No video

Khabiir dekadihi Soomaaliya Maxamed Sh Cabdi Axmed

  Рет қаралды 62,057

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Khabiir dekadihi Soomaaliya Eng. Maxamed Sh Cabdi Axmed waxaa wareysigan ka qaaday Ayaanle Xuseen Cabdi 10.08.2020 magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 121
@aminofarah9279
@aminofarah9279 3 жыл бұрын
Manshalaah ilaahow cafimaad and cimiri dheer iyo cibaado suuban sii ,Adeer Maxaned, fiddunyaa wal akhirah, Amiin,
@Abdi-NuurMoalin
@Abdi-NuurMoalin 4 жыл бұрын
Adeer Maxamed cimrigiisa alle hadheereeyo, sheekadiisa aad bey umacdahay. Khabiir aan caadi ahayn waaye masha allah. Markale inoo balami ayanlow
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 4 жыл бұрын
Allaah yasalimak Dr maxamed talo wanaagsan ayaad bixisay cidii aqoon leh ayaa horumar gaarta jazaakallaahu kheyr adiga iyo Ayaanle waa barnaamij qaymo badan.
@yahyeabdi7970
@yahyeabdi7970 4 жыл бұрын
Quickly waxan raba inan umahad celiyo weriyaha ta kale aqoonyahan waayo arag waxbadan haya weeye adero alle cimriga haku siyaadiyo aakhirona janada adigiyo intii kula midka ah ee ka horeysey amaba ka danbaysa manta 🇸🇴❤️
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Markasta oo aan hanoolato daawado waxan ogaada qiimaha ay somaali lahayd hadana waxaan xasuusta sidaa ay maanta tahay markaasna waan qiirooda😭😭😭
@abudarda00
@abudarda00 4 жыл бұрын
Jeceylkaey isku hayeyn firi somalidii hore. Ilahayow qulubteena isku keen ya rabi. Watching this gives me hope that there is hope for our people Inshallah
@muhammadxusen5368
@muhammadxusen5368 3 жыл бұрын
alaha u naxariistee waxaa dalka joogtay dowlad ka shaqayneysa walaaleynta ummada soomaaliyeed oo aan qabyaalad ku shaqayn madaxwayne waxaa ahaa MD aadan cade marki danbana abdirashid ali sharmaake 1969 waxay ahayd maalinti soomaaliya ay qarka ka dhacday
@mohdahmed8481
@mohdahmed8481 4 жыл бұрын
ماشاء اللة الله يحفظنا من كل شر ما خلق اللهم أجمع كلمتة الحق في صومال اللهم الصلح بلاد وبلاد مسلمين ilaah hano so celiyo sharfko Somaliya lahyd
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
Asc; Masha Allh, wuxuu yiri markii xilka la siiyey nin kale wuu ku farxay, ma uusan maseyrin; wataa Soomalidii iimanka laheyd, wbt
@iwantwraiths4322
@iwantwraiths4322 4 жыл бұрын
Runtii intii aan fiirsanayay waan ilimaynayay. Soomaalidii hore waxaay ahaa yeen DAD IIMAAN LEH, WADANI AH, KARTI LEH ISKUNA KALSOON. Adeer Maxamed Sh Cabdi ilaahay cimri dheer iyo caafimaad alla ha siiyo. "dadka aqoonta leh wax haloo dhiibo qofka yaan qabiil loo eegin" Dardaaran fiican ayuu noo dhaafay.
@barremohamed8867
@barremohamed8867 3 жыл бұрын
Masha Allah ..alle yaa cizag.. perfection 👍👍☕100%
@najiibhassaneid6463
@najiibhassaneid6463 3 жыл бұрын
Masha Allaah he is educated man long life
@drzackhidig1360
@drzackhidig1360 3 жыл бұрын
Great interview! Well done 👍
@mali7626
@mali7626 4 жыл бұрын
Salaam caleykum Mohd shekh cabdi ( nfd) waa maxamed cali cabdullahi oo ad nigeria isla joogteen. Waxaan ku noolahay london.
