Duufaan iyo Dabeyl Zulfa

  Рет қаралды 1,576,897

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Пікірлер: 524
@greatspead1363
@greatspead1363 2 жыл бұрын
Heeskaan waxaan aad dhageeysan jiray sanadka markuu ahaa 1986 anigoo wiil yar ah oo jooga Muqdisho xaafada Waaberi weliba 1da Maajo oo ah meesha aan ku dhashay kuna soo koray ama barbaaray. Waxay isooo xasuusisaa waqtii fiicnaa ee nabada Muqdisho ahayd iyo asxaabteyda iyo gabadhaan jeclaan jiray. Hada oo aan ahay nin weyn oo Aabe ah weli heeskaan aad ayaan u dhagaystaa. It's such beautiful song and it brings back a lot of old memories. Thank you who ever posted this great song, you really took me back.
@faadiyajamaal5870
@faadiyajamaal5870 Жыл бұрын
Isku dagmo nahy msha allah
@wiilhoog4404
@wiilhoog4404 Жыл бұрын
Old is gold💖🥰
@xamuudiqaasim2621
@xamuudiqaasim2621 Жыл бұрын
From deg.waaberi wanagsanow🥰
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 Жыл бұрын
Sxb aniga ayaa sidoo kale reer waabeŕi ah kuna dhashay kuna barbaaray bro aduun horuu udhamaaday maacaleesh
@mohamedabdi1642
@mohamedabdi1642 12 күн бұрын
You are legend ciyaal waaberi. aduunyo saas waye waagi skool galableyl la aha
@fanole55
@fanole55 4 жыл бұрын
Waa 1984-kii igama qasneen waxaan madax ka ahaa Mashruuca Sokorta ee Mareeray (JSP). Waan ilmeeyaa markaan hesstan maqlo Xusuus darteed.
@maryanahmed510
@maryanahmed510 4 жыл бұрын
Mashallh ibrahim
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 4 жыл бұрын
Abtigay baa engineer ka ahaa
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 4 жыл бұрын
masha Allah ilahey dadka aqoonta lahaa maamulka wangsanaa dalka alaha noogu dhibo
@abdull_bc23
@abdull_bc23 3 жыл бұрын
Yeey ka qasneed mrka. Anigaba Midii ISNAY ee Jowhar aa heysteee.
@sihaamali5326
@sihaamali5326 3 жыл бұрын
@@abdull_bc23 hhhhhh
@malomalishorts8608
@malomalishorts8608 3 жыл бұрын
Wali sideyda okale 2021 ma dhageysane like dheh 🇸🇴❤️ never gets old wlhi
@nasteexofanax3963
@nasteexofanax3963 3 жыл бұрын
waaaaw heesaha zulfa lagama xisaba
@cantarsaanaa4134
@cantarsaanaa4134 3 жыл бұрын
Yes
@Salmaan_omar12
@Salmaan_omar12 3 жыл бұрын
Aad uweyn lph
@cabdimaalikcabdirahiim8912
@cabdimaalikcabdirahiim8912 3 жыл бұрын
@@Salmaan_omar12 hda ayaan dhagesanayaa aniga
@alisaidali3851
@alisaidali3851 Жыл бұрын
Waxaan xasuusanaa 1989 hooyadeey oo banaanka dhar ku dhaqeeso Xaafada Madiino. Aniga oo dabagaab wato oo school Ali Hussein u socdo. Walhi waa ilmeeyay xasuus darteed❤ never forget
@alisaidali3851
@alisaidali3851 Жыл бұрын
Hada hooyo Waa dhimatay Allah u naxriisto 😅😅😅😅
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Woow anigana wagaas Cali xuseen dhigan jiray I think you touch my emotions Cali xuseen fisha diratoor waxaa no ahaa bulaale diritor waxaa Ahmed nin la oran jiray diyeeshe xitaa waa xasuusta despite I was 10 yrs old aaax aax my friend where ever you are bless you🙏🙏🙏
@calmdown15
@calmdown15 7 жыл бұрын
wow I am speechless I don't understand the words but it is a beautiful song love from Eritrea 🇪🇷🇪🇷
@ms3fr296
@ms3fr296 6 жыл бұрын
calmdown5 Do you know what the meaning to this song is? I love it but I have no idea what it means
@bishaarhassanmoallin428
@bishaarhassanmoallin428 6 жыл бұрын
Maquénxis a new edition of this song. kzbin.info/www/bejne/ep2td6h6hqmUZrM
@bishaarhassanmoallin428
@bishaarhassanmoallin428 6 жыл бұрын
calmdown5 here is a new edition of this song kzbin.info/www/bejne/ep2td6h6hqmUZrM
@ms3fr296
@ms3fr296 6 жыл бұрын
Bishar Hassan No it is not. That's not even close to being the same song
@TheMaestro8
@TheMaestro8 6 жыл бұрын
Maquénxis "its about love" the singer his name is sulfa. He is one of the best all time singers of somalia Old Is Gold.
@dacadboy3614
@dacadboy3614 2 жыл бұрын
Diinto la igu heyto iyo Alshabab baa daminkaan ilaa soo darseene darxuma la iidilaaya ducadii oow diinli nuureee😭😭😭😭😭 heestan maanto tariikhdu tahay 25 9 2022 dereen keyga ayaan ku cabiray rabiyow dalkeena Nabad iyo bar waaqo nooga dhig Argagisana wadan ka nooga saar aamiin inta iga dambey do aamin ta raaciya
@saidgutale2539
@saidgutale2539 3 жыл бұрын
Heestaan Waxaye I xasuusisaye xamar magaladii aduunka ugu jeclaye I miss soo much allah barkaye xmr
@iikarofficial9108
@iikarofficial9108 2 жыл бұрын
Amiin
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
4:41 Me two walaahi somalia meel kale maba aqaan despite inaan kasoo cararnay 11/1/1991 hadana waa magalada kaliya aan aqaano especially xaafada madiino macmacanka dib dambena nasiib uma yeelan aan kutago walina inan kunoqdo ima suurta galin unfortunately 😂 3:52
@Jaysin261
@Jaysin261 3 ай бұрын
Haddii aan dib u soo celin lahayn gacmihii waqtiga oo aan dib ugu noqon lahayn daqiiqad si aan u aragno farxadda Muqdisho. ❤ Somalia
@Abdullahgii
@Abdullahgii 2 жыл бұрын
Waa habeenimo Isniina, Waa xili bar Waqtiga Afrika, Waxaan heestan kudhageesanaya magaalada Nairobi/Islii ee dalka Kenya. Heestan waa hesaha aan ugu jecalahy heesaha Xamariga. Sida an kumaqlay taarikhda heestan waa hees qiso dhaba xambaarsan. 19/09/22.
@user-sumayo
@user-sumayo Жыл бұрын
@fats7797
@fats7797 2 жыл бұрын
Thank you for showcasing my father’s lyrics, my father the legend (Dr Raafi) get in touch for more please
@mohamedabdulaahi3027
@mohamedabdulaahi3027 2 жыл бұрын
Wow dr rafi is your father fatima
@ruyarahmed8577
@ruyarahmed8577 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺❤
@AhmedRastaMusic
@AhmedRastaMusic 2 жыл бұрын
R. I. P. To your father sis he was legend who made his mark during his life time and his words will always be heard through generations may allaah grant him to the gates of jannatul fardowsa also R. I. P. to my brother who was a good friend of mine Siisle Dr. Raafi 🙏🏻
@mohamedabdullahi2712
@mohamedabdullahi2712 Жыл бұрын
If there is a nation that doesn't honour its heroes it's ours, Dr. Raafi may Allah rest his soul in eternal peace was an exceptionally talented Somali son and Afrika at large.
@s24motivation
@s24motivation Жыл бұрын
!!!
@amiinofficial750
@amiinofficial750 4 жыл бұрын
2020 inta ila dhageysaneyso like irep❤
@vandaam16vandaam64
@vandaam16vandaam64 4 жыл бұрын
I e
@ahmeddhagadhere9416
@ahmeddhagadhere9416 3 жыл бұрын
Zulfa, boqorkii banaadir, 2021 first night ban dhagaysan saacada geeska Africa 2:05 habeenimo. Hadii aad iga danbeesid, waxan ku leeyahay dareenkaaaaa lahaaa weeee 🤣❤
@alasali3729
@alasali3729 3 жыл бұрын
Same time here 02:53
@wasimahmed4106
@wasimahmed4106 2 жыл бұрын
Same here
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 Ай бұрын
02:07😢😢❤
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 3 жыл бұрын
First time I fell in love with someone used to listen only mr zulfa's songs He has the voice that you couldn't resist but listening all the time.. may God bless you zulfa...
