Allah unaxariista daman intii mesha ku dimatay amin intii ku dawacantay allah cafiyo aamiin xil aamino maxamed cabdi allah unaxariista aamiin janatul firdow allah ka warabiyo aamiin qabriga allah uwasiciyo aamiin qabriga allah unuuriyo aamiin suaasha allah ufududeyo aamiin kitaabkeda midigta allah ka siiyo aamiin yaa allah aamiin yaa rabi aamiin yaa karim aamiin yaa raxmaan aamiin yaa raxiim
@zeinabhajiyassin92932 жыл бұрын
Naxaristii janno allaha ka warabiyo Amina iyo intii ku geerigootay kuwii ka dambeeyayna Allaha kashifo aduun iyo akhira
@trumpppl20242 жыл бұрын
Allaaha u naxariisto Samir IYO IIMAAN allaha KA siiyo ehelkii IYO somali OO idil.
@statsm83392 жыл бұрын
Amina iyo inta kale ee lala xasuuqay waxaan Alle uga baryayaa shuhadaa maqaamkooda in Allah uu siiyo.
@puresomalilander69512 жыл бұрын
انا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله ان لله ما اخده وله ما اعطي وكل شي عنده في اجل مسمي اللهم ارحمها وعف عنها ووسع مدخلها ونقها بسلج ولماء ولبرد
@amaladan55792 жыл бұрын
Amiiin
@saidmohamed39752 жыл бұрын
Xusen kurdi
@talisosabriye26802 жыл бұрын
Allaha unaxarito jano rabi ha siyo amiin amiin amiin
@talisosabriye26802 жыл бұрын
Allaha unaxarito jano rabi ha siyo amiin amiin amiin
@statsm83392 жыл бұрын
Waa runteed kuwa Amina oo ehlu diin ahayd dilay Muslim maaha. Kuwa ummadda xasuuqaayo Alle ayaan uga dacwoonnay.
Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo Wa geeri xanuun badan
@sabriyeaxmed73762 жыл бұрын
Allaha u naxatiisto janadana allaha ka waraabiyo qabrigana allaha u waasiciyo aamiin yaa rabi gabadhii ahlu idinka ahayd hadalkeedoo dhan quraan iyo xadiis afkeeda waxan ahayn wax kuna sheegi jirin
@kingson56392 жыл бұрын
Inalillahi waina illeihi rajicuun, Allah haunaxaristo xil amina. Adunka cadalad matalo , ee Allah aya xaqeda siini doona malinta aakhiro , una aar gudhi doona maskiinta i.a
@hanadabdiali44272 жыл бұрын
Allaha unaxariisto xaqiiqda runtii Rabbi unbaa garan kara. Balse waa tuhun un in kiiski ikraan ay sababsaty walasheen. Xildh. Aamina geesiyad bey ahayd aan runta ka gaban. Allaha unaxariisto dhamaan inti dhimaty. Inti dhaawacantyna Allaha ubooga dhayo.
@maxamuudxaaji29092 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto habaryar
@GeneralHensaleey2 жыл бұрын
Ina lilah wa ina ilah rajicuun Allah hawnaxaristo Xildhiban Amina Mohamed Amiin Amiin Yaarabi
@safiyoomar83372 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo walasheen Amiino janofardowso ilaah ha ka warabiyo amiin yaarabi😭😭😭😭😭😭😭😭
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi
@alimohamud2 жыл бұрын
Farmaajo markale guul Fahad Yasin guuleso
@zu77292 жыл бұрын
Amina Allaha u Naxaristo Quluubta Umada Inteeda Damiir Ka Leh Dulmiga Neceb Waad Gil Gishay 💔
@maryanruunshnuur.45162 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto 🙏 🙏 🙏
@abdullahicm64272 жыл бұрын
Allah unaxariista amin janatul firdow allah ka warabiyo
@statsm83392 жыл бұрын
Ayaanle Mahadsanid.
@raxmoshekhxasanbarsane76382 жыл бұрын
Allaha unaxariisto walaasheen xildhibaa nadeydii geerida waa xaq insha Allah xaqiina ma lumaayo idiga iyo ikraan intey vabar kanooshahay reer hiraan
@zammyali30472 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto qabriga Ilaahay ha u waasiciyo
@warsamaosman-Sool2 жыл бұрын
alla ha u naxariisto xildhibaan aamina iyo intii kalee muslimka ahayd ee ku dhimatay labadii weerar ee shalay intii ku dhaawacantayna alla caafimaad ha siiyo.
@hindabashe69522 жыл бұрын
Inaalilahi wa inaalilaahi raajacuun ahlla how naxariisto dhamaan ehelka ay ka geeriyootayna samir iyo imaan hakasiiyo
@mohamedmumin97202 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileehi raajicun inti kudhimatay alaha raxmanka ha u naxariisto aamiin
@hamdiahmed97222 жыл бұрын
Allah ya raxma janatul firdowsa aclaa Allah uga baryeyna inshlh
@statsm83392 жыл бұрын
Wallee inaay Amina ahayd xildhibaan Qaran.
@mohamedhajiisseilaak1382 жыл бұрын
Allaaha unaxariisto
@cabdisalaanwarsame94482 жыл бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun xildhibaan aamina allaha u naxariisto, naxariista eebbana yaan laga quusan cadaaladu maalin bey imaan doontaa,insha allaah.
@kaamiloodowa55612 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyaahi raajucuun Allah ha u naxariisto
@ayaandegan822 жыл бұрын
Illahaye unaxariiso yaa rabi
@cabdicali33402 жыл бұрын
Alh unxariisto
@iyigunler95092 жыл бұрын
Alaha unaxaristo dhaman inta ku dhimatay
@shankaroon48472 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 Amina Alle ha unaxariiso
@hamdahassan36852 жыл бұрын
Ina lillah wa ina illahyi rajoun. Samir iyo Iman Reer Beldweyn . Beldweyn Allahayow ka dhig guri Barwaaqo from Hargaisa
@EngOrey2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto Maamo fican aheed wllhi
@shukraanmoha22392 жыл бұрын
Illahah ha unaxariisto walasheen aamino qof qiimo badan bay ahayd runti xaqiiqadj hadi ay makhluuqa ka qarsoonthy rabi kama qarsoona cidi dishayna ayadaa dhib aduun iyo mid aakhiro siyaadsatay aamina waqtigeeda maba dhaagteen illahah janadisa haku irsaaqo
@maryanmohamed95982 жыл бұрын
Inaa lilaahi wainaa ilayhi Raajicuun Ilaahoow u wada Naxariisto dhamaantood
@cabdimaxamedcabdi88682 жыл бұрын
Alaha unaxariito
@nuurtobariiseibrahim54922 жыл бұрын
aamiin abaayo dowlad fiican allaha keeno
@fadumomohamed82842 жыл бұрын
Allaha unaxariisto inta kudhimatay mesha allah ku caafiyo inta dhaawaca ah xaqiiqdii Soomaliya waxa hay’s to waa musiibo iyo Allaha caradiisa allah Hana cafiyo
@istarmohammed65612 жыл бұрын
Allah ya raxma raximeeen walahi ad aya uga naxay
@zakarieabdukadirmohamed61872 жыл бұрын
Allah u wada naxariisto
@ubahabdiomargrundlaggandev66112 жыл бұрын
Inaa lillahi wa Inaa ilayhi Rajicun Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo intii dhimatayba, inta dhawacana Alle ha u boga dhayo😢😢😢
@omhajar692 жыл бұрын
انا لله و انا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة ولا تجعل قبرها حفرة من حفر النار
@aminabirik57642 жыл бұрын
Amiin amiin ya Rabii
@kamalarfaye31982 жыл бұрын
Mash Allah I feels so sad my sister this is Somalia government i feel so sad please and please this is sad she have to get justice please and please i will never ever forget her my sister Please and please justice it's very important please and please what matter it justice she have to get justice please and please otherwise we are ready what ever to get justice please and please I'm so sad i will never ever forget her please and please
@faiselrahmed89962 жыл бұрын
Rooble hayscasilo waayo amniga doorashada isagaalawareegey wasiir amnina isagaa umagacaabey 30 jir Markaa isaga ubaahan dhibka socda midakale allaha unaxariisto ee dhamaan allaha unaxariisto dhamaan intii kugeeriyootey qaraxaa ee umada kale dhimatey iniga umatacsiyaynesaan ee sheekadiinu waa siyaasad iyo boor iskuqaris ee umada meeshakudhamaatey haloowada duceeyo
Fahad yaasiin, Farmaajo, Yaasiin Fareey Baa ka Dambeeyay Dilka
@deeqa99ganeey692 жыл бұрын
Allaah ha u naxaristo 😭 dhmantood
@adifakhalaf16992 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@MohamedAhmed-mu3cw2 жыл бұрын
Aamino maxamed cabdi Alle Ha u naxariisto Tuhunkeedu.meel Ayuu leeyahay Waa in laga sal gaaro Oo sidii Ay cadaallada ugu doodi jirtey ayadii maanta loogu doodo Loogama hari doono.kuwa mooda in la Aasay lagana hari doono. Ilaah idankiis
@aboubakerabdiyonis6912 жыл бұрын
Alaha uu naxaristo dadki ku dhintay qaraxyadi kaa dhacay baladwayn
Malin kasto qof cod kar ah miya ladila ala hooyoy somalia 🇸🇴 Ala u maqan
@ashaqaar73302 жыл бұрын
Ayaanle aad iyo aa u mahadsantahay inaa noo soo duubto aamino familkeeda oo u tacsiyeyno waa u jeednaa aamino waxa dilay waa farmaajo iyo fahad waa cadyahay ama ku cunay ama ku ciideeyey ALAHA u naxariisto walaasheen ayada iyo intii qaraxa ku dhimatay inta ku dhaawacantana ALAHA u booga dhayo nuur calaa nuur 😭😭
@ibrahimgabose79532 жыл бұрын
ALLAH u naxariisto dhamaantood inta kalana allah u booga dhayo
@safkasafka51362 жыл бұрын
Ayaanle aad aad u mahadsantahay dadaalka aad u umadda somaliyed u hayso inaad sii laba jibaarto allahne kula garab galo
@naciimoali11342 жыл бұрын
Dilka XL/ waa cadaladii oo la hor istaagay ☝😭😭😭😭
@sacdiyojilal68782 жыл бұрын
Allah u naxariisto walashen farmaajo iyo teamkiisa ilahey waxan ka baryeyna ayago duleysan oo qiranaya danbi kasto shacabka iyo masakiinta ka kalen ilahey hortena ha keeno sidan nolol maha ilaahayow adiga faraj kheyr qabo ku weydisanay jirka dhan ayaa i xanuna xaqiiqatan malin walbo walwal iyo tacsi midba mida kale ka xanun badantahay ma joogi karno allow na amaanso waxan ilahey weydisanena inu ilahey dowlad A to Z qaladkey kalen mid mid u xisaabiyo allow adoomadada nahay dadkan naga qabo yaarabi ilahey janadi haku casuumo walashen role model ficn beey eheed dadki dhamaan meshas ku dhintay allah u naxariisto 🤲😥