No video

HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018

  Рет қаралды 1,259,662

Kornel Abdi

Kornel Abdi

Күн бұрын

(Music Video)

Пікірлер: 727
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA Instagram: instagram.com/kornel.abdi/ Facebook: facebook.com/kornel200 Tiktok: www.tiktok.com/@kornel.abdi?lang=en
@anfachooyhooyo7924
@anfachooyhooyo7924 6 жыл бұрын
Kornel Abdi #?q\śß(&&qh(###p01u
@xaawocismanxaawocismaan9623
@xaawocismanxaawocismaan9623 6 жыл бұрын
Masha allha hanin
@ismailafro1292
@ismailafro1292 6 жыл бұрын
Kornel Abdi Abtiyo waxan Rabaa innad editing innad isameyssid Fanan reer djibouti baan Ahay
@ismahanabdi8786
@ismahanabdi8786 6 жыл бұрын
Kornel Abdi Wow jaceliya hani
@amranibrahim3762
@amranibrahim3762 6 жыл бұрын
Kornel Abdi thank u
@ahmeddiinodiino9093
@ahmeddiinodiino9093 6 жыл бұрын
Inta quaanka iyo rasuulkeni scw jecel please like isaara inantu caadi mahe viva hana uk 😘
@nimcoforfor
@nimcoforfor 6 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw waaan jclhy allah iyo rasulkeyga scw scw scw
@qureshaalimiskisheikh3711
@qureshaalimiskisheikh3711 5 жыл бұрын
Wanjeclahay
@hodanabdi849
@hodanabdi849 5 жыл бұрын
Inta quraanka jecel maxeeyka qabanaayaan meeeshaan Show badanaa.
@ubahmohamed7113
@ubahmohamed7113 5 жыл бұрын
Scw scw scw wn jclhy Allah iyo rasulkegy
@axmedking344
@axmedking344 2 жыл бұрын
@@hodanabdi849 3 years ago kadib hodaney manooshahay 😂
@africanqueeen2868
@africanqueeen2868 6 жыл бұрын
qofka stylka ka helay like isaar somali mohmed#hani uk❤👈
@munamanha610
@munamanha610 6 жыл бұрын
princess shukria waw
@Qofdaga
@Qofdaga 6 жыл бұрын
princess shukria 🔥🔥👅
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 6 жыл бұрын
Fanaanad buuxda Inta tageerta hani Like ha ila dhafina
@abdirizakali3252
@abdirizakali3252 4 жыл бұрын
subair muhandis ibnu ismaciil i
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 3 жыл бұрын
Jacliyaa dhulbahnte iyo dhashooda waa dad dhiig badan. Hani uk aad baa u jacayl ahay walahi ❤️❤️❤️
@SaajinMuse
@SaajinMuse 6 жыл бұрын
Heestan Inta Ilaa sugeysay Farta Tagaaa Kornel Bowe Lakama shegen kaaro Taan 💕💕
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
g
@zwegrlaztzteel8018
@zwegrlaztzteel8018 5 жыл бұрын
hhhhhhh hees iga dheh
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Wixii Nool ayaa ku Nooleeya MY Hani Waad Ka Baxsatay Waar Maanta Like iisiiya aan Eego waxa Laga Helee😂
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Butful bbc habiqilesa cler qasab
@beerlulaaysha6011
@beerlulaaysha6011 6 жыл бұрын
Hani uk iska ka jeclhy wlhii 😘❤️ love from Mogadishu 🇸🇴❤️
@akramrj9389
@akramrj9389 2 жыл бұрын
Iyda kuma oga ina jeceshahy ee ani mad idhahdid😃🤝🏻😄
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
@@akramrj9389 😆😆
@akramrj9389
@akramrj9389 2 жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 😁😂kaftan lewaye
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
@@akramrj9389 😆wan dareemayaa
@akramrj9389
@akramrj9389 2 жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 🙏💯❣🥰
@sojanasaalah2778
@sojanasaalah2778 6 жыл бұрын
7 mins 55 views 18 comment 23 like gob inaa tahay queen of UK kornel abdi adna barteedii baa la dhigtay huuno allow ku daay best direct 😍😍😘😘
@abdulahixasan2362
@abdulahixasan2362 6 жыл бұрын
HANI UK IN TA TAAGEERO U AH FARTA TAAGA SOMALIYEEY
@hibohilowle7373
@hibohilowle7373 6 жыл бұрын
Abdulahi Xasan 👆👆👆👆👆👆👆
@zuusuugaasoomar116
@zuusuugaasoomar116 6 жыл бұрын
Nagaha dhulbahante qurux badana masha Allah xitaa gabadhan udhalay quruxley waye
@intaawalanwalashoodallahua1445
@intaawalanwalashoodallahua1445 6 жыл бұрын
Naaaagtan waogadeeeen rerabtibay uyihiiiin dhulbahante
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Suad Omar reer abtii ayay uu yihin dhulbhnte ee gabdha sheikhal wye 😘😍
@rayanmohamed4164
@rayanmohamed4164 5 жыл бұрын
Suad Omar kkkkkkk adigu ma qurux badnid miya kkkk
@ruunranda7080
@ruunranda7080 5 жыл бұрын
@@Ibraahim_Sm21 hhh ma'aha asharaf waaye
@bahjaali6564
@bahjaali6564 5 жыл бұрын
@@intaawalanwalashoodallahua1445 hani uk waa dhulbahante maha ugaaden waliba waa reer buhoodle
@maalfilmsproductions8318
@maalfilmsproductions8318 6 жыл бұрын
Alla Gabadhan Hani Uk Ah Maxaan Jeclahay Wlhi Kornel Abdi Baa Ii Sii Macaaneeyay ❤️❤️❤️ Muqaalki Qarniga Kornel Abdi
@najlaaaahmed6039
@najlaaaahmed6039 6 жыл бұрын
Somalinimada hadad jeceshahay like isaar wll ❤️😍
@zuzuuali6242
@zuzuuali6242 4 жыл бұрын
Intii dhagesaneyso 2020 bal like saara😂
@princessali935
@princessali935 6 жыл бұрын
Hani Uk Ninkayga Kaaga Baqa Luqon Dheeridaa Manahallh Dhaha Gabadha Haa Naga Cayuumina Clip Cajiib Ah waliga Kano Kale Lagaama Duubin💋💋💋💃💃💃
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
Istahil Moha's ma cabsatay hhhhhhhhh waa la qabaaye ha baqin
@kafiyanuur5103
@kafiyanuur5103 6 жыл бұрын
Istahil Moha's hhjh
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 6 жыл бұрын
nice one
@aadannorxasan8392
@aadannorxasan8392 6 жыл бұрын
Staahil Kkkkkkkkk ninkaga Ilaasho
@zakimoha3341
@zakimoha3341 6 жыл бұрын
Istahil Moha's kkkkkkk
@RobleIbrahim
@RobleIbrahim 6 жыл бұрын
Salaadiii duhur ku maqnaaayeh sooo daaheeee pl like ta iso ururiya duco qapayaaaal
@maajidchannel4639
@maajidchannel4639 6 жыл бұрын
saladii xitaa magu qarabanaa cml😂😂😂
@RobleIbrahim
@RobleIbrahim 6 жыл бұрын
Kaafiyare78 Kaafiyare786 mye imaamka salada nagu dhereeeyeeeh hhhhhhh
@amaallihaati7844
@amaallihaati7844 6 жыл бұрын
__ rockstar 🤣🤣🤣
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 жыл бұрын
Hadaad tukatay mxa heesa ku falaysa
@mohamdi6193
@mohamdi6193 6 жыл бұрын
Ali Mohamed adiga ma dukatid miyaa 😯😯😯
@ibraahimmohamednor9801
@ibraahimmohamednor9801 5 жыл бұрын
Heestaan gabadh aan is jecelnahay baa idartay sidaas darted wa iska jeclaaday ilaah ha nisken calafo gabadhas iyo Ani💖❤
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 6 жыл бұрын
She’s adorable masha Allah ❤️😍 I like her hairstyle and the way she’s dancing 💃 ❤️😘😍😍👏
@monahasaanahmad1205
@monahasaanahmad1205 6 жыл бұрын
Daraaaawiishta dhashooda ayaaga maseaxa kuqurxoon vva rr abtigay walahi sooomalada qaaarba idhaha ma hindi baaa ku dhashay markaasaaan dhahaa maya kln daaraawiishbaaa idhashay 💓❤💪👌💪🌷🌷🌷🌷 anigooo isaaaqa ku faaana rr abtigay ❤❤
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 жыл бұрын
Mona Hasaan Ahmad soo dhawooow hapo qali
@abdaleali609
@abdaleali609 6 жыл бұрын
Mona Hasaan Ahmad wlle ana wil darwished ban ahaye inan isbaranan wanrabaye melan kala so xiriro isheg mise. Iso qabo plz gabdhan la shekestan al ahee amba wiil qurux badan ban ahay hadan ku qan cin wayana iska daa mara iso qabo bal 😆😆😂
@abdaleali609
@abdaleali609 6 жыл бұрын
SC Ali ma yab thy 😁😁
@Sigma-143
@Sigma-143 5 жыл бұрын
Mona Hasaan Ahmad qoftaan raaadinayay waa adiga markaa adaa isa sheegay😂😂😂
@fatimaaxmed4233
@fatimaaxmed4233 5 жыл бұрын
Isaaaq iyo dhulbahante way isdilaan mana kala dhamaadaab yaaab isgirsadan
@Glowing-Glam
@Glowing-Glam 6 жыл бұрын
Hani UK my favorite musician 😍😍 codka iyo stylka wey kawadataa😍
@nashashakhan9973
@nashashakhan9973 6 жыл бұрын
Inta mogadisho maqashay like I sara
@zamzamloveyoungqueen77
@zamzamloveyoungqueen77 6 жыл бұрын
Inta hooyo jecel farta tag 👍
@zakariyecadetube7936
@zakariyecadetube7936 6 жыл бұрын
Kornel abdi dubista aynba ku heystaa Hani UK 👍inta tgero buxda u ah like sr
@axmedyusuf3013
@axmedyusuf3013 6 жыл бұрын
Waxaan moodaayay gabar Ethiopian ah Afsoomaali ku heesesaa Markaa fiiriyay waaba hani uk So beautiful walaahi hees gob ayaad qaaday inta iga danbeeyso like ha ila dhaafin
@abyanbare2019
@abyanbare2019 6 жыл бұрын
Heestaan sidaan u sugaayey waan duqoobey wixii igula raacsan like ha ila dhaafinaa hadaan tol iyo qaraabo nahney asxaabtaa ❤️
@axmedking344
@axmedking344 2 жыл бұрын
4 Years kadib iiwaran😂😂😂
@rakia143
@rakia143 Жыл бұрын
Waxaan daawnaayaa 7/10/2022 Waxaan kala xanaaqsanahay jaceylkeyga Abdifitah ❤ 😢😢 lkn inshallah mardhaw weynu heshiin 😢 sidoo kale heestaan waan jeclahy erayada kujiro❤
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 Жыл бұрын
Ma hishiiseen hada😂
@rakia143
@rakia143 Жыл бұрын
@@kiindaahir6485 haa 🤣
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid Ай бұрын
Garasho nin rageed Goaan qadoo Gadigaa dhal ugaas Gurtida oday iyo hagadhooJcyl kuuu intuu nagagixinee❤
@farxiyacabdiraxmaan7105
@farxiyacabdiraxmaan7105 5 жыл бұрын
Intii 2019ka daawatay like ii saar aniga sigaara ayaan u jeclahay
@Bosskaofficial3218
@Bosskaofficial3218 6 жыл бұрын
Heesta inaba caadi maaha inabti hani iyo duubista kornel horay usoco bro
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
NasrudinjararawyVEVO ugaas Thanks
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk war hedhahaya intii yarayd oo aan musqusha ku jiray ayaa la iga hor maray like yaaan la Ila dhaafin
@sacadmousa7443
@sacadmousa7443 6 жыл бұрын
hani uk nice song muqal cajiba 😍
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
1 😱😱😱😱like igu qabta waridkiin alle janeeyeee
@bartanabada2906
@bartanabada2906 5 жыл бұрын
Gob iyo gacal iyo xigtaa Nahayoo somalidu Geed macaanoo dhaboo jacaylku gardaadsho weeyaan. Keep going abti😍😍😍😍
@abdullahiabdikadir3373
@abdullahiabdikadir3373 6 жыл бұрын
First Person Watching From *Nairobi*
@samraabdi843
@samraabdi843 6 жыл бұрын
I am Egyptian nice beauty full Somali people's
@djmaslah_10
@djmaslah_10 6 жыл бұрын
Hit hit Well Done Hani Uk Iyo Nuur Arale Video Qurux Badan Kornel 🎬🎤💃🏼🕺🏽🎶🤙👍⭐️
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
Dj Maslah Thanks Ugaas
@abastarzan697
@abastarzan697 6 жыл бұрын
Legend Nuur Araale 🙏Eryadii laxankii🧤. Hani shariif UK Kornel Studio hanbalyo🦋
@FaraskaCad
@FaraskaCad 6 жыл бұрын
#Korneeeel dubistiiisa runtii u dhamaystay heestan pro gacanta Rabbi ha kuu barakeeyo🔝🔝
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
feel free thanks Bro
@updallahudjama8984
@updallahudjama8984 6 жыл бұрын
Hani UK the hotest artist waye yaa igu racsan
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 6 жыл бұрын
Dhal daraawiish fankii meel baad seexiseen 😱
@lakiahmed8315
@lakiahmed8315 6 жыл бұрын
kaalay qoftan miyaynan odhan fanka waan ka baxay asxaabeey mise anaa waalan
@suldaankagarxajis3006
@suldaankagarxajis3006 6 жыл бұрын
Hadaad tageero buuxa u tahay hani uk like saar
@soomaliweynnomorehawiye9442
@soomaliweynnomorehawiye9442 6 жыл бұрын
HEESTAN WAXAY U QALANTAA MILLIONS VIEW HANI UK U ARE THE BEST🤗🤗🤗😍😍😍😍
@sagalali7791
@sagalali7791 6 жыл бұрын
gabdhaha darood qurux iyo fariidnimo ayey isku darsaden wali naag foolxun wlhi kuma arag anigu isaqa qirsan bah ayeyadeyna watihin awgey hoye ayaa dhulbahante dhalen waxanan rajeynaya in an qurx iyo raganimadaba idinka racidono viiva darood noloda
@naturalbeautychannel2891
@naturalbeautychannel2891 6 жыл бұрын
nimco sc isaaq gob weeye inagaana is ah hadaan nahay dhulbahante cid kale waxba idinma galin hhhh
@sagalali7791
@sagalali7791 6 жыл бұрын
Abdihakim Ahmed matidhi wllkey dadku iskuma jiran saw maha viiva dhulbahanteh Ayan Ku leyahy daroodba idinka usita
@hanifilsan8128
@hanifilsan8128 6 жыл бұрын
+Abdihakim Ahmed yaahuda qabiil kaa iska dhaa waryaa ceeb
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
nimco sc abti dhulbahante iyo isaaq waa dad wada dhashay oo ilaahey isku dhex beeray
@momaalik1228
@momaalik1228 6 жыл бұрын
nimco sc micnha hezatan makentay wll replies kuku cigapaa blhi
@somalitv1
@somalitv1 6 жыл бұрын
*hani uk* kornel studio👏👏👏
@safasalad2647
@safasalad2647 6 жыл бұрын
Asad Faqdiid hhh
@xafsamunamohammed5755
@xafsamunamohammed5755 6 жыл бұрын
Asad Faqdiid ❤
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 6 жыл бұрын
Ereyadii iyo laxanki #NUUR_CARAALE Masha alaH Top weye Hani UK fanaanad dhamaystiran nolow in badan 🤓💕
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Hani qalano qordherr iyo inadeerkay Nuur Caraaale ♥️♥️♥️♥️
@islanmohamed390
@islanmohamed390 6 жыл бұрын
I almost had heartache when I see this lady(❤️uHani💋)
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 6 жыл бұрын
War naagtan inta codkeeda ku haysato like i saraa barakalaaah
@mohamedmusa1744
@mohamedmusa1744 6 жыл бұрын
Subxaan ! 5 daqiqo ku jirtaa heestu intaas oo qof gormey iga soo horeeyen 😂 Hani Uk ❤️
@fatushfilsan8270
@fatushfilsan8270 6 жыл бұрын
The one and only queen hani uk amazing song dhal darwiish😙😙😙😙😙
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 6 жыл бұрын
dadka like jecel oo quranka io rasuulka Ku gafay ilaah kayaabo
@nasrimohamed4867
@nasrimohamed4867 6 жыл бұрын
Gawadan hajigeyga ayey iskuqolayihin manshallh Wa dumashidey dulbahnte wah jiro igadeh
@ismaelsagaar3019
@ismaelsagaar3019 6 жыл бұрын
Masha allah raxmankey haku xafido ♥ abaayo qaali qurux alla kuziyay intii quruxda taqaano kuma xaqirayaan you're beautiful queen
@ahmednaser3141
@ahmednaser3141 6 жыл бұрын
Wow!! Nic Song Hani Uk Qalanjo Cod Iyo Quruxbo Ku Dhamaty Ine Tahy Shaki Ma Idin Kga Jiro #KornelAbdi mhdsnid
@idilali2217
@idilali2217 6 жыл бұрын
Qalanjooyinka Harti ee inoo badalay Saada Ali maashalah tsbaarakallah guuleysta Han i UK iyo Kiin Jaamac🤗🤗
@soolsanaagceyn1362
@soolsanaagceyn1362 6 жыл бұрын
Inta somali Weyn jecel ha Ila dhaafina
@MG-go2ub
@MG-go2ub 3 жыл бұрын
MashaAllah Somali princess may Allah guide you and protect you always aamiin
@reeqacarab
@reeqacarab 6 жыл бұрын
Woooooow il iyo cawri kuma aragto inaabtiyo quruxeey waxan oo qurux ah in aad aniga iga wadato laba cali is weydiin maysee inoolow wax badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fagarpodcast
@Fagarpodcast 6 жыл бұрын
*Kornel abdi Abti Howshu* *hasocoto Soodadihi* *Asxapta kucusub Channel Kornel* *Kuyaaca Ciyaalkii Haadif cabdi* *Aaawaya Video 1M Kuyaaca* *Doonoyinkii Aawaya Reer Nairobi* Share kuqabta*
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
GOBSHO FILMS thanks Ugaas
@abdirahmanmahamud6446
@abdirahmanmahamud6446 2 жыл бұрын
We in 2022 let's see how many legends still listening 🎶 to this master peace 🇿🇦♥️
@lanjerilyrics
@lanjerilyrics 6 жыл бұрын
In Adreyal hdiii Somalimimda ay jirto #Haniuk ha ley dono love ayan ku ahay 😢😢
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
GARASHA NIN RAGEYD GO AAN QAADOW 💖HANI UK ❤😙
@dhaldarwish9890
@dhaldarwish9890 6 жыл бұрын
Hani uk ciyartedan jeclahy wa wax yaro iyada dhan subaga nin hadan ahey ma dayen😜
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 жыл бұрын
Wataaaas daraaawishta quruxda anagaaaa kudhalnay kabax wataaas daraaawishtiiii
@oma2635
@oma2635 5 жыл бұрын
bull
