HAMIGA HA IIGA HALAYNINEE ZULFA RIWAAYADII CADAABTII CAASHAQA

  Рет қаралды 304,395

Abdirashiid Qaraare

Abdirashiid Qaraare

Күн бұрын

HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
my:web
qaraare.blogsp...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ @qaraaremusic
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan

Пікірлер: 75
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 ай бұрын
adeerkey cabdulhi maxamud jimcale --shiikh sulfa
@maajidnolosha3032
@maajidnolosha3032 10 ай бұрын
Xasuus darteed matagaa iga soo dhawaaday sidii qof xanuunsan waaya xaaladii waa gaas lagu jiray iyo hada alow adaa awoodee dalkeena nabad nooga dhig
@mohamedosman7544
@mohamedosman7544 4 ай бұрын
Amin 😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Caawa jawi jacayl baan kujiraaa oo murugo ah. Heestana kaniin ahaan baan madaxa ugu dejinayaa War bal soo duceeya asxaabey.😢😢😢
@khalidkhalif6390
@khalidkhalif6390 Жыл бұрын
😭😭😭cafimad tam aah
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 Жыл бұрын
😁 Sxb. Anigaba heestaan kaniin jaceel baa kadhigtaa. Aad baa ogahelaa runtii.
@abdullahigelle4875
@abdullahigelle4875 Жыл бұрын
​@@liibaanxaaji7258344444444gg44g4555 1:49
@maxamedcabdi7417
@maxamedcabdi7417 Жыл бұрын
​@@khalidkhalif63906th vvbv
@abdiwaliismail20
@abdiwaliismail20 Жыл бұрын
JRl
@abdifitahmjelle82
@abdifitahmjelle82 Жыл бұрын
Runtii dugsiileey ayaan ahaa 1988 yaraantey ayaan xasuustey ciyaal xamar kii hore ayaa fahmi kara
@sanweyne100
@sanweyne100 3 жыл бұрын
Waa heeskii Actor Xaaji Ikar leeb Manakobiyo ku dhax qaadaayo(AUN)
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 ай бұрын
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤
@abdullahigargar1047
@abdullahigargar1047 2 ай бұрын
Axsan waayo waayo sulfa cod iyo hees inlkastoo fankii iska dhafey axsan fanaan aan somalia dib usoo mareen mar la arag
@ayaheenasomalichannel1332
@ayaheenasomalichannel1332 2 жыл бұрын
This song never gets older I like it amazing words
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 3 ай бұрын
Xusuus hore! Baska iskoolka aan u sii raacijiray ayaa heestan noo shidi jiray isgoyska black sea restaurant. Waxaan ahayn arday kala daganayd hodan iyo hawlwadaag jidka labadiisa dhinac. Aniga ayaa inyar ka fogaa ilaa baar caynu-shamsi ayaan ka soo lugaynayay.
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho Ай бұрын
Waayo waayo & waqtigii wacnaa alow wadankeena gaalada noogasaar nabada noogadhig
@warsameali8958
@warsameali8958 2 жыл бұрын
My best singer zulfa i remember when I was student it was good day but there's something missing in my heart halima Ahmed gabow my first love 2002 am warsame Mohamed warsame
@asadabdiomar1565
@asadabdiomar1565 Жыл бұрын
Fananka hada wuu cabtoy ku noqday dibada sharaf dhimatay
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Жыл бұрын
​@@asadabdiomar1565 war sulfa waa sheekh Diintana bartay Saciudi uu joogaa yaa ku wax hubso
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Жыл бұрын
@@asadabdiomar1565 ceeb wll zulfa wuxu ku noqday diinti Allah. Waa sheekh weyn hada oo jooga sacuudi carabiya .
@chugrijama7291
@chugrijama7291 Жыл бұрын
@@asadabdiomar1565 Adiga Wixii Cavaayo Iyo Wax isfareeynaayo aarbiiitaro Maad Utahay Mideeda Kale Wixii Kudhalay Aaway Dadka Aadan Aqoon Faraha Kalabax wax Kasheegidooda Malagu Dhihin Miyaa Waa Lagaa Garanaa Kuwa Nasiibka Xun Ee Dagaalka Ku Dhashay Dhac Boob Xaasidnimo Dadeeysan Gaadheey Maxaabiis Ciilan Ee Qadadu Ugooysay iyo Koola Dhuub Gawaad Ah Oo Wixii Cabaayo iyo Waxa Baqti Kashaqeeya Aduunka Ka Bartay. Dowlad Buu Ku Soo Barbaaray Sulfa Nooca Diinta Ku Soo Gabada Qamriga Kasheekeeya Waa Noocaaga Gobol Iyo Gaajo Dagaal Ciil Iyo Haraad Badawnimo Ciishay Ee Maxbuus Utah Ay Isna Odhanaya Laqabso Dadka Markaasa Waxaa Afkiisa Kasoo Yeedha Hooyadeey Baan Waxaa Ku Sameeyey Markaa Cashar Baa Maanta Kuu Baxay Adiga Iyo Noocaaga Oo Miidhan Ayeey Darsi Biririx Ah Oo Kasamata Bixiya Dhibaatada Xaqdiga Badawnimada Iyo Cunfiga Ciilka Badan Ee Qofka Naftiida Marin Habaabiya Ee Wax Waliba- Afkiisu Kasoo Yeedhaan Iyadoo Ay Jaahilnimo Ku Dhisan Tahay Lasoco Casharkaa Yaanlaguugu Celin Marnaba
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Жыл бұрын
​@@asadabdiomar1565 xabiib sharaabi Ayaad ku qaldaysaa Dadkankala baro Hunsiina hal baa la siistaa
@gacal11
@gacal11 3 жыл бұрын
One of my favorite song. Mahadsanid Qaraare.
@AbdirahimMohamedYusuf-n3b
@AbdirahimMohamedYusuf-n3b 11 күн бұрын
Waayo waayo saan maa noo dambeysay soomaaliyeed
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Mon Aig 19/8/2024❤❤❤axsan hees🎉🎉🎉🎉❤❤❤kuwa ugu mcn❤❤❤❤❤hade wa hesahan❤
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Thanks for your sharing with us brother Qaraare
@yasinhussein6754
@yasinhussein6754 3 жыл бұрын
Waa heestii aan jeclaa abid
@MalikHadi-gu1pr
@MalikHadi-gu1pr Жыл бұрын
صوت خرافي للفنان زولفا❤
@xidig3833
@xidig3833 2 ай бұрын
Alaha unaxriisto
@mohamedsamatar7510
@mohamedsamatar7510 Жыл бұрын
Xusuus aduun ka aduun ahaaa lama ilaawaan. Heestan gabadh aan jeclaa ayaan sheeko dheer uga sheekeeyey (lovely) kadib heestan ayaan u shiday by Telefon xamar way soo dhaqaaqaday 11:00 habeenimo meeshii aan joogay ayay iigu timid From:soobe to waaberi.
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 Жыл бұрын
Wooow
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hamiga ha iga haleynin kama harad go in wa huba mana hilmamin wagi hore Hilibka wa iga hobtay so hade so hade hoy hab iso dheh hamuntana iga goy xoga hilmamay
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Жыл бұрын
Waxii hore Maaha waagi hore waa Banaadiri
@cabdinaaficcasayr5850
@cabdinaaficcasayr5850 6 ай бұрын
Waa heestii u horraysay een Sulfa ka dhagaysto.
@user-horo
@user-horo Жыл бұрын
Sulfa waagaan fooda lahaa ayuu ixasuusiyaa waanigaa 2023 dhagaysanaya
@Somali_Wadani
@Somali_Wadani Жыл бұрын
Abaaa anaga hada fooldle longlife and good health mzea 💯✋
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 Жыл бұрын
😁 Sxb. Berisamaadkii & waayo waayo udaa. Fanka banaadariga aad uu umacaanyahay. Heestaan kaniin jaceel waaye.
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 Жыл бұрын
Asc dhaljnta maanta foodleyda soo dhawada anaga waqtigan soi madnay Heestan waxay la mid ajayd Riwayda Cadaabti Caashaqa waa 1985 dugsiga sare 15may aanku jiray 11 grade aan ahaay Sulda labo gabdhood oo dhashay ila dhigtay Aqiyaray ogada fan waa kii hore wadanka ha loo duceya Somali qalbigoda oyo qulubtoda alaah isku furo Ameen
@user-horo
@user-horo Жыл бұрын
@@sacdiyasiyaad7241 hhhhhhhh mashalaa cimri dheer inshala
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 Жыл бұрын
@@user-horo Ameen ya rabi dhamaateen
@abdullahijama9171
@abdullahijama9171 5 ай бұрын
Waa waqtigii uu kac sanaa sulfa waayo waayo
@sihaaamsiman9060
@sihaaamsiman9060 3 ай бұрын
Sanadahaan aduunyadu sakiin weeye caashaqu sak haduu ku siiyana seedahuu ku gooyaa Socdaankaan dunida ku soo maray saamiyeey sidaada oo kale indhaha maanasaarinee suuradaada oo qura Hadiin aan sirqaado hadalkaa waxaa iila siman tahay saxan saxada roobkiyo subaxdii ciida dadku isa salaamaan Saan dahabeen daraadaa maxaan salaalay laylkii maxaa saacada eekayoo maxaan seegay seexashada, hayeeshee salaadii markaa sugo sajuudka rabikee adoo saanta kula marin sahankii matoosee, hadii aan sirqaado hadalkaa waxaa iila siman tahay saxan saxada roobkiyo subaxdii ciida dadku isa salaamaan ❤
@yusufali8770
@yusufali8770 2 жыл бұрын
Xasuus walhi Nice zulfa
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 2 жыл бұрын
Waxasa hees lagadhaha cajiib❤
@kamalmaxud3924
@kamalmaxud3924 2 жыл бұрын
I like this song cuz it is really good time for me... 18th May
@shuceibfarah8727
@shuceibfarah8727 Жыл бұрын
AUN Dr Raafi aa iska leh Riwaayada Cadaabta Caashaqa
@mohamedsharifproduction2471
@mohamedsharifproduction2471 4 ай бұрын
sax aun dr raafi alah haunaxriisto
@ubax3018
@ubax3018 8 ай бұрын
Caawa waxaan joogaa 1983 curubo waaa hees xasuu mudan❤❤❤ 24/1/2024
@osmanyaasiin
@osmanyaasiin 5 ай бұрын
Heestaan 83 ma soo bixin. Saaxib taas waa kkaa qalantay.
@ubax3018
@ubax3018 5 ай бұрын
​@@osmanyaasiin Hadaan arkey hadafkeeyga Waxuu ahaa 88 oky marka Sidaa ufahan
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 ай бұрын
​@@ubax3018 kuligiin waad qaldan tihiin we waxadan ogayn ha ku murmina please this song has been released 1983
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 ай бұрын
​@@osmanyaasiinexactly markaasaan audio cassette kasoo gatay yaweli video. Memories are forever 😪
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 2 жыл бұрын
Qaraare thanks
@yusufyusro3953
@yusufyusro3953 3 жыл бұрын
Sxb waxad so dhigta heesti kilar ilmihii awar arkan aaran wa arkayaan axb ku dhaqso
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 2 ай бұрын
Zulfa was legend 🙌 👏 ❤️
@aliyakub7165
@aliyakub7165 2 жыл бұрын
Xasuus ninkii joogiyaa joogay ka hadal malaha
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 2 жыл бұрын
Cabdullahi Zulfa
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 6 ай бұрын
Ain't this all about Nostalgia
@منيرابوعامر-ت6غ
@منيرابوعامر-ت6غ 4 ай бұрын
@shuaibahmed4106
@shuaibahmed4106 5 ай бұрын
Zulfe 1989 yaa salaam
@naimaabdalla5523
@naimaabdalla5523 Жыл бұрын
hambal da aayo carfoohaay
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Жыл бұрын
This was 1980s 👍 🎉
@DaadiAadan
@DaadiAadan 11 ай бұрын
🎉🎉🎉
@AliHussainIbrahim-kd9rl
@AliHussainIbrahim-kd9rl 6 ай бұрын
Ali Hussain ibrahim
@asmaasmail5558
@asmaasmail5558 2 жыл бұрын
Wan xiseyaa zulfa
@MaxamuudYare-xn8np
@MaxamuudYare-xn8np 4 ай бұрын
Still 2024😂🎉😊
@JJ-xm2km
@JJ-xm2km 5 ай бұрын
i don’t know it feels i was from this generation…. even though i’m not
@Ayuub143Ayuub14
@Ayuub143Ayuub14 Жыл бұрын
Saxibmacani
@AbshirAliYusuf
@AbshirAliYusuf 2 ай бұрын
waxaan ku dhagaysanayaa degmada Balcad ex Taytayleey maanta oo ay taariikhda tahay 28.7.2024
@samadoon4388
@samadoon4388 Жыл бұрын
HAMIGA HA IGA HALEYN AAD IO AAD WAA XASUUSTA AAN IGA GO IN XAQIIQ
@fagassalah833
@fagassalah833 2 жыл бұрын
I waal aboo ,Jennifer igu rid,, adduun. Eesh calaa hees.
Duufaan iyo Dabeyl Zulfa
6:12
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,5 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Cabdullahi Maxamud Sulfa - Maxa Kurta Loogu Shubaa Koleylka
5:53
Abdullahi Mahamud Sulfa
Рет қаралды 197 М.
Abukar Jeilani - Hamiga Ha Igahaleynine
5:21
Abukar Jeilani
Рет қаралды 38 М.
Axmed Shariif Killer Hees Calaacal Af Dhurway
7:30
Abba Teega
Рет қаралды 333 М.
RIWAAYADDI FASAHAAD IYO FIDNO GUUR
55:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 30 М.
Xulka Heesaha Sulfa ku luuqeeyo
22:59
LBchannel
Рет қаралды 519 М.
WADANKIIS NINKII KA TAGEE C/LLAHI ZULFA RIWAAYADII SHAYDAAN BUULOW
6:58
Khalidinho production
Рет қаралды 55 М.
Somali Lyrics   Song   Darbi Ka Boodooy   By Sulfa
6:02
faisal hussein Ali
Рет қаралды 109 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН