Talo xumo tol ma badiso waa riwaayadii ugu horeysay ee lagu dhigo national tiyater 1968 waana erayadii iyo fikradii aun abwaan awees geedow faynuustii fanka faadumo qaasin hilowle aun cod waa ku dhamaaday
@kadroahmad79244 жыл бұрын
Faynustii fanka alaha u naxaristo 👍👏👏✊🙏🏻🇸🇴
@osmanino4 жыл бұрын
Waxaan u maleynayaa riwaayadda inay ahayd DUQ AAN DA'DIISA OGEEN oo ay aheen TALO XUME TOL MA BADIYO (Xilligii Siyaad Barre magaca waa la beddelay oo waxaa loo beddelay TALO XUME TALO MA BADIYO) waayo waayo! Thanks a lot Qaraare!