@mubasharibraahim8992
@mubasharibraahim8992 2 жыл бұрын
Adeero hadba wa sida aad u fahanto heesaha baba sulfa 💯 waa siyasad heesihisa iyo dhibki wadanka waga ka jirey
@muxamadiyuun892
@muxamadiyuun892 5 жыл бұрын
Dadkan hday maanta nolanlahyen Somali music to the world miyan baryi lahayn.....Ilaahow faladagan iyo FARTUN BB adiga fananin noga dhigaye sida noga dhaan.
@iikarofficial9108
@iikarofficial9108 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 13 күн бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk see camal hee dhulkaad la gashee
@ismahannaag7737
@ismahannaag7737 Жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya sanadka cusub 2023❤😣🥀🥀
@Cudoon1
@Cudoon1 Жыл бұрын
☝🏻 Waa my fv song 🎧 😢
@BISHAAR77
@BISHAAR77 11 ай бұрын
Aniga 🔥❤️
@ismahannaag7737
@ismahannaag7737 11 ай бұрын
Wad mahadsantihiin😢
@Rumaanabdilhi1122
@Rumaanabdilhi1122 10 ай бұрын
Me 😢😢
@Hikmah1995
@Hikmah1995 6 жыл бұрын
This that song you play to your wife outside her window when she kicks you out of the house. 😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@brahimbarrehbarreh8824
@brahimbarrehbarreh8824 5 жыл бұрын
hahahaha im dead damnn lol
@aaishahussein8636
@aaishahussein8636 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Kkkkkkk😂
@knaanali7854
@knaanali7854 4 жыл бұрын
Kkkkkk laacib soo jabay caadi mahan
@fariida6236
@fariida6236 4 жыл бұрын
😆😆😆
@hodanhassan2484
@hodanhassan2484 Жыл бұрын
I used to listen to this on my way to school on the bus in Mogadishu as a teen the bus driver would blast it on the speaker good times Allhamdullilah 💕😊☺️🤲
@dadirosharif123
@dadirosharif123 Жыл бұрын
Me too in barawa
@farahmoha5500
@farahmoha5500 Жыл бұрын
Waw ruun sheeg walashey...oh good times...which year Please?
@faadumaentrepreneusemarwoe3730
@faadumaentrepreneusemarwoe3730 7 жыл бұрын
somali raaxo iyo jaceyl dadkii hora ayaa kasayo waaaw😘😘😘😘❤❤💜💜💛💛❤❤❤❤
@blackmonk8602
@blackmonk8602 7 жыл бұрын
lol
@mohameddubow2242
@mohameddubow2242 5 жыл бұрын
mashalla xaqiiq ayd k hadashey
@ahttt4020
@ahttt4020 4 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa faadumo
@HassanHassan-bl4ly
@HassanHassan-bl4ly 3 жыл бұрын
@Baba Foodle baba foodle kkkkkkk waryaa
@cadanicade8739
@cadanicade8739 2 жыл бұрын
@@HassanHassan-bl4ly 2
@moclips6180
@moclips6180 4 жыл бұрын
I got chills just listening to this. If only time travel was real.😍
@Somaliedge
@Somaliedge 7 ай бұрын
❤❤❤
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
This is nostalgic takes me back 1984 85 1986 Xaafadaydii Shingaani
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Could be able to be back one day after over years to 31 years ago
@foziali8493
@foziali8493 Жыл бұрын
The bad one’s destroyed the good city bro
@maxamedcilmi4776
@maxamedcilmi4776 3 жыл бұрын
It's beautiful song I love Somalian songs very much I from sudan 💕💋💕
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
جنوبي والا شمالي؟ عموما أهلا بالسودان وأهل السودان حبايبنا والله كل الاحترام والتقدير
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Yaahuu.
