KU HAY HAY 2013 by HANI UK (Official Music Video)

  Рет қаралды 911,322

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

Күн бұрын

Erayadii Abwaan Hurfe Cali Qaylo
Laxankii Mustafe TT
Music Mustafa Karama
Video by Abdinasir Cirro and Yusuf Garabey

Пікірлер: 585
@nabadiyocaano144
@nabadiyocaano144 4 ай бұрын
Who else is loved this song back to 2024😢!!
@AliHashi-my5sy
@AliHashi-my5sy 4 ай бұрын
Heestan ma iloowo wlhi ano class 8 ah ay so baxday ilaa hda wa dhageystaa 😂
@user-yd3dz1pk5q
@user-yd3dz1pk5q 3 ай бұрын
Me
@AsriIbrahim-ui4kl
@AsriIbrahim-ui4kl 2 ай бұрын
0:06 0:06 0:06 0:06 0:06 0:06 😮 0:06 😅😅0:06 0g😅​@@AliHashi-my5sy😅😅😮
@Qn-zamara.23
@Qn-zamara.23 Ай бұрын
😂❤
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 жыл бұрын
Who are still listening 🎶 this beautiful song. Queen hani uk. One of the most beautiful girl in the world 🌎. Boqorada addundka 👋
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 2 жыл бұрын
Ma nooshahay🤣
@istahilxiltire564
@istahilxiltire564 Жыл бұрын
haha🤣kuhay hay another level💯🥰🎙️
@mssxilwa412
@mssxilwa412 4 жыл бұрын
Wlhi 2014 baan aad u dhagesanayey heestan lkn mesha ah "adigu leelki maxad ladnanta u sexataa" banaanka u seexataa baan moodi jiray😂🙏
@maryandhagadhere-wr4cf
@maryandhagadhere-wr4cf 4 ай бұрын
😂😂😂😂😊
@abdirahmankaamildhamal7356
@abdirahmankaamildhamal7356 Ай бұрын
maxan raadiyey waxan dhagaysan jiray 2015 waxan ka soo wareegtay 2024
@bisharhaaji5988
@bisharhaaji5988 2 жыл бұрын
In yar ayaa heestaan erayadeeda fahmeeysa 🔥 😂 💓
@amalhaaji1112
@amalhaaji1112 6 жыл бұрын
2019 Ayan dawady
@bintuugaas8718
@bintuugaas8718 6 жыл бұрын
Amal Haaji 😂😂😂😂😂😂👍
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 жыл бұрын
Amal Haaji Kkkkk
@asrarmah382
@asrarmah382 6 жыл бұрын
😂😂kusaray qandha tuugsi badane 😀
@sahamafgooye929
@sahamafgooye929 5 жыл бұрын
Still is 2018
@ifrahahmed7533
@ifrahahmed7533 3 жыл бұрын
Laba Sanaa kasowareegtay
@saadiamohamed2710
@saadiamohamed2710 5 жыл бұрын
Who else bck here in 2019
@Bin_hazan
@Bin_hazan 13 күн бұрын
Naagtaan markan yaraa wlhi wan jclaa markaan arko fanaanka hessta la qadayo oo usoo dha dhawanayo ciil I qaban jiray 😂 Mamada ha li gu samalo aad baan u jclaan jiray 😢 curadeyda ban ku samin dona I.a❤😢
@yusufhussein2935
@yusufhussein2935 6 жыл бұрын
Ax xasuus radio barkulan ayn ku xasuustaa yaa dawaneya 2018
@zamzamdahir9890
@zamzamdahir9890 6 жыл бұрын
YuSuF Hussein Hhhhhhhhhb
@zamzamabdiqaadir3076
@zamzamabdiqaadir3076 6 жыл бұрын
YuSuF Hussein ani
@m0hatamara11
@m0hatamara11 6 жыл бұрын
Hhhh same to you walhi xasuus
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 5 жыл бұрын
YuSuF Hussein meshan ma jogtay 😂
@husseinadan1740
@husseinadan1740 4 жыл бұрын
YuSuF Hussein Sxb isku mid aya nahay ismail shaketi sax
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 6 жыл бұрын
2018 yaa igu hesto 😃😃😃👈
@abdullahibulla
@abdullahibulla 10 ай бұрын
Heestan anoo yar maqli jiray hada soo radiyy 30/10/2023 00:20😮 gacmaha labteyda saaro ku haay meshan larabo wali ma fahmin🥺🙌❤️😂😂
@hamdiabdullahi6709
@hamdiabdullahi6709 6 жыл бұрын
xsus 2013 yaa dhagey sanayo 2018 like plz
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 жыл бұрын
Hamdi Abdullahi ☝☝☝❤👧😙😙😙😙 Ku Hay Hay Hay Aan usoo xiisay
@zamzamdahir9890
@zamzamdahir9890 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh Aniga
@munaadeey5156
@munaadeey5156 11 жыл бұрын
yaab badanaa habliheenii xishoodka waa ka tageen ku haay gacanta maxeey ka wadaa allaha soo hanuuniyo
@fardusmohamed4207
@fardusmohamed4207 4 ай бұрын
Still 2024😂
@sharmaboy721
@sharmaboy721 2 ай бұрын
Asc
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 жыл бұрын
Hani iyo walaashey inlakala jara lamoodaa qof walba dunida waxa saran 7qof oo u eg cajiib ilahay uunkisa
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 11 жыл бұрын
Mo adigu xishood oo wax isku fal, gabar ayaad caynaysaa. hadaaanad ka helealin hadaawan
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 11 жыл бұрын
Dhawaam asxaabta, Daawadayaasha waxaan idinka raali galinayaa qof huwanaa calanka Yuhuuda oo meeshan khalkhal ka sameynayay oo qoraalo aan munaasib ahayn soo qorayay, waan bixiyay oo block gareeyey mar dambe ma arki doontaan ee ka raali ahaada markale.
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 Жыл бұрын
Thanks
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
2013 still watching 😥🎧🎶
@aziiz94
@aziiz94 8 жыл бұрын
wale kama seexa laheyn haniyooz quruxleyda
@caynikiinmohamed9905
@caynikiinmohamed9905 8 жыл бұрын
waa saz
@tashaaali9042
@tashaaali9042 8 жыл бұрын
sdafhucxkxlzizzk cxm
@abdillahi9759
@abdillahi9759 5 жыл бұрын
Heestan Kama Xiiso Dhaco (2019) Cidii Daawa Naysa Like👍👍
@shuebmohamud8677
@shuebmohamud8677 8 жыл бұрын
waa soo wadaa hees ladhaho kabixi kabixi kabixi meshaan larabin
@Najuu143
@Najuu143 7 жыл бұрын
Shueb Mohamud hhhhhhhhhh u so funny
@ubaxabdi6998
@ubaxabdi6998 7 жыл бұрын
hhhh aaar ana yaaab gari sarey
@ruweidemohamed5252
@ruweidemohamed5252 7 жыл бұрын
Shueb Mohamud 😂😂😂😂
@shukri9990
@shukri9990 7 жыл бұрын
Shueb Mohamud ķkkkkkk
@ahmedhyder1113
@ahmedhyder1113 7 жыл бұрын
Shueb Mohamud kkkkkkkkkkkkkkk waa igaqoslisay sxbow
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 жыл бұрын
2019 ka daawanaya hanj walee waa fanaanad buuxda✌😘
@ruunmohamud2025
@ruunmohamud2025 5 жыл бұрын
2019 yaa dhageysanaya bal gacanta taag likena hayla dhaafin uk hesahaga kma dalo ina abti❤💋
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 11 жыл бұрын
Wooow uquruxbadana iswaydiin malahan waa gabadh dhulbahante
@ugbaadismael6673
@ugbaadismael6673 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya 😍♥️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
44 minute ago bad iga horeysay wllhy anaa kula dawanaya farxada ciida walibana🤭😂😆 13 may 2021❤
@xamdaabdulkariim6519
@xamdaabdulkariim6519 11 жыл бұрын
Mnsha allah my habaryartay hani UK nice inaba caadi matihid. Qurux reer sool baad u tahay illhay codna. Waa kugu diiqay halka kaga hay habo Love u hani quruxeeey indrtay qaaliya mwaaaaaaaaaax
@Togdheer26
@Togdheer26 11 жыл бұрын
Hurdada Igu Laba Ahow Qalbiga Ku Lamaansanow Gacmaha Laabtayda Saaroo Ku Hay Hay Hay Ku Hay Meshaan Larabo
@honmj6537
@honmj6537 4 жыл бұрын
2020 hadaad dawanayso ha ila dhafin
@adnandejustin6064
@adnandejustin6064 6 жыл бұрын
2013 xauus wlhi yaa dhgesanyo 2018 like me
@anasaj2407
@anasaj2407 Жыл бұрын
2023 ilaa 2013 😢😢 beautiful song 🥰🥰🥰
@scwscw3047
@scwscw3047 5 жыл бұрын
Hestan waxa ku xasuusta sxbkayw mohamed abidlaahi berigaas marwalbo an PlayStation ciyaaro u idaari jiray hadda Wakala fognahay Waxa isugu kaaya danbeesat 2014 . Saaxib Waa ku xisaay Wlhi guuul baan ku rajeenaya Sxb abidka.hadiii aad qoraalkeyga aragto iso reply gare. good luck!!!
@zakariyemohamed7617
@zakariyemohamed7617 9 жыл бұрын
Wwww quruxley m.a Caadi matihid wax kuku aaso waad helaa jst wait
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 5 жыл бұрын
Inaan ku heynaa anaa kutusaa iidhiib lee 😂😂😂
@saytuunabdi207
@saytuunabdi207 11 жыл бұрын
She is Soo Gorgeous Mansha'Allah..She has a Cod Qatar Ah! I Love You
@axmedcalicabdulaahi1306
@axmedcalicabdulaahi1306 11 жыл бұрын
maansha lalh cokeeda ayana cajiiba woow waan kahelay Cokaaag lakiin Erayadu micno malaha
@salmamohamed5189
@salmamohamed5189 6 жыл бұрын
Adigu leelki maxaa ladnanta u sextaa waryaa ku hay hay😂😂😂 yaa ila dhageysanayo 25/7/2018
@saciidloveloveofficial8721
@saciidloveloveofficial8721 4 жыл бұрын
2020 hestaan waan ku heystaa wllhi like isaar hadad ila mid tahy
@sja6331
@sja6331 11 жыл бұрын
subhanallah! maxeey ku heyseysa? yaab iyo nus wallahi, xishoodka laga tagyey... WAX?!
