Hanjaba Ama Buuro soo Fuula Maanta Huwan isma Hayaan somaliland ee Waa Laydin Naarayaa oo shaqaa la

  Рет қаралды 41,281

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 170
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Жыл бұрын
Waa runta Caiow Abdilahi dahab waa geesi qaran ha Guulaysto insha Allah
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Жыл бұрын
Cabdilaahi waynu soo saaraynaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
My idol somaliland ❤❤❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Жыл бұрын
LEGEND NOLOOW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤RUNTA USHEEG
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Dadka wal walan soo dira heegooy 😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Absolut u right inderro
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Жыл бұрын
Reer wadani haday rabaan inay tantamaan maxamuud xaashi iyo kaah hayska reebaan
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Жыл бұрын
agoonyahan cali duuldul aad iyo aad baad uu mahadsantahay illahay guusha ha iina siiyo guul iyo gobonimo somaliland insha allah ❤❤❤😂😂😂 makusigi baa kula dhacay siidi odaygii xamar joogay markad Djibouti magsahay kkkkkkkkkkkkk mahadsanid
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Maxuu layidhi laascaanood Caydh jibootay😂😂😂😂😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Guuuuul muuuse geesi geesi guuuul
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Cadawgeenu waa masar
@said1498ify
@said1498ify Жыл бұрын
Waa runtii ninkani haday doorasho rabaan xeerkanHolaha Guurtida bay is dhaafin lahaayeen si aan xukuumadu marmarsiyo u helin
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q Жыл бұрын
Xamar ma joogo Orom hargaysa iyo barbara dagaan bay ka yihiin musena waa ka soo wado amxaar Qori sita. Iyo Gaal waa yeelkadaa:::
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Жыл бұрын
30000 OO YUGAANDHEES AH, 30 SANO CARUURTAY KU DHALAYEEN BAA XAMAR JOOGA!!!!!.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Haldheeri waa lagu kala badiyaa waà astaanta soomaliland boorama samatarbaanu wadanaa
@osmanawad8068
@osmanawad8068 Жыл бұрын
Allah maxaa ragg qadhaadhoonaya, Anigu waxaan maanta ka dib Gashaanbuur la ahay ninkan oo Qorigga ayaanu qaadanayan, marka la soo noqodo ragga ayaan ka mid noqonayaa.
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Жыл бұрын
Geesi cali
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 Жыл бұрын
Cali Maxsmed carab caawa ka hor magacasga oo sadexan maan maqan cali duulduul madaxwaynaha ina biixi badalaya all somali land adaa ka qosliya iyo taar tv jikaarkiisa
@JaylaniYusuf
@JaylaniYusuf Жыл бұрын
Wlhi Cali waa fani
@HamzaDaher-b9t
@HamzaDaher-b9t Жыл бұрын
Geesi nolow
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq Жыл бұрын
Dhulbahante kaa guulaysey oo dhulkoodii kaaxorayste garxajisna waad arkii cali biidhi qaatow masruuf dawladeedbaad kuhadashaaye iyo cuqdad calooleed aad uqabto garxajise weligaaba ciilqabe ahow cali biidhiqaate.
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Cali duul duul ma runta Ayuu usheegay Wlee
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Allah akbar cali ❤❤❤❤
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 Жыл бұрын
Ali Ismail carab aadban ku salamaya mujaahid
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wlhi cali waa aqoonyahan
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Astaqfurullah beenta Ha ku dharan
@ramadanyassin120
@ramadanyassin120 Жыл бұрын
Fatumoyola tan sheeganaysa, ku caayi kari maynee, hadaanu mirqaano anagaa laxagta iska dhiibnee, dee meesha ka caraab, yaanu wax ku hadline. Meelahay dhuuloos ama dhoohan joogto ku laydhso. HAYAAAAY
@BatutaMedia
@BatutaMedia Жыл бұрын
Maansha Allah, laba mujaahid oo dalkooda difaaciisa u taagan
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Oromo 😂
@dr.hassabarre8699
@dr.hassabarre8699 Жыл бұрын
War caawa odaygii Cali duuldul Biliiliqo ayuu diyaar uyaha
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 Жыл бұрын
Waa lacidhayaa Cali midgaan haduutako keenya
@axmed8798
@axmed8798 Жыл бұрын
allaylehe caawa ayuu run sheegay oouuyidhi bililiqo ayaan ujoogaa Hargaysa
@mussaali1084
@mussaali1084 Жыл бұрын
muuse biixi waageesi
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np Жыл бұрын
Geesi aqoon yahan ah weeyi Abwaan Cali-duulduul. Adeer weriye la moodoow nacnacda kala tag Abwaanka.