@abdirahmanbashiirmohamed2353
@abdirahmanbashiirmohamed2353 Жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 Lol😂🤣🤣🤣
@caraweelo2673
@caraweelo2673 11 ай бұрын
​@@waryaawariiri1812😂😂😂😂😂
@cawil252
@cawil252 5 ай бұрын
Sudan maxamed qoranayo Mohamed bu oron lahaa ee x Kuma dareen😅😅😅😅
@sumayosalman4562
@sumayosalman4562 5 жыл бұрын
Duufaan iyo dabeel luleysaa daminkan ilasodarsee oh axsan hees xasuus ayey igalisay wlhi one love
@mohamedmoalimabdullahi8455
@mohamedmoalimabdullahi8455 5 жыл бұрын
Dadkii 1980 aadkii waa idiin salaami xiligaaas waxaan ku sugnaa jowhar
@saidmahamud
@saidmahamud 5 жыл бұрын
masha alah heestaan caadi ma,ahan naiibdaro waagi nabada ma,ihi waan kaxumahay lkn waan dareemaa
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Good Old days ,, Thanks heesta qiimaha badan leh , ee codkeeda yahay clearka ,, Thanks
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 5 жыл бұрын
osman lugayare Intaa ku jirtaa hhhh
@munira005
@munira005 4 жыл бұрын
Xasuus Qaraami Waayihii Soomaaliya Nabad aheyd 😭😭😭
@iamg5034
@iamg5034 7 жыл бұрын
Someone take me back to the 1980s😭😭😭
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 6 жыл бұрын
IAM G be patient bro it,s what had have and Never seen back again Omg
@maxamedguutaale3896
@maxamedguutaale3896 4 жыл бұрын
Kkkk it,s true really
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 8 жыл бұрын
Heesahan waa kuwa ku so bilabaay dhagaysii hees soomaali. Waan qirooda markan maqlo runti.
@jackp0wer310
@jackp0wer310 4 жыл бұрын
Very nice Somali music.from Germany
@cadarus75
@cadarus75 7 жыл бұрын
ZULFA MARKAAN MAQLO WAAN OOYAA WAANA QIIROODAA I JUST LOVE IT .
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Me two walaahi unbelievable man zulfa ilahaw xafid zulfa he doesn't know me nevertheless I am big fan of zulfa
@ItzNobodyy
@ItzNobodyy 8 жыл бұрын
My favourite song for all my problems in life I just love it !!
@TheCaleey1
@TheCaleey1 6 жыл бұрын
Waa wax jira oo xaqiiq ah somaali maanta duur ayaan isku deeynay oo aan ku dhamaanay
@healthylifestylechannel9733
@healthylifestylechannel9733 4 жыл бұрын
Ya salaam . Dambi Daad kaMa qaade dulmi daa inkey daah ma saare dad iyo duur ma leysku deeye dareenkaa lahaawee . 👌🏾 Dabci daayac iila doortooy dulqaad dul iila heenee dan daradaan ma leygu deeyhaa an waa daalayee .
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Waa Arrin Aad U Adag in la helo like Axmed Naaji,& Cali Naaji iyo dhammaan Ragga Kala Ah:- Dr-Rafi,Killer,Zulfa,Xabiib Sharabi, & Awees Qamiis oo kale Dhabtii!!..thanks.
@idaacada2459
@idaacada2459 5 жыл бұрын
One of the most beautiful songs I have ever heard 👌
@johnjewish5587
@johnjewish5587 4 жыл бұрын
Woow the great song in Somalia abdulahi Sulfa, remembering the beautiful days,😭
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 3 жыл бұрын
Are you Jew
@sadiqmarine6186
@sadiqmarine6186 8 ай бұрын
waa sida xusuus fiican iyo sulfa , saalax bongo ,iftin macalikaygii Jaani Cartan ( AUN) Amin music alphabet DO , RE MI FA SO LA , TI dugsiga dhexe Boondheere waxay ahayd waqti ardaynimda iyo wadaniyadu macaanayd , allaha siiyo jiilka naga danbeeya , Amin
@samuuraqaali3323
@samuuraqaali3323 6 жыл бұрын
Heesihii hore waxay lahaayeen murti ka hadleeso qof walbo dareenkiisa
@abdiwalialijibril8876
@abdiwalialijibril8876 4 жыл бұрын
Waa RUWAAYADII FALXAASID IYO FAQIR WAA ISKA LAHAA MACOW AW DIINLE NUUR AL FANANKII KACSANAA 88 LKN HADA FANKA ISKA BAXAY OO SHIIKH DIINTA ALLE SI WEEYN U BARTA AH KUNA NOOL MAKALADII BARAKEEYSNEE EE MADIINA SHIIKH ABDULLAHI ZULFA
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 4 жыл бұрын
100 hees oo aad dhageysato waxaa kaga fiican Hal (1) hees oo aad macnaheeda dhabta ah fahamto
@sherifdahir1667
@sherifdahir1667 2 жыл бұрын
saxiix sxb tasan been aheyn dadka ayaba ubadan iney dhageystaan hees ay macnaheda fahmeen musikada kaliya karaba madaxa laruxayo cajiib ahaa waa dameer malab lasray oo kle
@jinimadow
@jinimadow 5 жыл бұрын
This is the first I’ve heard this song and am in love with it can’t stop playing over and over again and again
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Nostalgia 1987 what a song fal xaasid iyo faqiiir wax helay riwaayad
@ابوشير
@ابوشير 6 жыл бұрын
Raggii soomaaliyeed ee hore qurux badnaayee jaad iyo sigaar may aqoon daadax
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Saaxibayaal Sulfa u soo duceeya Kilyaha ayaa laga hayaa waxaana lagu mayraa kilyihiisa Dialysis Machine maalin dhaaf waxuuna ku noolyahay Riyaadh Saudi Arabia
@najuu1433
@najuu1433 4 жыл бұрын
Allaha faaciuo yaabih
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Alow caafi zulfa ilahaw xafid zulfa what a LAGEND
@kananhashi8078
@kananhashi8078 7 жыл бұрын
The first i heard this song was 1984 i think i was 7 yrd old
@tusbaxle_gaming2041
@tusbaxle_gaming2041 7 жыл бұрын
axsan hees
@zakariaabdi3288
@zakariaabdi3288 5 жыл бұрын
😊
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 5 жыл бұрын
kanan hashi aniga 01/09/1986.
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Wow 🔥🙌🏽
@김사랑-t6g
@김사랑-t6g 4 жыл бұрын
Walhi
@sadiqmarine6186
@sadiqmarine6186 8 ай бұрын
waa sida xusuus fiican iyo sulfa , saalax bongo ,iftin macalikaygii Jaani Cartan ( AUN) Amin music alphabet DO , RE MI FA SO LA , TI dugsiga dhexe Boondheere waxay ahayd waqti ardaynimda iyo wadaniyadu macaanayd , allaha siiyo jiilka naga danbeeya , Amin. Saadiq xusuus wanaagsan
@princessbelliinas1547
@princessbelliinas1547 3 жыл бұрын
2016 Ayan dhagesan jiray anigo inan ah mantana hooyo ayan ayan ayahy Alxm xasuus wlhi
@upirashid
@upirashid Жыл бұрын
Dhamaadkii 1998 ilaa bilowgii 2000 markaan soo hanaqaaday waa heestii aan ugu jeclaa heesaha Somalida oo dhan. xasuusti xaafadaydii xamar jajab barxda wekiyo maxaan habeena badan aniga jaceylkaygii ugu horeeyay kudhagaysanay heestan duufaan iyo dabayl hobalkii codka macaanaa sulfa
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Allh unaristo sulfa 🙏 see u 2030
@mfjolst3610
@mfjolst3610 3 жыл бұрын
Najiib sulfa Wuu noolyahay ilaahay cimrigiisa ha udheeryo sacuudiga ayuu mu aadan kuyahay
@Ciidle1
@Ciidle1 9 ай бұрын
Dad iyo duur ma la isku deyo" Dareenkaga lahaawe" Waa erayo cajiib ah sida aan bulshada ula macamilno iyo sida ay noqdaan dadka qaar qalbiyadena aan u furney nolosheena so galey ka dib dhib inagu noqda waa u digid dareenkiina lahada waliba dhanka qalbiga marka fureysan qof adduun waxyalaha soke dhib malaha qalbiga u daran. Fananki qarniga 19th Sulfa Erayga E waa laxankiisa Subaxnimo 6:00 💔
@haniali620
@haniali620 9 жыл бұрын
Dad iyo duur mala isku deyo darenkaaa lahaaw asal xaqiiqda waaa erayo jirto ilahey duirka naguma deyo
@soolan1
@soolan1 8 жыл бұрын
waa run qaasatan anee si dhab iyo iigu dhacday waxaa kaloo jiro hees uuqaaday zulfa wadankana barwaaqo ahaa oonoogudigaayo inoo wadan kale uuaado dhibatada uulee yahay waana soo baxday
@osmanabdiabdulle7602
@osmanabdiabdulle7602 7 жыл бұрын
Aduunyo xusuus ayeey heestanu I gelisey shiikhana allaha ka cafiyo
@ahmedmaxamed2695
@ahmedmaxamed2695 5 жыл бұрын
Walee waa hees mcn
@Lamadoonka
@Lamadoonka 8 жыл бұрын
Yaa Salaam, Allaah Yacizak Yaa Sulfa .. Waayo Waayo Adduunyooy.
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 5 жыл бұрын
Sharmarkee Ali masha alhaa intaan maa joogta 🤔💕fecbooka Lee kugu ogaa (N)
@ubaxcabdifaarax551
@ubaxcabdifaarax551 4 жыл бұрын
Heestan xusuus gooni iledahay markii aan yaraa hooyadey ayaa qaadi jirtay HOOYO mcn illahy ha ii kadaayo 😍😍😍😍😍
@losman1997
@losman1997 3 жыл бұрын
old somali Song in 1980s Zulfa i remmber when i was 15
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
Heestan waa heer caalami caadi maaha Music ga banaadiriga waa ka keliya aan haddaan Soomaali naga gadmi kara.
@munaqaali4556
@munaqaali4556 4 жыл бұрын
Ma af ruush buu ku heesayaa bal ii macneeya wlhi iñaan midh ka fahmayn
@ahmeda.c.m8940
@ahmeda.c.m8940 4 жыл бұрын
15 april 2020 malin arbaco ah saacada oo ah12:00 wlhi wan iska qiiroonoyaa maxaa yely gawar an jclhy ayaa mar xaladan kujirto allah ayaa kabaryaa in aad gulesato gacliso cadowgada all hakaa qabto gacliso alle ha ii bad badiyo gaclisadeyda iisoo duceya walaaalaheyga waa idin baryaaa iinoo sooduceya ani io gaclisadeyda 🙏🙏🙏😥
@yonissheikhn8127
@yonissheikhn8127 2 жыл бұрын
Living Legendary Zulfa Timeless And Priceless Throwback Produced By Dr Raafi Those Were The Day’s
@sadiqmarine6186
@sadiqmarine6186 8 ай бұрын
ma hilmaami karo waa waqtigaygii aan soo hanaqaaday Sulfa iyo iftin macaliaygii jaani music alphabet do , re mi ilaahay ha u naxariisto
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 жыл бұрын
Sulfa he lives in saudi arabia now i heard he give up music and dedicated his life in practising deen . I would like to visit him insha Allah when i make umra. Legend.
@omarmungani7989
@omarmungani7989 4 жыл бұрын
Waa erayadii iyo laxankii Dr raafi codkii sulfa music Iftin. Dal waa inaga duhurna waa idinka oo mixnaheeda garaneynin Iska daaya ha dhageysanina by OSMANETO in the house
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Jaceylbaa muxuu dadka dhibay 😠😢
@hodanmahmudyaasiin259
@hodanmahmudyaasiin259 7 жыл бұрын
heestaan xusuus ayay igalisy runtii
@abdiwahidahmed5577
@abdiwahidahmed5577 3 жыл бұрын
Goormaa kuugu horeysey hodan
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
Fanaan qaali ah oo cod macaan ayuu ahaa Sulfe, alle haw danbe dhaafee.
@abdullahimohamedsaid1813
@abdullahimohamedsaid1813 5 жыл бұрын
This song gives me strange feelings, I don’t know why..?!
@Knaan-ro6eo
@Knaan-ro6eo 3 жыл бұрын
Nostalgic
@abdiqudusabdullahiabdinasi9862
@abdiqudusabdullahiabdinasi9862 5 жыл бұрын
best song, feel me heart touching
@قناهكوكيقيم
@قناهكوكيقيم 5 жыл бұрын
Walaahi heestan waxay ixasusiheesa Somalia 86 Anago marka kasobaxni o ujeedno jamaama Aroos Mashaalah waqtiganeh aad ayuu ufiicnay.
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 4 жыл бұрын
Afar sana kadiba dhashtay waagi burburki masha alaah cimri dheer cibado suban alaha kusiyo
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 5 жыл бұрын
Xasuus iyo waayo waayo ba so xasuustay maalmihi wacnaa walee aduunyooy
@ahmedmohamed1young817
@ahmedmohamed1young817 14 күн бұрын
What a song habar yartay ayaa dhagaysan jirtay anigoo yar 2000 kii markii igu horaysay dharkayna ku dhaqan jirtay
@starlight_gacha2121
@starlight_gacha2121 4 жыл бұрын
Love this song 8 /4/2020
@jeexdinTV
@jeexdinTV Жыл бұрын
Alxamdulilah I used to listen this song when i was asecondry students around 1990 i think it as apart of the film which was called Rafad iyo Raxo directing Shimali
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 Жыл бұрын
Falxaasid iyo faqiir wax Hellay
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Zulfa zulfa despite he left fanka somalida 30 yrs ago hadana wali codkisa maqalkisa waxuu leyahay xiiso cajiib leh ....zulfa qayr iyo cafimad taam ah kurajayna insha alah🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAweys-qm5xt
@MohamedAweys-qm5xt 3 ай бұрын
Yaa ila dhageysanoyo 2024❤
@FartunDagan
@FartunDagan 2 ай бұрын
❤Sulfa allow camri dheer see Wa heesta kaliya marka maqlo qalpiga ixanuuno xasuus ay igu leedahy inta heestan siday iitabaty oo kale taabaty qalpiga idinka salaamy ❤
@cabdiwalimaxamedxersi843
@cabdiwalimaxamedxersi843 3 жыл бұрын
Dambi daad kama qade Dulmi daa'inkey Daah masaare Dad iyo duur Maleysku deeye Dareenka lahawe👈 Jiilki hore dhaxal dareen leh ee noga tagen Legend zulfa 02:02:00 5 june 2021😘😥🥰
@aishamohamedadam2115
@aishamohamedadam2115 2 жыл бұрын
WHAT A SONG🎵 DEMBI DAAD KAAMA QAADEE DULMI DAA'INKEY DAAH MA SAARE DAD IYO DUUR MA LEYSKU DEEYEE DAREENKAA LAHAAWEE
@abdullahiqanciye7438
@abdullahiqanciye7438 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺hees qiiro leh intee xasuus gashay like dhac iska sii
@محمدعليأحمدالعزعزي-ط4ق
@محمدعليأحمدالعزعزي-ط4ق 7 жыл бұрын
old memories and god days
@fartuunmohamed5841
@fartuunmohamed5841 4 жыл бұрын
+
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Feeling some nostalgic memories that haven't existing 23 may Tuesday 2023 12:49 duhurnimo
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 күн бұрын
Fanankan wuxu ahaa fanan aad u xishood badan oo dagnan u dheertahay ilahay Cimriga ha ubarakeeyo sulfa😍
@maxamuudcabdirashiid5681
@maxamuudcabdirashiid5681 2 жыл бұрын
yaa ila mida oo dhageysana 2023
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 4 жыл бұрын
Dulmi daa inkay daah maasin Dad&duur malasdeeyo dareenkaa lahoow jeceedhaba Iyo raaxo wadankeenii maantana qurbo joog qraabo Goos hhhhh viva jaclada aduunka
@suldanmohamed4559
@suldanmohamed4559 7 жыл бұрын
I can still remember till this day
@YussufhassanAdan
@YussufhassanAdan 8 күн бұрын
Heestaan cadi maaha bisha 9/2024 dhageysanaya old is gold 🥇
@abdikadirnur5414
@abdikadirnur5414 5 жыл бұрын
It wnvoked mo.mories of my childhood MOGADIDHU ANSALOOTI
@AbdikadirmahamaAbdi
@AbdikadirmahamaAbdi 2 жыл бұрын
Thanks 👍👍 my Brother from Eritrea
@aadanxasan6923
@aadanxasan6923 25 күн бұрын
Qalbi hadaa leedahay ama dareen aadleedahay waxbaa kugusoo dhacayo marka aad dhageysato fikir ahaanteyda 2011❤
@azizabdo5766
@azizabdo5766 4 жыл бұрын
Dulmi daad kaama qaade Dulmi da'inkey daah ma saare dad iyo duur ma lesku daaye dareenka lahaaw Ka yaabay wlhi dadki hore 😘
@iqlassalad7308
@iqlassalad7308 4 жыл бұрын
I think qoraga mesha uu dadka kadhigay waa dab Otherwise it’s not gonna make anything sense
@cadnaancabdullaahi90
@cadnaancabdullaahi90 8 жыл бұрын
waa hees qiira leh wlh aniga sometime waanba ilmeeeyaaaa markaan dhageesanaaayo
@jugrimoha1067
@jugrimoha1067 8 жыл бұрын
oo quranka makuilmaysid mark a hees u ilmenesid
@luulmaxamed5012
@luulmaxamed5012 8 жыл бұрын
cadnaan Cabdullaahi
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 Жыл бұрын
Heestan waan ka helaa markaan dhagaystoba.
@yasinmohamed7458
@yasinmohamed7458 9 жыл бұрын
Runtii waa hees aan ka heley
@mrss7241
@mrss7241 7 жыл бұрын
Walaalo somaliyee waxaan raba qofki yaqaano heesta dadka daa inkaye abuuraye dibcigooda Hal maa hinee kii darajeeysid aaba ku darane magaceed ayaan rabaa walaalo
@kabtankajclkacantarsaana5317
@kabtankajclkacantarsaana5317 6 жыл бұрын
ya kasaye he anaba rabe
@maxamedisman7256
@maxamedisman7256 6 жыл бұрын
Waxaa weyee qofkad sharafto ayaba ugu xun wad mahadsnthiin
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 6 жыл бұрын
Mrs S kzbin.info/www/bejne/iIfVqomNZp1mga8 waataasi walaasheyda
@zaharaharun1904
@zaharaharun1904 6 жыл бұрын
Duufaan iyo Dabeel aa la dhahaa ( Mrs S)
@sooyow
@sooyow 6 жыл бұрын
daadba daadkii ka ween waala duula ( waxay ku jirtay riwaayadii la oran jiray Asraarta Jaceylka) Heesta waa iska lahaa Dr. Rafi waxaana ku luqeeyay Zulfa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
I mean the all countrys of East Africa please welcome to East Africa our brothers and sisters the republic of Taiwan 🇹🇼 ❤️
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Ain't this all about nostalgia back to 80s, I still remember like yesterday 1986
@mohamedengland8187
@mohamedengland8187 8 жыл бұрын
waayo waayo macaan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼🇹🇼 somaliland and the republic of Taiwan 🇹🇼 ❤️ 😄 ♥️ 💕 💜
@Best_Of_This_World
@Best_Of_This_World 8 ай бұрын
Those singers were best singers any time ,Old is Gold
@XasanciiseAbuukar
@XasanciiseAbuukar Ай бұрын
Axyaa hees xusuus iguana Dhalisay 26.8.2025❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedIbrahim-ol2sp
@MohamedIbrahim-ol2sp 2 жыл бұрын
Somalia is my beloved country blood 🏠🌅👍🚴🥀🌷🌺 Dat was the colour of my land som. Wen even u Wonder if ur in another world,am proud of u,🍒♥️ I love u am ur neighbour country Kenya,bt is sad rem,
@iftiinseheacadmey25
@iftiinseheacadmey25 5 жыл бұрын
waa hees aad u qaaliya iyo codka lagu qaadayba sheekh sulfa
@abdidulimusiiwoallahakugur9005
@abdidulimusiiwoallahakugur9005 8 жыл бұрын
Dad iyo duur maleysku deeyo darenka lahawe wlhi been ma ahan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
HEESTAN WAXAAN KU XASUUSTAA WAQTIGII AY DAAROOD FAQASH U TOOSNEYD OO AY YAQAANIN XILIGII WACNAA LAAKIIN WAA BEEN MAANTA AYAA AH WAQTIGII WACNAA MAANSHALAAH ❤❤❤❤❤
@MrWehliye
@MrWehliye 7 жыл бұрын
Old school
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 73 МЛН
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 148 М.
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 313 М.
SIIDOOW ABUU SHAARIB | DHUUBO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,1 МЛН
shariif baastoow heesta dab markaan ku joogsado
6:25
CodkaSomalia
Рет қаралды 1,5 МЛН
Zulfa : Imaan Allah
7:00
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 134 М.
Sulfa Alfanaan Dad iyo Duur Maleysku Deeyo 😘
10:01
ROSE ABEER
Рет қаралды 28 М.
HASHIM CADE | DARYEEL MAHAASTEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:10
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,5 МЛН
Somali Lyrics   Song   Darbi Ka Boodooy   By Sulfa
6:02
faisal hussein Ali
Рет қаралды 107 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН