GUUL TARXIILKA CARABTII IYO OROMADII PUNTLAND 10KUN QOF AJAANIB AH LASOO QABTAY,SIR CULUS DAACISH..

  Рет қаралды 32,962

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

GUUL TARXIILKA CARABTII IYO OROMADII PUNTLAND 10KUN QOF AJAANIB AH LASOO QABTAY,SIR CULUS DAACISH..

Пікірлер: 210
@maleikaali3848
@maleikaali3848 Күн бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah Reer Ayeeyadin ayaa edin Hanbalyenasa Guul iyo Gobanimo Geese yaal Giira
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g Күн бұрын
Reer Puntland waa muhiim inaan Feejignaano. Dhamaan dhulweynaha Puntland hala Feejignaado. Xaliye from Garoowe.
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 Күн бұрын
Guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland 🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴 ya Allah 🤲🏾
@hqaali9525
@hqaali9525 Күн бұрын
guul puntland👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ubahismaciilcalicaabi9359
@ubahismaciilcalicaabi9359 Күн бұрын
Guul iyo gobanimo puntlan ❤❤❤❤
@Axamad-b4q
@Axamad-b4q Күн бұрын
Guuuuuul qofwalbah meeshu udhashay Ha aado👍👍👍👍👍👍
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Mansha Alaah tabarka Alaah guul puntland guuleysta waad naga farxisay
@AM-ip7xj
@AM-ip7xj 21 сағат бұрын
Guul ciidamada pudlan illahay ha garan galo guul illahay ha siiyo cadowga la ha jabiyo in Sha Allah somaalina oo dhan nasri ha u Soo orog
@mahamedyusuf5234
@mahamedyusuf5234 Күн бұрын
Masha allah mida kowad waa ku faraxsanahay in ajanibta laqabto oo laxakameyo aniga markii igu horeysay garoowe 2024 ayaa sixun alibaray elaborka marka xanaqay waxaa la idhahay amus ghadi kale walagu xiri waan qoslay adeekey ayaa dhahay isda waa markii ugu horeysay waxaan dhahay qofkas mala baro waa ajanib masaba waxaan dhahay 32sano dhul somali ma arik lkn markaan ayaa igu danbeso sxb ku maracsani inee somali kalagodo tasho gobolka dhiso waa wax fican lkn hala soceliyo shinlin somali usheg hogamihay mamulka puntland tas ❤❤❤❤
@aminam3470
@aminam3470 Күн бұрын
guul guul bulshaada sharafta leh ee puntland iyo ciidanka geesiyada diifaca pundland
@cabdallejabir4459
@cabdallejabir4459 Күн бұрын
💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
@CanabSaahid
@CanabSaahid Күн бұрын
Guul guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤
@MarayanJamac
@MarayanJamac Күн бұрын
Muslimiintu isuma naxariisteen ❤😢
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g Күн бұрын
Waa shacabka sharafta leh ee reer Puntland dhulkooda ilaashadaan, dawladana ku garab istaagaan dagaalka Khawaarijta iyo horumarinta dalka. Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee Puntland. Aamiin. Xaliye from Garoowe.
@saacidnoormohamodsaacidnoormoh
@saacidnoormohamodsaacidnoormoh 16 сағат бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YARABI ❤
@iwarsame946
@iwarsame946 Күн бұрын
Guul Puntland mashallah.
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 Күн бұрын
Inshalaah inshalaah 🇸🇱🇸🇱🇸🇱alxamdulilaah sax horey uwad guul
@AaminoQaasim-pf1yd
@AaminoQaasim-pf1yd Күн бұрын
Scw
@fmg63772
@fmg63772 Күн бұрын
Cayriya guud ahaan
@IbraahinCabdiqeer
@IbraahinCabdiqeer Күн бұрын
❤❤guul iyo gobanimo ❤
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 20 сағат бұрын
Alhamdulillah finally
@FalisMaxamuud-d2t
@FalisMaxamuud-d2t Күн бұрын
Guul guul 💪💪💪♥️♥️♥️♥️♥️
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Күн бұрын
Guuleysta Reer puntland dalka hala nadiifiyo 👍💙💙
@BaashiFaarax-x5d
@BaashiFaarax-x5d Күн бұрын
❤❤❤❤
@CqafaarShiil
@CqafaarShiil Күн бұрын
Guul
@HamdiNurMohamed
@HamdiNurMohamed Күн бұрын
Waa faraxad waan ooyay rabiyow Guulee putland from carabsaalax
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p Күн бұрын
Shisheeya iska nadiifiya
@amrannurdiiriye4157
@amrannurdiiriye4157 Күн бұрын
Masha Allah guuuleso
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 Күн бұрын
Waa sax walee
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 Күн бұрын
Guuuul guuul guuuul
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan Күн бұрын
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Argagixisada. Oo. Dhamaan. La. Qabtay. Halal. Qabto
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan Күн бұрын
Waa. Guulweyn. Oo. Puntland. U. Soo. Hoyatay. Halabi. Kordhiyo. Yankees. Laga. Daalin. Dagalanka. Argagixisad. Insha. Allah. Kariim. Guul. Joogta
@ShirwacXabib
@ShirwacXabib Күн бұрын
Guul puntland 💪💪💪💪💪💪
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Күн бұрын
Mansha alaah sara oromo injirleey injirtii bay dhib nogu dareen ufta erya waa wada jaajuusiine erya
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
Maashaaallaah guuuuul puntland idankaallaah ❤❤❤
@ZarahAli-s3e
@ZarahAli-s3e Күн бұрын
Mashllh guul
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Күн бұрын
Wallee waan yaabay goortay noqotay Soomaalia yurub tii lootahriibayay guul reer puntland ❤
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 Күн бұрын
Hahaha lkn sharciga Puntland igu soo orord maaha, warqada iyo action ka waa isla socdaan😁 Wadakiiba waxuu ahaa xuduud la’aan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 20 сағат бұрын
Wll Oromo waxay u timid inay wadanka la waregan Mapkoda cusub arka Somalida dhulkoda o dhan xita NFD, Djbouti, DDS inay iyaga leyihiin DHULKA SOMALIDA O DHAN
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Waa tuug heer sare ah ,laaya,yahuuda😅
@AdanFarah-c7q
@AdanFarah-c7q Күн бұрын
😂😂😂guuuuuuuuuuuuull 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuuuuuuuull bun.tilaand
@sadiyagabow
@sadiyagabow Күн бұрын
Masha Allah war dad gob ah is xooreya🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nimodahir8778
@nimodahir8778 Күн бұрын
Asc guulast dadkaygow s/ waqooyi from Australia
@Bigj-n8d
@Bigj-n8d Күн бұрын
Legend 🦁🦁👍🏾👍🏾
@SafiyaJamc
@SafiyaJamc Күн бұрын
m..a guul
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z Күн бұрын
guuul puntland guuuul ssc gobnimo mashallh❤❤❤
@MohmedAhmed-rl8sb
@MohmedAhmed-rl8sb Күн бұрын
Asc qalas caduunoow sawiro iyo faro ha laga qaado kii soo laabtana Hal qaramsado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumamohammed2296
@fadumamohammed2296 Күн бұрын
❤Guuuuuul
@fartuunkhalif6006
@fartuunkhalif6006 Күн бұрын
Says masha Allah guul iyo gomnm guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯🇸🇱💯✅👑👍❤
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q Күн бұрын
Shaqo wacan puntland guulsysta
@abdimohamed2345
@abdimohamed2345 Күн бұрын
Guul guul guul iyo gogonimo sidaas waaye maanta in yar Ayaan maqsuud ahay yes somaliga meesha uu rabo ha ku dhasho lama waydiinaayo I'd laakin ayagana waxaa looga baahan yahay in ay ixtiraamaan dalkooda iyo deegaankooda labaad noolaada waligiin sharaf guul iyo gogonimo yaan laseexan oo hadaalina miskiin ma jiro sharciyada ha shaqayso .
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Күн бұрын
Puntland way is dhigatay .mar hore laga rabay. U dhaqma like hargaysa.
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p Күн бұрын
Kuli xaaqa clean
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Shacaabka iyo Cidanka Puntland Guul IYO Gobaniimo Insha Allah From SSC KH 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 Күн бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱☝️☝️☝️mashaallaah
@FaizaMuse-e2c
@FaizaMuse-e2c Күн бұрын
guuuul🎉puntland guuuuuuuul❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
guuleysta guuleysta guuleysta ciidanka puntland anmi iyo difaacba shaqo wacan
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Күн бұрын
maashalla mashalla midkalle way calankii somaliya
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Күн бұрын
warya jooja calan baan meel geenay waa ceeb reer baa waas laga maqlijieay
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi Күн бұрын
Naga bixiya balaayada wadankeena ayeey naga qurmiyeen mahadsanid dani❤
@umuabadi
@umuabadi Күн бұрын
Maasha aallaah. Allaha. Naga. Saaro. Wallaahi. Darwiishoow. Illaahaa. Iiga. Streets. Sucuudigaan. Joogaa. Beentaa. Maaha. Xitaa. Ajaanibkii. Shaqa la aanbaa. Kudhacday. Waayo dadkoodii. Baa rag iyo. Haweeynba. Shaqeeysanayaan. Anagana. Baagamuudaa. Makers.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Күн бұрын
Masha allah ❤️ wan bogadiniya kacan ka somaliyeed iyo dibcelin ajanabi wadanka somaliyeed ma meel ciididonto war ma albab furanva
@user-xr1of1iv7h
@user-xr1of1iv7h Күн бұрын
Isku day inaad si wanaagsan u doorato erayadaada, waxaa jira boqolaal kun oo Soomaali ah oo jooga Yemen, Suuriya iyo Masar si xushmad leh u hadal oo isku day inaad kala saartid kuwa aan waxba galabsan iyo argagixisada.
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j Күн бұрын
Dadka somalida oo dalalkaas jooga waxay ilaliyaan qawaninta iyo amniga dalkaas. Carab miino bosaaso dhigaya lagga tashan maayo waxa lagu ciqaabayo.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Күн бұрын
Maxaa naga boqolaalka qaxootiga waa saareynaa ha aadèn dhulkooda🎉🎉🎉🎉
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
Somalida jooga yaa yiri wadan aan wadankiisa ahayn
@Emi92546
@Emi92546 Күн бұрын
etobiyaan gibigood wa cadaw wax misakiin Kuma jira carabna wa la garanayaan dadka masakiinta u adey ku dhex jiraan buurahaas Galimayaan
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Күн бұрын
Adeer somalida Yemen iyo carabaha jooga sharci ayey ku joogan iyo lacagtooda naga saara oromada iyo carabta. baas
@momindekk1
@momindekk1 Күн бұрын
Guul guul guul darood
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 23 сағат бұрын
Guul guul yaynaan Noqon hartiyoow dad cadowgoodu guryahooda udhadhabaxdo. Doohan. Dhagarnoomaleego. Raafa cidna hadhaafina dhamaan Raafa ,Ajaanibta khayr. Hasuubin sharkuumayimaadee. Weliba kuwatuugsada. Iyo kuwa biraha caagadaha. Lawareega. Kuli waa daacish. Iyo daacish kalkaale
@Asmamohamud-rt7pl
@Asmamohamud-rt7pl Күн бұрын
M.a guuleysta garbahaygii ❤
@amrannurdiiriye4157
@amrannurdiiriye4157 Күн бұрын
❤❤❤❤guul butilaan
@teatime6853
@teatime6853 Күн бұрын
CC Camera halagu xiro xududyaha iyo magalada visa halagu sogalo lacag kasameya faro halaga qaado 👍
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv Күн бұрын
Xataa haduu Maraykan sheegto halaraafo Soomaaliya qofkasta wuu usoo shaqategay Dadkeediina xeelad bay Aduunka ugu silcayaan
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Күн бұрын
Hala tarxiilo khasatan Ethiopianka ✊🇸🇱🇸🇱✊
@qqaran9846
@qqaran9846 Күн бұрын
👍👍👍👍👍🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Cabdiraxmanyuusuf-p5x
@Cabdiraxmanyuusuf-p5x Күн бұрын
Sidoonka dalka hadiiloodhiibila haa Ninkaanokale dalku nabad ayuu noqonlahaa
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Күн бұрын
Gaalkacyo ha loo soo jeesto Eelaayda dhulkooda waa nabad ha loo diro mansha Alaah
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@umuabadi
@umuabadi Күн бұрын
Waxaa. Jira. Sucuudiga. Niman. Waalan. Iyo. Kuwo. Muraya’s. Kuwaas. Waa. Dhar cad. Waa askar. Wallaahi. Waxaad moodaa. Nin waalan Markaad. Aragto
@IsmahaanMohamed-kq9qi
@IsmahaanMohamed-kq9qi Күн бұрын
Guulaysta rer butland
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Күн бұрын
Deni 🐐🔥 🇺🇿👀💪🏽
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 20 сағат бұрын
Zxp lacagta hala jojiyo la siinayo argagaxizada kuwa masakiinta Somalida ah ayaba buuxda Hooyada ilmaha agoonta hayzato siiya sadaqada insha Allah
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Күн бұрын
Tarxiila waa guul oromo ,xabashi, carab, kuli tarxiila waa jaajuusiin iyo qaraxyo ay sidaan bixiya
@canabgoox4265
@canabgoox4265 Күн бұрын
ASC Wain ayy Dadku Waa Inay kumintii Yeeshaan Laxisaabtanta dadkooda waxayy sameeyaan kal Lagala xisabtamo Adunyaduu Sharciyo Lagug googo Laakiin Mee Iska Furan Waa Saax Dawalad putlaan Guul Horayyi Usocda
@CalJaamacdaclood
@CalJaamacdaclood Күн бұрын
Guul guul guul Putland maantay Taladii ugu fiicnayd heshay maadaamaa ay Oromadii iyo Dadkii Ajaaniibta ahaa latagxiilay.
@AbdiqaadirOday
@AbdiqaadirOday Күн бұрын
🎉
@aminaomar7569
@aminaomar7569 Күн бұрын
abshir
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc Күн бұрын
Puntland guul
@HamdiNurMohamed
@HamdiNurMohamed Күн бұрын
Dadkaygow guuleysta guul putland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminahmeddahirSahid
@AminahmeddahirSahid Күн бұрын
Haga nadiiifiyo ajaaniibta pudlaan haal qof yaan lgu reebi oo ajaanib ah
@Hodan_podcast
@Hodan_podcast Күн бұрын
Guuullllllllllllll ❤❤❤❤😂😂❤❤
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c Күн бұрын
Dawlada waa inay shaqaley siisaa dhalinyarada puntland gabadho iyo wiilal waa inay sirdoonka badiyaan Oramada waa inay nooga celiyaan wadankooda
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g Күн бұрын
RRA halagu daro ajaanibta dhulkoodii bay soo gubeen laakiin Hawiye, Dir, Darood, Jareer, Isaaq iyo dadka kale ee Soomaaliyeed yaan la taaban, hadaan denbi lagu helin. Xaliye from London.
@dhafoorqiiqahmed9529
@dhafoorqiiqahmed9529 Күн бұрын
Landherayashi mar hadey kaceen wa ilahey xamdigii🇸🇱✊
@MaadhiinMaxamed
@MaadhiinMaxamed Күн бұрын
🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙💙💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙💙💪💪💪
@maryanAbshire
@maryanAbshire Күн бұрын
Dadkayagii ayaa shaaqo wayeey ajanabi marabno xata yeey madaweeyn
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
MAANSHALLAA ❤🎉❤🎉❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Күн бұрын
Alaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar, dulmiga nalakuhayo anagoo jognah dhulkayagii ama wadankayagii, ilaahay xakha uhiili, ajnabiga joogah puntland waxay naguhayan, dulmi, dagaal iyo qaraxyo, please please please waxaan codsanaynah hadii an nahay muwaadinta reer puntland in nalakasaaroh dhamaan ajnabiga joogah puntland absolutely, wake up now young People of puntland all foreigners out out out out out out out out out out out out out out out out absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saidaosman6524
@saidaosman6524 Күн бұрын
Dadka si nabad ah u tarxiila joojiya qayladhaan dhaanta iyo waawareey
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s Күн бұрын
Iyadoon lagu xadgudbin waa in wadanka laga saaraa wasakhda wasakhdu dhashay. Guul iyo gobanimo
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p Күн бұрын
Somalia , Punland is xoreeya , waa am waa halag
@MohamuudBeegsey
@MohamuudBeegsey Күн бұрын
Gaarina waa leeyahay waana tuugsanaya aduunka meelay ka dhacday majidho
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
War horta harti wa curyaan iyo waa miskiin siday ugu hayen ba mid madaafiic ladhaca oo badax uduubta iyo mid qaraxyo iyo buuraha ugala ugu jawaaben war hartiyow doqonimada iskadaaya
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Күн бұрын
LIVESS
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Күн бұрын
Waa in la laayaa Cid aan udhalana aan laga aqbalin in Hal qof oo aan la aqoon aan la ogalaan
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad Күн бұрын
Guuuul putland shacab iyo dowladba guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo reer putland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hada ayey isku tosan tahay guuul wan filayey inaan arki dono manta o kale guuul iyo gobanimo halganku waa muqadis hala tirtiro argagixisada daacaqudhun
@muruudi4961
@muruudi4961 Күн бұрын
War diiwangalin lama rabee ee ajaanibka ah oo dhan tarxiila
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Күн бұрын
Shirkadaha waa wayn bay u shaqeeyaan Itoobiyaan sida la sheegayo iyagoo heli kara in ay Fursada uga faaiideeyaan oo ay shaqadaas siiyaan Nin Deegaanka u dhashay
@mrhirsiothmanabdullahi
@mrhirsiothmanabdullahi Күн бұрын
Hawiye waxfahma xaarood khaniis qaxoonti waxay rabaan inay lawareegaan mudug
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
FANAANIINTA REER PUNTLAND OO HEES KALE KU GARBAASHAY XASAN SHEEKH
10:01
Zaki honest Official
Рет қаралды 50 М.
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН