HANA FADLAN CANADA LA XARIIR, CANADIAN BOY, ISBITAL AYU KU JIRA, HADALKA WU KU XIRMAY.
@ashasalah2835Күн бұрын
HANA FADLAN U NAX CANADIAN BOY, U ABUU JAAHIL NAIROBI SIXIR UGA DHARJIYAY, YES MAN KA DHIGTAY, AYU TORONTO AIRPORT UGU SII DIYARIYAY JAMAAL OO XABIIBA DUMASHIGEED AH.
@ashasalah2835Күн бұрын
HANA WALAALEY, U SARA JOOGSO CANADIAN BOY, OO AA TAHAY QOFKI UGU HOREYAY OO U SARA JOOGSADAY, MAANTA SHALEY SI KA DARAN AYU KUUGU BAAHAN YAHAY.
@Ummu.maxamedКүн бұрын
Hana ilaahaygii ku abuurtay kabaq dulmi ilaahay mabaneynin ee qabashadiisu wey daran tahay ee dulmiga daa qof dhiban oo beerkiisii maqan yahay haku diganina Jooga maalin aan maanta ahayn baa danbeeyse
@greenofparadisehotel7106Күн бұрын
illaahow xaqa soor dulmi badannaa
@Cadey12345Күн бұрын
Habartaan qumayada ah ee ilmaha gaaleeysiiso na dhaafi, uf
@AbdiFaraahКүн бұрын
Wasaq is garabsaneysa waa kuwaan dulmi bey wadaa shaydantan hana la leeyahay iyo istus tus bey wadaaana
@rahmakhalif6891Күн бұрын
Hana beelay tuugo
@Novemberrain096Күн бұрын
Sax ilahow umada naagtan qumayada ah ka qabto
@Qeyrqabto124Күн бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah hanooy ilaahay ka baq uquba yeysan kugu dicing gabadha maskiinta ha kugu diganin