@hussindahir3557
@hussindahir3557 4 жыл бұрын
Asw.maxamed Cali waxad igala soo hadasha 0046729300335
@mali7626
@mali7626 4 жыл бұрын
@@hussindahir3557 waa maxd cali 00447846192469
@2plus2equals59
@2plus2equals59 4 жыл бұрын
Oh my Allah the tennis 🎾 on the background is killing this interview.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 4 жыл бұрын
War odagu inta uusan dhiman haloo yeero oo halaga faaiidaysto
@IbrahimAli-nl8ur
@IbrahimAli-nl8ur 3 жыл бұрын
ManshaAllah Mzee is very intelligent, it’s true that give jobs those who have the capacity despite of their origin, clan. It’s worth sharing. Stay long Baba
@umuosama2956
@umuosama2956 4 жыл бұрын
Wale khabiir waaye somaliya wey ubaahantahay asagoo kale baramihyada nocan inoosobadi
@abdulkadirmohamud7780
@abdulkadirmohamud7780 4 жыл бұрын
masha allah khabiirka wax badan ayuu hayaa nolasha iyo cilmi iskugu jiro wax badan ayaan ka faaiday mahadsinidiin
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 4 жыл бұрын
Ayaanle wll waxaan kaacodsanaynaa inaad noosamayso barnaamijyo kusaabsan gobalka nfd Mahadsanid
@khaliifhusseinmohamud9776
@khaliifhusseinmohamud9776 2 жыл бұрын
thanks for your sharing us like those people
@abdulahiabdiahmed3223
@abdulahiabdiahmed3223 4 жыл бұрын
masha alh hadalkiisa inta ugu muhimsan waaa kiina wax bartay ama yaqana udhiiba iska daaya shekada qabilka iyo ina ader guul wad gareysan allow ku xifdi
@cabdixakinadan6379
@cabdixakinadan6379 4 жыл бұрын
Masha allah wakana dadki nadifta ahaa
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 3 жыл бұрын
WALLAALAYAAl❤️ ALLAH❤️ DARTIS❤️SUBSCRIBE ❤️IIGU ❤️SAARA ❤️💐🙏MAHADSANIDIN ❤️💐❤️👍
@yahyaabdi5616
@yahyaabdi5616 3 жыл бұрын
Waraysigii ugu fiicna ee aad qaado amazing 😻 walaahi wadan Aan qof karti lagu xulan ee qabiil
@heybye6544
@heybye6544 3 жыл бұрын
This Guy is unbelivable
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 4 жыл бұрын
Tarikh wanagsan weye Somali Inay So ceshato Dhulka kamaqan iska daye intii 60s kii Xorowday ayaa lagu socda Western kuna dabada ayay ka rixayaan!!
@LJama6119
@LJama6119 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto wuu dhintay ahmed haji adan haragweyn
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 3 жыл бұрын
Allah yarxamu
@axmedalfa766
@axmedalfa766 3 жыл бұрын
Maxamed Sh.cabdi axmed sarkaalkii hore ee dekada somalia ayaanloow walaal sarkaalka inta uusan aqoonta la dhiman nooga dhuux
@muhammadxusen5368
@muhammadxusen5368 3 жыл бұрын
ayaanle waxaa iska ilowday in aad wareysigaan ku xustaan taarikh-da ay sheekadaan dhacday iyo cidda madaxwaynaha dalka ka ahayd markaa waa muhim taas madaama waxa laga hadlayaa ay tahay taarikh. sidoo kale dekada uu maamulaha ka soo noqday maxamed sh.cabdi ahmed wareysiga kuma xusna sida kale waa masha'alah
@djilkacase
@djilkacase 3 жыл бұрын
Thank you hanoolato
@samiyalerew1123
@samiyalerew1123 4 жыл бұрын
One of the best interviews.
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 4 жыл бұрын
With do all respect your first question nauseated me, isn’t he a Somali? SubhaanaAllah, why u have ask him why he came Somalia, isn’t is where he hailed from?
@mohamedahmedwarsane8062
@mohamedahmedwarsane8062 3 жыл бұрын
what is wrng i dont get you
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 4 жыл бұрын
Team leader buuuu noqday, sooow dhulkiiiii hoooyadiiii & awooowdiii ka sooo jeedeen muunan iman?
@edenhazard5463
@edenhazard5463 3 жыл бұрын
Aqoon yahan ruug cadaaya oo daacada saan filaayo inshallah
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
Ugaaskaan camal noo soo warayso plzzzz wax yaaala badan noo iftiimiyay.
@shacabmediapro6222
@shacabmediapro6222 3 жыл бұрын
#Hanoolaato Fadlan wll Adeero Qaybo Kaloo Badan Ka Samay Oo UU Waxyaalo Badan Ku Sharaxayo Ilaahay Cimriga iyo Caqligaba Haw Barakeeyee
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 4 жыл бұрын
Ilmahan yar yar ee wariyayaasha isku sheega deg deg badanaa odeygii oo taariikhda wada ayuu ka dhex galayaa
@muhammedyusuf6300
@muhammedyusuf6300 3 жыл бұрын
Horta waad ku mahadsantahay cilada inaad soo bandhigtid wll , anne sidoo kale waan kula qabaa arinkaa, barnaamij diyaariyahayane waan uga mahad celiyana barnaamijyadaan oo kale inuu nala wadaago laakinse Saad sheegtay waxaa lamuujiyay dag-dag, wuxuu kaloo muujinkaraa ikhtiyaaro kale sida inuu kadhigo barnaamijka qeybo goos-goos ah sida qaybta 1aad 2aad, waa aragtideeda.
@HardTalk1
@HardTalk1 3 жыл бұрын
Ayaanle raga ugu fiican buu ku jiraa, adiga in uu ku dhaamo ayaan filayaa.
@munacabdi4934
@munacabdi4934 4 жыл бұрын
masha aallh ilahay hakudaayo
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
siciid loox waxuu ahaa warsangeli anaa si fiican u aqaanay,ahmed haragweyn waxuu ahaa wabeeneeye,waa ninkii lahaa warshadda Deeqa ee Xamar Buuggaagta soo saari jirtey,waxuu degenaa degmada Hodan,wiilashiisa ayaan aqaanay,Abdullahi iyo Adan gurey ,waayo waayo,mogadisho ka hor 1991.Allah yarxamah waa uu dhintay.Allah ha ka waraabiyo jannatul fardawsa.
@hajiomarhajji1321
@hajiomarhajji1321 3 жыл бұрын
Intii dhimatay ilaahy ha naxristo inta nool cimri dheer iyo cibado suuban ha siyo
@dahaboosman3905
@dahaboosman3905 2 жыл бұрын
I know Yusufey M Osman from Bulo Burti and Adani (cousin of my cousin).
@axmedalfa766
@axmedalfa766 3 жыл бұрын
Asc hanolato ayaanle please sarkaalka noo soo celli waxa uu haayo waa qiso
@abdullahimohamed1065
@abdullahimohamed1065 3 жыл бұрын
Maashaallaah
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 3 жыл бұрын
Masha allah wuxuu ka mid yahay qabiiradii hore lona bahanyahay in laga faiidesto
@nurto3670
@nurto3670 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@baariyoo
@baariyoo 4 жыл бұрын
Asc walaal ayaanle cabdi xuseen parts badan ka samee odayga waa khabiir wax badan na wuu usoo qabtay Somalia. Jazaakallaah walaal nin aan jeclahay barnaamikyadiisa baa tahay.