@siciidsacad3248
@siciidsacad3248 Жыл бұрын
Caliyow anagu daamurkanu dooraneynaa walee kkkkkkkk
@mussaali1084
@mussaali1084 Жыл бұрын
csli ismaaciil carab wuu xanuunsanyshey muqdisho kudaweyneynaa
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Xaggan iyo Jabuutina 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Жыл бұрын
Odeygan waa sheydaan naceybka garxajis ayaa ka batey
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Жыл бұрын
waa runtaa oday cali duul duul,XAQDARAY KU SOCDAAN WAANA LA ISGA CELINAYAA
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Ninkaa Cabdilaahi waa garxajiska gobanimiisii !
@QafKaf7
@QafKaf7 Жыл бұрын
Xilka ayaaa laga xayuubinayaaa muuse waaa fulay baqdin ayuu badii ubixiyay wakaas goojacade dib ueegiwaayay wixii kasoomary maanta badlabixinayaa majirto muse waa udhamaatay
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Жыл бұрын
Taada utali bilaaxuduud!
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c Жыл бұрын
Way u dhawday in laga xayuubiyo dalka maqan ciidankii LEEDAY hawada la haday badda caariday iyo ruxanka galbeedka awday iyo qaar kale muuse ayaa sabab u ah caliyow bur gal.balse waxaasi oo dhan wuxuu ka neceb yahay xisbiyada xalaasha ah .ee wax kasta ku samaynayo.way guulaysanayaan roobkuna wuu da'ayaa wax yar raali ahaada​@@nuurashaqale-sd4rw
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x Жыл бұрын
Cali duuul duuul libaaaax qeeesi qaran Taaalaanu ku disayna
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 Жыл бұрын
Ilaahay haduu garanaayo...yaan la waayin
@OubahIbrahim-y5r
@OubahIbrahim-y5r Жыл бұрын
Walaahi waan qoslay Adeer Allah haku Dhowro. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Жыл бұрын
Mr Taar tv are you mucard or saxafi kkk
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
WAR WAXA UU KUU CAAYE SOMALIA INYE FAASHEL TAHAYE 30 GACANTE HOORSANYAN😮😮😮😮😮😮
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Dogaan handcab ah cida wareesata ayaa kawaalan dhuxulaha ayuu cabaa geeda geedaha kuwa caba indhahooda fiiriya oday dhuxulaha ka dhergey hunaa hunaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Masar xidhiidh malihin
@Samiir-t3e
@Samiir-t3e Жыл бұрын
warka xili danbad sodaysaye ee fiidki sooda
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Жыл бұрын
Cali duulduul ma shalay baa wax iska hagranayaysayaf hose leh. Joojacada maxaa balahaaga yaa ay?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 Жыл бұрын
Taar iyo odaygani waa qosol hadalkoodu
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Жыл бұрын
Ali Dul dul
@Gujis6868
@Gujis6868 Жыл бұрын
Kkk odeyga Dulduul kubadi
@AbdiWarsame-e3c
@AbdiWarsame-e3c Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo maxamuud xaashi iyo xirsi dawlad
@Sirad47
@Sirad47 Жыл бұрын
Waad ku dawlad la'dahay.
@birdie6988
@birdie6988 Жыл бұрын
Dooooooafr Dooooooafr dadkagi mee laascaanood ayay ku xidhxidhan yaan hadal ba kuma banana beer baad ucarari huuuuro Dayuus Dayuus
@MahadShire-m2g
@MahadShire-m2g Жыл бұрын
Waa cilaaj cali duuuul duuul
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 Жыл бұрын
400 oo maxbuus baa lagaa hayaa hubkii baa dhulbahante kaa tirsaday sii bakhtiyeey
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Dawo aljazeera good news kzbin.info/www/bejne/gX-WnJSinL6njc0si=DKPBuU4L9IJqRkB5
@sulekhafarah7626
@sulekhafarah7626 Жыл бұрын
Kkkkk noolowo inadeer cali
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Жыл бұрын
Suldan nocan lama yidhaa Suldarane aya la yidhaa Jalamta cadawga aya isagiyo Qar lamida u iimaniyo diina
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Жыл бұрын
suldaan waanu maqalay laakii suldarane wax jiraba maahaa maxaad istidhi iska dhig aftahan
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
waa kah siyasihah habar maxbus dhulbahanteh bu ku caynayah way caydhoben kuwan waa kuwah museh u gulwadeyah kkk
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Hadal waa murti loogu tashà maayo qadar soomaliya g21 sheeko khaliif
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Жыл бұрын
Caliyow ka yari isagu xagee ayuu tababarka diyaaradaha kaga soo baxey??
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 Жыл бұрын
Dhulbahante waa diyaar sii bakhti
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Жыл бұрын
soo soco soo bakhtigiiyaw
@Hindocabdillaahi
@Hindocabdillaahi Жыл бұрын
Maxaad kasoo lugoyneysaa miskiinkan reer miyiga ah
@abdirahmanismail3854
@abdirahmanismail3854 Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉🎉🎉❤🎉
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Жыл бұрын
Waraysi aan waraysi ahayn oo sheeko la soo diyaariyey ah😂😂😂😂
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Жыл бұрын
Soomaaliland guul muuse guul
@shuaybmahdi4289
@shuaybmahdi4289 Жыл бұрын
😂😂😂 Xamar iyo Jabuutina 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
@omersamatar4219
@omersamatar4219 Жыл бұрын
"Caydh Jibootay" waa hadal wayn
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Kanih waa gulwadeh ku shaqeyah maxan cunah 😂😂😂
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤❤cirjiidho tv
@Samiir-t3e
@Samiir-t3e Жыл бұрын
cali duuldulaw saxib warka 11 00 kob iyo tobonka habenimo soda
@gacanlibaax-q3w
@gacanlibaax-q3w Жыл бұрын
HARGAYSA ISKAGA TAG WAA LAGUGUDILI DHAWAAN
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Жыл бұрын
OO yaa dilaayee ku dhaca
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Tudhisbaa jirtay maanta maya
@awedabdullahi-ju3vt
@awedabdullahi-ju3vt Жыл бұрын
Weriye sidee wax uqabtaa ninku waa gacan fududyahaye
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Жыл бұрын
Qoriga qaado Caliyow ka xoolayso, 😂😂😂😂😂😂😂
@cawilqoladyaasiin6183
@cawilqoladyaasiin6183 Жыл бұрын
Taar vt waar iska kici dameerkan papekaagi hoosbuu u dhacay ma cayda reera ayaa meesha u soo fadhiisatay
@osmanawad8068
@osmanawad8068 Жыл бұрын
13 Urur helaan 20% maxaa lagu kala saarayaa? Qofku marka uu xisaabtu sida ay u shqayso garanahayn waa sidaa.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Жыл бұрын
Adeer sadexda urur ee uugu codka badan ayaa soo baxaya HAL DHEERIBAA LA YIDHAA OO HAL CODBAA LAGU KALA BADIN KARAA DOORASHOOYINKA MADAXWEYNEHUNA WAA SIDAASOO KALE
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Cali duul duul adeerow Hargeisa way Qarxaysaaye u Diyaar garow Bililiqo .
