😭😭😭😭😭farmaajo noosoolaabo wankuxiisny
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 7 жыл бұрын
hogbaa looqoday qabiil.kii..hadala a saya hal iyo nirig banahoo hora losoconaya halhayskenu waa mid nimo viva farmajo iyo fananitena
@hamdiaabdalla4772
@hamdiaabdalla4772 7 жыл бұрын
Masha Allah somalia hanoolaato somalia ha israacdo somalia hamidowdo somalia guul iyo gobonimo.
@sadiyiaddawe7986
@sadiyiaddawe7986 7 жыл бұрын
madaxweynihii shacabkoow guuul insha Allah
@aminabashir2336
@aminabashir2336 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaw masha Allah fanaaninta qaran noolaada 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👂👂👂👂👂👂👂😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😅❤❤❤❤❤❤❤
@umukheiruthman8569
@umukheiruthman8569 7 жыл бұрын
mashallah wad kabaxsateen fanaaniintena nolada
@zamiraziman4214
@zamiraziman4214 7 жыл бұрын
farmaajo allah noka daayo wlh waan ku jecelnahay somaliya kii dhibta kasar laa waa adiga 😍😍😍
@somaliawayxorobidontamuqdi1926
@somaliawayxorobidontamuqdi1926 5 жыл бұрын
Farmajo wuu da dalayaa dhabti wuxuna kensaday geesi XASAN ALI QEYRE hade inte jogaan an ka faideso wayno Qasaro tan kaween imaneso Qeyre farmajo WA labo geesi lkn shacab tagay oo dhinty rabaan in ay so noleyan mana sahlano sabarku WA muhiim 😭😭😭🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdinuurcabdulaahi6599
@cabdinuurcabdulaahi6599 3 жыл бұрын
28 feb 2021 insha alah marlab farmajo💟🙏🙏🇸🇴💋💯
@seynabaadan6225
@seynabaadan6225 7 жыл бұрын
Kommentiga dadka soo qoraayo aa iska bilaabno walaalayaalow aa is jeclaano❤❤🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamamahamed9809
@jamamahamed9809 7 жыл бұрын
wa Runta Hno
@caaishacuud6447
@caaishacuud6447 7 жыл бұрын
Seynab Aadan abaayo allaha kuxafido love u ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💔💔💛💛💛💛💛💚💚💚💜
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 7 жыл бұрын
👽👽👽👽👽👽👽👽
@ayanm.g5389
@ayanm.g5389 7 жыл бұрын
Seynab Aadan alpo thnks
@melvincrosby874
@melvincrosby874 3 жыл бұрын
i know it's kinda randomly asking but do anybody know of a good site to watch newly released series online?
@mohammedfarahhussein3067
@mohammedfarahhussein3067 7 жыл бұрын
Masha Allah......Allah ha u fududeeyo xilka....Wadaniga dhabta ah Allow dhowr.....
@ubaxadan9507
@ubaxadan9507 7 жыл бұрын
maasha allah hormarkii dalkaygoow hilaaac noo ifaaatahay ilaaahay hanooga dhigo dalkeena kii noodago aan kuwada dikeeyno insha allah
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 жыл бұрын
somalia o nabad oo dadkaygii israacay allah kabaryaya somalia guuul marwalbooo
@naimasalad6336
@naimasalad6336 7 жыл бұрын
Queeny udgoon ismail kkkk
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 7 жыл бұрын
hilaac no ifa thy farmajow alle ha no xfdo madax waynahena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Team Qoto Qoto nolada madaxa no saran tihin guulaysta abukar mahdi macalinkeni wayna nolw adina one love dhamantiin💋💋💋💋💋💋
@abdifatahaxmed6404
@abdifatahaxmed6404 7 жыл бұрын
masha allaha allow xilka ku astur madaxwaynaha soomalia mr #FARMAAJO
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
inta telka security ka furaa is lehaa ay intaa comments Lee bixiya waxa kale tihin mansha allah kkkkkkkkkkkkk
@minaali5295
@minaali5295 7 жыл бұрын
Hodan Ali ,wlh aniga yabey mesha dad aa dhax fadhiya
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
mina ali walal mcn Aniga yaba qofka uga hore noqa is lehaa inta telka security ka furaa lehaa comments 12 sii ordaa mansha allah somali maryooley cadi ma ahan thank you so much
@fartunahmed1984
@fartunahmed1984 4 жыл бұрын
Waa abtirsateen fanaanimo ayey ku ganbanaayaan waala idin ogaaday 20201 ayaa noo balan idinkoo qaadaayo qeyla dhaan waa wareey
@istarabdirahman3636
@istarabdirahman3636 4 жыл бұрын
Mnshllah Amina dool has a voice like silk 😍😍😍
@dahraanboos3667
@dahraanboos3667 7 жыл бұрын
amina dhoool adoo xanaaqsan bat kaa qoslin waaa dhamys thnks habo dhoool
@abdulahmed9816
@abdulahmed9816 6 жыл бұрын
Maaan shaaaa allaaah,Hal ku dhigayaaal aad iyo aad u qiiima badan, amiiin amiiiin amiiiiin allahayaw!!!
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
kooxda qooto qooto wadaniyaal hees cajiib ah waaye
@iqrushabdul2741
@iqrushabdul2741 3 жыл бұрын
2021 wale hada ma farmaajeesnii sidii aan u farxay markaad xilka qabatey iyo sidaad sameysay isma lahan😥 hadaad na deyso ducan kugu dari laheyn habaar qabo lagu sirmow
@abdiwiil7841
@abdiwiil7841 7 жыл бұрын
waa yaabe farmaajo kaliya miyaa wadani ah madaxdii dalka soo maray oo dhan waxaan aminsanahay in uu yahay tuuga ugu weyn ee sanadkan waliba waa nin aan diinta islaamka ku yahay gaalo raac mujahidiinta gacan bir ayee ku qabanayaan inshaa allaahu tacala
@ironlady2590
@ironlady2590 7 жыл бұрын
Abdi Wiil mujaahidiin mise mufsidiin sheydaan baa tahaye meesha isaga bax waxba mujahidnimo Kama taqaanid kaadidaaba iska dhaqinee 👎👎👎👎👎🔫🔫
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
waa niiga sugaynay reer qooto qooto thanks reer qootoqoto nice song
@rodadjama1273
@rodadjama1273 7 жыл бұрын
salaam sharafeed dhamaan umadda soomaaliyeed..barwaaqo iyo bashbash nabad iyo caano kuwaara waligiin amiiin amiin Allahayoow amiin amiiin..million of loves for you all...for ever...
@sahrahassan8873
@sahrahassan8873 7 жыл бұрын
Roda Djama gabay
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 жыл бұрын
Farmaajo sida loogu heesay iyo sida uu noqday waa labo is lahayn wlhi allaha wadankeena nabad ka dhig amiin yaa rabi
@ruwaydabarkhad9976
@ruwaydabarkhad9976 6 жыл бұрын
maya sii fican bu uu wada ee stop mucaridnimada pls
@habiibodequeen6408
@habiibodequeen6408 4 жыл бұрын
Farmaajo waa Bini aadam anagoo kale qadarta rabi waxba kama qaban karo lkn inbdn wax wuu badalay guul aabe farmaaje 2021 asagaan doraneena I.a
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Wax Gumaysigii Ku Nacay Barta Waa Diida Qabyaalad Tuug Ku Naaxo Waxaa Lagu Diiday me Farmaajo Qof Iyo Cod Shacabka Soomaaliyeedow Ogaadaa No Place Like Home Wbt
@fathiyaistaahilchannel515
@fathiyaistaahilchannel515 6 жыл бұрын
Kooxda qaylo dhaan waan idin jecelhy niyaad nodhistaan wixi jiraad sheektan
@walaalahasoomaaliyeed473
@walaalahasoomaaliyeed473 7 жыл бұрын
farmaajo noo nuur madaxweyne masha allah riyo bey ila tahay wali walaahay, dhalinta oo israaacday somaali oo israacday hal heyskeenu waa midnimo somalaay
@jamealex8599
@jamealex8599 7 жыл бұрын
Soomaliyey ma kanaa ugu horeeyey mise madax kale baa jirin heestan qabiil bey ku saleesantahay
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Madax weynahi ugu horeyey e qeylo dhan u hestay waa farmajo
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 7 жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo Allow xilkisa ku astur oo la garab gal Horseedkii Midnimada iyo Halyeeykii Qarankow Farmaajoow Hilaac Noo ifaa TahaY Guuul Guul Guul viva Shanta Somaliweyn. Qabilki Waa La AaseY Nagadaaya Qabiil Qaranbaa Nadeeqaye.
@sidowqaasim9335
@sidowqaasim9335 4 жыл бұрын
Maxaa ka dambeeyey farmaajo cusub iyo dowlada cusub 2019 hala waresto fanaaniinta farmaajo heesta u qaadeen markaan 😂🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@mohasalaadibraahim4893
@mohasalaadibraahim4893 4 жыл бұрын
Waxba Iskama badalin indhaha ayaa istiraysaa
@mohasalaadibraahim4893
@mohasalaadibraahim4893 4 жыл бұрын
Waxaa soo laabtay quwadii dowladnimo
@fardowsanoor6498
@fardowsanoor6498 7 жыл бұрын
xarago si bey u baxsantahay malaha farmaajo kuma faraxsano anyway farmaajo illahay hakugu asturo xilka laguu dhibay kolay somali baan aqaan guul iyo gobanimo somalia
@ayoupinhobrown6386
@ayoupinhobrown6386 5 жыл бұрын
mansha allah ilahay xilka hakufududeyo madaxweyne xil adeg ayahey sa
@duranshire409
@duranshire409 7 жыл бұрын
shacabka somaliyeed waxaa soo ifaayo rajo aan soo marin mudo dheer......somaliya ha guuleysato...shacabka somaliyeed ha midoobo.......guul iyo gobanimo....nabad iyo nolol......shacabku ha is raaco
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
woow wooow allaa dadkaygii miyaa isracaya.dowladaa cusubb
@falisaabi6109
@falisaabi6109 7 жыл бұрын
Yaa Allah nagakor qad qalalsaha iyo qaxarka iyo dibatada subaxanallha Allow u naxariso inta dimatay iyo dawaca ahbo iyo inta lawayeyba so sahal yaa Allah amiiiiin
@nasriinaali3348
@nasriinaali3348 7 жыл бұрын
masha allaah Somalia guul leysta waligiin farxad ne iigu noolaada qooxda qooto qooto idin kuna waad mahadsan tihiin👍❤
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
halyeegii ladoor ta tahoo farmjow hanad kiiqarnkoow farmaajoow hanbalyaan kuleenahy farmjow hormiidkiii nabdoow farmjow kaan mudaba Ku haminaynow farmjow hanatay shacabkiyo farmjow haybadiyo sharaf lgy hagoogoow farmaajoow shisheeyaha nagu habsaday kiii hugufka urogi lahayoow farmjow guuul Somali lahay kii umadan nabada kudabalilaha
@alideeqcade6090
@alideeqcade6090 7 жыл бұрын
massa Allah waa madaxweyne laisku wada raacay kii noo hagaago Allaha i nooga dhigo insha allah guul
@abdillahihamda9039
@abdillahihamda9039 7 жыл бұрын
mashallah mashallah hadannahey djibouti wan ku faraxsanahey formajog
@nasriabuukar6453
@nasriabuukar6453 4 жыл бұрын
Markle noosoonoqo farmaajo 2020 daawanaa💙💙✊✊✊
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 7 жыл бұрын
hogangi dalkina heeshi qaaran baatahy😍😍😍 alaa ya cizack vivaa farmajo vivaa somalia vivaa koxda qooto qooto
@oldisgold3053
@oldisgold3053 7 жыл бұрын
Hogaankii dalkeeniyo weheshii qarankaa tahay Horumarkii midnimadiyoo Halyeygii ladoortoow Farmaajoow hubaashii Hilaac noo ifaa Tahay !!!! 👍
@mahamedhussein5797
@mahamedhussein5797 7 жыл бұрын
maashaa alaah musica iyo laxanka iyo codadka waa isku dheeladiran yihiin
@inaalimohammed3278
@inaalimohammed3278 3 жыл бұрын
Ilaahada waa farmaje sanahy ani yaila mida 2021 guul i.a
@saidabdullahiahmed980
@saidabdullahiahmed980 6 жыл бұрын
Fuud aman laga badiyo wee fuud qararaataa Somali bisad wada noqoty wlh
@hassankafio1262
@hassankafio1262 4 жыл бұрын
War ileen wiilka karaama cod qurxoonaa😍👍✌️✌️💪💪
@ruqiyaguled1263
@ruqiyaguled1263 7 жыл бұрын
waalafarmaajeysanyahay laakiin rootigii ayaa dhiman
@abdallahhaaji6430
@abdallahhaaji6430 7 жыл бұрын
wadaniyiida dhabta ah
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 7 жыл бұрын
Ruqiya Guled waa diyaar waxuuna diyaar ka yahay #Mugdisho cadeey.
@joemohammed4269
@joemohammed4269 6 жыл бұрын
hhhh
@mohamedrashid1360
@mohamedrashid1360 7 жыл бұрын
ilaahow kii soomaliya mideeya noga dhig
@xalimosoodhawowwll3988
@xalimosoodhawowwll3988 4 жыл бұрын
Amiin wll mahmed
@specialone6482
@specialone6482 2 жыл бұрын
Markale farmajo ❤️
@duceysane1
@duceysane1 5 жыл бұрын
wlhi waa halyeey farmaajo waayo cadowga dalkuu kasaaray laakiin somali baa ugaha kudhagan
@cjabdiwahabjamaabdi589
@cjabdiwahabjamaabdi589 7 жыл бұрын
masha allah soomalidu madaxdaacada ayay laayihiin ee waa wadaniyiin dhamaantood ilahy farmaajo haka dhigokii soomalida isku keenilahaaa
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 2 жыл бұрын
Viva farmaajo mar walbo💯✊
@khadar_so7680
@khadar_so7680 7 жыл бұрын
ilaaahow somalia sharfteda noso celi
@mannish.mmk.
@mannish.mmk. 7 жыл бұрын
abukar mahdi aad baad umadsantahay wallkey universal tv kadaawaday heestan waxyar kahor but thanks for waxkastood nooqabtay waankuxiranahay channel kaaga wallkey waxaan rabaa hadii ay macquul tahay ruwaayada qooto bulshada wey jaceshay oo aniga koow ka ahay 1 up to 25 waandaway waxba imadhaafin waxaad noosuubisaa codeyn aktarka jilidiisa ugu shidan ama soojiita bulshada si aktarka uudhiirigilin uhelo jilista oo juhdi giliyo si uu usoojiito bulshada thanks wllkey
@zuhuuriinapeibe3470
@zuhuuriinapeibe3470 7 жыл бұрын
wwwww heesti siyaasi qooto qooto ay u music u egthy maash alllh
@y4ska37
@y4ska37 3 жыл бұрын
Aaway halyeygii ay shegayeen !! Ereyga halyey maahan erey fudud yaan la fududeysan somaliyey in midkastoo imaado aad amaan ku bilowdaan oo uu isdhigto adinkaa usababa shuubaa idin xaartaye umad isla weyn wlhi mahormarto Ninka wakhtigii hadhameysato kadib amaan ama cay wixii uumuto hala siiyo
@luckyxaaji5958
@luckyxaaji5958 7 жыл бұрын
wllayalow hadii somalinimo leyskugu diir naxaayo wiilkan mustafa karama ay dhahaan ar telkisa iso raadiya ar mustafa karama iigeeya iii geeeya iii geeeya
@idontreallycare8727
@idontreallycare8727 7 жыл бұрын
Hamdi Cabdiraxman si qarsoodi ah makugu siiyaa waana kuu heli karaa asxaabtiisa ayaan garana
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 7 жыл бұрын
Can I like it more than once 🇸🇴✌🏼✌🏼✌🏼✌🏼😭😭😭
@hauwaa5799
@hauwaa5799 7 жыл бұрын
waaaw waaaw inaba caadi ma ahan hees loo dhan yahay 😍😍😍
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 жыл бұрын
We need again farmaajo 2021 inshaa Allaah
@yusufahmed5519
@yusufahmed5519 7 жыл бұрын
yasalam ilahow Somali qalbigoda qanag badan isu Gali amin yarabi qabil waxnomatre qaran ban rabna
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 7 жыл бұрын
farmaajo.noloowe
@farhiafarah7281
@farhiafarah7281 7 жыл бұрын
guuuul farmaaajo inshaallah allah kiii na anfaca alaha ka dhigo
@faizahassan8015
@faizahassan8015 7 жыл бұрын
Barlamanka somaliyed aad ayanu ugu mahad celinena hadan nahay shacabka somaliyed ilhay ha inka abal mariyo sida hagar lanta ah ee aad u doraten shacabka qofku watay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Tuug Lacag Badan Ku Haysta Caasimadii Dalka Soomaaliyeed Shacabyahay Ma La Gubnaa Idinkiyo Garaadkiin Soomaaliya Way Noolayd Wayna Noolan Doonataa
@mohamedarrawe4802
@mohamedarrawe4802 7 жыл бұрын
kooxdii qaylo dhaan oodhibta jirta ka heesta mooyee iyagoo wax amaanaaya waaba iikoow hhhhh codka cabdi jaamac shire ciyaar jecel ayaan ku haystaa anigu
@mohamedyoussouf3160
@mohamedyoussouf3160 4 жыл бұрын
as,in-shaaa allaaaah,in-shaaaa allaaaah,i in-shaaaa allaaah amiiiin amiiiiin amiiiiin asc!!!!!!!
@mohamedbashir850
@mohamedbashir850 7 жыл бұрын
kuwa comment ga u so ordaya kheerka u orda jazakallaah
@nalkahussen7234
@nalkahussen7234 7 жыл бұрын
laki xaaji
@umunajmo776
@umunajmo776 7 жыл бұрын
❤💓❤💓💋💋💋💜😬💛💙
@abdinurmahamed4524
@abdinurmahamed4524 7 жыл бұрын
Mohamed Bashir walal ciil aduun ayaa ina laayay iyo gumeeysi adoo rali ah allaha ku barakeeyo
@hassanabdirahmaan3471
@hassanabdirahmaan3471 7 жыл бұрын
Mohamed Bashir wllo allha kubarakeyo Insha allh Janadaa noo balano ani iyo adi iyo dhamaan Muslimiinta insha allhu
@fadumoxusen3617
@fadumoxusen3617 2 жыл бұрын
2022 madaxweyne xasan shiiq kuwaan qabyaalad dulootay walahi hadane kuwaan ogahaad sheegeyseen nacalaa idinkuku yaale
KOOXDA QOOTO QOOTO HEES SIYAASI SIRTII LAQABAY 2016 HD
8:11
Abukar Mahdi
Рет қаралды 608 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 9 МЛН
QEYLO DHAAN HEESTA  QOWLEYSATO 2018 HD
6:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 260 М.
QEYLO DHAAN HEESTII TAHRIIBKA JOOJIYA HD 2016
7:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 574 М.
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 512 М.
QEYLO DHAAN HEESTA MOOSHINKA SHACABKA 2016 HD
7:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 829 М.
XUSEN SHIRE & LAKI  HAJI WACAYS   XUBI SOO LUG GOAY  2016 HD
8:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 803 М.
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 97 М.
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 331 М.