@yahyeahmedmohamed487
@yahyeahmedmohamed487 3 жыл бұрын
Thank you so much brother ayaanle
@ahmedmohamef3458
@ahmedmohamef3458 3 жыл бұрын
Mash Allah wax sa kudari Laah wariyuhu mayaqaano sida Loomaalo indhaargaradka loobaahany hadab walaala soonaro sida loo haaneedo wax garaka somali si aanu uga faa iidaasano Raga nool hada aa farakutiriskah sida Mohamed oo kala nooloow adeer adiga iyo inta nool Ragii hora Asc
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
Asc.Tarikh wacan; aax, wixii khibrad iyo dadaal loo galay dalka Soomaaliya; waxa dekedihii Berbera iyo boosaaso isbaaro u dhigay qoys land. insha Allah waa in Soomalidu dalkeena la wareegto.wbt
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 3 жыл бұрын
Ooiyaa haysta dadkii lahaa ayaa hausta 1960kii ayaan kuqasaaray soomliya viiva soomlilaan
@suneexnasax4932
@suneexnasax4932 4 жыл бұрын
Ruug cadaagan cilmiga iyo taarikhda haya waa mahadsan yahay laakiin axadka waraysanaya cilmi iyo edeb midna ma leh marba hadalkuu ku jarayaa odayga oo taariikh macaan noo faaiidayn lahaa
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
Adeer waa weriye fiican qolooyinka dambe samir malahaha laakiin Ayaanle waa ka guraya sheekada.
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Waa maxay sababta eey somalidu u isticmaasho eraygan ah NFD oo Laga soo gaabiyay northern frontier District. Oo si toos ah Kenya u adeegsato why sida somali galbeed eray bixin loogu sameey waayay?
@mohamedabbas8852
@mohamedabbas8852 4 жыл бұрын
Alla kani fududaa wariye maaha maba siinayo jawaabta waqti uu ku dhameeyo
@mohameddiis5406
@mohameddiis5406 4 жыл бұрын
Ma sha Allah Alla ha barakeyo wax badan ayuu hayaa adeer nfd lkn waqti kale hadii la heli karo barnamij taariikhda NFD inooga diyaari sxb
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
waxa layidhaahda gobolka waqooyi bari waana eray bixinta somalida sida taa aad shegtay oo kale
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
@@amiincox6206 👌lkn nfd ayaa qalad ah in aan isticmaanlo somali ahaan.
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
@@gulleddaadax1473 waa runta sxb waa eray bixin gumaysi
@mktarcali1212
@mktarcali1212 4 жыл бұрын
Maxaned sh cabdi , could you plz do further interviews without intereption from wariyaha , it's interesting story. Pls do with more seasoned wariye. Thank you
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 4 жыл бұрын
Odayga dalka kenya ayaa ladhahaa Nairobina waa caasimada ayuu kawadaa asagana Isiolo ayuu kudhashay, tankale Moi iyo Oginga Odingana kumajirin dadkii xirnaa ee looyaqaano 6da Maxbuus, Turkanana kumajirto Nfd ee NFD waa Isiolo,Marsabit, Moyale, Garissa, Wajir iyo Mandera.
@iwantwraiths4322
@iwantwraiths4322 4 жыл бұрын
Turkana way ku jirtay mu uusan oran, waxuu ka hadlayay dadka xoolo dhaqatada ah ee tirada boqolka isticmaalo inay Turkaanada ku jirtay.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 4 жыл бұрын
VENENUMB Sifiican udhageyso tan aad sheegi wuuyiri waxaase kahoreya marka uu sharaxayo N FD
@hamid-oi1nq
@hamid-oi1nq 3 жыл бұрын
Siqaldan ayad ufahantay odayga wuxu kahdlay dadka udhow somalida o ayagana kacdon bilabi karo Hadi nfd lagoyo
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 3 жыл бұрын
anagaa reer nfd aah turkana iyo qeyb nanyuki aah baa kujirtey lasoco
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Dawladda ingiriiska ayaa keentay dhibaatadii ku dhacday Soomaalida NFD. Sidaa darteed waa in uu siiya magdhaw dadkii Kenya dhibaataysay, ama xoolahoodii lagu dhacay. Dhawaan waxa hadlay wiil boqoraddu dhashay wuxuuna yidhi meesha aan aaminsannshay inan ku noolaan karo waa Kenya.
@abdiaziz6439
@abdiaziz6439 4 жыл бұрын
mashallah Tarikh wanagsan
@muqdishaawiofficial6271
@muqdishaawiofficial6271 3 жыл бұрын
Hanoollato
@yahyeahmedmohamed487
@yahyeahmedmohamed487 3 жыл бұрын
Very interesting interview
@sahrasoomaalia2959
@sahrasoomaalia2959 4 жыл бұрын
DEG DEG iLaahay dembigaga iyo ka waalidkaa hadhaafo Hadaad subscribe isaarto
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 3 жыл бұрын
Madaxwaynihii wadankani ubaahnaa waakan waaryaa noogu dhiiba madaxwayne
@corundun77
@corundun77 3 жыл бұрын
Good job 👏
@abdirahmanguure3633
@abdirahmanguure3633 4 жыл бұрын
Asc mundane waxaan aad kaka mahad celinaa hoosha wngsn aad u heesid umada somaliyeed siiba dhalinta so kaceeso waligee Barre bulsho comments kamadhiban waa markii iiku horeesay aan Ka dhiibto comment marka wxn Ka codsanaa inaad markle noo s Soceliso adeerkaan sbb ah waa nin waaya arag ah oo aan wax badan Ka FAA iideno sbbto ah wxn Ku hamiyaa iaan mar uun wadankeeka wax u qabto please hdada aragto fariinteeda ii soo jawaab aaad baad umhsthy
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 жыл бұрын
Bal dhegeeysta somaliyeey caloolxumo weeynaa
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 4 жыл бұрын
MASHAALLAH
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Waaraga loobaahanyahay intay qabyaalda iyo cunfiga kaxoroobaan aywadanka dhisaan oo u abaalgudaan calanka iyo ciida ay waxkubarteen waa khabiiirsare
@abuukarabdiqaasim1698
@abuukarabdiqaasim1698 3 жыл бұрын
Hadalkiisa mida aan ka ooyay waaa kiina waxbarty udhiiba iskadaayo qabiilka
@abububibi7194
@abububibi7194 3 жыл бұрын
Probably
@ilayscmr1800
@ilayscmr1800 4 жыл бұрын
Dowladii maxamed siyaad aqoontii wadanka waa baabi’say oo wuxuu soosaaray ra’yi ah ‘’maxaad taqaan ma’ahee, waa maxaad aaminsantahay iyo yaa ku yaqaan’’
@mktarcali1212
@mktarcali1212 4 жыл бұрын
Waa runtaa , col bay aqoonta Ku ahayd, eex iyo dulmi bay keeneen
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 3 жыл бұрын
Hadii aad noo awoodi kartid markale wareysi kale kasoo qaad qeybta harsan ha inoo dhameeyo waa taariikh ku cibro qaadasho leh oo bulshada u roon. Hab dhaqanadii siyaasada in cilmi loo sheego waa arin wanaagsan
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 3 жыл бұрын
AHUN Ahmed Jamac Aden wuxuu ka mid ahaa kooxda (Ente Portuale) (Somali Port Authority). Reer Bulo Burte yuu ahaa.