@hawaahmed4210
@hawaahmed4210 9 жыл бұрын
subxanalah waa maxe waxa aay ku hadleyso gabartan aniga waxan dhihi lahay abaayo hani ilahay ka cabso oona udhawaaw ilahay
@maxamedxuseennuur1855
@maxamedxuseennuur1855 5 жыл бұрын
Adiga mxa kga shqi jiro
@mohamedjordan3232
@mohamedjordan3232 2 жыл бұрын
Xasuus wlhi jacaylka ugu xumaaa ayaa i hayay wakhtigaaa 2013 lkin ugu danbayn wuuu rajo beelay
@ayaanmali6056
@ayaanmali6056 11 жыл бұрын
kkkk Hani walee hadal waad dhameesay mar haddi aad tiri ku haay meeshan rabo nice erayo iyo cod
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
Kuhay mesha loraba hand✋ ✋ 2019 Aya ila dwnya
@maryanbilow2514
@maryanbilow2514 3 жыл бұрын
2016 ila hada wajcla
@mahadwarsame1829
@mahadwarsame1829 11 жыл бұрын
Hani uk markaan anagoo gaarayno over100 qofood oo aad u taageera fanaaniinta somaliyed markaan tartankii sanadkan qiimaynay waxaad kaalinta koobaad ku qaaday boqolkiiba boqol waxaana mar dhow aan kuugu olalaynaynaa inaad u gudubto hollywood ka this message from life hani uk viva life life
@aamoxoosh9478
@aamoxoosh9478 3 жыл бұрын
2021 yaaa igu haysta 🤣
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
Heestan markey sobexeyse phone mahesan melaha kamaqli jiray lkn haduu nasibku ikusimay inaa dhagesto 2019😂😂😂😂😂😂😂😂ciyaal school 🏫 ahaa wagaas
@cilmashuceyb1576
@cilmashuceyb1576 5 жыл бұрын
Hestaa markaan.maqlo wxbaan so xasustaa 😢😢😢😢.adunkn .yab buu leyahaay🤔🤔🤔
@shuushuu7495
@shuushuu7495 5 жыл бұрын
☺☺😃 WAAYO WAAYO NALA AROOS MIYAA hhhhh ina adeer xasuus baa geel lagu xeriyaa Waxaan dareemayaa inaad iminka Kali tahey waayo waayo iyo gacmo Ku heyntii meshaad larabto aad soo xasuusato am sorry abaayo Hhhhhhh
@leylabare6169
@leylabare6169 4 жыл бұрын
2020 hadad dawaneso Liketa ku shub😁
@intawalanhoyadod7428
@intawalanhoyadod7428 6 жыл бұрын
hestan ano yar baan maqLi jiraY manTana wanba dawanaya😍😍😍
@easypips3766
@easypips3766 11 жыл бұрын
ilaah ka baq oo ka xishoo subxanalaah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Heestan Marbaan Faceboogayga La Furtay Waana Heesihii Aan Ugu Jeclaa Wakhtigaa Markale Ayaan Nasiib U Helay In Dib U Dhagaysto❣️
@ZakiRazzak
@ZakiRazzak 11 жыл бұрын
Hani quruxleey well done walaashiis great song, Talent and confidence as well))))) Expressing your feelings it's a good idea to show your partner
@mahadwarsame1829
@mahadwarsame1829 11 жыл бұрын
caadi mahan heestan wa ka helay runti thanks honey
11 жыл бұрын
Fantastic Tune And Music Weldone Cirro Hani Most Beautiful Singer Weldone
@najibalfa3748
@najibalfa3748 4 жыл бұрын
Asxaaaabul yutub qftaaaan waan ka helay isoo qabta yqe wan ka helay iga siii karsiiiiiiya
@86hadiya
@86hadiya 11 жыл бұрын
I love the song .... Beautiful voice ..... Big hug to U Hani UK
@MohamedhoneyHoney-xk7po
@MohamedhoneyHoney-xk7po 8 ай бұрын
😊
@hakimahilkas439
@hakimahilkas439 5 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2013 an fiirsanjiray
@cadowyare
@cadowyare 11 жыл бұрын
Masha Allaah walaalkey Camerada waa oky Macalin aya tahay Lakin Walaal Waxa kajaclalahay Wax ilaahay Raali Kayahay inaa sawirtid Adunyu iyo Aaqiro Aya helilaheed Lkin husha hada kujirtid Aaqiro Aye kaluminee Mahadsanid walaal
@mcy744
@mcy744 10 ай бұрын
😂😂 2014 kii heestaan ann kuhaysan jiray anoo micnaheeda zaaid ufahansaneeyn lkn maanta anoo iska wareegaayo aa KZbin ku arkay wax badan aa iiga baxay wallahi
@mahad_daacad1
@mahad_daacad1 2 ай бұрын
Quruxdii fanka ❤
@fahimaahmed9532
@fahimaahmed9532 11 жыл бұрын
she's cute really hope u best hani
@caanobooro1446
@caanobooro1446 6 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2014 ayaa ku kacsanaan jiray hadee igu soo dhacday waaba iska saartay yaa 2019 dawanaayo like isaar wll
@abdirizakmuktar
@abdirizakmuktar 5 жыл бұрын
Mebey gadhin 2019 Ku bro
@MrA36500
@MrA36500 11 жыл бұрын
intii kale washegatay ee mshe lagu haynayo waxgeeh intana mey nagu dartoooo xishood dhamaaa
@axmedmaxamed2788
@axmedmaxamed2788 11 жыл бұрын
waaaw axssan hees hani cadeey nice ayaah tahay masha allaah isha baxarka
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 5 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya January 2019?
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 жыл бұрын
Ku hay🤣😭🤓hay hay hay 🤠😜 wallee way igu sicotaa________ i love 💕😘 Hani UK
@MOHAMEDOSMAN-uj4dz
@MOHAMEDOSMAN-uj4dz 11 жыл бұрын
waaaw heesta waa hees wanaagsan inkastoo sarbeebta aan fahmi wayay lol 10x hani uk
@Aaheyaa
@Aaheyaa 11 жыл бұрын
Abaay Abaay Sudanta maa anaga keenay Cirro Eesh Qiyaazak lol
@Rooney478
@Rooney478 11 жыл бұрын
hani uk ahaa inaa abti caadi maa tahiit codka iyo laxankawa musika waa wax aan laa dhacay masha allah huuno
@user-ro4og2ob9f
@user-ro4og2ob9f Ай бұрын
Wan dhegeystay 2013
@haaneed23
@haaneed23 11 жыл бұрын
meesheey doon to ama wexeey doon to dab can wuusameeynayaa haduuw alah idmo caadi mahan erayada iyo kalsoonida ay uqaday intaba maasha alaah wafanaanad ad uculus noloow sis
@88Shaqlan
@88Shaqlan 11 жыл бұрын
Magaca Soomali ayoo Naga cebeeye Kaas walal Abdinasir thanks alot waa Video Quruxooon Hani walasheey macaan Nice song axxxxx :)
@samatar179
@samatar179 11 жыл бұрын
heestan waa iga degtay cadi mahan qofta lagama hadli karo thnks hani waa noraxaysay shekada
@ikraancali9608
@ikraancali9608 2 жыл бұрын
Hadad soo bookhatay 2022 bariidada ha ila dhaafin😂
@abdinajibmohamed2378
@abdinajibmohamed2378 4 ай бұрын
Up to now this song is fair 😮
@muhanadibrahim5142
@muhanadibrahim5142 11 жыл бұрын
Waaaaw ku hay ku hay Hani UK yu cutie girl mashalhh
@khadraaxmed5944
@khadraaxmed5944 Жыл бұрын
25/6/@2023 baan dhaystaa iigu horaysa
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 11 жыл бұрын
she is beautiful sxb codkeeduna kaba daran Muxuu ahaa bahalkan inanta la ficiltamayaa
@abrahamabdullahi629
@abrahamabdullahi629 6 жыл бұрын
august 25 2018 yaa ila dhageysanayo
@daacadyare7817
@daacadyare7817 2 жыл бұрын
2022 Yaa Dawanaayo Kuhay👸🎤
@abdimohamed3093
@abdimohamed3093 11 жыл бұрын
tan midkaloo ka shidana waa kaasugaynaa my fanaanadayna
@sucdifunny6442
@sucdifunny6442 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanoyo
@MrNuradine
@MrNuradine 11 жыл бұрын
laqdabo lama weheshadee lillaahi ani waxaan rabaa hurdada igu labo ahow, qalbiga ku lamaansanow gacmaha laabteyda saaro .ku haay halkani la rabo. WAXBAA KA DHACAY HALKAA. WAA HANI UK
@fardowsaosmaan6338
@fardowsaosmaan6338 7 жыл бұрын
qeyliye ha aqaane miya mise
@likecmment737
@likecmment737 11 жыл бұрын
awesome song hani uk one luv
@queenasha
@queenasha 11 жыл бұрын
Wow I love this songs
@KaulaHuivi1
@KaulaHuivi1 11 жыл бұрын
N ice song maasha allh quruxeey halkaas kawad wa heesaan cadi ahyn oo laabta kicinayso thnkuuu quruxeey gabar finalnd
@Socdaalsuperstar
@Socdaalsuperstar 11 жыл бұрын
ku hay hay meeshee la rabto ama sariirta ka kac gac
@zakshire4036
@zakshire4036 11 жыл бұрын
waaw hny waan kaa baqay soo soco hee nice song
@jamilayussuf1372
@jamilayussuf1372 11 жыл бұрын
Mashallah. Sweet song.welldone huni
@hamseabdullahi2992
@hamseabdullahi2992 3 жыл бұрын
2021 ayaa ila daawanaya 🤟🤝
@hassanhussein8339
@hassanhussein8339 2 жыл бұрын
Who is listening in 2021 December ✌️ I’m in love with this song 🥰🥰
@nasrajamacdiriye6554
@nasrajamacdiriye6554 3 жыл бұрын
Yaa dawanya 2021
@ashasaid7324
@ashasaid7324 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya
@suhanshire4432
@suhanshire4432 11 жыл бұрын
waaaw caadi mahan heestan waan ka helay kuhaaay
@mohamedhassanjeilani6180
@mohamedhassanjeilani6180 11 жыл бұрын
caadi matihid hani waad ka wadataa 2013 adaa ku leh waan kuu codeynay
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Ku hay meeeshan la rabo bal adba Hani uk heestan kuwaa dhahaya waa lagu qaldaY....🤣 Waaaa layaabaY.....
@abdixakiinsaleeban4858
@abdixakiinsaleeban4858 Жыл бұрын
hees xasuus mudan 2022/12/2 hadad iga danbeyso like isaar😁😇💞😫🥺
@yusufhusen1700
@yusufhusen1700 4 жыл бұрын
2013 Still in love 2019 dec.12
@fowsiyacadeey7794
@fowsiyacadeey7794 10 жыл бұрын
hani ninkan ha ku daalin waxba gacan laab ma saari karo e , waa nooca qaadku daashaday dareen mahayo xariifka
@miiraalemediapro
@miiraalemediapro 10 жыл бұрын
adiga diyaar ma utay in laga saaro meeshaad rabto foosiya
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk fowsiya walahi waaa iga qosol siisay sidaaa u abaartaan layaabay
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Naag walan😁😂🤭😆
@abdiwaahidcalafdoon5919
@abdiwaahidcalafdoon5919 11 жыл бұрын
masha allah runtii waan ku salamay i really lv this girl hani noolow waligaaa the best song in 2013 wlcm
KU HAY HAY 2013 by HANI UK (Official Music Video)
5:41
Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
Ikraan Caraale DHAYAL Official Music Video
5:08
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 2,6 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 50 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 19 МЛН
HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018
6:25
Kornel Abdi
Рет қаралды 1,2 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 36 М.
Kugu Badhaadhay - Ahmed Zaki iyo Nasteexo Indho HD 2015
8:53
Haataf Abdi
Рет қаралды 4 МЛН
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Ilmada Iga Dhacaysa Qabo
7:52
HANI UK - Topic
Рет қаралды 13 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 7 МЛН
Rabi Taashka Ku Saar
6:32
CABDI HANI
Рет қаралды 47 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 50 МЛН