He made only 4 songs but he is already Lagend,. Isaga iyo qamar suugani waa isku qoom waa hibo aan qarsoonayn bilawgiiba, this song deserves more views, Anyway good job khadar iyo Waqal👋
@bashiirdiinaari46843 жыл бұрын
Xamdi rooble wa mulaxanka barnaamij dhan o 20 heesod dhafay hal Mar laxanka saaray wa mulaxanka an laxanku iskaga eekan hadi aan idin shego hees 2M gadhay o u laxanka saray waxa weye =labadeenu wayska helno waysku so hilwna . Sidoo kale hamdi rooble wa curiya abuura erayo macan wana mishiinka wada kooxda dulqaad . Walalow hore usoco talent gagu qarsoomi maaye
@superlifesomalia99253 жыл бұрын
Hamdi Robleh Dhab ahaantii Waa fanaan Tallent Buuxa leh Dadka qaar fanku fanka waa ku dul saar Dadka qaarna Fanka Ayaa Ubaahan Runtii Hamdi Robleh Wuxuu Kamid yahay Midhadhka Fanku Ubaahan yahay KEEP IT UP BRO
@ademhassan39263 жыл бұрын
Oof caleek kan yari waa légende talent buu leeyahay dadkan oo kale fanka ubaahan iska hees maahee waa micno heesuhu waa ineey ka hadlaan wax qiso hamdi Rooble félicitation Hun
An Other Level Hamdi ,maasha allah Aduunyada waxa dhex yaal Adaa igala wayn dhamaan Eraygaas ba iga gadan
@abdirahmanhussein773 жыл бұрын
ASC wllo xamdi rooble Al fanaan qiimo iyo qadarin naga mudan idil ahaanba waan ku salaamey on ku sharfey waxaan mustacajeb u ahey laxamada aad u sameysay kooxdaada Dulqaad
quant est ce qu' il est devenu un legend? , ce depuis mois de juin qu' on l ' entend mais il faut dire futur legend 😉 🇩🇯
@MBmubaarig3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@almas89153 жыл бұрын
Hamdi rooble amazing voice keep going huuno❤😢
@munahaaji31083 жыл бұрын
xamdi iyo rooble baa mooday maanto dhan waxaa is leeyhy gabadhu may soo baxdo oo wax qaado illeyn magaca dhanba nin baa wata xamiyoow mahaagaad ku salaamanthy
Waw......C'est un très belle chanson et très belle voix, en plus tu es class magnifique le grand star Djiboutien.....continue kom sa en avant....horey usoco Hamdi Roble
@fartuunahmed66293 жыл бұрын
Hamdi rooble cod kisa wa cajab lasma xaqiro wlhi 🥰❤
War ma ninka ad arkayso baa iyar oo gdbh ka dheex arkaysa xasid bad thy aniga waxn xasuustay hadlki ilka case hee aha sidan kaga cod waynahy ban kaga xiniyo wayn War dhilo
@apshayk32073 жыл бұрын
qoralka iska soo sax waqaloow
@the.mustaphe56832 жыл бұрын
Hahaha ninkaasi ma apshayk baa 😂😂
@Abdisalan223 жыл бұрын
Cod macaana fanaanuku
@hamdimohamed6883 жыл бұрын
What hamdi rooble iyo nina oo Nina hamdi ma la dhaha
ururinta ugu fiican ee heesaha Soomaaliyeed waxaad ka heli karta cilmi posto channel youtube na soo booqda if you read this message
@ifraxxasan13533 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@ayaaniitaofficial1273 жыл бұрын
Mesha cod kumahayo maame the best SONG yaa ila arkay
@Ilyayare20243 жыл бұрын
Qofka Bil, adanka Lama XaQiro Ninkan Hadu Mesha cod Ku Laheyn Ma Fan Ba shaqo ku ledahay Hadaba Ninkan Aad tiri cod Malaha😂100% cod waleyahay Cajib waye Codkisa diid ama ha diidin