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 3 жыл бұрын
Ayaanla awoowa heey ayaa ku juray ragaas waagii legos joogay igu xir odigaan aabbe ayaa u baahan
@cabdirisaaqmaxamed2068
@cabdirisaaqmaxamed2068 3 жыл бұрын
Waxan codsanyaa ayaanlow inaad wareysi kale oo tafatiran nooga sooqaadid khabiirka
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 4 жыл бұрын
Adeeero codkii Hadraawuuu u codegyahay
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 жыл бұрын
Walaahi qof agtayda fadhiyah baa iweydiiyey ma hadtaawi baad dhagsaneysa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 жыл бұрын
Nin waayo araga rug cadaaya shaqsi si fiican uga war bixinaya weeyi oo hadalka qeexi og
@feisalmohamud8481
@feisalmohamud8481 4 жыл бұрын
zxb interview kle noga sodiyaari
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 4 жыл бұрын
Wardee waraysiga waad nagadishay oo jarjartay naw naw
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
ninkani ma reer sl baa wadankiisii ha tago xataa haduu somalida kale yahay sl kaalay halkabaa shaqo iyo somalinimo taalaaye uga faaiidee khibradaada
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Reer bari buu ahaa dishiishe ayuu ahaa
@abancadevlogsandvideos5002
@abancadevlogsandvideos5002 3 жыл бұрын
ayaanle waligay kuma arag adigoo waraysanaya qof ama shaqsi banaadiri ama shabeelooyinka ka soo jeeda mala oran karaa waxaad diidantahay qabiiladan dhibaatooyinkooda in laga hadlo ayaad ka soo horjeedaaa misse adiga waxaaa kuu muuqda mareexaan kaliya kaalay muqdisho imow ee warayso dadka reer muqdisho ama magaalooyinka aadka waraysanayso dadka kale dadkaaana way buuxaanne warayso walligay ma arag adigoo waraysanaya qof banaadiri ah ama qof kale kaliya waxaad waraysataaa sadex qabiil waana kuwa ilaa maanta wadanka ka degi la'yahay eee intaad ALLE xusuusato QARAN dumiska ka daa umadan bislaatay ee sodonka sano la laynayay ilaa maantana layntii kusocoto markii la idinka qabtay laynta ummada oo loo dhisay ciidammo isku dhaf ah oo ka kooban qabaa'ilka soomaaliyeed oodhan xoogna leh kuwaas oo soo af jaray xaraantaad cunayseen waxaad naga iibinaysaa farmaajo waa qabiiliste farmaajo waa DICTATOR annaga kaama aqrisanayno waxaaaa ..
@abdullahihussein2755
@abdullahihussein2755 2 жыл бұрын
Wareysigaan Hal qeeb lee miyuu ahaa
@feisalmohamud8481
@feisalmohamud8481 4 жыл бұрын
illahaaw cimrigaada deere
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 3 жыл бұрын
Ayaanle ilahey ka cabso fitnada jooji
@feisalmohamud8481
@feisalmohamud8481 4 жыл бұрын
Wallee waqabiir cadi ahyn
@hassanmohammed2701
@hassanmohammed2701 2 жыл бұрын
Maxaa KU keeney
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Marka laleyahy dhiifaha waa la isdheryah waa tano kale
@razakmohamed3103
@razakmohamed3103 3 жыл бұрын
Deeqoow macalin sambul buu ahaa gudoomiyaha jabhada nfd ee xornimo udirirka.
@abdielmi2678
@abdielmi2678 4 жыл бұрын
Maxamed waa Abdi sheikh waan kusalamey aad ayaan ugu farxay inaan arko muuqaaga inksta oo aan markii hore kuba aqoon waayey,waxaan joogaa London tel.07951694122.
@hussindahir3557
@hussindahir3557 4 жыл бұрын
Asw. Maxamad waxad kala hadashay inshallah. 0046769576216
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 4 жыл бұрын
💯👏🏽💯👏🏽
@mohamedalit168
@mohamedalit168 3 жыл бұрын
Wax badan deked mu sharaxin cilmi badana uma laha dekedaha waa lower karaniyada hore
@abdiazizmohamed5781
@abdiazizmohamed5781 3 жыл бұрын
Adigu maxa kataqan nosheg an wax kaa koror sanee
@mktarcali1212
@mktarcali1212 4 жыл бұрын
Maxaned sh. Cabdi such a best interview cimri dherer insha Allah . Markii dambe Dalka waxa dumiyey eex aqoondaro iyo qabiil uu keenay kacaanku iyo dulmi badan. Tii baa weli socota . Aqoondaro baahday oo kortay ayuu Ka tegay taliskii kacaanku.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 жыл бұрын
Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu *Masha'Allah TabaarkAllah* Runtii waa taariikh qiima leh ee aad iyo aad uwanaagsan ee walaalkeena soomarey, loonabaahayahay in buug lagaqoro, talooyinkiisa wanaagsa-na laraaco. 👉👉👉👇👇👇👉👉👉 Magaalada Moyale, waxaaleh soomaaliya, balse waxaa kalaqaadeen Kenya iyo Ethiopia. Ethiopia-na isla magaaladaas Moyale (xuduudka Kenya iyo Ethiopia) iyaga leeyihiin. Tusaale ahaan halkaan waa Moyale Ethopia: kzbin.info/www/bejne/Z5jThWWOeJKFgas Kenya: kzbin.info/www/bejne/qWKzc59retGZf6M Marka ma dhulka Moyale oo Soomaali leedahay ay kalaqaybsadeen Kenya iyo Ethiopia oo maanta muran iyo dagaal kataagan eee Kenya iyo Ethiopia ? WALLAAHI WAA ARRIN CAJIIB AH SIDA SOOMAALIDA XAQOODA LOOGUQAADEY OO AY DADKALE MAANTA KUDAGAALAMAYAAN. *WADDANKA SOOMAALIYA-NA MADAXDOODI AY GOBOL GOBOL UKALAQAYBIYEEN OO AY KALAFIGAADEEN QABIILKA QURUNKA AH IYO DOQONIMADA AAN DHAMAANEYN WELI KUSOCDAAN DARTIIS* *Soomaaliya waxaa xoog ay Kenya: kuqaadeen (Dhulkii barwaaqada leh xagga beeraha ee (NFD) inkasto ay jireen dad soomaali ah ee wadaniin ah udagaalameen iney xoreeyaan NFD waqtigaas oo intoodabadan ay dhinteen (Allah yarxamuhu). Ethiopia: waxay Soomaaliya kaqaadeen dhul barwaaqeysan ee kabaxa Coffe/Qaxwo oo weli Ethiopia gacanta ugujirta, oo udagaalameen xornimadiisa dad soomaali ah oo intiisabada ay dhinteen (Allah yarxamuhu). Yemen: Waxay xoog kuqaadeen xeebta aduunka ugu qurxsan ee ay Somaliya leedahay oo layiraahdo SOCOTRA- In Puntland. MARKA HADDII AYSAN DADKA SOOMAALIYEED TAARIIKHDOODA BARANIN OO AYSAN HURDADA DHEER KAKACAAN AND SMELL THE COFFE OO AY DOQONIMADA QABIILKA QURUNKA AH IYO QARXINTA AYSANKATAGIN WAXAA LAGAYABAA IN SOOMAALIA MUDDO (50-yrs) KADIB AY UDHAMAATO WAAYO DAD BAA XORNIMADII KUCIYAAREEN OO WELI XORNIMADA RAADINAYAAN ILAA QIYAAMAHA LAGAARO. WADANKA WAAD KUCIYAARTEEN OGAADA WAXAA IDIN SUGAYAA WAA XISAAB DARRAN MAALINTA QIYAAMAHA (waa kuwa qabiil iyo qabyaalad iyo qarxinta caabudayaan oo diintooda kadhigeen) Very Sad indeed ! Mahadsanidiin.
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 3 жыл бұрын
War ilma aderayalow ninku waa qoloma??
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
DR CUNAAYE MUQDISHO MAXAAD KA TAQAAN
40:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 40 М.
Salman Al Farsi (ra): The Truth Seeker | The Firsts | Dr. Omar Suleiman
1:08:33
Sh Maxamed Garyare - Kummuu ahaa Sh Cumar Faaruukh
22:04
HANOOLAATO
Рет қаралды 4,9 М.
فن الحوار | بدون ورق 98 | عمار تقي
2:30:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 759 М.
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН