Jama Mumin Cumar - Jawaab uma haayo cidda dishay wiilkeyga oo Madi ahaa

  Рет қаралды 19,577

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@HusseenAfrah
@HusseenAfrah 4 ай бұрын
Allah ha unaxariisto qalbiga allah ha ku qawoojiyo 😢😢adeer dhaman Allah ha unaxariisto
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 6 ай бұрын
Calosha ixanuuntay tasa somalida naigayabisay abahaasi ilahow qalbiga uadkee isaga iyo hooyadii❤❤❤❤
@Shuhuura
@Shuhuura 6 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto adigana ilaahay qalbigaga haku adkeeyo
@ummabdallahrqyh511
@ummabdallahrqyh511 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto wiilkaaga wiil caqiido wanaagsan Caqli Badan bu ahaa jecelaana inuu Dalkiisa Maalgaliyo dadkisana wax u qabto Alle Jannatul Fardowsa ha ugu Bishaareeyo Yaxye …..Wariyahana wax weyn Baa ka qaldan Qof wadankiisa iyo diintiisa jecel inu u arko qof xag Jir ah wa Nacasnimo Wariye Somali u shaqeyn Kara wale ma tihid Mowdiiciba wu ka baxay
@SabuuriSahnuni
@SabuuriSahnuni 6 ай бұрын
Yaxye alaha unaxariisto ma ilaawo geeridiisii wuxuu ahaa wiil yar oo aad unaxariis badan😢waxaan ilaawi waayay banaanka asago taagan markaan lasoo kulmo albaabka ayuu igu caawin jiray ma ogolaan jirin inuu fiirsado qof caawinaad ubaahan😢habeenki la dilay waan dul taagnaa maydkiisa wlhi mana ILOOBI DOONO INTA NOOLAHAY ASAGANA ALAHA UNAXARIISTO
@ciiltirechannel5190
@ciiltirechannel5190 6 ай бұрын
Allah unaxristo abayo
@Imanx602
@Imanx602 5 ай бұрын
Amiin amiin
@Sowda-Ahmed
@Sowda-Ahmed 5 ай бұрын
@@SabuuriSahnuni waxa la laayaba waa canug walba midkuu ka naxariis badnaa oo ka miskiin sanaa waxaad mooda in ayba ku talagal tahay hadana qadarta rabbi ayaan is dhahaa wayku dhacday
@zakariyedhujan9142
@zakariyedhujan9142 6 ай бұрын
Ader Allah u naxariisto
@FariyoDirshe
@FariyoDirshe 6 ай бұрын
Inaalillaah waina ilaahey raajacuun ilaahey naxariisto janatufardowsa Allah geeyo dhamaantood walidkana samir iyo iimaan Allah ku siiyo
@fnw8688
@fnw8688 6 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@cadekacade4001
@cadekacade4001 6 ай бұрын
Wiilkeeyga wiilkii dilay aabihiis waan garanayaa oo daris ayaanahay iyo cida nadileysa magaranayo wax isqabta maaha wiilka labada oday waalafariisan karaan waxna waa weydiinkaraan lkn reerkasta oo somali ah waxbeey qarinayaan waxkastana iney boliska ushegan marabaan qaarkood ilamahooda iyagoo og waxey sameynayaan ayey qariyaan dhibaataduna waa taas
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 6 ай бұрын
Waa sida kuturi keenta maadama police ku awsan soo qaban.
@ismailjama9452
@ismailjama9452 5 ай бұрын
Sweden has worst soft criminal law America qofkii qof dila frist degree murder dil ula kac ah dila waa life in prison xabsi daanin Sweden sharcigooda waa jilicsanyahay waxaa la mid ahaan jiray Canada lakin hada Canada sharing adag bay leedaday marka problem waa police iyo sharciga
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 6 ай бұрын
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto Aabe qalbiga Allaha kuu qaboojiyo😢😢
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 6 ай бұрын
Ayaanle waxaad moodaa inuu odayga baxar grlinayo, asagoo gaalada is xijinaya, mala yaabtay
@anisaosman743
@anisaosman743 5 ай бұрын
😢
@QabyaaladdiidCabdixakiim17
@QabyaaladdiidCabdixakiim17 6 ай бұрын
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@cariifmoha
@cariifmoha 6 ай бұрын
00
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 6 ай бұрын
Ilaahow somalida u naxariiso
@Sahra881
@Sahra881 5 ай бұрын
Ilaaheey qalbiga ha u qaboojiya Aabahaan.
@Doouble-wq1cx
@Doouble-wq1cx 5 ай бұрын
Mida kale yahye group ayuu kujiray waliba 4 ayee ahayen taas wala wada ogyahay lkn ilaahey ha unaxariisto
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 ай бұрын
Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo wiilkaada waa geeri xanuun badan
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 6 ай бұрын
Waa aabo dhibaato soo maray alle samir iyo iiman ha kaa siiyo isna hawnaxaristo
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 6 ай бұрын
Wllhi waa dhacdo xanuun badan Alle badal qerqabo hasiiyo
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 5 ай бұрын
Allah samir ha kaa siiyo aabo
@AhmedRoble-m4n
@AhmedRoble-m4n 6 ай бұрын
Innaa Lilhaahi waa inaa Ileyhi raajicuun. Abahaas i ILAHEY samirka ha u xoojiyo.
@dekj2572
@dekj2572 6 ай бұрын
Asc ayaanle nabad galyo ku siiyey ku so dhoweyey aniga ku dhalay todobo carur ah adiga hadii ayana ku haysan caruurta qurbaha waa lagu dhib qabaa dhibka waxaa sabab u ah gaalada aad lee dahay way ku so dhoweeyeen maskaxiyan ayaa loo la dagaal maa soo dhownta aad sheekeyso dhibka aymoo gaysanaayan ayaad ka badan ogow adeer ayaanle
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 6 ай бұрын
Illaahey how naxariisto
@pinocchio27
@pinocchio27 6 ай бұрын
Wareysigu wiilka ka dhintay ninka inuu ku koobnaaday ku haboonayd ma Harlan karo waxa geeyay gaalo nacayb iyo Muslim ilaahay ha u naxariisto wiilka waalidkiis iyo walaashiisba qalbiga allaha u qaboojiyo
@pinocchio27
@pinocchio27 6 ай бұрын
garan
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 6 ай бұрын
Daqiiqada 16:00 illaa 22:30 wa sualo mudneyn abaha
@ykkotao
@ykkotao 5 ай бұрын
Ilmaha wey cunsuriyeeyaan just like Nederland. UK AA FIICAN.
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 6 ай бұрын
Ayaanla waaad naxariiis badnayd maxa dhacay mise xog hoosaad haysay😢
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 5 ай бұрын
Zoomalidu iyadaa isdisha oo cadaw ah Sidoo kale iyagaa qariya kawax dila iyo ka xumaan kale sameeyaba.
@MarwanMarwanadam
@MarwanMarwanadam 6 ай бұрын
Wexey meeshu lascaanoodii 2aad ayey noqotaye 😢😢😢😢😊
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 6 ай бұрын
Asc walaal, qofka la dilo iyo ka mawtul qaflee ku dhinta waxaa lagu sameyaa baritaan ”autopsi” la dhaho, marka wilasha somaliyeed un mahaa. Qofka laabta ba laga qaala iyo madaxa dheg ila dheg.
@Sowda-Ahmed
@Sowda-Ahmed 6 ай бұрын
Waa xanuunki isoo maray oo kale ilahayow noo gargaar😢
@Sahra881
@Sahra881 5 ай бұрын
@sowda-Ahmed Ma inan baa lagaa dilay Sweden adne Walaalo?
@Sowda-Ahmed
@Sowda-Ahmed 5 ай бұрын
@@Sahra881 Haa walaal waxaa la iga dilay 20jir
@Sowda-Ahmed
@Sowda-Ahmed 5 ай бұрын
@@Sahra881 abaayo anigaba 8sano ayaa daganaa Stockholm waan kasoo guuray tuuladii aan dagay ayaa la iiga dilay waa qadar abaayo naf waliba meeshay ay aduunka kaga dhimanayso way qoran tahay
@Sahra881
@Sahra881 5 ай бұрын
@@Sowda-Ahmed Haa run walhi
@yusufjaama3100
@yusufjaama3100 5 ай бұрын
Waraysigan wa jabanyay runtii
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 6 ай бұрын
Walal waa caqli ilahey siyey, waa carurta caqli badan ,oo aan rabin, hoeyn in ay noqdaan, laguna ixtiraamo waxa ay aamin san yihiin, allaha u naxariisto, aabaha samir allaha ka siiyo🤲🤲
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 5 ай бұрын
Keelyaha iyo beerka miyey kala baxan 😢
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 5 ай бұрын
20:30 ayaanle maxaa kugu dhacay, gaal hadii aadan nicin asiga maa ku jeclaanaayo, Ayagaba wey na necebyihiin
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 5 ай бұрын
Wadamada reer galbeedka qofkasta oo oo dhinta waxa lagu sameeyaa autopsy oo qofwalba jidhkiisa ayey baadhaan. Sidoo kale qofku marka uu dhinto dhamaan xubnihiisu wax faa'ido ah oo ay leeyihiin majirto. Qofka hadii xubnihiisa lala baxayo waa in daqiiqadaha uugu horeeya ee uu dhinto laga saraa.
@hugdheh
@hugdheh 6 ай бұрын
odayga case kale ku raadinesaa mii xisaabta wa qaladay dood kale ku furtay
@FarahAbdi-rv9jq
@FarahAbdi-rv9jq 5 ай бұрын
Kani weriya ma ahan! Odayga dhibna ah meel kalu la aaday! Sxb mikrifonka iska dhig oo xamaal tag!!
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 6 ай бұрын
War gaaladu ayagaa neceb dadka Muslimiinta ah marka sidee u jeclaan lahayd qof ku neceb !!
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
Maxaad wadankooda utimaadeen iyo beenta usheegtaan.
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
DHIBAATADU WAA WAALIDIINTA SOOMAALIDA. BINI AADANA MAAHA, BINI AADANA MADHALAAN. WAXYAR BAA SOOMAALIDA KABAXSATA. SOOMAALIDA KACARARA, BADBAADI ILMAHAAGA.
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi 6 ай бұрын
Ayaanle aabaha aad baad ugu xadkudubtay wareesiga dhinac kale baad u rugtay sida inaad maxkamad aad joogto
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
Kuma uusan xadgudbin, aabuhu waa eey, danbiile iyo beenaale.
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi 6 ай бұрын
@@easky363waxa kaliyah ee aan ku dhihi karo waa Alle danbi dhaaf weydiiso .
@KhadraOsman-x6b
@KhadraOsman-x6b 5 ай бұрын
@@easky363oo wll lama dilin Miya wiilkiizi
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 6 ай бұрын
Mirahaa beeranay baa guraneenaa Wax bdn baa so socda hadaan lees daba qaban allo alle
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 6 ай бұрын
Wllhi been maaha alle hagana qabto masibada
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 6 ай бұрын
@@faadumocabdibarrebarre2223 Aamiin walle
@cammaxali6351
@cammaxali6351 6 ай бұрын
Ninyuhuw su’aalo xumidaa? Ninku Waxa uu ku leeyahay wadankaygii baan jeclahay markaas baa Waxaa la soo tagaantahay cunugaagu ma adiguu nacaybka kaa keenay? -dadka dhukooda ka haajira iyo ilmaha wadama shisheeye lagu dhalo Waxaa ku dhaca “ identity crisis”. Marka wax layaab ah ma ahan inan shakhsigu u hiloobo meeshii uu ka jimid.
@AliAhmed-n2q9m
@AliAhmed-n2q9m 5 ай бұрын
wiilkaaga waxaad ku sameuysay brayswash adigaana masuul ka ah dhimashadiisa alaha u naxariisto
@omarhero4856
@omarhero4856 6 ай бұрын
Wa ligay madluul baan ahaa maalin iyo layl
@maxamedmaxamuud1308
@maxamedmaxamuud1308 5 ай бұрын
Fikradihii Reer Galbeed ka ayaa wadaa Ayaanle Naceeb ma ahan Qofka haduu Fakir kale la yimaado
@nnpcat625
@nnpcat625 6 ай бұрын
War odiga hadalkiis waxbaa ka qaldan miyuu hadalka culees kuyahay
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 6 ай бұрын
Waan ka xumahay in ayaaanle qodqodo odayga wiilkiisu dhintay warbaahintan hanoolaato waxay ka shaqaysaa dhibaataynta dadka somaliyeed
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
MARKII AAD ADIGU SHAQADAADA KASOO BAXDID, KA ADKAATID AABE AHAAN IYO NIN AHAAN AYAA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAX GOBOLEEDYA SHAQADOODA KAADKAANAYAAN
@Beru700
@Beru700 5 ай бұрын
Runtii aad ayay u xanuun badan😢😢. Balse Mar kasta waxa aan is waydiiya sababta dhalinta somalidu ugu dhintan Sweden iyo UK?
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 5 ай бұрын
Iyagaa isdila.
@Beru700
@Beru700 5 ай бұрын
@@warsamaosman-Sool somalidu ficil. Ahaan iyaga is dila balse ujeedka iyo qorshaha ka dambeeya waa ka fog ayay somalida
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 6 ай бұрын
2021/08/16 War yar baan u jiray markii la dilay
@Beru700
@Beru700 5 ай бұрын
Maybe in dawlada Sweden ay qayb ka tahay .oo ay dad u soo adeegsatay dilalka dhalinta somalida 😢.
@ykkotao
@ykkotao 5 ай бұрын
Laakiin halkaan baad keentay waa ineed momentiga kunoolaato. Dont confuse him
@Doouble-wq1cx
@Doouble-wq1cx 5 ай бұрын
Yahye iyo heykal waxa dilen group dagan hjulista xaafad ladhaho waliba groupka waxa ladhaha DP labada wiil oo dileen waxa lakala dhahaa sixty iyo fishy hadana weey xiranyihin labadas wiil waana somali wax aan qarinayo malahan wabilahi towfiiq
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
SOOMAALIDA LAGAMA NABAD GALO IYAGUNA ISMA NABADGALIYAAN. BEENAALAYAAL, NACALATALLAH. NACALADII ILHAAY BAA INIKU DHACDAY.
@mohamedbar-w1j
@mohamedbar-w1j 5 ай бұрын
Ninka suala xuma wa badow kamera wata oo wariye iska dhigayö. Kan inu dadwarwysto maba aha wa moryan isbaro ku koray oo qabilistì ah
@faizafaba7223
@faizafaba7223 5 ай бұрын
Ayaanle please wararka wa la turjimaa ninkaan hada ayu dhiban yahay hadane yanana lagu qabsan in uu cunsuri yhy meshan wa leysku qoslaa adon lagu jecley marka ayaba noma shegane anaga waxena hoosta ha nogu jiraan
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 6 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raa jicuun Allah ayaa idinka jeclaaday Allah boog tiina ha idiin dhayo hana idinka abaal mariyo xanuunka waa lid nimo cadaw baase helay Allah ha soo if bixiyo dulmi falayaa shii dhib kaas gays tay
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 6 ай бұрын
Umadaha kale waa kuwaas mideysan maxaa kudhacay umadaan Soomaali
@Umu-aya
@Umu-aya 5 ай бұрын
Ayaanle abahan maskinka wil laga dilay maxad hadalka ugu badali wax ba necbtahy ugu hesaa aqlaq yeelo musinbada la rabto gurikga alaha ka tuso
@Umu-aya
@Umu-aya 5 ай бұрын
Gaalada wa dhagar badan yahin quranka lagu shegay
@walaalmedia
@walaalmedia 6 ай бұрын
Sualaha uu abahan weydinaayo ayaanle waa khalad dhibta heysato weydii
@ahmedcarab11
@ahmedcarab11 6 ай бұрын
Ani waxa aan ku talin lahaa * Hanoolaato in eey mesha ka saarto wareysigaan* Ayaanloow oday qalad weeyn ayaad galisay warkaasna waad arki doontaa inta la Turjumo oo eey isticmaalaan Qolooyinka cunsuruga ah oo mar labaad noqdo odayga dhibane *😢 sorry adeer ilaahey ha u naxariisto wiilkaada, aamin
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
Laga saarimaayo, runtaad qarisaan.
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 5 ай бұрын
@@easky363 aamus baastaryahaw
@Umu-aya
@Umu-aya 5 ай бұрын
Ibarahim alaha u naxaristo hadalka ah adiga maxad wadanka u timid gabdheyda su asha i weydiso Hoya dhulkan gaalada buxdo maxa no kentay waxan iri inad wax bartan oo somalia so wax Kama barin karin suala wa weyn oo jaq ah ley weydiya hada inan wado wadanki geya raba wa 8 jir eryga iku yaabka hadana waxey ahed Hoya Macaliminta casharada inta dintoda nuugu badiyan muslimka wax yar nogu shegaan waxeyna na dhahan somali wa faqiir
@ladanjama7928
@ladanjama7928 6 ай бұрын
Kan weriye maahan waa jaajuus
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
Adaa jaajuus ah. Faqash
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk 6 ай бұрын
Sorry wlhi ilahow dalkena jaha warerka noga saar dalkale dhib kas ayuu leyahay
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
WAX ORGANS LAYIRAAHDO OO SWEDISH GUDAHEEDA LAGU QASHO AMA LAGU FURTO MA JIRTO. BEENTA DAA ODAYAHOW DAYUUSKAA.
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 6 ай бұрын
Ayaanle waxaa iska kaa dhex galay Islaam ka iyo Muslim ka!! Suaal qaldan weeye inaad tiraah: Islaam ku amaal laawe miyaa??
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
Khalad maaha ee su'aal saxa weeye.
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 6 ай бұрын
@@easky363 horta ma fahantay su’aasha marka hore ? aqoonse ma u leedahay farqiga u dhaxeeya labada eray ee Islaam iyo muslim
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
@@dahiribrahim831 HAA. ISLAAMKA WAA DIINTA, MUSLIMKA WAA QOFKA. soomaali diin iyo dhaqan intaba maleh? dadkana manabad geliyaan, ayaguna isma nabadgeliyaan. Been uunbay naftooda usheegaan.
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
AABE MAAHA EE AFMIISHAAR WEEYE AAN RABIN INUU KHALADKIISA QIRTO IYO KIISA WIILKIISA. KAADIBIIN SOOMAALI. WALIGAA MEELGAARI MAYSID. DIINTANA MATAQAANID.
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
SWEDISH LAMA DILO SABABTOO AH EDEB BEYLEEYIHIIN. WAX MUSLIN ISKUSHEEGA EDEBNA AANLAHAYN, WAA SOOMAALIDA.
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 6 ай бұрын
Ha ku wasaan e udhigo ay ay dhalay baad tahay e
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
@@cabdiqaniwardi5743 ADAA EY EY DHALAA. DAROOGIISTAA, KHAMRIGA CABA, INA GUMEED INA GUMEED DHALAY IYO INANKII.
@abdulkadirhajji9646
@abdulkadirhajji9646 6 ай бұрын
Maskaxda laga qbsaday so ma aogid Swedish Muslim in ow jiro hdi Muslim la dilayo
@easky363
@easky363 6 ай бұрын
@@abdulkadirhajji9646 Afsoomaaliga soo baro.
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 5 ай бұрын
Odaygani siduu uhadlayo waxaad moodaa inuu waalanyahay. Hadalkiisoo dhami wuu iska hor iyo daba imanayaa. Wuxuu yidhi wiilkayga kii dilay jaarbaanu nahay aabihiina waan garanayaa. Hadana wuxuu leeyahay wax nadilaya garanmaayo. Sidoo kale hadii uu dalkan uu joogo uu sidaas oo dhan unecebyahay muxuu u joogaa muu tago zoomaliayada uu jecelyahay.
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk 6 ай бұрын
Allah unaxristo
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.