@samiracadey1961
@samiracadey1961 6 жыл бұрын
Waa sugi la sna heestan cdi mha tnx bowe kornel abdi hani uk❤👈
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182
@zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 жыл бұрын
yaaaa habar gidiraa sideda like noosar
@fahimamuse4521
@fahimamuse4521 6 жыл бұрын
Ciyarta sada cali aybaa uu egtahay riwayadii hablayahow hadmad guursandontan illahay ha uu naxaristee
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
INAABTI WAXAAD JACESHAHAY REER ANTIYAASHAA .. INAABTI WAAN OGAHAY IN EEDO IIKAADHASHAY.MAR WALABA WAAN KU JACELNAHAY .ALLE HAKU DAAYO AAMIIN AMIIN AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲 🤲
@maxamedcllaahicabdi6379
@maxamedcllaahicabdi6379 6 жыл бұрын
Daraawiishta dad koodu waa lamagaaraa🔥
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 жыл бұрын
Maxamed C/llaahi Cabdi Hani Uk waa asharaaf
@caamiryare6831
@caamiryare6831 6 жыл бұрын
Qofka hormar sameeya waa loo hambalyeya bro kornel hor wacan video tayo leh ❤🌹😍💯
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
Caamir Yare Thanks Ustaad
@caamiryare6831
@caamiryare6831 6 жыл бұрын
Kornel Abdi you welcome brother key
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 6 жыл бұрын
Waxay gabadhani cadaynaysaa inay hablaha somaliyeed yihiiin qalanjooyinka dunida ugu quruxda badan lkn waxaa daah saaray isnacaybka iyo cadaawada umadooda ka reebtay qayrkood NIN WALAALKII OGALAYN CIDINA WAX JIRA U ARKI MAYSO
@Allahwayn
@Allahwayn 6 жыл бұрын
Woow woow work hard or go home, another level weeye😍😍🌹
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 6 жыл бұрын
Kornel Abdi my big brother duubistada waan la dhacay ilma adeer kulantay hore u socda codka erayada music muqaalka 100% waaye waan u codeeye
@Ai-Illumination-Island
@Ai-Illumination-Island 6 жыл бұрын
This is gonna be 1 of her best songs
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
caadi maah 100 100p dhan walb ka shidantahy codk labisak qurxda heest mnsh allh 😘
@amalmohamedali5945
@amalmohamedali5945 6 жыл бұрын
Hani UK wad shidantahay wll mcn masha allah qurux badan you are the best
@abdikadiryare5593
@abdikadiryare5593 6 жыл бұрын
hani uk waxan ku ahay tageero buuxo yaa ila qabo hadalkan❤
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
well done. just beautiful. go sister
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 Жыл бұрын
Cawad waxaan dib ugu soo noqday dheesha hani uk gabdha ugu dheesha fican hablaha fanka 🔥👌 qoorta dheer iyo
@gulledsimba5334
@gulledsimba5334 6 жыл бұрын
#KornelAbdi✔✔✔
@KornelAbdi
@KornelAbdi 6 жыл бұрын
Gulled Simba Thanks gulled
@safasalad2647
@safasalad2647 6 жыл бұрын
Gulled Simba www
@canabali4449
@canabali4449 6 жыл бұрын
Shumaca uunsiga aduun wada holqayo I love it sooo qurux yaa salaam 😘😘😘
@queenamiira9318
@queenamiira9318 6 жыл бұрын
Naagta kaliah nagaha fanka kujiro ii eg waaaye gabadha iso dhaweya Hani uk
@kimjognun7268
@kimjognun7268 6 жыл бұрын
Muqdisha soo garay mantoo jaceel marag ah ika hoo Kal iyo laap queen of queens hani uk dhal hobeed masha allah waad kala kac san tahay
@somalisame2416
@somalisame2416 6 жыл бұрын
sidaan U Jecelahay Haday Ogtahay Igamayba Hor heesteen Hani😍
@cabdirahmaanmohamuud3556
@cabdirahmaanmohamuud3556 6 жыл бұрын
war walalayalow Hani Uk Ayr Cidii imanee ma runbaaa ha la iiso jawabo
@yartagobalkasool622
@yartagobalkasool622 6 жыл бұрын
Hani UK Hani shariif habo sanadkan heesaha adaa uwata
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 жыл бұрын
Ar hani uk waa iskentay naf nool waaye update socda halkaa ka hay queen♥️🥀🥀
@topsomalicities1319
@topsomalicities1319 6 жыл бұрын
HEESTAN WAA TA UGU SHIDAN 2018😍😍😍😍😍
@ezyeice8660
@ezyeice8660 6 жыл бұрын
Waaaaw marnaba caadi maha musikada iyo codka intaba aadbu i cajabiyay bashiir hanuuniye ilaheey gacanta kuma gooyo bashiir areey
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 6 жыл бұрын
Rug Cadaagi So RogaaL Celi Hani Uk Waad La Heshay sist Go Forword KorneL Abdi 💯
@revoked5434
@revoked5434 Жыл бұрын
2023 we are still here
@ziidkachannel6666
@ziidkachannel6666 5 жыл бұрын
Gob iyo gacal xigtaa nahayee somalidu geed macan dhalahoo Hani uk dar allaa kuu jeclanahay Fanaanadeyna qurux
@adisom1396
@adisom1396 4 жыл бұрын
Best song for ever UK ❤❤💋💋
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Hani uk haddaa arko walasheda soo xasuusana aad iskugu egyihiin 😘
@hannahwilashawalashod3669
@hannahwilashawalashod3669 6 жыл бұрын
Hani ku may samiday jiiir oo joog waliga axya cood manzha allah sweet gabar ❤️❤️😘✅✅
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 2 жыл бұрын
I like the way she is dancing😍
@soolsanaagceyn1362
@soolsanaagceyn1362 6 жыл бұрын
Khaatumo girl so beaut full girl noolow hani uk
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 жыл бұрын
Sool sanaag Ceyn Hani Uk waa asharaaf. Beenta iska daa deris ayaa nahay london
@samirachannel4556
@samirachannel4556 6 жыл бұрын
My v.f channel 💕💕 Hore u soco 😘
GARASHO FAYSAL XAWAASE (Official Music Video) 2018
5:06
Kornel Abdi
Рет қаралды 3,6 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 14 МЛН
Hani uk & jamiil waheliye hees cusub 2019 kaalay laabta ku seexo
5:10
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
HANI UK | IGAHOO KALGACAL IGAHOO | OFFICIAL 2018 MUSIC VIDEO
6:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 24 М.
HANI UK ISKALAJI HEES JACEYL AH MA IS GUURSANAA 2020 SHOWGII LONDON
7:38
HANI UK - WAQTI (Muuqaal Cusub 2018) heesta ugu shidan
6:24
ArimaHeena
Рет қаралды 535 М.
Daryeel by Hani UK Official 2015 Music Video
6:12
Hani UK
Рет қаралды 216 М.
KU HAY HAY 2013 by HANI UK (Official Music Video)
5:41
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 906 М.
Ilmada Iga Dhacaysa Qabo
7:52
HANI UK - Topic
Рет қаралды 13 М.