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u Жыл бұрын
Ader ha noola imaan munaafaqad. Suaalo iyo jawaabo diyaarsan baad habeenwalba noola timaadan. Maydaan xishooneyn ???😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@hajii2033
@hajii2033 Жыл бұрын
runta ali uu sheeg ciro
@cafe1180
@cafe1180 Жыл бұрын
Ali duldul wa Arab bin Hashim bin qureesh kkkkkk
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Жыл бұрын
Waar magaca hanaga liinbixin dhe abwan 😂😂😂
@maxamedcabdillahi5279
@maxamedcabdillahi5279 Жыл бұрын
War ninkani ma calooshu laga kireysta marwalba calyadu halkan ka dadiyaye
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Жыл бұрын
😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@Hindocabdillaahi
@Hindocabdillaahi Жыл бұрын
Cirjiidh waa lalayaabanyey marky miskkiinkan meesha doo dhigaan
@gurreturre2516
@gurreturre2516 Жыл бұрын
Kan nin ba igaga sheekeyey waxuu yidhi h.jeclo badan sida adoomaha ayaa lagu haysto jigjiga yar kana berigii xisbiga la isku haystay kulmiye ayuu jigjiga yar ka dhex hadlay isagoo adoon ah ayaa video laga hayaaa
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Жыл бұрын
Malin walba dad bad ibarta 😂😂😂😂😂
@faisawade195
@faisawade195 Жыл бұрын
Hadalkan waad koobigaraysay magacan waxaa bixiyey ciro
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q Жыл бұрын
Hala Oromoowo waxa dhaama Gobalada waqooyi ee somalia: Musoow nama Qabato Amxaar Noqdaaa 2024
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Жыл бұрын
OROMADAA KU DHAANTA, XAASIDYOW XAAROOD KA AHI!!!!.
@King-lp1my
@King-lp1my Жыл бұрын
Xaarood miyaanu ka jijiga mucatabka la wareegaya ee taladii sayid dhuusaye sudhay maaha darood gaal caabud Itobia iyo kinyaba oromu usujuuda Miyaanu darood muqdisho gayn oromo?oo hawiye dameer ku layn miyanu darood kismaayo iyo gado iyo garbahaarey ku caabudin oromo ? Bal car waa been dheh Darood iyo oromo waa Nin iyo naagtii
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Жыл бұрын
somalida aad sheegayso oromaa xukunta xasan waakii cadhooday markay somaliland la heshiiyeen ee isagooyaya yidhi oromadayadii ayaynaga qaadeen anaga hanoosoo noqdaan anagaa bad bilaasha siinayna
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Жыл бұрын
Waa run todaba urur haday ka helan boqolkiiba labaatan maxaa lagu kala gurayaa ilayan waakan dastuurku sheego in lagu soo baxayo boqolkiiba labatan markaa miyanay khilaaf horleh abuurayan
@KadarSuleyman
@KadarSuleyman Жыл бұрын
Ma xeer 14 ba sheegay mise Dastuur halka ina hubi
@AbdikarimAbdi-w1g
@AbdikarimAbdi-w1g Жыл бұрын
Slm c abwaan cali
@Cabdi1110
@Cabdi1110 Жыл бұрын
Maxaa helay odaygii
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 Жыл бұрын
Jabuutina waa lacidhayaa Cali misgaan Cali daacuun inakaahin baa mushaher siiya waa kaari refer miyi ah kkkkkk
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Жыл бұрын
Ali duulduul nin adag
@suberh8985
@suberh8985 Жыл бұрын
waaxay waalidu 😅😅😅😅
@ramadanyassin120
@ramadanyassin120 Жыл бұрын
Waar labadaa nin ee warka inoo tafaasiila ha lagu xidhnaado. Cali duulduul warkiisu wuu cadyay, mar uu bayloodka diyaardu u jaray mooyee. Dee ha la daba soconina😂👍👍💚🤍❤️
@axmed8798
@axmed8798 Жыл бұрын
Waar hanjabaad maaha ee waa waana
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 Жыл бұрын
Odayga ciyaarta kaa daa Waa cali dulduul ee😂😂😂😂😂😂
@mursalyusuf717
@mursalyusuf717 Жыл бұрын
Tuug waar ilkaha samayso
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh yaad ibartaa kulahaaa
@abmoh9216
@abmoh9216 Жыл бұрын
Ciruu ka maqlay caydh jibootay
@Cabdi1110
@Cabdi1110 Жыл бұрын
Muqaalka dhamayso adaa qosli doonee
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 Жыл бұрын
Cali duul duul waxaad waydiisa sanadki ilka yar caydow day ee dabo dheer durjuuma iyo sablaale caydha loo raray kuwi kaluunka soo dabtay ee markay soo saaren iska tuure yidhi wuu bakh tiyey inuu ku jiray
@amiiraahmed944
@amiiraahmed944 Жыл бұрын
Cali dibjir waa la.baryay mantana iyagunba laga baqaya
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН